Street Food in jigjiga

  Рет қаралды 330,841

Qays Qeyser

Qays Qeyser

8 ай бұрын

Пікірлер: 790
@inaahmed3734
@inaahmed3734 8 ай бұрын
Qaysqaysar vedio gan waan kaxumaaney hadanu nahay ree jigjiga Ethiopian🇪🇹 manihi somali 🇸🇴ayan nhy💪🏻😌🙌🙌
@nasrixaaji3348
@nasrixaaji3348 Ай бұрын
Haa calanka deegaanka basaan rabnaa ❤❤
@Mohaa930
@Mohaa930 8 ай бұрын
Waa nasiib daro hadaad magaalo somaliyeed timaaden idinkoo somali ah inaad Ethiopia un afka ku haysaan we are not Ethiopian we are somali galbeed Run ahaantii anoo waligay arkin meel calanka somalia ka taagan yahay hadana waxaan aaminsanahay inan somali nahay hal calana leenahay Dadkinii canka ahaa ee Dadka somaliyed ee Ethiopia kunool ama Kenya dhiiragalin lahaa ku dhihi lahaa dad samaliyed baa tihiine somalinimadina ku faana iyo dhaqankina ayaaba dadki sii fogeyna Calankii aad Dayacdeen😉 Buluugaa ku doogsanaa danbina kama aha jigjiga🇸🇴❤️🙌
@sihamxusen4809
@sihamxusen4809 8 ай бұрын
Xaqiiq
@abdiyousuf3157
@abdiyousuf3157 8 ай бұрын
Gabadh oromo ah ayaa bunka ka iibinaysa ma afsomali ayay u fahmaysaa sawkaa somalida kale afsomali kula hadlaya sxb😂
@rashiid187
@rashiid187 8 ай бұрын
Waa sax mekele ama gondar 1 somali ah ama metered somali ku asking maysid
@jamaahmed3574
@jamaahmed3574 8 ай бұрын
Dee,iska saara iyaga madaxa idinka hayste mxd ula yaabi qays
@azli5079
@azli5079 8 ай бұрын
Hadaydaan ahayn mxaa amxaaradu u maamushaa dhulkiina Iska aamusa adeer wad ka mid tihiin itoobiya😂
@financialrevolution5560
@financialrevolution5560 8 ай бұрын
Jigjiga waa magaalo aan ka yabay 🇪🇹 ❤🇬🇶 somali galbed magalada jigjiga aad bay u hormariyen dhanka wadoyinka kuma garayno heer calami iyo inay tahay magalo aan lakala xigin qabilkad doni ahow guri bad ka dhisan meshad rabto xaga muqdisho lagu leyahay qabilke tahay wana magalada ugu amniga badan jigjiga 100% safe waan uso gurayaa
@abdinaafac8211
@abdinaafac8211 8 ай бұрын
Caqli xumida jigjiga somali aya iska leh nio🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤
@financialrevolution5560
@financialrevolution5560 8 ай бұрын
@@abdinaafac8211 waxaan ka maqlay madaxwaynaha somalia isago leh waxaa leh itopia mar kasta wuxu dhaha dowlada deganka somalida itoopiya dhamantod way ka siman yihin ani ma aha qofka siyaya wa siyasiyinta somaliya
@A...A09888
@A...A09888 8 ай бұрын
Soo dhawaw ayaan kuleenahay zxp lkn jigjiga waa dhul somaliyed calanka ethiopia in aad saarto maaha
@bisharobiixibashiir7968
@bisharobiixibashiir7968 8 ай бұрын
Thank you huno
@SomaliChannel-vp1nk
@SomaliChannel-vp1nk 8 ай бұрын
welcome
@inaahmed3734
@inaahmed3734 8 ай бұрын
Magaaladu wa magaladadi cidna kama xigto haysmartiyayn lkn Ethiopia nagadaya wad kuwalatenbe dhulku wa dhul soomaliyeed 🇸🇴🇸🇴❤
