SU’AALO XUMAA WALAAL GANG!

  Рет қаралды 44,248

Fartun Duvet girl

Fartun Duvet girl

Күн бұрын

FADLAN LIKE, COMMENT IYO SUBSCRIBE II SAARA.
FOLLOW MY SOCIALS:
INSTAGRAM: FARTUSHH
SNAPCHAT: FARTUSH
SONG: CHRONIXX- LIKES

Пікірлер: 122
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl Жыл бұрын
My email is fartunoibrahim@gmail.com ❤
@adiljb5943
@adiljb5943 Жыл бұрын
Queen duvet ❤ wlashey hana ilobin
@nastehabelal617
@nastehabelal617 Жыл бұрын
Hello duvet
@hamzaomarofficial90
@hamzaomarofficial90 Жыл бұрын
Asc walashay fartuun queen 👑 aad iyo aad ayan ku salamay walashay qaali alle haaku xafido walashay qaali waxan ku leyahay keep going Huno❤️
@queenWardaa
@queenWardaa Жыл бұрын
Queen keep going ❤
@lailakitchen5416
@lailakitchen5416 Жыл бұрын
Fatush qalbi wuu idiidey inaan wax kuso diro halke masege kugu soo diraa
@hanimuhidin2707
@hanimuhidin2707 Жыл бұрын
That's the most disrespectful thing any husband should tell his wife about that's not his kid in a halal marriage assuming that the wife cheated which is haram in Islam wtf it's a divorce baby after that DNA tf
@NewsFusion24
@NewsFusion24 Жыл бұрын
Haddii ninkaagu ku yidhaa English haku hadlin, maxaad samayn lahayd?
@hanimuhidin2707
@hanimuhidin2707 Жыл бұрын
@@NewsFusion24 wallahi af Chinese xita waugubadali laha bcz wiji malahan
@mankanur7758
@mankanur7758 Жыл бұрын
Waa wax jiro oo dici karo ani nej weeba iku dacdey Alx hada neh nolosheeda kuma juro ninkaas oo waa kala dagney waayo aflagaado iyo sharafdey ayoo rabey inoo meel uku daco cunugiis neh woo inkirey lkn DNA wax kasto wee cadeysay hadoo halahaas kadib been si shegaayo waa nin meel kale u cad oo rabo sharafdaada lee inoo ku ciyaaro waayo waa nin og inaa tahay ninka uku horeeye oo guursadey marka saxibyaal aduunkaan wax kasto waa la arka wax kasto neh wee dacaan looma yooyiyo dad wada xanuunsan oo dadka lee u maleysid inaa lo so direy wee jiraan
@naliyah9415
@naliyah9415 Жыл бұрын
Hahah same, same…😂 waa isla wada jirannhay, hooyoy qalbi caafimaadleh Allah ha nawada siiyo!
@umaymamohamud
@umaymamohamud Жыл бұрын
I love your makeup. Makeup tutorials ❤❤please
@calibinturab0984
@calibinturab0984 Жыл бұрын
Very intelligent mam and daughter may Allah guide us all.
