wax badan ayaa ragga ka qaladan oo anoo ragga qiraya hargeysa ayaan jooga waxaan ku soo weynaadey iyadoo dumarku casuumada intey kariyaan la leeyay ha cunina ee hambada ragga suga waxaan is weydiiya miyaaney anoo kale aheyn why wax walba looga liido waar ragoow garasho ilaahey waa ku dhameeye dumar waa sida naftaado kale waxba ha is dheereysiin lkn mid ayaan ogey inuu nacas oo dhami qurubaha tagey oo dumarki xumeeyey allow dumar soomaliyeed noo ilaali
@saadomuhumed7515 жыл бұрын
Thanks walalo
@sirdoon15 жыл бұрын
@@saadomuhumed751 walaal idinaka mudan in la idin dhaho waa mahadsantii waayo bal eeg lacag yar ayaa la idiin dhiibaya waxaad u badaleysaan cunto bisil caruur ayaad umuleysa xanuunka la idinla wadaageen markaa yaa mudan in la dhaho waad mahadsantey ani mise adi ii noolow wll wax aan u damqadaba dumar ayaa jire
@lailaibrahim36295 жыл бұрын
@@sirdoon1 wllo ,it's teary to hear this from a somali man .May Allah swt bless u always for your kindness and lofty thought Aameen ya Rabb.
@sirdoon15 жыл бұрын
@@lailaibrahim3629 my sister ii noolow koley abaal aanan gudi karin ayaad nagu leedin mar waad umuleysaan xanuunka iyo oohinta ma dareemayaan ee waxey sugayaan hambalyo wiil ama gabadh ayaa lagu dhaley lkn ninka raggi isma weydiinayo xanuunkeedi iyo dhibkey ku umushey wali ma guursan lkn gabdha xaas ii noqota nafteyda oo dhib gaadhin xaaskeyga dhib igaga horeynmeyso some times waan ooya markaan soo xasuusto inaabtidey wixi ku dhacay lkn waa qiso xanuun leh ii noolow leyla ibraahin dhibtiinu waa dhibteyda
@lailaibrahim36295 жыл бұрын
@@sirdoon1 thnks wllo
@Mahad20145 жыл бұрын
This lady is very inspiring, smart and great speaker.
@sahromaxamed49654 жыл бұрын
Wallshy waxan kugu qiyaso ma gartoba wayo waxad tahay qof qaaliya maskax badan naxariis badan garasho badan isku kalson wax kasto aad kahadasha wa nolosha xaqiiqdeda waxan kula baxay anigu macalimada nolosha guul ban ku Rajaynaya wall qali dar illahay ban ku jeclahay♥️❤♥️❤♥️❤
@mryamg5 жыл бұрын
you're a natural actress and a great message conveyer. @ 4:30 i like how you put his words into action, lol
@aminaabshir14954 жыл бұрын
You're the shining star of this Era, specially Somali sisters.
@nawiilc42725 жыл бұрын
Wllo lots of good people love you so don't mind about the few ignorant I love your videos keep moving forward
@Nabeelluth4 жыл бұрын
Keep on going Fathia ha’ujoojin maangaabka. I love woman who speaks of her mind , well done 👍
@abdilahiali5395 жыл бұрын
@Fathia Walalo aad iyo aad ayaad u saxsantahay. Muhiimada waa in qofkaas uu fahmaa ujeedada uu qofka kale ula hadlaayo. Qof wanaagsan ayaad tahay wanaagaaga sii wad. Big respect Inader.
@rahmaissllaam40895 жыл бұрын
4:35 😂😂😂😂😂😂😂waa qoslay wlhi Xishoodka bay khalad ka aamineen wlhi maamo waa ku jeclahy Xalaaal fun baa sameesa waxaadna sabab u thy inaan dib u baaaro heesaha qaaramiga ah Mahadsanid Mum Guuleso waxaa thy shaqsi aaaad u wangsan Maskaxda iyo caqliga Allah ku siyaadsho
@munaamuniita35745 жыл бұрын
Rahmoy wa ku arkaa🤣
@rahmaissllaam40895 жыл бұрын
hhhhh munaay Halkaan la igma waayo😂😂😂
@farahhassan44493 жыл бұрын
Wallahi you're amazing Mashaa Allah tabarakallah😍😍😍😍
@ifrahmohamed58545 жыл бұрын
You are my little sister and I love you for what you do and your graet work
@bashiirtarabbi5 жыл бұрын
“Life is too short to be serious all the time. So if you can’t laugh at yourself, call me, I’ll laugh at you.”
