Taliye Sanbaloolshe "Dalka Somalia Waa Inuu ka Xoroobo Dowladda Qatar" Haddii kale waa Halis.

  Рет қаралды 11,832

SSTV

SSTV

Күн бұрын

𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
SSTV is independent and impartial news and entertainment channel on You Tube. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainments, business news and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region and the world at large. The channel was first created on November 14, 2013 and renamed as SSTV on August 21, 2018.
𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on You Tube.
𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programmes and entertainments.
𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, Teamwork, Courageous, Credible, Diverse, impartial and Independent.
𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
Tel: +254 722201838
Email: sstvsomali@gmail.com
Our KZbin channel: / sstv2
Facebook: www.facebook.c...
Thank you for joining us: please subscribe and like our channel, it will help us continue our public services.
𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐄𝐱𝐞𝐜𝐮𝐭𝐢𝐯𝐞 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
Mr. Noor Mohamed Abdi

Пікірлер: 46
@tariqabdulqadir8432
@tariqabdulqadir8432 3 жыл бұрын
Sanboloshe waa sax.
@alihujaleh8627
@alihujaleh8627 3 жыл бұрын
TALIYE LAGAMA XOROOBI KARO QATAR WAAYO QATAR IMAARAADKA IYO SUCUUDIGA WAXAALOO ADEEGSAAY BURBURKA WADAMADA ISLAAMKA AH TUSAALE AHAAN MEEDAY LIIBIYA YAMAN SUURIYA INTAASBA IYAGAA BURBURIYAY
@tariqabdulqadir8432
@tariqabdulqadir8432 3 жыл бұрын
@@alihujaleh8627 sax, sax wallal balse shacabka Mogadishu iyo somalia, yaa kaa qawwannayyo hindibanyasha iyo siyasinta hawiye calshoddi uu shaqeysto oo aqqon ama aqli xilka kuu xelliin oo lalush iyo musuqmasuq hormar uu arkaan.
@muhiadinlugey616
@muhiadinlugey616 3 жыл бұрын
Thanks Abdullahi Sanbalooshe this important talk it gives us better understand.
@abdirasidh.4565
@abdirasidh.4565 3 жыл бұрын
Waa codsi waraysiga engelsk ku qaad ama soomaali. Mahadsanid
@daadiro278
@daadiro278 3 жыл бұрын
Sanbaloolshe waa sax waxa uu ka hadlaayo, laakin waxaan jeclaan lahaa marka dad soomaali ah la hadlaayo in uu af soomaali ku hadlo inta badan sababtoo ah dadka dhagaysanaya waa soomaali.
@garaadali7062
@garaadali7062 3 жыл бұрын
Walee Ninkan waa Cod kar aad u Bisil Inkasta oo uu Danbiyo badan ka galay Dad Soomaaliyeed oo Gaara
@yunussalah3587
@yunussalah3587 3 жыл бұрын
Dambiile wax qabta waayey
@mohammadcastiel3901
@mohammadcastiel3901 3 жыл бұрын
Pro trick: watch movies on Flixzone. Me and my gf have been using it for watching lots of of movies recently.
@melvinatlas8753
@melvinatlas8753 3 жыл бұрын
@Mohammad Castiel yea, been using flixzone for since december myself :D
@Mo-dool
@Mo-dool 3 жыл бұрын
Qadar iyada wadata alshabaab . Dowlada somalia iyadaa wadata ilaa Qadar la dhaho faraha nagala baxa wax ma hagaagayaan
@Iazuz
@Iazuz 3 жыл бұрын