@zay7968
@zay7968 Жыл бұрын
The 2nd question got my blood boiling! He will easily end up in the ICU.. waa haddi naf lugu soo gaaro xayawaanka
@zinyoritab663
@zinyoritab663 Жыл бұрын
Haa walhi wasaqa
@saaam6896
@saaam6896 Жыл бұрын
Fartuuney horta masha alah I love hooyo qosol keeda lkn adiga meeshaas na dhigay 1m Waa gaadhi laheena ami sanahay stadia sakiinoos ❤❤❤
@luulahmed7589
@luulahmed7589 Жыл бұрын
Welcome back abayo runti waban ka samray ina so laban doontid ma madeen alxm hadad so labatay waxyabo bdn baan ka faida
@drsaishahassan
@drsaishahassan Жыл бұрын
Hoooyo mcn 😂wllhi waku heesanaa😂😂😂love you so much ❤😂😂
@amiinadageyr4157
@amiinadageyr4157 Жыл бұрын
Those dilema are too deep for me
@dekanadifhassan6196
@dekanadifhassan6196 Жыл бұрын
I completely agree with you fartun walal 💯
@queenalmaz3534
@queenalmaz3534 Жыл бұрын
Masha Allah keep going my sister❤
@naimoalisiyad1527
@naimoalisiyad1527 Жыл бұрын
Fartun fani Ayathy masha Allah my dhiga hore usoco ❤
@DeeqLuul-ql1ok
@DeeqLuul-ql1ok Жыл бұрын
M.a abayo fartuuny caqliga kugu jclhy allaha ku barakeyo
@fihimaissa7932
@fihimaissa7932 Жыл бұрын
I’m happy to see u Ilahay amarkii 😅
@zamzamcabdi7236
@zamzamcabdi7236 Жыл бұрын
Number one maaha in isku bahdisho sodohdaa, sababtoo ah mar walba guurkaas wuu dhamaanaya. Waxa samayn lahyd ninkaga hadlkisa ayad fiirinaysa than ba adi go'an gaadhaysa
@aishaomar4667
@aishaomar4667 Жыл бұрын
question 2 and 3 sa oga jawabtay ban samayn laha, lkn 1aad sodohda kama nefin lahayn wayo ani iyo iyada guur nagama dhexeyo daneheda bay inacday, lkn ninka ban reaction kiisa fiirin laha hadu u egyhy inu kafikirayo o unan ka jawabin, markas ban ka tababushaysan laha
@miinadaahir971
@miinadaahir971 Жыл бұрын
Fariid isku mid nahe sodohda wala dajinaa 😂ilahey naguma dire balayada
@aishaomar4667
@aishaomar4667 Жыл бұрын
@@miinadaahir971 🤣🤣🤣
@me-zaan2285
@me-zaan2285 Жыл бұрын
Walal Fartun your channel is great and you arw a jolly person.I just have a small nasiha, that maybe you should cover your arms because your hijab otherwise is covering and beautiful ma sha Allah.
@hamzaomarofficial90
@hamzaomarofficial90 Жыл бұрын
Masha allaah tabarakalah walashay fartuun queen 👑🌹 keep going Ayan ku leyahay walashay qaali
@maryanibrahim917
@maryanibrahim917 Жыл бұрын
Mansh Allah queen 👸🏽❤️
@thehiddenpearl9776
@thehiddenpearl9776 Жыл бұрын
Honey waxad dadka uga duwanthy your energy ❤
@deeqaabdullahi5777
@deeqaabdullahi5777 Жыл бұрын
Say mashalah ❤
@muudahir7081
@muudahir7081 Жыл бұрын
Miss u fartuneey sabti iyo axad waan kugu tashtaa video 😊❤
@bisharojamac3108
@bisharojamac3108 Жыл бұрын
Naa fartune waa saxan tahy maba qaldanid ina afkayga ku hadalysa mida sualuhu waa waali😂😂😂😂
@munaabdi6145
@munaabdi6145 Жыл бұрын
Suasha labaad waad ku saxsan thy go'anka saas ban yeeli lahaa anba👍
@ifrahahmedosman9823
@ifrahahmedosman9823 Жыл бұрын
1: ani maba hadlen asi jwb tisa arkena asi hala hadlo waxna hafahan siyo hadal ima furna😅 2: walagu kala guura uurka Ani malihi naag nucaas ah ina ahy hadu amin san yahy moxo igula joga by 3: oky guurkina guur qeer wakugu taagera😅🎉
@xuriyonaanaale2511
@xuriyonaanaale2511 Жыл бұрын
Suaasha saddexad hdakahor kahadashy ilatali barnaamij ahaa wll gang❤
@somalilegend3864
@somalilegend3864 Жыл бұрын
Hi sis For the first question it depends on the reason For the second question I would have said to him only Allah sees me all day everyday so if you think I slept with someone else I ain’t arguing with you but lets meet in the day judgement malintaas ilahay baa ina kala sari I don’t care what human being think For the third one I would have done quran saar on my sister because he clearedly black magic her.
