Su'aalaha Diinta Sh Usuuli 27 09 2023

  Рет қаралды 16,486

Universal TV

Universal TV

10 ай бұрын

Пікірлер: 23
@dayibahmed
@dayibahmed 9 ай бұрын
Maaaaaaaasha allah❤❤❤❤❤❤❤❤Allah a
@Zahrakiin-so5pp
@Zahrakiin-so5pp 9 ай бұрын
Ani waxaan is weydiinaaye kaligey maxaa amaanta qabiilka banaaka ka dhigey nabi amaanka dambi ka dhigey hoos kaligaa u aqriso aa nalal leyahay laakiin shekow gowraca ka waran kaso hadal waa yaabnee ilmaha wey baran lahaayeen hadii sidii hooyadey ay u digrinjirtey ayada ilaa maamoyinka jiiraanka colka iyo cuqdada wey yareet hadana eradkaba laiskama furo nabiga oo la amaano wax ma dhibto laakiin ani hitaa shaki igaliyeen❤❤❤scw❤scw❤❤❤wahaabiyadaa meshey ku badan tahay ayaan joogaa carabi ma aqaano wexey leeyihiin waxaa aqrineeysiin waa dambi cabsi baa igashey mesheydaan ka wadanaaa shukran sh usuuli❤❤❤
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 9 ай бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam
@MohamudDahir-du7jt
@MohamudDahir-du7jt 9 ай бұрын
Subxaana ALLAAH Sheekhanaa wixii oo kuu cad baad dhinac maraysaa oo isaga kaa dhax yaacsan xubbiga Nabiga صلى الله عليه وسلم waa inaad jeclaataa wax waliba ka jeclaataa isla.mar ahaantaasina raacdaa ee ma aha sannadkii inaad ammaan kaliya ku gaabsatid oo aanad raacin qiilna aad ka dhigataa siiro ayaan akhrinaynaa .nabaiga ma dabaal.daginee beenta haka sheegin . wixii aan nabiga laga arkin baa khalad ah in la.sameeyo . Siiradana markastaa akhri ma sanadkii baa hal.mar lagu xiray . Dhibka jiro mid kastaa cimaamad ayuu soo qaadanayaa aqoon la.aan.buu hadlayaa .
@abdikadiridris4818
@abdikadiridris4818 9 ай бұрын
Axx Axxx Axxx miya na dhihi rabtaa wey so aroorte mise wa jecel.....war saas isku dhaame sufiyaaalow waxas wax jire ma eheee
@Zahrakiin-so5pp
@Zahrakiin-so5pp 9 ай бұрын
Waan wareerney sh waan ku qancay hadalkaada bidca fi naar markaan maqlo waxaan isdhahaa cilmi ma u lihde joog
@faraxboolay7815
@faraxboolay7815 9 ай бұрын
Maashaa allah alaah hakixiffiyo sheekh usuuli
@abujole3992
@abujole3992 9 ай бұрын
Maasha.allah Sheikh usuuli allah ya baarik
@zainabyassin4993
@zainabyassin4993 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fadumosaid5170
@fadumosaid5170 9 ай бұрын
jasakumu allah❤
@fathiyayusuf2655
@fathiyayusuf2655 9 ай бұрын
Masha Allah shekh allaha ku xafido
@user-to5rc7hx3o
@user-to5rc7hx3o 9 ай бұрын
masha alaah shiiq yaxfada laaha laka
@rahmaahmed2850
@rahmaahmed2850 9 ай бұрын
CSW CSW❤❤❤❤❤❤❤NMNNKH🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@fathiyayusuf2655
@fathiyayusuf2655 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@user-to5rc7hx3o
@user-to5rc7hx3o 9 ай бұрын
@Mahamed2000
@Mahamed2000 9 ай бұрын
Wcs
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 9 ай бұрын
Mashaa Allaah Sheekh Usuli xafidullaah
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 9 ай бұрын
Faadimiintii maxey ahayd
@Akomer
@Akomer 9 ай бұрын
Numberka barnaamijka yaa igu caawin karo goortuu ayuuse soo galaa barnaamijkaan
@user-jj2xn5wo3z
@user-jj2xn5wo3z 9 ай бұрын
Nabiga xubigiisa Allah nagu nooleeyo labada daarba insha Allah.
@halimahussein2715
@halimahussein2715 9 ай бұрын
Nabiga xuska maloosamaynkaraa
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 9 ай бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam
Su'aalaha Diinta Sh Usuuli 20 10 2022
55:42
Universal TV
Рет қаралды 19 М.
Su'aalaha Diinta Sh Usuuli 15 11 2023
52:40
Universal TV
Рет қаралды 18 М.
Самый Молодой Актёр Без Оскара 😂
00:13
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 4,3 МЛН
Cat Corn?! 🙀 #cat #cute #catlover
00:54
Stocat
Рет қаралды 15 МЛН
- А что в креме? - Это кАкАооо! #КондитерДети
00:24
Телеканал ПЯТНИЦА
Рет қаралды 7 МЛН
Su'aalaha Diinta Sh Usuuli 15 06 2023
47:26
Universal TV
Рет қаралды 8 М.
Barnaamijka su'aalaha | Sh Maxamed Cabdi Umal | Xalqadii 10aad
1:09:53
Sheikh Maxamed Cabdi Umal
Рет қаралды 34 М.
Su'aalaha Diinta Sh Usuuli 11 10 2023
41:02
Universal TV
Рет қаралды 7 М.
Su'aalaha Diinta Sh Usuuli 06 10 2022
56:39
Universal TV
Рет қаралды 13 М.
Su aalo iyo jawaabo Cusub Ramadaanka 2023 Q 1aad
58:34
Salafmedia
Рет қаралды 102 М.
Fatwa Sh Usuuli 30 7 2014
47:14
Universal Somali TV
Рет қаралды 1 М.
Самый Молодой Актёр Без Оскара 😂
00:13
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 4,3 МЛН