Miyaanu kani ahayn ninkii yidhi waa inaan dhinac ka raacno khilaafka u dhexeeya Qatar iyo GCC? Waana inaan garab istaagnaa GCC halkii aan dhexda ka joogi lahayn. Sanbaloolshe waa munaafaq siyaasadeed
@daauudabshir1992
@daauudabshir1992 3 жыл бұрын
Caqli sameer waxasa masuul naloka dhigay xili kamida ilahy kucuryamih caqaligu curyan kayahay
@nasreenwhatdowedohavali1425
@nasreenwhatdowedohavali1425 3 жыл бұрын
Hiiraan kaxoree biyaha qaadaya iyo tuugsiga nasoo gaarada ay kuhayaan Qatar waxaad kunacdey ooaad imaaratka kujeclatey waa xaraashka
@transjubainternationalltd1626
@transjubainternationalltd1626 3 жыл бұрын
Waa runtiis, dukaan Qatar leedahay ayaan noqonay marka laga eego dhacdadan. In xiriirka la soo celiyo waa danta shacabka.
@Ruun-finder
@Ruun-finder 3 жыл бұрын
In villa soomaaliya umada somaaliyeed meel walba colaad uga abuurto gudo iyo dibadba waa wax aan la aqbalikarin waana dhacday
@hanadgarad
@hanadgarad 3 жыл бұрын
Alla ninku qadiyad xumaa arintan soda uga hadlayo maaha wax sax ah Wadanka marka aad ka.hadlayso wixii siyaasada waa gaar
@abdullahinur5327
@abdullahinur5327 3 жыл бұрын
You are only one who has understand the advisers of farmaajo . Adviser of attitude is Afwergeh of ereateria .He is one told him not about military because I'm he going provide 25000 soldiers . Qatar is farmsjo financers and could tell him any political decision.
@muhiadinlugey616
@muhiadinlugey616 3 жыл бұрын
Marsha Allah
@abdirasidh.4565
@abdirasidh.4565 3 жыл бұрын
Taliyaha asaga ayaa u baahan in lasaxo waayo shacabka soomaalieed waxay ka codsanayaan inuu ku hadlo soomaali marka hore hadii uu muwaadin yahay???
@tariqabdulqadir8432
@tariqabdulqadir8432 3 жыл бұрын
Mushaxaranta xassan sheikh iyo sheikh sheriff waa codowga reer banadiir, cadeynta waa lawwo madaxweyno oo caag sarray dhismaha banadiir state.. Danta hawiye kamma shaqeyniin hadhi ee tageraanyahiin xassan sheikh iyo sheikh sheriff waa xamar inn lagga qabta hawiye sidda aa uu dhisanno banadiir state oo haqquq laa simmaan puntland , somaliland iyo jubaland sidde uu xellaan banadiir state ..
@zainebwarsame1298
@zainebwarsame1298 3 жыл бұрын
Kenya waa cadaw
@tariqabdulqadir8432
@tariqabdulqadir8432 3 жыл бұрын
@@zainebwarsame1298 siyasinta hawiye iyo darood waa codowga shacabka somalia, shacabka ee kalla dhillaan carabta wexe uu naggeyyaan especially mushaxaranta iyo hindibanyasha oo kaa soo horjeydo dhismaha banadiir state
@omarhussien8958
@omarhussien8958 3 жыл бұрын
Waa runtaa, shariif waa ninkii farmajo Qoorta Somali ugeliyay!
@omarhussien8958
@omarhussien8958 3 жыл бұрын
Qatar, Ereyga waa Khatar& Halaag...Wahabiyada iyadaa hogaamiso oo leyso waddamada muslimka saboolka ah Waayo shaqadaas Israel ayaa u xil saartay iyada& Turkey! 2-daba ka carara!
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 3 жыл бұрын
Amb sanbaloolshe aqoonyahan indheer garad ah
@sudiissa5701
@sudiissa5701 3 жыл бұрын
Soomaaliya ilaa Qatar laga qabto walee Horu mar garimayeno
@barrebinmeheri242
@barrebinmeheri242 3 жыл бұрын