@vandufle3242
@vandufle3242 8 ай бұрын
Asiga waxa kasii daran kuwa comments aan baraarugin halmar xita in dhulkan dhul somaliyed yahay amaan iyo labo labo mesha la joogo dadka aquusha eh wey arkan videogan in asal ahan qalad yahay bilaw ila dhamad thumbnailka xita calanka itoobiya uu soo saaray gormeh dadka baraarugayan hadeypa san udhaqmayan dhalinyartena
@hamsemaxamed2465
@hamsemaxamed2465 8 ай бұрын
Welcome to our land jigjiga 🎉
@Kaartomo
@Kaartomo 8 ай бұрын
Masha Allah love how u say it
@abdiazizmahamedmoussa
@abdiazizmahamedmoussa 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@abshirshire6945
@abshirshire6945 8 ай бұрын
Xamse bro sidee kuula soo xariiri karaa jig jiga inaan imaadaan rajeyn legenow 👍
@Liiloowe
@Liiloowe 7 ай бұрын
ADIGOO JIGJIGA JOOGA IN AAD AF ITHIOBIA WAX KU IIBSATO WAA KUU DOQONIMO. DHULKA IN SI SAHLAN LAGAAGA QAADAY AYAA HALKAAS KA CAD
@ghst4487
@ghst4487 2 ай бұрын
@@Liiloowe mustaqbalka somali half Ethiopia ayaa lagu daraa half neh Kenya
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 8 ай бұрын
My favourite KZbin Qays Qayser iyo Abdala jamaal Abdala labadeyda wll♥️🤴🏻♥️🤴🏻♥️
@zekeriaabdi5133
@zekeriaabdi5133 8 ай бұрын
Qays qaysar wlhi u are the legend one of Somali KZbinrs, keep up the good work 👏
@mohamedburale8602
@mohamedburale8602 8 ай бұрын
Dul baa naga maqan Runti....marki leysku daro nfd iyo jigjiga waa dul kaweyn wadama badhan oo African ah ama calamka kale #Hal Qaran InshAllah
@khadraabiib2342
@khadraabiib2342 8 ай бұрын
Jigjiga waa meel aan jeclahay ❤waayo waa halkan nolosha qoosnimada kabilabay from hargeysa
@crixiinmaxamud3654
@crixiinmaxamud3654 8 ай бұрын
Qays qeyser The best somali KZbinr, keep going
@kadarmuhumed6741
@kadarmuhumed6741 8 ай бұрын
Mansha allah magaladaydii Jigjiga, well done qays. Lkn 2012 kii mushahar ahaan ayaan uqadan jiray 1000 birr, imikana xabada cambaha ayaa ah 50 birr.
@maankaali9003
@maankaali9003 8 ай бұрын
The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet scw🧠❤️😢
@the_real_mo_zapan7846
@the_real_mo_zapan7846 8 ай бұрын
One of the best KZbinr Qays qeyser🪂
@updikareim
@updikareim 8 ай бұрын
The best Somali KZbinrrr qays qayserr
@cabdiqaniyusuf2194
@cabdiqaniyusuf2194 3 ай бұрын
Waa nasiibdarro magaaladii jigjiga itoobiyaan baa la wareegay. Dhamaan ganacsiga oo dhan itoobiyaan baa haysta
@mahamedabdi9097
@mahamedabdi9097 8 ай бұрын
Maanshaa allah! Nin aan aad h Taageero Misna maanta soo Gubiyay Magaaladaydii waxay caanka ku tahay ❤❤❤
@zuhaipwayeel
@zuhaipwayeel 8 ай бұрын
Mnsha allah muqalkaan malmahan sugayay Thnks zhp qays jigjiga cadey magaladaydiiiii❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SaciidXasan-wt6mx