@deeqaadam11755 жыл бұрын
Heey fatxiya soo noqod wanaagsan . Aad baan uga helay sida wanaagsan ee aad uga hadashay qodobka u danbeeya ee TURKEY 🇹🇷.khaasatan taariikhda wayn ee ay u lahaayeen islaamka inay geesiyiin ahaayeen mar xakumi jiray caalamkoo dhan. Runtii walaalo dad badani ma yaqaanaan arrintaas waxan kaa codsan lahaa haddii aad mar moons sheekayn lahayd cismaaniyiintii iyo sidii ay ahaayeen iyo sidii ay u burbureen. Aad baanan kuu salaamayaa si fiican ayaanad dadka wax u fahansiisaa. Thank you so much ☺️
@abdallaali61575 жыл бұрын
bashir tarabi I
@zeinabtaher26715 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk exactly
@abdirisaaqhassan95 жыл бұрын
gabdhaha halaga xishoodo waayo marka koobaad waa hooyadaa marka labaad waa walashaa marka sadaxaad waxaad rabtaa inaad xaaska dhigqto marka ragoow xishooda inaad dumarka wax ka sheegayso matihid nin kaamil ah we love you our girls
@heartlightqueen39855 жыл бұрын
Fathia huno allaha ku xafido Allahuma Aamin waan ku jeclahay Nin ka leh cid ku haminayso malahan Alla muxuu dumar badan bahdiley mid ilmaha Uu haysa ha noqotee mud kale xiligii Nabiga scw dumar ka waa la ixtiraami jirey xiitaa dumar xiligaas nabi scw ayay la doodi jireen oo su'aalo waydii jireen
@WHO20245 жыл бұрын
Welcome back sis. I personally enjoyed seeing Turkey through your lenses. Thank you for sharing. I added Turkey to my bucket list. Please don't let the negativity of a few waste your precious time. You are loved and respected member of our community. As a Somali female myself, i know how hard it was for Somali women in the past. Time has changed so Somali men get use to it. Some of you are still stuck in stone age. You are not the gaurdian of every Somali women so mind you business.
@WHO20245 жыл бұрын
@Horror Genes a looser just spoke. Naarta jahanama ka naa naalee nacas yahow edebta la barin... Waa midkan oo kale waxey Fathia ka hadleyso. Xayawaan.
@mohamedaden86375 жыл бұрын
Walal Farxiya runtii you gave us really nice advises about life , relationships and beatyfull stories😀 walal give no care those who are reer miyiga ah. Libaaxad ayaa tahy. May Allah protect you💖💖
@amalitofunnykittensvlogs6475 жыл бұрын
the smartest thing a women can ever learn, is to never need a man
@MohamedIsmail-og7dd5 жыл бұрын
A
@fahmomohamud89925 жыл бұрын
100%
@hassan66925 жыл бұрын
Bullshit
@ismahanosmandiriye54055 жыл бұрын
Thousands times right
@hassanrhoda5 жыл бұрын
Amalito, men and women will always need each other. The only time we will not need each other is when we go six feet under.🤣 We must learn ways to live with each other.
Arligii Udgoonka Raga soomaalida ma jecla Naag Aqli badan.
