waxan ahay student team leader of university of Kansas City, su"aal sheikh umal waa sheikeena masha allah, lakini waxaan ka xanaqnay aniga iyo ardayda universityka arinta 8da dabaq oo lacagta loo arurinaya ayaado shacab somaliyeed ku gaajo macluul oo eesan heesan wax eey cunaan, marka su'asheyda waxay tahay fadlan sheikh umal ma xaqbaa in eey dad gajo udintan 8dabaqna ladiso oon waliba muhim aheen shukran jawab
@Salafmedia7 жыл бұрын
8 da dabaq ee masjidka 6ka maxaa ku tusay oo waliba ku yaalla kenya ood u arki wayday $400,000 oo lagu kala iibsanayo xildhibaanada masaakiinta dhibaataysan ee aad sheegaysana ay hoostooda joogaan tankale xaafadda islii ee masjidka ku yaalla waxaa laga taagay daaro malaayiin dolar ah kuwaa iyaga xaq laguma lahan miyaa mise waxaaga waa oo baroorta orgiga kawayn -- Midna ogow Baahida shacabka somaliyed inaysan madhamaanin - abaartii 2011 waad kawarqabtaa sidii uu uga qaybqaatay masjidka 6ka 3 da xero ee dhadhaab Ilaa UNHCR amaan kala dul dhacday masjidka - sxb cadaalad ufikir cadaaladna u hadal
@abdirizaki7 жыл бұрын
salafmedia !!!!
@liona59027 жыл бұрын
makulatahay in lacgta ku baxaysa masaajidka hadii lasiiyo dadka abaartu hayso in ay baahitirayso? se dadka masaakiinta ah ilaahay xaqii uu siyay ee SAKADA aaway? qofkasta oo hantileh sakada ma siiyaa dadkii xaqa ulahaa? abaartan soo noqnoqonaysaa waxay ubaahantahay qofkasta oo Somali ah in uu ka qaybqaato oo xal guud loohelo. dhinaca wanagsan ka fiiri arinta. ma kula fiican tahay in ninkastaa uu daar dheer ka dhisto ISLII masaajidkii ILAAHAYna uu u eekado dundumo. qofkasta oo kutukaday salad jimce masajidka 6ka ayaa garan kara dhibatada ay ku qabaan dadka tukanaya iyo ciriiriga kajira. hadaanse uquudhi wayno masajidada dadka gaajonayana wax uquudhi mayno.
@Duurlanddaani7 жыл бұрын
Waxbarashada ku dadaala ardaydiina
@abubakartahir16487 жыл бұрын
salafmedia sax masaajidku ma madax tooyadii soomalia dadkan dhiban xoolo hooga dadbaa kacunee orad u sheeg fheh kan adeer xildhibaanada 400 000la gu iibsanayo dee waa lacagtii shacabka dhiban ee orad uga qaaad masaajidka maxaad kaga soo xoqan
@munaabukar24697 жыл бұрын
maasha allaah sheikh jazakumallahu kheyr
@fardusnageye85084 жыл бұрын
Maasha alllah sheekh allah kudhawro
@maryannoor67307 жыл бұрын
jazakalah qeeyran shekh mahamad
@kaptanshaaficialsalafi89987 жыл бұрын
halkee su aashayda wll ku soo diraa fadlan
@qasdisheekh92557 жыл бұрын
Jazaa kallah shiiq umal
@ummilwaad39577 жыл бұрын
Alle swt ha kuxifdiyo sheikhanaaa.iyo dhmn dadka awaawuly kheir ka.
@ubaxmohamed32007 жыл бұрын
JazakaAllaahu Khayra ilaahaymisanka xasanadka ha ku saro wa no fa idaysay
asc wll sheekha kutubtii dib miyaanu u bilaabeen??
@huseinabdirahman57477 жыл бұрын
mashallah shukran sheikh umal
@saynabjama40666 жыл бұрын
asc
@safiyaaaden94677 жыл бұрын
mashallah I enjoyed this maxadaro
@maxamedmustafejaamac14182 жыл бұрын
Alaha Ku barakeeyo sheekh umal
@user-qz6gy6nd6p2 ай бұрын
Asc Masham alaah
@suldaancasaawemaxamud23563 жыл бұрын
masha alah ❤️
@dujaanaahmad79776 жыл бұрын
ما شاء لله جزاك لله شيخنا الفاظل
@ralphcarter66522 жыл бұрын
I know I'm pretty off topic but do anybody know a good site to watch newly released tv shows online ?
@abrahamjavier14202 жыл бұрын
@Ralph Carter flixportal
@ralphcarter66522 жыл бұрын
@Abraham Javier thanks, I went there and it seems like a nice service :D I appreciate it!
@abrahamjavier14202 жыл бұрын
@Ralph Carter no problem :D
@yuusufmaxamed88737 жыл бұрын
masha allaah sh allaah hakudhowro
@abdikarimmuqtar69976 жыл бұрын
mansha allah sh umal xifdu allah
@jamiilomashaalaahabdirahma40956 жыл бұрын
jasakalahu khayr
@ayuubsaciid31577 жыл бұрын
jazaa kal laah
@AdenDaud-ke1dg10 ай бұрын
Wll sheka xage suala kawayden kara
@silsilatube76276 жыл бұрын
maasha alaa shehkow ilahey kodhaafo
@umumaxbuub89336 жыл бұрын
masha allaah
@mahamedm5187 жыл бұрын
jazakalah sheekhul Soomaal.
@duri18615 жыл бұрын
Akhas
@mohamedIbrahim-gy1gf6 жыл бұрын
Maash allah
@sufiyousufi9937 жыл бұрын
jazakallah
@suldaancasaawemaxamud23563 жыл бұрын
masha alah❤️❤️❤️
@albacade76867 жыл бұрын
masha allah
@abdifatahharir84476 жыл бұрын
Mansha Allah
@mohamedomar-ky7rg7 жыл бұрын
#omar osman masjidka 6street sxb walagu rafadsanyahay jimce kastana melan salad kuhabonen ayan kutukana marka in masjid laweyneyo waax dood lagaliyo ma'ahan