Manshallaha sharafey marka hore illahay hanku caafiyo.... ( ka soo baxa) inta badan waa cayun Marka isku day inaad marwalba iscilaajiso biyo aad adkar ku akhrisay Iyo fataxada kugu marwalba inshallah wad cafimaddeysa.
@deeqacali_232 жыл бұрын
Ilahay cajiska hala qado xabibti insha allah dhamanten
@كنمبتسمالغالي2 жыл бұрын
كل عام وانتي بالف خير وصحة وسلامة ورمضان كريم عليكي وعلينا بلخير والبركه يا سميه 💚🙋🏻♂️
Ck family ahaaN Dumashi su'alahayagii waad u gambisee.... Seee camal durtaba maad nagu booday soodigii shalayun so dhawada laha....... Any way alle haku xafido marksta madaxd noo sarentahe🙏
@nastexaaxmedsuge50502 жыл бұрын
Waxaas 1m baa lagu kala kacsanaye
@munaayanlle87812 жыл бұрын
22sano kula badana walaaly allaahu Akbar ilaah cimriga ha inoo ziyaadsha
@capiracali67102 жыл бұрын
Mcnto CK ino guurso waan kula jeclanay team ck
@ashwaaqabdi42072 жыл бұрын
MashaAllah Samaraa queen my role model💎❤💕💕✨
@safiyoomuuse6012 жыл бұрын
Asc waxa tahay gabar xijaaban kuguma haboon mesha aad ka muuqatitlt Sidaa darteed waxan ku la talinla la haa in aad isga hartit waxa ka soo galaayo waa xoolo aduun marka aaqiradaada ha ku bedelan waayo gabar xijaaban waa in ay ilaalisaa xijaabkeeda iyo diinteeda wabillahi Towfiiq .
@fatimaahmed42262 жыл бұрын
Asc walaashey qof diinta wax ka yaqaano baa tahy inaa rag la qalwooto, oo hadana ck oon ku qabin uu ku dhaho xaajiyadayda miyaa kula qumanaatay sidey diinta kaaga muuqato dhaqan kaaga u wanaaji waa iga talo waxaa ck adi ku dhaqanteen inaa guursato is xallalysataan KUU dhaantay, ehlu diin aan ahay nimankana waala boodboodaa isma qabato walaal ee allah u noqo
@malabey1972 жыл бұрын
Sh Suufi wuxu dhahay waa soomanahay hala soo boodina🤣 intaa cibaadada qari kartiin qariya ❤️
@saara3saaro2712 жыл бұрын
Sheekad adig iyo cky barank miyuu ah subhan Allah miya qeer qabo Allah ku sahlo
@fowsiyamahamedm88452 жыл бұрын
Laaxowla walaquwata wll mala’ik ba garbahada saran allena wukumaqlaa ee beenta iska daa subxaanalahe. Dhabankaan xata sodon iyo labo kaweeyn wlhi. Bisinka Ben madanaa naagdu wa cimri ka cararkii oo qof ah
Meshas waxa nokacad adi iyo ck iine wax nikadexeen ama ad isqilafteen lakin wixijiro allah aya og
@maashaallahmacalim28202 жыл бұрын
Waa sumantahay walasheyda su'aalaha badan joogi maxadsanid
@shafaarmoha94792 жыл бұрын
Hhhhh Sababto ah qaarkood been bey ku galinayaan miyaa?