@khadra5319
@khadra5319 Жыл бұрын
Wa sax taasi hadi walashay ka yeelayso raac weye su,aashasi
@aishakaifgacal1018
@aishakaifgacal1018 Жыл бұрын
I agree with you ❤❤❤
@mihiimsalwa2971
@mihiimsalwa2971 Жыл бұрын
Soo tahay waan sounds baa sili lah lah ninkiiga saga waan suun baa sili lah 😂😂💯💯
@NusayboAbdi-in5ks
@NusayboAbdi-in5ks Жыл бұрын
Waa khalad waayo hadaan faamilka ahay haduu gabadhayda furaayo tankalana rabo maba siinaayo hadaan waalidka ahay gabadhaydana haa iifuro
@husainhusain4765
@husainhusain4765 Жыл бұрын
Masha Alaah ilahay hani xifdiyo adiga iyo Hooyo mcn❤️💞
@xurmaysan6655
@xurmaysan6655 Жыл бұрын
Fartuney barri suaal aad iswaydiiseen adiga iyo aszqptada yacani ilatali ayaan maalin waydiiyay my exkaygii lkn barigaa waanu isku wacnayn suaashuna waxay ahayd majirta sirwayn oo aad iga qarinaysid sida inaad guur hore aad so samaysay. Suaashasi way icaawisay waxanaan ogaaday qofkan aan lasocdo inuu guur hore kaso burbury waanu iga qarinayay qofka kaliyee waxbadan aan kafaaiday ayaatahay wleee😅😅😅😅😅😅
@sahranuur5865
@sahranuur5865 Жыл бұрын
Waay dhacdaa waxan arkay gabar cideda ku soo dhalaysay oo walasheed ilmaha iyo odagoda uga taktay woxowna guur satay gabadhii dumashidiis aheed wana heer gaalkacyo weli ninka qarabo nahay
@mohamedosman26
@mohamedosman26 Жыл бұрын
Jawaab inti labixin lahaaba adiga bixiyay masha allah aqliga allaha kukordhiyo aby
@Beerlula_adam
@Beerlula_adam 2 ай бұрын
Subxana laah su aalo xumaa
@somaaliqueen6712
@somaaliqueen6712 Жыл бұрын
Ayy my queen fartun tagera weyn ku ahay adi io hoyo allah idin xafido macny❤️❤️❤️
@najmocali6389
@najmocali6389 Жыл бұрын
Fartuun dadka comment ka dhan English ku hadlayan naga daaya dheh wah 😂😂😂😢
@muscabxayoow4268
@muscabxayoow4268 Жыл бұрын
Abaayo qurux ku dhiigle barnk ku samey❤
@mohamudakadir
@mohamudakadir Жыл бұрын
Love u fartun❤❤❤
@SamsamCli-qd2js
@SamsamCli-qd2js Жыл бұрын
waa dhacday wayo gabar walsheed lanooled mehersaday iyadiina saas kufurantay
@nyg1162
@nyg1162 Жыл бұрын
Sis wa kugu raacsanahay rayigaga👍🏽
@hilalsaid3966
@hilalsaid3966 Жыл бұрын
Abyo gacmaha qarso
@Thequeen-h2024
@Thequeen-h2024 Жыл бұрын
Darling it’s not daashada it’s shaashada hv a gd day❤
@FartunHussein1
@FartunHussein1 Жыл бұрын
Bisinka iyo burdaha Dadka sualaha soo qoray amay ku dhacday ayaga say ku keeneen. Yaab 😳😳😳
@Maxmedcali97785
@Maxmedcali97785 Жыл бұрын
Ayagay haysataa😂
@khadra5319
@khadra5319 Жыл бұрын
Labada kale kolay sidad ugu jawabtay weye waayo tan wan ku furaya ah wa in loo waco tolka waayo tolba isukin meheriyay meesha lagu kala tagayana wa inay markhati ka ahadan taasina wa sax Jawaabtan ah in u ka shakiyaya ilmaha u dhalay xalkale ma jiro oo cadayn ahani ninkasina lalama noolan karo.
@aniizamahmuud7872
@aniizamahmuud7872 Жыл бұрын
Ninaa asoo gabar aroosayo uu habeenka arooska gabadha wlsheyd kahelay baastarka
@rooble1857
@rooble1857 Жыл бұрын
M.a intaba waan kugu raacay niyadeydaa ka dhax hadashay
@nadaabdi1515
@nadaabdi1515 Жыл бұрын
رأيي من رأيك 👍🏼🤍 دائما أفكارك تعجبني
@fatmaasad5371
@fatmaasad5371 Жыл бұрын
Su asha 1 sababta waydiin laha waxa keenay reason waa in la ogaado lkn alxm hooyoyinkeen waxyabas kama suurtowdo mida 2 uurka DNA test aadi laha ka dib hadu isagu cadaato in uu dhalay ka dib waan kala tagi lahayn nolol shaki ku dhisan laguma noolan karo mida 3 walashey iyada caqligedu hadu ogolanayo waan uga bixi laha ninkaygana uu san jacayl iyo rabid ii hayn .mahadsanid fartuun maama salan iga gaarsii
@RunsheegAbdi
@RunsheegAbdi Жыл бұрын
😂😂😂😂 Habar habar loo waayay habaar waaye ayaan maqli jiray.😂😂😂 sidaa uga jawaabi kalaahaa aya uga jawaabtay.