@Amalhirad3205 жыл бұрын
Don’t listening ignorant ppl we love u always sis 😍
@cabdirabbidhuungale79515 жыл бұрын
fathiya aad baan kuu salaamayaa walaal ninka sidaas ku yiri inta xun ee raga ku dhexjira ayuu kamidyahay raaligen buuxda ayaan kaasiiyey waadna kumahadsantahay waxa yaalaha aad noosoo gudbiso caqligana ilaah hakuu siyaadiyo
@najmocabdullahi84705 жыл бұрын
Mansha allah abayo qof lagu dayada tahay xaqiq
@khadarahmed13975 жыл бұрын
Wllo kaasi waa jaahil halahadlin waa noca qalbiga ka dila hawenka ee bahsa nagahoda qaarbadan baa u arka in naagnimadu tahy dicifnimo walahy naag baan ahy ismalihi ninbaa waxku dher ilahy waxbu ku wajibiya ana wax buu iguwajibiyay lakin qaarbadan ayaan iskala waynahy
@100somalilanderburco95 жыл бұрын
Beautiful soul masha allah that's what we love about you. Ha isbadalin wll heesahaagunu qalbiga ayay u fiicanyahiin I love it it's part of our culture and beauty💗
@asijaberger61825 жыл бұрын
Fathiya walaal, anakaa sheekooyinkaaga iyo heesahaagaba aad u jecel, dadkaas oo kale soomaali aad way ku badanyihiin. Hadaba walaal macn, dheg how dhigin maangaabyaasha. Inta ku jecel ba ka badan. Waxaad rabtaad gashan kartaa, sur'waalku ceeb ma aha sur'waal la'aantii ma bixi karo ama leginz , asturnaanta xitaa qalad bay ka fahmeen. Keep doing your job, it's great, runtaadan jecelay. Soomali badankoodu waa unalphabet, stay strong we love you fathiya, ilaahay ha ku xafido, qofkii yar maskax dhaamana ceeb aanu lahayn bay u baadhan. Stay strong sis God will bless you.
Asc walaashey qaali Alle hakudaayo raghalayaabin was caadadood
@mhassan01634 жыл бұрын
Amina fariiddu gurigeeda ayuun bay ku baabi'isaa oo ninkeeda ayaa ku dhib qaba, gabadh PHD ayaan qabaa , naftay iga saartay, shit waa. iskaga tegay, xaasid kuma ihi balse waa too much
@hodanhassan83613 жыл бұрын
@@mhassan0163 ha biqlayso waxad donaysa adoon aad gumaysato noloshaad ka hadhen hadad rag somaliyeed tihiin marka hoew romantic ma tihiin labaad nadiifta mataqanansababtaas ayaad u donaysan naag hoos uun egaysa ood wax uun ku reebtan shit
@fosiyacali72065 жыл бұрын
Masha alah tabarakalah alaha ku barakeeyo. Wll waano iyo waxsheeg walahi wax badan ayaan kaa dhaxlay, dadka fariimaha dhaawaca leg kuusoo diraya fadlan ha nagu halayn ee barnaamijkaaga mar walba wixii cusub nalawadaag was iga talo mahadsanid.
@aminaabshir14954 жыл бұрын
Sister you stand for women's rights. You're the shoulder to lean. Ignore the ignorants. Love you.
@saidohaji41245 жыл бұрын
Fatxiya keep going and don't come back Kuma gaaraan in badan oo ragga ka mida gabar caqli badan baa tahay maashaa ALLAAH .
@yahyefaroole5605 жыл бұрын
Hooyo. Ma aqaan sababta aan ula socdo muuqaaladaada, some where you look like my mom.
@rayaanabdukadir19994 жыл бұрын
fathia abaayo warkooda dhag jalaq ha usii waa rag iyo xaalkiis kuwa xitaa diinta aan isla barano waxey iskudayaan inaan su'aal weydiin macalinka kusaabsan xaqeyga kamana yeelo oo waa ogtihiin iskadaa kuwa juhalada ah ee aan waxba ka aqoon diinta
@sadiaali91104 жыл бұрын
Fathia all I can is “you’re National treasure “❤️💯❤️
@farhiaaddedadeed18365 жыл бұрын
I love your songs very relaxing this man is jealous they want you but he knows he have no chance with you that s why he's hating angry man are very hatful
@Ihsaan00005 жыл бұрын
Fathia you're a legend, you've inspired me to speak my mother tongue more often. Ignore the haters xx
@leamispote5 жыл бұрын
I'm a big fan keep going, it's a great pleasure to listen to you!!!!!❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@aminaabshir14954 жыл бұрын
Masha Allah baraka Allah. You're are the voice of voiceless. Xafidaka Allah. ❤❤❤❤💯🤲🤲🤲🤲👍
@nehliitabae755 жыл бұрын
Halkaasaanu soo fadhiyeeynaa hhhhhhhhh runtaa kugu jeclahay ❤️👏🏻👏🏻
@bilanfarah6455 жыл бұрын
Fathia hhhh ala WD IGA qoslisay habo maba oGA ragaan maangaabka inad ka indheer garadsanthy...we love u and I adore u dear
Masha alaah xabiibtii jzklq. Runta Iga dheh qaaliyeey somali people. Are very chage judgmental people don't panic xabiibtii horey ugh soco. .ignoir. Them xabiibtii.
