Labada shikh allaha khayr siiya xaqana allaha nagu hanuniyo
@alcubaydamedia5002 жыл бұрын
masha allh sh c/kariim alle haku xifdiyo
@مقرأةللشيخأبوعبدالصمدالمقابلىا4 жыл бұрын
ماشاءالله حفظك الله ورعاك
@osmanahmed23845 жыл бұрын
Cilmi ma lihi laakiin waxaa ila macquul ah jawaabta Sh Cabdikariin Xasan Xoosh
@SamowadegeneraltradingSamowade4 ай бұрын
Ilahay been ma jecla Sookan.jameeco ah oo dacwadii ku jameeco ah abdikariim qudcur ayuu gudiya isagiiba jameeco ah maamul leh gooni dacwada u qabsada shirarka ilahay ka cabsado 80 jir been ku God gelaya waa dhibkeeda
@khadarmohamoud583516 сағат бұрын
Been abuurka iskadaa @@SamowadegeneraltradingSamowade
جزاك الله فضيلة الشخ العلامة أمل، : وهو قول المعتمد ة
@cumarmohomud5433 жыл бұрын
استنادا على ما ذا؟!!
@jaamacfaarax23752 жыл бұрын
Sh c/kariim xasan xoosh ilaahay ha narakeeyo,ummada ayaa ku badbaaday cilmigiisa.
@maan87463 жыл бұрын
اللهم ألف بين قلوب العلماء الطالبين للحق على الحق 🤲🤲🤲
@amsoofe7 жыл бұрын
Tadliis in lagu sameeyo Diinka Allaah waa Jariimo weyn.. Hadaahu Allaahu wadaadka Umal... *« إن من البيان لسحرًا »* تصويب الباطل وتحسينه حتى يتوهم السامع أنه حق أو يكون فيه بلاغة زائدة عن الحد أو قوة في الخصومة حتى يسحر القوم ببيانه فيذهب بالحق ونحو ذلك فسماه سحرًا؛ لأنه يستميل القلوب كالسحر ولهذا لما جاءه رجلان من المشرق فخطبا فعجب الناس لبيانهما فقال رسول الله صلى الله عليه وسلم « إن من البيان لسحرًا » [رواه الإمام البخاري في "صحيحه" من حديث ابن عمر رضي الله عنهما] كما رواه مالك والبخاري وغيرهما
@yaasirqaliif89545 жыл бұрын
M.a
@fuadabdi47455 жыл бұрын
الحق من عند الله waa cadayyay cabdi kariim
@عبدالرحمنبشيرالسلفي6 жыл бұрын
جماعة ماوافق الحق ولو كان واحدا كما يقول ابن مسعود راضي الله عنه وجماعة السلفيون هو الدين ينتسبون السلف هده أمة
@abdirahmanfaisal4023 жыл бұрын
Mansh allaah sheekhul islaam sheekh maxamed umal sidii ugu fiicn baa uga jawaabtay salafiyada waa dad tacasub ku dhisan oo salafiyo u mansab sheegta
@SamowadegeneraltradingSamowade4 ай бұрын
Waa runta iyagii jameeco ah aya hadana layiin jameeco diidan isagiba hada jameeco jameeco maxa la dheha dhaha dad mabda isku raaca meel gooniya jooga dadka kale joogin
@ayaanibraahim54774 жыл бұрын
Mashaa allaah
@Shukri20267 Жыл бұрын
Xafidalaha Sh.Cabdikariin iyo Sh.umalba lakin waxa Ila wacan Sh.Cabdikariin Xasan
@samo-wadedevelopmentorgani77165 жыл бұрын
culimada yaan lagu dagdagin, waa warasul anbiyAA
@SAKARIYEH5Ай бұрын
Dooda 0:43
@mohamoudyare90577 жыл бұрын
caalim ku raasikhay shareecada ilaahay ayaa yidhi ku xidhnaada culimada rahbaaniyiinta sida umal oo kale
@Ibraahim26 жыл бұрын
mohamoud yare ilaahay ma odhan sh.umal oo kale iska jir hadlakaa
@inaclaahi35263 жыл бұрын
Mohamoud yare. Cadaalada in laga taggaa ma fiicno. فضيلة الشيخ العلامة عبد الكريم حسن حوش حفظه الله تعالى ورعاه. فضيلة الشيخ العلامة محمد عبده أمل حفظه الله تعالى ورعاه. Labaduba waa labo caalim oo soomaaliyeed umadana xaqqa gaadhsiiyey, ilaahayna umada uu ku anfacay. Taas macneheedu maaha in aanay qaldami karin. Balse hadii xaaladan cadaalada la ilaaliyo xaqqa waxa udhow sheekh cabdikariim xasan xoosh
@AhmedHassan_EngShabeel9 жыл бұрын
wixii ka khaldana ilahay haw saxo sheekha
@abuusalmaan99614 жыл бұрын
العلامة الشيخ : عبد الكريم خسن حوش xaq ayuu sheegay xadiis ayanu daliishaday waxaana wax cad in ay bidco tahay in jamaacaat umada muslimiinta laga dhexsameeyaa sida walaalken ino shegay haynagu filnaato inti saxaabada ku filnaatay sh.umalna wuxuu gafay ILAAHAY ha u saxo
@ismailahmedaden67013 жыл бұрын
Iska hadal looma hadlee maxaa kaa haraa loo hadlaa جزاك الله شيخ عبدالكريم حسن حوش
sh c/kariin xadiis ayuu daliishaday inaanay banaNay sh umalna qaacido mrka xadiiska la qaadanaya
@inaclaahi35263 жыл бұрын
@@sacadyaasiinsaleebaanstudi7371 Qaaicidadu xadiith ama aayad ayey salka ku haysaa
@caydaruusjaamac94004 жыл бұрын
Markaan isu dhagagaystay Sh cabdikariim xasan xoosh ayaa run u dhaw