@faayabdi7683
@faayabdi7683 Жыл бұрын
Miss you fartuun iyo hooyo
@abdirahmanjamac5815
@abdirahmanjamac5815 Жыл бұрын
Naa heedhe Haye
@marryme4690
@marryme4690 Жыл бұрын
Fartun kula Fikir ahy😂 3 Su'alba Saasan Ugu Jawabi lahaa❤
@ayaan-l2d
@ayaan-l2d Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😭😭😭ala maqosli karo 😭😂
@abdullahimohammedali929
@abdullahimohammedali929 Жыл бұрын
To much sope opera ayey dawadeen dadku. Waa ba sick. Kuwa sualaha soo qoray😊😊
@sadiiqcaydruz7874
@sadiiqcaydruz7874 Жыл бұрын
Labadina😂 wa iga dhimateen 🤣
@xafsa2869
@xafsa2869 Жыл бұрын
Fartun fariid
@iqraahmed9321
@iqraahmed9321 Жыл бұрын
Waan kugu raacsanahay 3da su'aalood jawaabahooda sidaasa sameen lahaa.
@qumanugaas
@qumanugaas Жыл бұрын
Hooyaday baan uwici lahaaa, Ani maa ii waceee?!! 😂😂😂😂
@muuseshukri7709
@muuseshukri7709 Жыл бұрын
Wa idin salamay FRTN adiga iyo hoyada mcn iyo dhaman ita kula joogta. 3sedaxad tan ugu xanun badan wa urkan malihi wax Ku xigta aboto jimco oo rabta in cambaro lafuro. Sedaxad abayo wa iney kobah gacat horay ugu si qabsadan hati albabka ow furanya. Fadhi mayaalo meshas.
@asiamohamed6271
@asiamohamed6271 Жыл бұрын
Lkn hadii isla markaa iska furtid waxay dadki aaminayaan inay runtahay waxa uu kaasheegayo markaa waa inaa xalkale oo sharaftaada ku ilaashan karto keentaa
@sundussamara565
@sundussamara565 Жыл бұрын
Wankufarax sanhaye ❤❤❤ ina noqodo qoka ugu horeyaye ee conmet 😂😂😂
@Hasa386
@Hasa386 11 ай бұрын
Aniga ninka idhaha canuga calosha ku jira ani malihi waan usugi lahaa intaan dhalo markaan dhala DNA ugu cadeen lahaa kdbna intaan qolka ku xerto daawa hurda siiyo Ayaan 80kii ul ee sharciga Ayaan ku dhufan lahaa kdb lee ifuri lahaa 😂😂😂Maka yeeleen
@Cudoon230
@Cudoon230 Жыл бұрын
Abaayo waaba xaaraan nin adi ku aroosay walaashaa ma arosikaro waa danbi❤
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl Жыл бұрын
Abaayo dambi ma aha hadii uu ku furu. Markaa dhimato walaasha baa la dumaali karaa. Xaa xaran ka dhigay
@Cudoon230
@Cudoon230 Жыл бұрын
@@FartunDuvetGirl abaayo so baar walashaa hoyadaa iyo aabaha dhaly ma aroosikaro nin adi ku qabo cadey kulay waa sida aan ufahansanahy ninka walaashay iga daba aadayo tolow mase nolanaa 😂😂dalilkaas ila arka inta ilamida lake isara السوال: سؤاله الثاني يقول فيه: هل يجوز للمؤمن أن يتزوج أخت زوجته مع أنها راضية؟ الجواب: الشيخ: لا يجوز للمؤمن أن يتزوج أخت زوجته، ولا عمتها، ولا خالتها لقول الله تعالى: ﴿حرمت عليكم أمهاتكم﴾ إلى قوله تعالى: ﴿وأن تجمعوا بين الأختين﴾. وحتى لو رضيت بذلك فإنه لا يجوز الجمع بينهما، وكذلك لا يجوز الجميع بين المرأة وعمتها، وبين المرأة وخالتها لقول الرسول صلى الله عليه وسلم: «لا يجوز الجمع بين المرأة وعمتها، ولا بين المرأة وخالتها». حتى لو رضي الجميع بذلك.