@yassinadan14555 жыл бұрын
Shukran shukran fatxiyo
@elhammohamud41585 жыл бұрын
Fathie obsie xbbt horey usoco taageere kuu ahy
@ناصحللملحدينتبإلىاللهقبلفواتقط5 жыл бұрын
Fatxiya waa comentigi ugu horeeyey ee aan soo qoro Waxaan aad Ila yaabay soda quruxda badan ee aad Turkiga aga warbixisay iyo Somalida markaad ku tiri Yaan laydin nicin, Waxaan deganahay Ankara waxyaalaha aad ku sheegtay Somalida waabay sameeyaan oo waaba. Laga dacwooday.
@dooxadadooxada94485 жыл бұрын
Farhia absiiye. Dee. Hadiii aaad igu shashada ha so fariisatey. Raguna kijeclaadeen. Halayaabin
Asc fadhiyo abaayo wan kusalaamay marka hore ad ayaan kujeclahy wayo qof caqlibadan oo aqoon leh ayaatahay fikridaadane
@Daryeelhooyo4 жыл бұрын
You really always inspiring me thanks 👑
@abdulazizmohamoud19455 жыл бұрын
Mahadsanid Fathia, Raggow ka Jawaaba su,aasha Gabadha soo bandhigtay, waxaan ula jeedaa Ragga Gabadhu sheegeyso
@kadijaali86815 жыл бұрын
Abaayo Qurux iyo Qiimo Iyo qaayo Ilaah baa ku siiye Nin iska hadley waxba ha u joojin
@yasinjama26385 жыл бұрын
Cadceedii bulshadaad tahay qof iska hadlay Dan haka gelin bini aadamka qaarbaan xataa dadka wanaagooda qudhin iska daa wax kalee lkn inta wanaagsan baa ciidaa ka badan hore u soco
@abdurehmanmektel79675 жыл бұрын
I enjoy all her clips, she is one among most interesting and extremely influential motivational speeker. Waan kujecalahay gabar somaliyeed oo aqli badan yaad tahay ee waanada noowad wllo qaaliyay
@khadarmh5 жыл бұрын
Mahadsanid..Mahadsanid.mahadsanid. geeljiranimadii Raga Soomaalida waad na tilmaamtay waanad na toosisay ...
@saabirarts64625 жыл бұрын
Teeda kale music iyo buuq iyo qaylo madaaratid waa KZbin ka kaliya ee aan happy Ku dareemo dumarka KZbin ka jooga aadaa ugu sharf badan gabdhahaan Walal haw joojin waxaaas waan ka helaa
@abdulrahmanmohamed31325 жыл бұрын
Asc wll quruxey anigu waxan kugula talin lahaa waxas qudhunka aha ee bila akhlaqda ah haw jawabin hana soo qad qadin wax aan jirin kaso qaad qaali
Garoon weyn ayaad taagan tahay oo aad khudbad ka jeedinaysaa markaa ma wada heleysid in ay dadka oo dhami ku wada amaanaan inkasta oo aan dumarka amaanta la jecelnahay iyaguna jecelyihiin. Samir ayaan ku oran lahaa ku darso Thank you.
@abdirahmanibrahim62905 жыл бұрын
Waano fiican oo qiimo badan ayaad soo jeedisay wll, waliba habdhaqanka dadka somalida iyo sida looga baahan yahay inaynaan umudaha aan u nolol doonano aynaan is nacsiin oo dad liita aan laga aaminin hadaan somali nahay, aad bad u mahadsantahay wll, hore u soco waxa ka daba qaylyana een wanaaga wadin dhag ha u dhigin.