@SaciidXasan-wt6mx 2 ай бұрын
Aad ayaan ugu xumahay dhul soomali ay leedahy in itobiya looga yeero😢 waxaa ka nasiib xun dadkii somalida ahaa in ay dalkoodii itobiya ugu wacaan😢😢
@MascuudXikmaawi-me4us
@MascuudXikmaawi-me4us 8 ай бұрын
The best youtuber i see him in my life❤🎉
@user-ge1io5yb3k
@user-ge1io5yb3k 8 ай бұрын
mnsha allah muqaal fiican Soft food jigjiga
@yazzrthayip8829
@yazzrthayip8829 8 ай бұрын
Legend welcom to jigjiga❤
@upsidesalam2870
@upsidesalam2870 8 ай бұрын
love Jig jiga 🇪🇹 from Hargeisa❤️🤍💚
@IDK-rs9ks
@IDK-rs9ks 8 ай бұрын
Love hargysa 🇸🇴 from jijiga 😍
@abdi622
@abdi622 8 ай бұрын
Qays qayser the biggest KZbinr in our Continent ❤
@Sumayo987
@Sumayo987 8 ай бұрын
Masha Allah inamadayadii idin jeceliya Noloshu idiima cisho eedo yaal ❤
@Somaliboy
@Somaliboy 8 ай бұрын
QAYS QEYSER welcome to Jigjiga. Brother ❤❤❤❤
@asmahappy4727
@asmahappy4727 8 ай бұрын
Qays qaysar ilaahey haku dhawro huuno wn ku jeclahey Wllhi marba hadad jigjiga timid please mowlid opera Soo qabo muuqaal iga duub ku dheh 🐐
@aboubakersadiq-zn2qw
@aboubakersadiq-zn2qw 8 ай бұрын
Qays muuqalkan unbaa kuu hadhsanaa legend thank you
@amiinwarfaa7686
@amiinwarfaa7686 8 ай бұрын
Welcome to jigjiga my fav youtuber👍🤙
@user-tr9mi4vr5s
@user-tr9mi4vr5s 2 ай бұрын
One KZbinr is the best vidéos keep going bro iam fan of you
@idiriscabdiraxman9915
@idiriscabdiraxman9915 8 ай бұрын
Haldoorka youtuberada somaliyeed qaysqaysar ❤🎉 intaa inkabadan baan kaga fadhinaa
@dheereyechannel
@dheereyechannel 8 ай бұрын
Two legends always qays qeyser and mowled zaam another's levels street's food's 😍💯♥️❤😊
@jawharaxasan5120
@jawharaxasan5120 8 ай бұрын
Digir maahee waa bee bee shee ama fuul sawaahiligana waa mahrago
@mohamoudabdilahijama7537
@mohamoudabdilahijama7537 7 ай бұрын
Ixusojdoxkjdkjdkdjhfdkfhod🎉
@Somaliboy
@Somaliboy 8 ай бұрын
QAYS QEYSER KZbinr an ku Daydo Jigjiga wn joogaye iso qabo broski 😂
@Saadiq78
@Saadiq78 8 ай бұрын
❤❤❤
@elmifarah7535
@elmifarah7535 8 ай бұрын
50 biri waa 4600 shilinka somaliland ah markaas taasi waxay cadaynaysa jigjigi inay hargysa kawax jabantahay waa 5midh ee muus ahi waa 10,000shilin markaad hargysa joogtid una dhiganta 107riyaal
@summyak900
@summyak900 8 ай бұрын
❤❤
@yusufabdirisaktumey8474
@yusufabdirisaktumey8474 8 ай бұрын
You tuber ka kaliya aan u xiiso inuu vedio soogaliyo aana ku raaclxaysto vedio yadiisa the one and only qays qaysar ❤
@nourudiinmahamed5774
@nourudiinmahamed5774 8 ай бұрын
Welcome to jigjiga ❤❤
@apdirizakmohmet1983
@apdirizakmohmet1983 8 ай бұрын
Magaladi abtiyashey dhawaan wan iman inzha allh❤
@Abumuscab-qy7ul
@Abumuscab-qy7ul 8 ай бұрын