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl Жыл бұрын
Abaayo I still stand by it a man can marry his ex wife sister. If he divorces his or she dies ! Islam permits him to marry her sister. We have even a work in Somali called dhumaal.
@abusufian3824
@abusufian3824 Жыл бұрын
your IQ is at higher level legend all time
@Palladino17
@Palladino17 Жыл бұрын
U mom is legend 😂🫡
@Cudoon230
@Cudoon230 Жыл бұрын
Horta waan ladagaalilahaay
@caaishacllaahi9004
@caaishacllaahi9004 Жыл бұрын
MASHA ALLAH
@axlaamcarre8586
@axlaamcarre8586 Жыл бұрын
Love you sister ❤
@ifraaxaxmed8019
@ifraaxaxmed8019 Жыл бұрын
Fartuun isku rayi nhy
@yahyehasan5132
@yahyehasan5132 Жыл бұрын
😀
@kittylover7681
@kittylover7681 Жыл бұрын
Walal gang ❤
@HSH20233
@HSH20233 Жыл бұрын
Tan labaad dambi weyn buu galay. Furid kaligeeda ma aha waa in la dacweeyo because qof xun ayuu kugu tilmaamay. Sharaftada meel uga dhacay
@mohammudyousuf622
@mohammudyousuf622 Жыл бұрын
Now i know where kaltum got her humor 😂😂 4:16
@missgorgeous2700
@missgorgeous2700 Жыл бұрын
Abaa qiso waxaa maqlay saas eh lkn illaaha og inee runthy. Nin ayaa xaaskiisa intuu furay ayuu walshadeda gur saday cida inee siyaan ceeb lanoqothy madaama gabarta lafuray caruur eheeso lkn lacag bdn ayuu siisay reerka kadib wuu aroosay, hada neh furay waxuu ku laabthy tii hore.. kwrn hee ?
@aminaabukar2638
@aminaabukar2638 Жыл бұрын
Bisinka dadku damiir xumaa 2gabdhood uukudul meeyraysanaa oo isla dhalatay waa aaqira samaan
@sumayahcishqi1214
@sumayahcishqi1214 Жыл бұрын
1 sodahdy wax igama gelin hdl ay dhahdo ninka un baan hdl ka sugi lhaa tan 2 wan kgu racsnhy 3 ninkaas waa iska furi lhaa wlshyna ma gursadeen😂😂
@quenisquen7184
@quenisquen7184 Жыл бұрын
😂😂😂😂
@mjama7664
@mjama7664 Жыл бұрын
Suasha jawabteda ninka leh hadey hoyadis sas tiri
@Malapey
@Malapey Жыл бұрын
First comment I deserve like ❤
@mariaofficialchannel3599
@mariaofficialchannel3599 Жыл бұрын
Suaalaha dhan wax dhaco way dadka sasee uso weydiyen. Su Asha 3 walashaas ma ahan mid hooyada iyo abaha dhalen balayo ha ku dhacdee. Hh
@saabiriincabdulahi3591
@saabiriincabdulahi3591 Жыл бұрын
Sidee walashey u arooso balayo hku aroosto 😅😅
@cazzam6193
@cazzam6193 Жыл бұрын
Oo sidan ma ninbaa ku qaba? Nin adunya jogow maxa aragti kuu laaban!