@Lizzie173835 жыл бұрын
Intaa cid I tidhaahdan doonayay weligayba allaaa ya cisak fatiya
@fartunjama68795 жыл бұрын
Walal maxa runta sheegtey abayo hore u soco waqti giisee dhamaayee
Mashallh inantani waa geesiyad warkeedu cadyahay i love dadka sidaasa farxad kunolow wll
@abdallahwadani11575 жыл бұрын
Kkkk abaayo dadkeenu way faduul badanyahiine ka bax warkooda oo hawshaad waddo farxada iyo qofka uun bay sida duqsiga ka baadhan nabar enjoy your self mahadsanid guul walal sharaf
@mowburakayd20525 жыл бұрын
Beautiful, elegant & intelligent wow and sweet, mannered voice / talk, May Allah bless you and thee family who brought you to this earth. Alle ha ku ilaaliyo my dear.
@hodanali79945 жыл бұрын
Maasha Allah mamo fatxiya walaahi dar allan kuu jecelahay rabi haku xafido nolow intay nololi jirto qof waxad tahay kudayasho mudan
@idilwarsame21275 жыл бұрын
Huuno keep going masha Allah you are one of my favourite sister aad ayaan kugu raaxaysta dhag ha u dhigin dadkan xaasidiinta way ka xunyihiin gabadh Somaliyeed oo hadal kara dhag ha u dhigin👏👏👏👏👏
@indhauroon51335 жыл бұрын
Asc fathea sharafeey ha ubixin kuwaasoo kale rabbi haku xafido
@faafintadiintaislaamka29425 жыл бұрын
Habaryar adaa na yidhi Jacayl Ma haysto oo Meesha Waa ku cidlooday hasha feels cuntoo cabaada miyaa thy kaftan lee u qaado
@samadomar17535 жыл бұрын
Thank you very much faithia absie
@taliyelibaaxdhansade62385 жыл бұрын
Fatihia absie qof la yaqaan baa tahay waana laga heli karaa ha is adgeyn wll gabar quruxbadan ba tahaye
@ruqiyoese95225 жыл бұрын
You are amazing person maan sha allaah tabaaraka allaah tabaaraka
@abdikarinismail43654 жыл бұрын
Mida kale farixya numbarkaaga waa lagu waydiin, aduunka shukaansigii waa isbedelay, waxa ugu horeya bacda salaan waa numbarkaaga isii.
Asc walaashay video gan wax khalad ah kama arkin aniga ahaan hore usoco my dear sister 💖👍
@mursalyusof43235 жыл бұрын
Fathia aniga ku jecel wll ilahas so hadal siaan mustaqbal uga wadal
@hassanabdirahmanharbi87785 жыл бұрын
First time ASC WR WBK secondly my dear sister fathia absie rabi raali ha kaa noqdo waligaa akhiro iyo adduunba farxad ku noolaw leave them just these view ignorance dadka intooda badan ma matalaan most of the people here positively masha allah because all the i was some their comments So we don’t stop ✋ rude people kastoo aynu nahay as human being in loo jawaabo some times ignorance people ka hada isku day my dear sister inaad ka soo qaado non sense!:) Wallahi waan qiirooday saaka after salaadii fajri oo wax kasta oo aan gacanta ku hayay waan jooojiyay because sida quruxda badan ee aad u hadlaysay masha allah tabarakallah ku dhaaf waxaas aad sheegaysay wll aniga iyo inta ila midka ah ee ku jecel ku ilaw fathia absie.gaar ahaan anigu waxaan kugu xasuustaa all the time labada hablood ee ila dhashay ee aan u jeclahay sidaan kuu jeclahay mid ka mida just waxad tihiin same name #fathia Thanks 🙏 every thing my sister you are our role model specially for me:)! Wallahi i don’t know 🤷♂️ well waxaan kugu qeexo ama kugu sharaxo ama kugu sifeeyo Qof intuu qiimo iyo qaayo leyahay ayuu rabi hadyad kugu manaystay I love it to say this one as confidently indeed I was and I know well Turkish people even up to now i have alot of friends 👬 from Turkish people alhamdulillah Any way all of peace and love 💖 down all haters allah ha ku abuuro jacayl iyo ixtiraam hadii uu ugu talagaly rabi swt hadii kale sharkooda allah ha ka qabto dadka dadka u tusaalaha ah ee rabi wanaaga iyo samaha u hibeeyay sorry 😐 I was be emotional 😭 Greating from Iceland 🇮🇸 all of you ✈️✈️✋✋✋✋🙏🙏🙏👋👋👋👋👍👍👍💖💖💖💖♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️💖💖💖💖💖👩❤️💋👩👩❤️💋👩👩❤️💋👩💏💏👨❤️👨👨❤️👨👩👩👧👩👩👧👩👩👧👩👩👧👧👩👩👧👧👨👩👧👧👨👩👦👦👨👩👦👦👨👨👧👦👨👨👧👦👪👪👩❤️👩🌹🌹🌹🌷🌷💐💐💐🌺🌺🌺