Ka dhiidhiya gumaysiga gayyiga soomaaliyeed ku jiro dhallinyaro ❤❤
@Zulaiman_Ahmeth-9
@Zulaiman_Ahmeth-9 8 ай бұрын
Th3 best youtuber i see ever❤
@abdikhaliqmoha-nm5nd
@abdikhaliqmoha-nm5nd 8 ай бұрын
Qofkii ugu horeeyey ee daawada qaysaw ❤
@amranosman1999
@amranosman1999 8 ай бұрын
MashAllah ❤❤❤
@mohamedaminofficial9212
@mohamedaminofficial9212 7 ай бұрын
Wlhi muqalkan waan jcladay thanks qeys brher
@raagebale
@raagebale 8 ай бұрын
My favourite KZbin Qays qaysar❤❤
@abshirshire6945
@abshirshire6945 8 ай бұрын
Mansha ALAAH jig jiga maagalo weyn oo shidan bay nooqtay dhawaan baan sii marayaa insha ALAH 👍
@Abdirashid00
@Abdirashid00 8 ай бұрын
qays qayser best youtuber of somali lkn waa nasiib daro inaana magaalka ado sidan ugu dhex raaxaysaty ayaan waligayba kaa daawan jitay💯🦁
@ahmedAhmed-dk4iq
@ahmedAhmed-dk4iq 8 ай бұрын
Well done qays iyo qaysar hore u soco keep going brother
@user-ns4pn3jd3g
@user-ns4pn3jd3g 8 ай бұрын
Wow qays ma jigjiga ila joogta xage jogtaa wllo inaa ku arko rapaa❤
@farhiahassan8249
@farhiahassan8249 8 ай бұрын
Masha allaah t Jigjiga caday ❤❤❤👍👍👍✋
@IjopelReya
@IjopelReya 8 ай бұрын
❤ Machallah Qays
@barafwaaye
@barafwaaye 8 ай бұрын
WE NEED MORE I MISS DHULKA HOOYO JIGJIGA 😢
@khamarfarah2212
@khamarfarah2212 8 ай бұрын
Xisabadan Jigjiga wan uxisey🥰
@vidasi7735
@vidasi7735 8 ай бұрын
Mansha allah , waa muuqaal qurux badan 👏👏👏🥰
@daauudibraahim9281
@daauudibraahim9281 8 ай бұрын
Jigjiga inshaa allaah waan imaan dhakhso
@lathany.3537
@lathany.3537 8 ай бұрын
Walaal bunka meesha ugu horeysa ee uu ka yimi waa yaman ❤❤❤
@user-re6pm3lh1s
@user-re6pm3lh1s 8 ай бұрын
Waa behal cajiiba yaah riyaal lacag caadiya maahane
@adoonkiialle8646
@adoonkiialle8646 8 ай бұрын
Masha Allah
@zakirc.dofficial213
@zakirc.dofficial213 8 ай бұрын
Mnsh allah wllo
@farhankhadarabdihassan2492
@farhankhadarabdihassan2492 8 ай бұрын
Mansha allah qaysqeyser Hore usoco zhp
@nimcomediachannel8411
@nimcomediachannel8411 8 ай бұрын
Gabadha sawayada smeynysa calanka sheqasha ugu jiro qrux wllhi m.a❤😮😊
@MrkiikoH
@MrkiikoH 8 ай бұрын
Nio legend ayathY wixiiba ku duuban 😂😂
@zhamzowudhaa2215
@zhamzowudhaa2215 8 ай бұрын
Welcome abdirahman qays qaysar in badan bari iyo galbeed wad noo dhaaftee muqaalo fiican ka diyari magalada there is no somali youtuber like you
@ummosaara580
@ummosaara580 8 ай бұрын
Wwww Mashallah hormar wcn dhalinyarada rusala u thy qaysow
@DeeqaDeeqaaffro-gd8pw
@DeeqaDeeqaaffro-gd8pw 8 ай бұрын
Best yuotuber qays qaysar❤
@mustaphe3454
@mustaphe3454 8 ай бұрын
War hoy dadoow maad imaqashaan halbabiyo aconka qayas kaligii male ee dhamaanteen le aconka ❤🎉
@bulzhaawihofficial789
@bulzhaawihofficial789 8 ай бұрын