@hanishahmed1556
@hanishahmed1556 Жыл бұрын
❤❤❤
@asiyomohamud2718
@asiyomohamud2718 Жыл бұрын
Asc love baan kugu ahay please ila xiriir wll
@qodobadakawararka
@qodobadakawararka Жыл бұрын
Fortun aad ayaan kuu salaamay I like your videos really Waxaad u egtahay qof ku fiican tala bixinta inàd ila taliso rabaa Africa ayaan jogaa jaceel daran ayaa I haayo Shiidna waa jiraa 2 dii kabood Mid ayaan cunay mid ayaa ii harsan qoftana waxay taagan tahay tan hartay ayaan wada Cuneynaa oo naga badan ee aan is guursano Adiga maxaad sameyn laheed Hadii aad booskeyga joogto? 😂😂😂
@mimi-ahmed55
@mimi-ahmed55 Жыл бұрын
Kab maa cunte kab la cunaa ma so baxde mise wa hadal iga wen 😊
@nimaabdullahi3125
@nimaabdullahi3125 Жыл бұрын
​@@mimi-ahmed55 😂😂😂
@mimi-ahmed55
@mimi-ahmed55 Жыл бұрын
@@nimaabdullahi3125 walaley ma i dhantà kabta la cunaa iga daba gee laba kaboodka mida hore iyo dan dabe 😀😀😀🤣🤣🤣
@nimaabdullahi3125
@nimaabdullahi3125 Жыл бұрын
@@mimi-ahmed55 walahi maku dhamo ani xitaa waa yabay😂😂
@zuhurhassan2881
@zuhurhassan2881 Жыл бұрын
Kabta malaa gabadh uu qabo ayuu ka wadaa
@kafeeyoali4624
@kafeeyoali4624 Жыл бұрын
mida iska fur ee sodoh dheheso waa arkey wali sabab la aan wana xaliyey oo wan iska furey oo ana ka dalbadey
@kawsaraidid5196
@kawsaraidid5196 Жыл бұрын
Ninkaygu ma ku odhan karo walasha ban guursan qma ha ku qabo ama ha kufuro guurkaasi wa xaraam in Islamic
@AnisaSaed
@AnisaSaed Жыл бұрын
You can check the DNA while you pregnant hun
@fardousaadem1608
@fardousaadem1608 Жыл бұрын
sida unban subin lahaa no buuq cadey 😅
@zamzamabdikarim2570
@zamzamabdikarim2570 Жыл бұрын
Su aasha ah in walaashaa lagaa jeclaado adiga kufuro wayba dhacday oo rerkeena ayaaba saas sameeyay waaba noojoogo 2gabdhood mid la aroosay ilmo laga dhalay ee la macay kadibna midii ka yareed la aroosay ilmo badan lagadhalay😢😢😢
@MadinaMohamud-sb4ht
@MadinaMohamud-sb4ht Жыл бұрын
😥
@aishaomar4667
@aishaomar4667 Жыл бұрын
walidka maxay ubixiyeen 😢 reerki bu isku jabiyay be
@najma5804
@najma5804 Жыл бұрын
😢
@rahimamahmoud7481
@rahimamahmoud7481 Жыл бұрын
Walaalahaa kula dhashey miyaa
@zuhurhassan2881
@zuhurhassan2881 Жыл бұрын
Taas oo kale walal lama dhaho Qasiisad yar bay ahayd
@haniosman6837
@haniosman6837 Жыл бұрын
Fk
@dagancaynan
@dagancaynan Жыл бұрын
😂😂😂
NIN BAA I FARAXUMEYEY  HOOYADEYNA LACAG BAY QAADATAY.
19:17
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 59 М.
Nin Naag Qaba Ayay Qoyan Uga Shidan Tahay🤮🤮🤔
32:14
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 25 М.
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 30 МЛН
Synyptas 4 | Арамызда бір сатқын бар ! | 4 Bolim
17:24
How to whistle ?? 😱😱
00:31
Tibo InShape
Рет қаралды 12 МЛН
NINKAYGA BAA CAGAHA KA GUBAY
13:36
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 46 М.
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2,2 МЛН
Kaftan iyo sheeko
15:33
Najma Saafi
Рет қаралды 5 М.
WALAALKEY BAA MINDI GALIYAY
9:27
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 23 М.
CONFESSION IYO DILEMMA BAA SOO NOQDAY
16:15
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 118 М.
ILA TALI: XAAJIGA LACAG KA XADAA
10:46
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 32 М.
Cuweymir Ayaa MANTA BALCONY GURIGA
18:51
Fartun Happy
Рет қаралды 179 М.
MIYAA QAYAAMAY? HADII AAN U SHEEGIN INAA GABAR EHEEN.
19:19
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 47 М.
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 30 МЛН