Aad iyo aad ayaad ugu mahadsantahay sida quruxda badan hagar la Ida ah nogu so bandhigtay topic gan ilaah ajar iso xasaan kaa siiyo mocalin Abdirizak Hirsi ilaah ku barakeeyo runti xog muhiim ii ah ayaan I fahnsiisay thanks
@sabr72912 жыл бұрын
Waa bakistaan macklin hubka lugniyerka
@wariiqindhacade7223 Жыл бұрын
Waa yahay
@okgemar15652 жыл бұрын
Runti waxa thy macalin aad uqimo badan insha allah 10 ka sano so socoto waxa rajena boska bilyanerka i.a dhalintaro badan ino sosar
Cabdiqadir Khan Wuu Dhintay Alle Haw Naxariisto Wuu Dhintay.
@garaadkaabtechnology36252 жыл бұрын
Macalinka uwanagsan dhulka somalida guulayso masha allah
@abdullahijabra91262 жыл бұрын
The best teacher ever m.a allaha ku barakeeyo eng
@riyaadualquran12 жыл бұрын
masha allah ustaad mahadsanid (shmn sugayna insha allah )
@apdi-phatahmoha442 жыл бұрын
Doqon ha waxan aan lehelinkarin majiro
@caqligal88902 жыл бұрын
Information is powerful ,so you give our sensitive information thankz you are glad
@fahadaliii58972 жыл бұрын
Af Somaligaagaa kaaga qurux badneyd af aadan leheyn ee walaalkey aan afkeega kor u qaadan intaan af dad kale amaantiisu lee yihiin kor u qaadi leheyn waana muhiim inaa ku soo xusuusiyo arinkaano waa waano walaal
@bandhigadaljir81722 жыл бұрын
Adaa sab dhawan ustaad hhhh kaftan
@sub-zero19622 жыл бұрын
Ustad thanks
@subeyrabdi0432 жыл бұрын
Waa runta wuu dhintey Allaha unaxariisto
@nadierfantastic49222 жыл бұрын
Masha allaah
@Top_G_forever2 жыл бұрын
Ustaad waxad xalqad kaso samaysa malin roadmapkagi IT ga iyo sida expert ku noqotay basekaaguna ku adkaaday
@iprozztime58842 жыл бұрын
Waad mahadsan thy macalim🥰🙏
@Ogaaltube2 жыл бұрын
Asc macalin abdirasak
@FM34573 Жыл бұрын
Wlhi waan qoslay markad tiray intuu copyeystu yiray holiday aan xaafada u adaa ciyaalka xaafada waaye odiga cml😂😂😂😂 waa nin aan caadi ahayn ninka waad ku Mhdsanthy soogudbinta muqaalkaan
@qanciyeyare48822 жыл бұрын
macalin adoo raliya waxaan jeclaan lahaa inaan si khaas ah kula soo xiriiro adoo raliya haddi aad isheegi karto meelan kaala soo xiriiro iisheeg mahadsanid wax badan ayaan idin ka faaiidna alle khayr haydin siiyo
Ustaad python for ethical haching course ah Mala soowadaa
@Wllheermo2 жыл бұрын
Kaso hadal shamoon😍👍
@axmedfaarax7666 ай бұрын
Yaab Kanaalada qaab darada waxaa ku xiran 1M daawashadana waa boqolaal kun hadiiba ay malaayin eheen Kanaalada waxtarka leh inta ku xiran waa dhowr ilaa toboneeyo kun daawashadana aad ayeey u yar tahay Macalinka hadii uu prank ama qaab darada dhinaciisa ka galo daawashada cirka ayeey galee Umadeena baraarujin ayeey ubaahan tahay
@issemohamoudisse2 жыл бұрын
Baafin👋 Waxaan tabeyna Eng Maxamed isxaaq maal mahan dambe ma arag? Libaaxii waan tabney runti ! Bahda Hurbad maal mahan waa naga mashquusheen blse waxan filaya inaad Courses cusub so wadaan
@africanone73632 жыл бұрын
Ustaad waxan ahay qof iska danyar kasoo jamacad lacag uwaaya balse arkay weseetkiina waxana ka gatay lawakoorso oo aan kugatay 10 waqti hore please icaawiya waxan rawaa aqoontiina mana awoodo lacataas badan sababtoo ah waxan ahy qof kuqaraabto moto labolugeey ee wax ilaqabta hadaadtihiin hurbad wlalayaa
@mohamdomer15962 жыл бұрын
Shamoon aa kkkkkkkk