Two lengeds ❤🎉
@wardanasir8240
@wardanasir8240 8 ай бұрын
Maydaan dhargaynba imisa waxbaad nagu horcunteen waan gaajoodayba way salaamanyihiin heer jigjiga
@Mohamedaydiid230
@Mohamedaydiid230 8 ай бұрын
Qays qayser best youtuber❤
@Carbdi-mc5gq
@Carbdi-mc5gq 8 ай бұрын
Hooyoyinka somaliyed inaad wax ka iibsato ayay ahayd sxb
@layladheman6534
@layladheman6534 8 ай бұрын
Qays qeysar youtuberkan ugu jecelahay yuotuberda❤❤
@Abumuscab-qy7ul
@Abumuscab-qy7ul 8 ай бұрын
Sayid muxamad cabdille wuxu yiri😊😊 "Nimaan diin lahayni dameer caynsan weeye"
@user-hl9hh4mb2r
@user-hl9hh4mb2r 4 ай бұрын
Sayid maxamed ku maanu ahayn doofaarkii doqonkii ogaden aha eeintuu yidhi waan dagalamayaa markay xaladii adkaatay cararay 😂😂😂😂
@ismogabe5913
@ismogabe5913 8 ай бұрын
Legend ❤
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 8 ай бұрын
Waw magaladan ku dhashay lakin longtime ma iman Inshalah Jigjiga, I am coming soon Bi idnilaah.
@user-gb7jd7co4y
@user-gb7jd7co4y 8 ай бұрын
Welcome jigjiga zxp aad ban kuwadana wlhi❤
@ElcapitanoKingsley-ev1ij
@ElcapitanoKingsley-ev1ij 8 ай бұрын
Zxb qaysow vidioyada jigjiga soo badi mhdsanid 👋🏽
@sad_Hagio1
@sad_Hagio1 8 ай бұрын
Qays abti Waanku salaamay 🎉
@mariamibrahim7592
@mariamibrahim7592 6 ай бұрын
Machallah Somalie 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🤲🤲et Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🙏🙏🤲🤲💖💖💖💖
@abdirasaaqmohamed8037
@abdirasaaqmohamed8037 8 ай бұрын
The best youtuber in our continent
@abdinursheikhomer9864
@abdinursheikhomer9864 8 ай бұрын
Welcome to jigjiga open hand brother Qays qaysar
@Abumuscab-qy7ul
@Abumuscab-qy7ul 8 ай бұрын
Ina soo hees heesto waxba tari mayso ee gobannimada hormuud u noqda adinkaa waxbartee❤❤❤❤❤❤❤
@Missgalmudug121
@Missgalmudug121 8 ай бұрын
😮maasha Allaha
@firdowsakariye1654
@firdowsakariye1654 8 ай бұрын
Shaahu waa cajiib
@khaalidqaasin1839
@khaalidqaasin1839 8 ай бұрын
Jigjiga is not easy zxpow hadan ku arki laha wan kuso dhaweyn laha lkn nasiibkaa iskukeen saacidin imikana wxn kuleeyhy welcom qeys qeyser😊❤❤
@hodandahir8111
@hodandahir8111 8 ай бұрын
Masha Allah jigjiga wa Ku xisaya ilahay nabad ha ka digo
@lonely-1444
@lonely-1444 8 ай бұрын
Meherad xaafadayada kasoo horjeeda fadhidaa qaysoow kumana arag!!! Sixunbaad noogashay gurigan kufadhiisin lahaa!!😅 🌹❤️
@Zehaa007
@Zehaa007 8 ай бұрын
Jigjiga❤❤ from Germany
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 8 ай бұрын
Ciyaalka xaafadda waa idin salaamay inaba caadi maaha
@nadirhaji1367
@nadirhaji1367 8 ай бұрын
I will come jigjiga inshaallh😊
@user-qw4gq3zl4k
@user-qw4gq3zl4k 8 ай бұрын
kulaha 50 camera manka. qays legend bro like your contents .......