@SuperRats_thefirst5 жыл бұрын
farxiya walalo go forward we love you advise
@ayaanmohamed48025 жыл бұрын
Waxaan soo hor daawaday video gii raaligalinta aad kaga bixinaysay video gan ilaa imikana wax xun oo aad samaysay ama aad sheegtay ma arag aan ka ahayn khamiiska iyo cumaamada oo ah astaanta Rag muslimka ah aad tidhi markaad xidhan tihiin in aad dumar u eeg tihiin waa laydinkula doodi karaa Fathia wllo Alle dhamaanteen Rag iyo dumarba wanaaga iyo khairka ha inagu sugo intaa waa la khaldamayaaye
@qalibbaashaabdi6375 жыл бұрын
Fathiya abssiye dadku ma wada cafimad qabaan dad nafsiyan xanuunsanaya ayaa jira amaba aan samayn dad la xidhiid amaba communication dadka aan la samayn una haysta in ay wanaagsna yihiin amaba caqli badan yihiin marka faruhu ma sina ee yayna ka xanaajin
@allemagan9875 жыл бұрын
waxaa meeshaas kacad in aanbjacelnahay dumarkeena waxaanse ku waydiiyay hadii aanan kulahadlin oo aanan ku soowicin yaan wici lahayn mawaxaa rabtay ajaanibta in aan wacno waa ku soowacaynaa waaku soowacaynaa waa kusoowacaynaa insha allaah hadaa nahay rag damac nagama dhamaado
Walaal Fathia. Wixii ku soo fara gashta Baalaha ka rif. Maxey kaa rabaan?
@khadraabdurahman50323 жыл бұрын
Habo haw joojin waxbyaha negative ka ay ka leyihiin habo ruunta kugu jeclhy 🥰
@ilhanali38685 жыл бұрын
Fathiya abaaya ha ubixin kuwa ku liida waxaa 3 jibaar ka badan kuwa ku jecel oo kgu qanacsan anigaa ka mid ah Markan ku daawanaayo runtii waxn dareemaa xasiloni farxad waxad tahay datka fara ku tiriska ah oo aan wax badan laga faaido program yada ad soo dhigto KZbin.
@muslimah.peaceloving.59475 жыл бұрын
Fathiya wll kartidada iyo qalbiga fiican kugu jacalahay ee Allaha ku xafido mid kuu qalmo oo ku qaboobsta na Rabi ha ku siyo wllshyn qaaliga ah.
@nimoabdullahi33174 жыл бұрын
Waa runtaa alaa maxaad runtaa maxaa gabdh sharaf badan oo soomaaliyeed nacas aan u qalmin ku agrafaad San walaalo qaali hore u soco Anagaa ku jecel ❤️❤️👍
@CAWO-KULUL3 жыл бұрын
Fathia kuwan ha ku daalin waa maroodigu takarta saaran ma arkee wuxuu arkaa ta mid kale saarin, waa dad aad moodo in loo diray afaaraha dadka kale, lkn aan iyagu is xisaabin Karin
@sagaldarajo78814 жыл бұрын
Raga somaliyeed jahil nimada haysa dumarka horu markodu wuu dhiba hore u soco habo❤
@drmowlidahmed2615 жыл бұрын
Anigu tusaalaabaan u soo qaataa Farxiya Cabsiiye markaan haweenka wanaagsan ee waddaniyiinta ah sheeggayo sidaan muuqaal aad heesayso u arkayna ilaa hadda waan kugu xidhanahay waayo qofku sida uu afkiisa hooyo u xushmeeyo ayaan ka qiyaas qaataa dal iyo dad jacaylkiisa heesahaaguna qaar musig kujiraba maaha waa nooca loo baahnaa, waxaan ku leeyahay guulayso haddaad aragto nin aamus ku lehna waa mid nafsiyan ay diiqad galiso gabadh la yaqaan oo caan ah oo ummaddeeda wax u sheeggaysa markuu arko ,horaana loo yidhi "hal diidaysaa geed ay ku xoqoto ma waydo "markaa diiqada nafsiga ah ee haysa iyo masayrkay ka hinaasaan heerkaad gaadhay ayay kugula dul dhacayaane haw bixin.
