Sstv quality waresi ah baa soo sarteen waan la dhacsanahay. Well done. Dad diinta iyo dhaqanka somalia waxbadan baa uqabanosaan. Ma arkin tvyala saa sameyo. Dad meel dheer kafikarayo batihin. Dad dhaxdhaxad oo somalinimada lawayntahay batahay. Keep going anagana gadashiina batahëganahay waan siifaafinena. Insha alah.
@MahadAfdhuub3 ай бұрын
Maansha alaaha sheikh bashiir amaan cali mire ❤❤❤❤
@mohamedgacamey43313 ай бұрын
Shekh Bashir Ammaan waa shaqsi sharaf iyo heebad Allah siiyey. Iswedhishku waa dad aad u maseer badan aadna u xaasida, maba ariki kartan qof muslim ah oo guul nololeed xaqiiyiya.
@foracademic12993 ай бұрын
MAA-SHAA-ALLAH Jazakumu Lahu khayr
@SafiyoYusuf-tc6hc3 ай бұрын
Masha Allah sheikh Allah kuxifdiyo inshaaa Allah sharia gaalada rabi hanaga qabto
Shiikh Bashiir Allaha ku barakeeyo...waxaad martay sunnadii Ilaahay oo aheyd in qofkii diinta Alle qabsada la dhibo, la caayo, la xiro, la masaafuriyo amaba la dilo...waana jidka anbiyada, iyo kuwa dhaxlay... { وَإِذۡ یَمۡكُرُ بِكَ ٱلَّذِینَ كَفَرُوا۟ لِیُثۡبِتُوكَ أَوۡ یَقۡتُلُوكَ أَوۡ یُخۡرِجُوكَۚ وَیَمۡكُرُونَ وَیَمۡكُرُ ٱللَّهُۖ وَٱللَّهُ خَیۡرُ ٱلۡمَـٰكِرِینَ } Laakiin xaqiiqadu waxay tahay in citibta danbe ay u sugnaatay xaqa iyo inta u hiillisa... { یُرِیدُونَ لِیُطۡفِـُٔوا۟ نُورَ ٱللَّهِ بِأَفۡوَ ٰهِهِمۡ وَٱللَّهُ مُتِمُّ نُورِهِۦ وَلَوۡ كَرِهَ ٱلۡكَـٰفِرُونَ } Walaalaha sheekha sharafkiisa ku xadgudbaya Allah ka cabsada oo gaal garab ha u noqonina, fahma sawirka weyn ee meesha yaalla... د
@AbdullahiAmaanАй бұрын
Masha allah sister qof wax fahmaya ayaa tahay xaalada gaaladana og allaha ku xafido
@AbdullahiAmaanАй бұрын
He is my old brother sheikh bashir aman ali mire
@Hafsa-b2p3 ай бұрын
Allah kudiyo guuul iyo gobanimo ❤❤❤❤❤
@mahdiahmadmahdiahmad95963 ай бұрын
Asc wan idiin sallamay sheq bashiir iyo wryh
@abdul70343 ай бұрын
Maasha Allah masaajidka berdaha beledwyne
@hqaali95253 ай бұрын
Best interview ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉 Thank you Nuur sheekh bashiir ilaaha baa kaa ajersiinaayo ilmahaas muslimiinta ah ee aad bad baadisay Sorry 😂😂😂😂😂
@HanadWarsame-jl9ys3 ай бұрын
I like topping talk about Islam
@youngboy52933 ай бұрын
Sheekh Bashir magaalada Stockholm ayaan ku bartay waa nin Fiican waxa lagu heysto uun waa Islaamka
@maxamedsuge69413 ай бұрын
ASC Walaalkay Jira Alaha Kaa Dhigo War Bixintaada Wanaagsan Aad Ayaa Kuu Dhahaystay Waa Suxuf 😅i Salow / Kismayo People Stokhlom Walaalkiisa Maxamed /Mombasa /Kenya
@mohammedshukri12893 ай бұрын
Sheekhanu xaalad xaqiiqu ka hadlay wana sida dhabta ah ee Soomaali loo galay.
@Hafsa-b2p3 ай бұрын
❤❤❤
@fouzifouzi33933 ай бұрын
What is SSTV abbreviated from? I checked the channel and I didn't see it.
@Raho3393 ай бұрын
Scw Scw Scw ❣️❣️❣️
@nadiraahmed69243 ай бұрын
Maansho Allah samirkaga jana fardowsa Allah ha kugu bedelo Amin ❤😂🎉
@fouzifouzi33933 ай бұрын
Wariyahaan Ayaanle from Hanoolaato u cod ekaa!!! Dadkeena culumada dhaliilo aqoontaa nagu yar. Soomaaliyay aan wax barano, wax aqrino oo cilmi baaris ku dadaalno inta maalaa yacni waqti ku lumin laheen si aan u ogaano qiimaha dadkeena aqoon yahanada iyo culumadeena u taagan badbaadada dadkeena, jiritaankeena iyo dalkeena.
