Allaha cimriga iyo caafimaadka iyo Cilmigaba ha u siyaadiyo Sheekhul Calaamah Sh Maxamed Cabdi Umal
@sahrafarah91407 ай бұрын
Jazaakalaah qayr allaah kuxafido aduun iyo aqiro
@najaxnajax46567 ай бұрын
JazakaAllah kheyran sheekh muxamad, illaahay ajir ha kaa siiyo sida wanaagsan ee aad noogu iftiiminayso waxyaabaha aan u baahanahay ee diinta ku saabsan. Adiga iyo inta noo fududeysay kheyr allaha idin siiyo.
@aminahussein16 ай бұрын
Allaha Wayn ha ku xafido Shiikhuna Sh. Mohammad. Allaha ha kuugu bishaareeyo Janada.❤🎋
@Mukanairo_7 ай бұрын
Jazakallahu qeyr
@SaafiyocabdulaahiShosmaan4 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw 🤲🤲🤲🤲
@Kmn32147 ай бұрын
Alle hakaa abaal mariyo shiikh iftiinka umada baad tahay
Gabadh ilmo bilaa sharciya ku dhashy mala booqan karaa jawbta sheikhu waa ii muhiim
@XamdiCaliMuxamed6 ай бұрын
Shiikh salaada maana tukan jirin bil dhan hada ayaan bilaabay salaada ilaahayna u towbad keenay salaadihii I dhaafay mana qiyaasi karo ma la iga rabaaa
@HabiboAbdi-s8n6 ай бұрын
❤❤
@najadahmed31702 ай бұрын
sheekha meel an ka waydiyo sual no sheega khayr hele
@AbdinasirAadam-i9p4 ай бұрын
😊
@abehaji44185 ай бұрын
Naagta la furay haddi la Soo celiyo meherkeedana ay wado qaadatay,noqoshada dambe ma waxay ugu leedahay meher kale, ama meher la'aan bay igula joogee