@ducaalehussein88022 жыл бұрын
Mahad sanid macalin isha Alla laga bilabo imnka wa kufikirayaa
@Mmahad192 жыл бұрын
Noo soo badi macluumaadka nocano kle
@SomaliTopMedias2 жыл бұрын
Barnaamijkaan waxaa laga helikaraa internetka madow gaarahaan appka. Tor
@mohamedYousuf02 жыл бұрын
Macalin casharka casharka ku xiga nooga dhig antivers yada freeega ah kuwa ugu wacan -------mahad sanid-------------
@Hurbad2 жыл бұрын
waaba yahay walal
@cabdinuurm.xareed10842 жыл бұрын
M.a ustad ad baad umahadsantahy hora usoco
@NAAJO22 жыл бұрын
mclin waan kugu cusbahay waxana rabaa inaan barto hakerska waana fahmi waayay markaan soo galay chanelkaaga marka inaad iga caawisaan rabaa mhdsanid
@KhaalidMedia1 Жыл бұрын
wanku wataa lpx😂
@cabdiadanmxd19612 жыл бұрын
Fulaysanidaa ma sidaas ayaad sahnuuniyiinta uga baqaysaa
@cabdiraxmanaadan53142 жыл бұрын
Asc macalin courses waxay illa tahay inaan free lagu helayn ama ayna jirin wax gorgortan sida in bilaash lagu baran karo ama wax uun hhh
@sakariyeabdiqani61352 жыл бұрын
Magaca gumeystaha isreal hadad sheegto maxaa dhacaya fadlan iga jawaab?
@maajedadem41572 жыл бұрын
abdul qadeer khan waa dhintay 2021 ayaaan umalaynaya way fiican tahay in la barto ethical hacking laakin maxaad u baranaysaa ayaa muhiim inaad is waydiiso waxaana inagu filan waanada macalinka ilaahay ha shrfo
@Abdirahimofficialy2 жыл бұрын
Zxp hal arin igu caawi oo ah google ads zxp youtuber noqdaan doonayaa Waa markii u horeyseen arkay casharadaada waxaana ogaaday inaad macalin xaga tech ah aad tahay adoo mahadsan arintaa hadaad igu caawin karo mahadsanid
@Hurbad2 жыл бұрын
Asc walal, daawo video gaan kzbin.info/www/bejne/qqC0nKuqaM2Ajq8 sharaxaya sida loo samayisto YouYube Channel loona maamulo
@M_OSMANI2 жыл бұрын
Ustaad ninkaas wuxuu dadka ku dhibaaateynay noo sheeeg
@mukhtaarshacraawi79582 жыл бұрын
Ustaadow dhibka caruurnimadu leedahay bay ka mid tahay ha u qaban Bal ixtiraam uu madashii uu wax ka bartay ixtiraamo iska daaye xataa ma garan waayay odogaan 21+ sano cyber-ka kusoo dhex jiray xero uu waardiyaysanayo ha isku ceebaynin 😀😃🤣
@Hurbad2 жыл бұрын
Kkkkkk waa midaan layaabay anigu
@maxamadmoalim41802 жыл бұрын
Xarfaanka cilmiga meeshii uu ka baraayay weerarka ku soo qaaday caadi maaha🤣
@mukhtaarshacraawi79582 жыл бұрын
Hhhhhhhhh kolba haduu cilmi ma baxsan soo qaato maxaa ka ba'ah libaaxaas 21+ sano cyber-ka kusoo dhex jiray xero uu waardiyaysanayo rabaa inuu wax ka sameeyo 😃😃 Ar nio caruurnimadu dhib badanaa 😅😀😅
@mk_lover57392 жыл бұрын
Wlhi Ninkaas Anoo Kalaa Moodaa Shirkafa aan website usamaynayey Baan Website keedi Iskuday In aan Udhaco Khaladkaan sameeyey waxay ahayd report gii Aan Kasoo uruuriyey Udiray Kadib way iga shakiyeen markaas waxaan U dirayey Email phishing Kkkkkkk ProjectA haa in aan wax u sameeyo halkaas Buu ku joogsamey wiil kaas waxaan Kula talinyaa Raba In uu madasha Uu wax kabartay U dhaCo yaan Looqaban waayo wixii baa Kucusub Mudo markuu Kujiro wax badan Buu fahmaya AnigU waxaan Isku dayey in aan website yo badan ddos ku qaado Balse waan Iska Daayey waaYo wax aan ka faa'iidayo baan jirin Abdrizak Hirsi Umalayn maayo Nin Sida aad Ardayd wax ubarto Soomali in aan laga helayn Thankz Teacher