@IstaahilAli-uy1tv3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hhabdi49813 ай бұрын
Walaalaha wadaadka cayda kadaaya ilaahay kabaqa
@MahamoudMoussaHassan3 ай бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل الله اكبر
@Mrwaryaa03 ай бұрын
Filim in laga sameeyo ayey ku wacneed
@CabdiXaashi-gy6fv3 ай бұрын
Aloow culimada badbaadi
@muheidinismailmose10833 ай бұрын
Asc, bashiir Aaman adoo ummadda u dhaxaaya oo Sweden ku len school waxbarasho maalgalin kale in aad siyaadad iyo shirqoolo damaysay oo waliba aad ciyaar Gang ah isticmaasho oo dad u Adeegsato.
@najibasad76753 ай бұрын
Waxay tusaale utahay waxyaabo badan lkn Wariyayaasha somalida een dhibic wadaniga ahi kujirin dadkoodana aan baraarujin ee calooshooda iyo dano siyaasi oo qabyaaladaysan kaliya leh Wadankoidana aan dantiisa iyo diintiisa midna dhawrin
@Jrmugabe-hq6bv3 ай бұрын
Waa run yurub bank muslim ah ama skuul muslim ah waa ka soo gorjeedan
@AbdullaahiWadaadyare-qu6zx3 ай бұрын
Shayadin baa hashiyaw shikha
@TheHasnano3 ай бұрын
Reer galbeedow hadaan idin aamino saad rabtaan naga yeela somaliyeey sheekhan 100% waxuu sheegay oo dhami waa run ilmihiina iyo idinkaba ilaah idinkuu idinkula xisaabtami nolal yar oo dhalanteeda ah jirtaankeeni iyo diinteni islaam ka yaynaan ku doorsan.
@maarmur65543 ай бұрын
Waxaaso dhan waa run, waxaa yaabka Iigu badnaa waxaa weeye gabdh yar ay loogu soo qanciyey inay magaceeda lska badasho oo la dhaho Elisabet. Gabdhii yareed oo sadax sano ayeey jirtaa waxay orani anigu magacaygu waa Elisabeth ee li ma dha ho raxmah
ikhwaanu muslimin ayuu ushaqaynayey wadaadkani si uu dadka isugu diro.
@ashahassan58393 ай бұрын
gaaladu ma jello muslinmo ka muuqto illahay ha ku xifdiyo
@sahalamunamuna46253 ай бұрын
🤫🤫🤫👁👁
@ahmedusman66523 ай бұрын
Ninkani Ha loo dhiibo Xil weyn sida wasiirka waxbarashada si Haayadaha Gaalada ula Deal Gareeyo
@AhmedHasan-e2c3 ай бұрын
قال الله تعالى ولن ترضى عنك اليهود ولا النصارى حتى تتبع ملتهم قل إن الهدى هدى الله ولءن اتبعت اهواءهم من بعد ما جاءك من العلم مالم من الله من ولى ولا نصير البقرة
@abdibotan47403 ай бұрын
M m.
@YusufAhmed-fj4pg3 ай бұрын
Ninkani waa nin aqoon ku fadhiya
@AweisIssa3 ай бұрын
Bashir is spreading fundamentist
@abdibotan47403 ай бұрын
Sheydankas
@Jeenyokajeenyo3 ай бұрын
Maxaa waddamada carabta iyo muslinka na looga mamnuucay? Oo ay gaaladii noo qaabishay? Taas in aad caddeyso ayey ahayd
@Masago20263 ай бұрын
Taas maa cadeeyn u baahan caruurta aan kuleeyno gaalada ayeey rabaan iney maskax iyo miyir u qaadtaan adin ad qolofk heysato
@@Jeenyokajeenyo waa jawaab iska muuqato gaalada ayaa rabto ineey nagu shaqeystaan ilmahaan dhalnana gaaleeysiyaaan . Marka si aad ugu soo qaxdo hub iyo Madfac ayaa qabiil dhagax iyo qansax leysugu dhiibay . Natiijadi waxey naqatay inaad soo qaxdo kadib saudi iyo dubay wadamada dhaqan ayaa lagu dhahay hadana ha qaabilina qaxootiga muslimka hasoo gudbaano si aan ugu shaqaysano oon caruurta uga dhaqan badalno.. dhawr aririmood oo is biirsaday ayaa sabab ah in carabtu naqaabili waydo..
@abdibotan47403 ай бұрын
Wey udhamatay tukgas foshaxun
@salmaanahmed23283 ай бұрын
Doolada Sweedan Waa Cusur xunu Waan Dada Aad Uxun Muslika somalia iyo ku wakale majale iskaag Taga?shite sweedan???
@abdibotan47403 ай бұрын
Tukgas foshaxun soxira tukgas afkawryen
@AdenmohamedDuone-z5e3 ай бұрын
Hadal xumada jooji Dhaqan malihide.
@abdibotan47403 ай бұрын
😂,
@omar73963 ай бұрын
Kani waa tuug 😂😂😂😂😂
@MustafCumar-i6y3 ай бұрын
Rabbi kacabso aflagaadadana iskaga har
@Jrmugabe-hq6bv3 ай бұрын
Amus cayrta isku cun orod tuugso
@zakihareed26983 ай бұрын
Kuwa milmay miyaad ka mid thy, diintaada ku noqo oo baro.