@namelos2963
@namelos2963 8 ай бұрын
Walee kimis iyo shaah waan u xiisay😊 ohmmmmm
@XamdaLuul-wf1wh
@XamdaLuul-wf1wh 8 ай бұрын
Hore u soco abti Qaysa Qayse ❤❤❤
@yaHyezeadmohamedYfarro
@yaHyezeadmohamedYfarro 8 ай бұрын
I like this😂
@abdihalim-soomali
@abdihalim-soomali 8 ай бұрын
Qayska best yutuber🎉
@askarIdiriz
@askarIdiriz 8 ай бұрын
The best KZbinr
@hodanabdiqani1498
@hodanabdiqani1498 8 ай бұрын
Wow 😮 dhinij bet habenki mxn u xiisay cashadedii fududeed mnsha allah rer jigjiga daqiiqba ma yaqanan hadhudh ka io qamandiga bnu kadhigana qurec inta la shiido anigu wxn u aqaan mgldi cafimadka wyo cunto Viber io protein io carbs io vegetable ka kooban baa laga isticmala ku farxanhy jigjiga my home
@zakisaxaaf8596
@zakisaxaaf8596 8 ай бұрын
Waraa maxaad soo qortay mama ceysay 😮😂
@moopera978
@moopera978 8 ай бұрын
Keep going bro 👑
@sharmaakeyare8463
@sharmaakeyare8463 8 ай бұрын
Qays Is The Best❤
@dazuotv
@dazuotv 8 ай бұрын
Thank you for the wonderful video about Jijiga's food stalls👍
@user-pc1gv9hd5r
@user-pc1gv9hd5r 8 ай бұрын
Qays qaysar big lagand ❤
@UpdyKani
@UpdyKani 8 ай бұрын
Wan uxisay jigJigadaydii 😂 I from hargeisa ❤
@cabdiqaadir533
@cabdiqaadir533 8 ай бұрын
Nio wadooyinka saas ugu soo wareeg ilaa karamara marjiska jamacada jigajiga dhamaan you vlog will be prefect
@yusraxaaji8972
@yusraxaaji8972 8 ай бұрын
Kusoo dhawow magaalada wllky qays qeysar❤
@hassansaed101
@hassansaed101 7 ай бұрын
Faysal cumar mushteek allah ha u naxariisto aamiin
Cuntada Wadooyinka | Seychelles 🇸🇨 Street food 🥘 🍱
11:40
Cuntoyinka wadada Hargeisa || STREET FOOD IN HARGEISA
16:00
Zizu Channel
Рет қаралды 105 М.
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42
HAPPY BIRTHDAY @mozabrick 🎉 #cat #funny
00:36
SOFIADELMONSTRO
Рет қаралды 18 МЛН
Survive 100 Days Trapped, Win $500,000
27:08
MrBeast
Рет қаралды 269 МЛН
Cuntada Wadooyinka Hargeisa | Street Food in Hargeisa
14:03
Qays Qeyser
Рет қаралды 598 М.
SHEEG INDHAHAN KU GUULAYSO ABAAL MARIN
16:34
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 215 М.
STREET FOOD IN JIGJIGA
14:47
Najah
Рет қаралды 4,9 М.
Waxaan booqday Beeraha Fooxa oo ka weyn 9 kun oo sano
16:35
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 116 М.
Cuntada wadooyinka Djibouti 🇩🇯 | street food in Djibouti
14:38
Somali Wedding
20:24
Qays Qeyser
Рет қаралды 453 М.
RENDILLE | SOMALIDII DHUNTAY AYAAN LA KULMAY. PART 2 | Ep 17
11:01
Faysal Shaik
Рет қаралды 68 М.
HOYADA WAC KUNA DHEH NAAG KIRISHTAN AH BA I JECLATAY 😂
32:55
Lii Caato Officiall
Рет қаралды 1,6 МЛН
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42