@SamowadegeneraltradingSamowade4 ай бұрын
Nooca sheekh umal sheegay waa run jadiiidyo ayaa sida u dhaqanta taraahda jameeco ayaa xaqa waxii kale waa badil
@SamowadegeneraltradingSamowade4 ай бұрын
Waa runtii jameeco nin la dhuunta iyo nin banaanka soo dhigtaba wa lagu wada jira dawcaduna nidaam ayau u baahantay ninkii yari jameeco la dagalamaya isagii ayaa ku dhacay jameeco ah
@mohamadibrahim32485 жыл бұрын
Sh.Maxamed Cabdi Umal Allah xafido cilmigiisana Allah barakeeyo
@mohamoudyare90577 жыл бұрын
ilaahay hakubarakeeyo sh maxamed cabdi umalow waanu kugu faaiidnay hadaanunahay soomali ilaahay ayaa diintan kuu soosaaray alxamdulilaahi
@salaadbukhaari2032 жыл бұрын
Wlhi waxa uu ku hadlay hadii biyaha badda lagu dari lahaa way isbedeli lahaayeen
@ayaanibraahim54774 жыл бұрын
Sheekh umal waasheekha kali ah ee saaxiib la ah kitaabka iyo nabiga iyo manhajkii islaamka waana ninka soooooomaaliyey aynu kucaankanahye aan ilaashanno
@Abu_Salman_Somali8 жыл бұрын
umal wa nin riwaayadaynaya no sheg jamacada aan khilafin manhajki ahlusunnaha ictisam wa firqo jamaco maaha malinta ad ku biirto ayay shaqo ku siinayan hadad xata bidcole tahay hadi ad ahlusunah tahay o anad ka tirsanayn ictisaam laguma so dhawaynayo marka sh umalow mar ad tidhahdo nabiga injir laha iyo mar ad tidhahdo dawladi cabdilahi yusuf wa gaaalo hadana carurti ad galisay dabkas ad khawarij ku sheegtay waxasi wax soconaya maaha walalayal iska ilaliya umal wa nin ahlu bidco ah u noqda fatwada ibn baz u ku radiyay cabdiraxman cabdilkhalaq e u u yidhi waxad u banaysay musliminta inay jamacat iyo kooxo noqdaan arinkas o an bananayn allahna waxa u yidhi وتقطعوا امرهم بينهم زمرا كل حزب بما لديهم فرحون . aayadan aya qabanaysa inayba banaanayn kooxo in la noqdo
Ilaahay labada sheikh ba ha barkeeyo lkn su aasha waxaa si qaadan uwaydiiaya cabdiraxaman dheer dacwada nidaam ma loo samyn karaa weeyi taas ayuu umal ka hadlay
@abdirahmanfaisal4023 жыл бұрын
Hhh wll labadaba waa laba xizbi xaqiiqda halaga hadlo
@cabdishukursaleban-eh7pk Жыл бұрын
Lakala teg
@abdirahmanfaisal4023 жыл бұрын
Wlhi waa runtii salafiyada ha la dhuumanina ictisaam banaankay la yimaadeena
@jaamacmaxamad51965 жыл бұрын
sh umal waa caalim
@naasirfaarax9035 жыл бұрын
Jaamac Maxamad waxaan u arkaa inuu jaahil yahay maaha caalim cabdi kariimna gaadhi maayo siiba cilmi ku gaadhi maayo waa laga yaabaa in uu ka adduun badan yahay lkn adduun waxba ma taro casrigan la joogo sxpo cilmaa wax tara hadal intaasaa kuugu filan wllow
@inaclaahi35263 жыл бұрын
@@naasirfaarax903 Fikirkaaga ayaad noo sheeg ty
@jeemahaari-fh4el Жыл бұрын
@@naasirfaarax903 Umal waa xaasid cadow ku ah dacwada salafiya. kuyeen idinkuba xisbi ayaa tihiin oo sarbeeban. indho adeyg iyo dhawaabid ayaan ku banayn kulahaa yaa kugu yiri, noo banee? yaase awood kuu siiyay in aad wax aad jeebkaaga kala timid bannayso adiga oo shardi ku xiraya? xisbi aan isagu is jeclayn miyaa jira oo muslimiintu usimanyihiin? waxa aad sheegayso waaqicayan wax meesha yaal ma ahan!
@abuujacfarnuur4832 Жыл бұрын
التعصب ممقوت شرعا لا يجوز شرعا فعله وما اکثر التعصب في الجماعات والحزبيات واياک وتلبيس ياشيخ امل ومع ذلک فان هذه الضوابط التي ذکرتها غير موافقة في هذه الحرکات والجماعات فان فيها التعصب والتقليد الاعمی فيما بينهم وکذلک اصحاب الحرکات الدعوية يعلقون في حرکاتهم الولاء والبراء اذن هذه الضوابط غير صحيحة
@qaniashka31252 жыл бұрын
Jamacadan jadiidiyo ee Hargaysa iyo sheikhoda xoosh waxaa ka cilmi badan kan dadka gaalaysiyo ee xasaaan. Jamacow sheikh waa muftiga somalia ama dumo oo gadal ka hadal ama is qari
التعصب ممقوت شرعا لا يجوز شرعا فعله وما اکثر التعصب في الجماعات والحزبيات واياک وتلبيس ياشيخ امل ومع ذلک فان هذه الضوابط التي ذکرتها غير موافقة في هذه الحرکات والجماعات فان فيها التعصب والتقليد الاعمی فيما بينهم وکذلک اصحاب الحرکات الدعوية يعلقون في حرکاتهم الولاء والبراء اذن هذه الضوابط غير صحيحة