@AbdullahiAmaanАй бұрын
Nataka kutomba bila maji he is my brother
@AweisIssa3 ай бұрын
Sh.bashir is big liar
@yahyehussein91793 ай бұрын
How he is a liar
@kskksshjks19313 ай бұрын
Soomaaliyeey ka fogaada basaaskan, waa culimada u adeegta sirdoonka shisheeyaha iyo kuwa loo adeegsado bur burinta ummada soomaaliyeed ee muslimka ah😮😮
@saynabdaye73823 ай бұрын
Wasaqaa tahay adigaa najaas ah oo basaas ahqurun
@kskksshjks19313 ай бұрын
@@saynabdaye7382 nin bay meeli buktaa 🤡🤡🤡😂😂😂🤡🤡
@AyanleAbdulqadir3 ай бұрын
Adiga yaa kuu sheegay in uu basaas yahay cadeen noola imow
@kskksshjks19313 ай бұрын
@@AyanleAbdulqadir xageed ka guban, ma basaas kale ayaad tahay. Alla vet om det
@AyanleAbdulqadir3 ай бұрын
@@kskksshjks1931 basaas qofkii qof ku sheega isagaa basaas ah
@abdigah53643 ай бұрын
Munaafaq been badana . 30 sano ayaan Europe jooga boqolaal qoys oo Somali iyo Muslim kale ayaan aqaan ma arag mana maqal meel carruurta lagu barayo qudhunka uu ka sheekaynayo qadhmuunkan beentu dhege-tirtayوبالله التوفيق
@alimaxamed36603 ай бұрын
Kuwa diinta ka baxay miyaad noqotey
@abdigah53643 ай бұрын
@@alimaxamed3660 Diintu miyay tahay been-abuur , abaal-kadar iyo nifaaq in lagula dhaqmo cidda aad xaggooda u baxsatay , ku martigeliyey ee ku dejiyey
@farahabdi69783 ай бұрын
30 sano hadaad joogtey maxaa naga galey, dadka ha aflagaadeynin. Waxa shiikha sheegay anagaa ku arag USA.
@farhiyadahir37253 ай бұрын
Walal allaha kusoo hadeeyo waxaan kuu fahmay qof aan daren masuuliyadeed lahayn inaad tahay. Hadii adigoo qof weyn ah soo gashay hadana aadan dhexgalin umada aad la nooshahay ma fahmi kartid dhibka yaalo Europe iyo America.
@bishiali16713 ай бұрын
waxaad ka midtahay kuwa isdhex joogaa xitaa aan luuqada baran waxba aan ka aqoon anoo way 14 sano ka hor tagey glass 9aad waxaa naloo shidi jiray xitaa diidantooda iyo jesus
@OceanRehab3 ай бұрын
Ninkaan yuusaan idin qalin soomaaliyey, kasoo qaaday nin mugdi ku casheeyay
@AyanleAbdulqadir3 ай бұрын
Mxuu noo qaldayaa maxaa dadka ku aflagaadeynesaa mxaa cadeyn ah oo heysaa in uu xun yahay
@sharifjama203 ай бұрын
Ninkan wa danbile o wana laxukumay lakin qab yalad ayad kahadashan mana inan barin danbiyada lagu helay men ni är okuniga och snackar skit,,, ninkani wadad uma aqano hada wa siyasi
@tasneemmohamed85243 ай бұрын
Värja person har fördelar och nackdelar
@AbdullaahiWadaadyare-qu6zx3 ай бұрын
Yaaah noca kuwalabadalay matahy adnq😅
@Masago20263 ай бұрын
Bankiysdi sweden ayaa dheheen hadii bank islaami ah lafuro yaa deeyn naga qaadanaa yaasa ribba laga macaashaa saas yeey tashwiish ugu fureen ilaa laxiro
@ahmedgoryahmedgory3 ай бұрын
Mr Basheer story was 99% + education why u left mother country to be refugees in non Islamic country? Once u left ur mother country somalia u have no Jose to be a refugee in any country in Europe in order to survive but u have to accept facing culture + religion + behaviour and various illegality non Islamic behavior any somalis after 20 years later will be various religious and different language even somali language will not exist I.e now somalis r 15% shaa behavior and various non Islamic believer + somalis in somalia 89% inside somalia does speak nor read Islamic law and behavior that I mean the young existing generation have no knowledge of Islamic beliefs I think somalia 5 star flag and 100% somalis history will not exist in future generations no more somalia 100% muslim Nation Allah is great 😅😮❤
@AbdiMohamed-h1u3 ай бұрын
Walalo cod so duub aan calaaa calkaga remix saarne ,se cml wa adiga sidi gaaal gaajaysan uhabartamaye😂
@AbdiMohamed-h1u3 ай бұрын
Walalo cod so duub aan calaaa calkaga remix saarne ,se cml wa adiga sidi gaaal gaajaysan uhabartamaye😂