SIRDOONKII GABRE KAN INUU HADLO WAA ARAN YAAB LEH DIL TOOGASHAA AYAA KU XAKUMAN TAHAY TUUG MUNAAFAQ AH TPLF NINKII GACANTA U GALIYAY NISA MUXUU KA HADLI KARAA
@Maan_koriye
@Maan_koriye 3 жыл бұрын
Waxa kaaga daran sida Kenya u bah dishay dawlada somalia waxana ugu wacan siyasada danta shakhsiga ku salaysan ee farmajo otism
@lovemyselfbeerlipaah2865
@lovemyselfbeerlipaah2865 3 жыл бұрын
"Kenya waa cadow ciidan gado hala geeyo hubka hala raro kenya cadow nagu ah Fiqi tolkiis kama jano tago ayan maqli jirey lk ninba jecel in qaranimada somali ku shaqeysto wiliba asigo wadanimo iyo islaamnimo ku sheegayo in hubkii somalia reer gooni loorarayey 4sano lasoo dhafay lk somali ilaa goorme ayey ogolan neysa ina farmajo qabyaldiisa
@gebro7613
@gebro7613 3 жыл бұрын
Hawiye 1969 ayaga ayaa Afweeyne Bare sooxanbaray, madax ayuu kagaraacay wuuna gumaystay Hawiyaha. 2017 ayaga ayaa Farmaajo gaajo socota ah keensaday. Hawiye you are your enemy. 😎
@sahrafarah8834
@sahrafarah8834 3 жыл бұрын
Frmaajo waxa uu raaba waa shiilmda uu kaa heelo Qadar
@alihujaleh8627
@alihujaleh8627 3 жыл бұрын
NIN KANI WAXA UU U QALMAA MADAXWAYNAHA HIRSHABEELE OO MEESHA LAGA TUURO CALI GARAADLAAWE
@alihujaleh8627
@alihujaleh8627 3 жыл бұрын
SANBALOOSHO WUXUU UDHIGMAA NINKII UGU ADKAA HAWIYE 1960 KII EE LA ODHAN JIRAY SH CALI JIMCAALE
@alihujaleh8627
@alihujaleh8627 3 жыл бұрын
CALI GUUDLAWENA WUXUU LA MID YAHAY HAWIYE NINIKII UGU DABAALSANAA 1960KII EE LA ODHAN JIRAY ADAN CADE
@yusufali1098
@yusufali1098 3 жыл бұрын
SANBALOOSHE IN LA DHAGEESTO MA AHA...QALBI DHAGAX AYUU CADOW SOO JIREEN AH U DHIIBAY...WAA NIN BANAAN KASOO CIYEY!
@sahrafarah8834
@sahrafarah8834 3 жыл бұрын
Frmaajo kaa maasul ahaa
@tariqabdulqadir8432
@tariqabdulqadir8432 3 жыл бұрын
Xassan sheikh iyo sheikh sheriff wexe kuu nacceyn sanboloshe wexe arkeyn inn aqli iyo aqoon kaa baddanyahhay hawiyenimmo kuu weyntahhay.
@zakariyacabdisheikh3220
@zakariyacabdisheikh3220 3 жыл бұрын
Sanbaloolshe hadalkiisu wuu isburinaya
@issamoussa164
@issamoussa164 3 жыл бұрын
Arabs WAA dabadhilif
@arafadahmed9122
@arafadahmed9122 3 жыл бұрын
Hhhh waa tuug
Xildhibaan Sanbaloolshe " Dagaalka hala xoojiyo, Shabaab maanta hala dhammeystiro".
8:13
POV: Your kids ask to play the claw machine
00:20
Hungry FAM
Рет қаралды 16 МЛН
Girl, dig gently, or it will leak out soon.#funny #cute #comedy
00:17
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 38 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 3 Серия
30:50
Inter Production
Рет қаралды 935 М.
Magic or …? 😱 reveal video on profile 🫢
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 87 МЛН
Waraysi Xiiso Badan:-Sanbaloolshe By HCTV MUQDISHO
50:55
Horn Cable Tv
Рет қаралды 134 М.
Sh Bashiir Amaan: Waxaan soo arkay Soomaali aan islaam ahayn Redinle!
1:01:22
BURTA KALAJEXAN NEIGHBORHOOD | HARGEISA SOMALILAND 2024
13:52
The Somaliland Tourists - Samiya Hashi
Рет қаралды 21 М.
POV: Your kids ask to play the claw machine
00:20
Hungry FAM
Рет қаралды 16 МЛН