@naimamohamudhussein22842 жыл бұрын
m.a gabadha kaliya kudayashada mudan Allaha ku xifdiyo nololashaadana sidee jeceshahay Alle hagaaga dhigo xppti
@ambiyonoor652 жыл бұрын
Subxanalah waxad noo shegeysen saan miyaa ka dambeysay walhi is ma lehen Samiiro iyo ck ayaa been noo shegi donaan Abyo ilahay qalbiga ha ku qabowjiyo🤦😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@haniyey12 жыл бұрын
Walahi Waa ka naxay koleey Waa iska jeclaay ayada iyo Ck laakiin ma aqaani wax ku dhacay maskiintaan
@hodanmacalincumar96342 жыл бұрын
@@haniyey1 indhaha mey la.dahay marku ck gursane mida kle waba lojeday in eey bark ehed somali lee laka walaa ma ogodin miya 🤣😂🤣
@haniyey12 жыл бұрын
@@hodanmacalincumar9634 xabiibti Alxamdulilaahi indha Waa leeyahay laakiin CK gaal ma ahn Waa muslim waana Soomaali ee maxaa u diideey? Sow gabdho wadaado ahaay oo gaalo guursadeen ma jiraano? CK ceeb malahan Waa uun iska dhalinyaro kumaanaan ka xun ayaana la guursadaa oo eey guursadaa gabdho ka wanagsna samaara
@hodanmacalincumar96342 жыл бұрын
@@haniyey1 mahadsanid
@ridwaancabdikariin68972 жыл бұрын
Masha Allah ilaahay hakuxifdiyo
@sulekholove1646 Жыл бұрын
Insh allh nolol qurxbdn oo farxd leh allh ku siiyo abyo dhamaan intii dhibn intii xanuusan intii awalaad la aan ah allh ha ha ka dul qaado dhibk allh ha caafiyo allh awalaad ha siiyo musilnimd allh nagu dilo khayrak allh nawad waafajiyo aamiin
@fatumoadan20582 жыл бұрын
Wan ku daremi kara gabar ayan ahay wax kasto aa tabeysid ilahey haku siyo 💯💯♥️♥️♥️🥰🥰🥰
@jabibabaa40222 жыл бұрын
Cayuun inay tahay macquul mcney isa quraan saar adkartah aqriso suratul baqro aqriso daaro❤❤❤
@akmo51242 жыл бұрын
Don’t listen the people what say to u abayo always enjoy your life abayo mcn 🥰❤️💪🏿
@zaitunaabdi23512 жыл бұрын
Masha Allah sister
@saciidoali11992 жыл бұрын
Mcnto ilhy hakuxafido wll qaaLi quraaana isasar
@Princess-qb7pm2 жыл бұрын
You are such a role model queen 👸 Mansha allah 😍
@luulabdullahi84982 жыл бұрын
Masha Allah Samara Noso ducee qali Allaha ku barakeyo Aamiin,
@umlkhayrabdiumlkhayr7432 жыл бұрын
ربي يحفظك ويسعدك ويحميك من كل شر اللهم امين يارب
@Xaawo_sharaf2622 жыл бұрын
Aamiin ya rabi dhamanteena insha Allah 🤲🏾
@fatimabarre9362 жыл бұрын
Mashaa Allah wad asturantahay Inad sontana wad noshegtey marka gabadheyda o kale ayaa tahay waxan kugu wanin laha gurka ceeb Malahan qof diin lehna wad u muuqataa balse diinta waxay noga digtey qalwada ninka ajanabiga ka ah AMA ninka an muxrankaga aheyn diinta barna ma rumeynkarno barna Iskama ilawi karno
@libanyare1012 жыл бұрын
Samara queen abaayo waan ku tageeraa alahaa ku xafido
@hazownunow91832 жыл бұрын
Queen samara am support apart keep going ck family
@nouradinahmedosman81492 жыл бұрын
Keep going wll qli illahay dartis baan ku jeclahay ❣
Qofkii ugu horey oo comments soo qoray ayaan ahay yes
@happy...48562 жыл бұрын
Faizoy abaayo 22 jir ahy dhahdry masha allha lkn hal sana kahor marki lagu weydiyey sanadka yaxyo hantar meqa jirta 22 dhahdey qaldanty fila 23 weli yarthy masha allha
@jenniferveizalpz99772 жыл бұрын
Somali mexe iskuyareeyaan😂😂😂😂😅😅😅
@caaishoxasan59742 жыл бұрын
Haa abyo 2020 dhamadkeda mar dhaheysay 22sano jira yaxye hanter 2021 eheed 22 dhaheysay 22 ma dhaafto 2022 la morooyo 24sano jirta 🤣🤣
@hassanosman30432 жыл бұрын
Tout ira bien hun j d souhaite une réussite
@yaasmiinabubakar13732 жыл бұрын
Masha allaah walashey qaaali ah
@getto102 жыл бұрын
Soo dhaaf turki oo yurub soo gal wll qof wngsan ayaad tahay oo diin leh.