@FatxiyaCabsiiyeChannel5 жыл бұрын
DrMowlid Ahmed SA Dr. Mowlid, walaal walee waad iga qoslisey gacaliye! Dee hadaad soolane tahay wiil sidaada ahi ma bad ee, gabsho jam jam ah ayaan aqaan oo calaf doon ahe email iisoo qor walaal. Wixii wanaagsan waa la isla doontaaye! Fathiaabsie@gmail.com Hadaad xaas tahay Allah ha idin barakeeyo!
@drmowlidahmed2615 жыл бұрын
@@FatxiyaCabsiiyeChannel walaal waad mahadsantahay, maya xaas ma lihi, haa way wanaagsantahay in laysku xidho dhalinta se wixii aan ka odhan lahaa arrintaas waxaan kuugu soo dirayaa dhanka gmail ka, markale aadbaad u mahadsantahay waxaan islahaa uun taageero u muuji manaan filayn inay Farxiyadii caanka ahayd ee wada jacayloos ka ahayd ee aan halkan kala socon jiray halkan iigu soo jawaabto waliba arrin kalena isoo ban dhigto, waa arimo u wada qaadan waa ah :))) guushuba waa intaasoo looga sii dhawaadee waanigaa iska daacadnimo dhurmaye in shaa Allaah si dhakhso ahbaan kuula soo xidhiidhi .. Guushuba jawaabtaada Mid ku joogta weeyaan Jacaylkuna qalbigaaga Mid dhex jiifa weeyaan Intaad dunida joogtana Mid sii jiraysa weeyaan Intay dunida joogaan haweenku ayuu khayr sii joogaa, intaad jacaylka ka sheekaynayso ee aad wanaag iyo guri dhisaysana Soomaalidu waxay leedahay rajo wanaagsan maadaamaad ka mid tahay.intaasina amaan hayga ahaato qofkii wanaag dadkiisa ka dhex wada ayaa mudan inay tix iyo tiraaba lagu sheego wanaagiisa e.
@saidaahmed23614 жыл бұрын
Walaalo ha dhagaysan kuwa cunsuriyiinta hadalkoda
@ahmedharoun57085 жыл бұрын
Wllo aniga kuu sheegaya waxa lagu soo waco ee laguu weydiiyo telephone kaaga waxay doonayaan in lagu waso markaa iska ilaali ka ilaaasho siilkaaga keep it a pl
@Tolsaamemediapro4 жыл бұрын
w runta turkida wa dad qob leh io dadnimo io dal javeel io midnimo waana dad ragooda ey ka muuqato raganimo w sax taa wall somalidu w dad musuqa caadeydtay waana jirjiroolayaal aan dadnimo laheyn ragga io dumarkaba wa isma dhaanto io dhashoodo wll turkida wey ina nici doonan goor dhoow waayo iswaalka io qeylida io qaabdarada ayaa dhaman nalagu soo abqariyey wll somali maryooley waa musuq io qiyaano miiran
@xasannuur61375 жыл бұрын
Farxiya iska daya gabadh somliland dhaba wye waad ku dalaysane hore soco lenay
@muniraabdullahi77374 жыл бұрын
I love this soul ♥️
@WHO20243 жыл бұрын
Numberka waxey ku waydiinyaan waxey rabaan iney kugu nasiibsadaan. 🤣 Waa midkasta ku tijaabi.
@ahmedab58465 жыл бұрын
Maxaa kujaban hadii qofku kuweydiiyo telkaaga, caadi waaye adigaa leh goaankaaga, ama sii ama udiid. Waxaa laga yaabaa inuu kaa heley, ku akhbaar weydiisto, inaad xaas tahay, garoobtahay ama gabar tahay. Caadi is kadhig