@monayasin79952 жыл бұрын
Masha allah faisa gabadh wanagsan baad tahay allah ha ku xiftiyo waxbaro in taad yartahay
@maahirgoldenboy24972 жыл бұрын
2022 miyaa kaa yeelaaa 😂😂😂😂😂
@aaminocali75862 жыл бұрын
Masha allh abyo allha ku xafido
@khaalidtawakal95522 жыл бұрын
M.a Quruxdii oo Qofa allaha ku xifdiyo sister
@fadumoali6202 жыл бұрын
AAMIN yaarabi culeeyska Allah hakaa qaado sis 👑
@munadegan16252 жыл бұрын
Wllshy masha Allah Allah dartiisa baan kuu jeclahay
@Fartundegan70112 жыл бұрын
Maashaa allah sis muxajabad dhowrsoon baad tahay allah ha ku xifdiyee ha sameynin wixii ayaahaan aad sameyneysey raga iyo prank kigooda wanna Baro gabar yar baad tahay ama shaqeyso ilah garabkaaga ha galo. Reer kismayo baad Ila tahay
@@faizasamaara Wlhi xasid inan kugu ogeyn wad ogtahy. since 2017 ayan ayan ku aqaana waana marki ugu horeyso ee an ku dhaho ereygaas. marka quruxdada waa 100% lkn miisan hdii u ku fuulo isbadal aya ku dhacayo qasab. always Baraka'ALLAH.
@alihydarhaji34612 жыл бұрын
@@fadumosharief9903 Aman aniga ka xiga sxpey oo an quruxdeda io wnged ka jeclahy.
@faizasamaara2 жыл бұрын
@@alihydarhaji3461 ani caato ahay
@warisroobo17592 жыл бұрын
Walaasheey Surah Albaqrah maalin kasta aqriso noloshaada waxaad arki doontaa wax badan oo kuu saxma insha Allah.
@sihaamqurux7962 жыл бұрын
💫Jacelka ck Ben mu ahay💔💔💔 ah qalbiga qalbiga Beenta xaaram waye saamaraa ck
@zainabhassan42662 жыл бұрын
Maanshaalaah my sister hadaadba kismaayo ku dhalatay walaasheeey ayaa tahay I am from kismaaayo abaayo macaaneeey Alahaa ku barakeeyo alahaaa khayrka kugu toosiiyo aamiin
Faiza samaraa qof qalbi wngsan ilaahay culeska iyo cajiska Allah ka qaado
@abdirashidmursal40432 жыл бұрын
Samara ishaada illahy ha iga qabto
@liyaomars2 жыл бұрын
Ukhti sidaan ma daacad ayeey kaa tahay. Seecamal saan guur diyaay mau ihi iyo nin ubax aan kusoo dhaweynaa cake aan afka laiku gelinaa waxaas saaxibtinimo lee miyaa xalaal miyaa xoogaa wax un baa qaldan umuuraha allaah ha sahlo qof walbo wuxuu jecelnahay oona kheer u ah allaah hau sahlo Allaahuma aamiin
@zidrasuuban82102 жыл бұрын
Haa wlhi dad baa hablo ku caayey kalakicisooyin ee danbaaba ah kalakiciso caadiya ah
@sadiqf76832 жыл бұрын
@@zidrasuuban8210 Gabdhahan daacad waaye lakin iskumaba soo baxayn waxaa khaldamay
@khadramohmedchannel70622 жыл бұрын
@@sadiqf7683 naagtan beenta ayey taqaan walhi hala sano ka hore ayey tiri 22 sano ayaa jira hye manta naa waya tiri bala ka warama
@amatallaah68942 жыл бұрын
@@khadramohmedchannel7062 Rabi ka baq cafiz weydiiso gabada dadka cebahooda lama daba galo
@khadramohmedchannel70622 жыл бұрын
@@amatallaah6894ahahahah daada ada jirto maa ceep baa ahaha naa iska amuus
@shukrimuqtar29402 жыл бұрын
Abyo ku jclahy wllhi bilaahi talaahi dar alle ku jclahy
Xabadan yar wn ku haysta wlhi faysay ina adeer iso jawaab
@shukrimuqtar29402 жыл бұрын
Abyo ku jcalahy wllhi bilaahi talaahi dar alle ku jaclahy my queen samaara cadeey alle haku barakeeyo mcneey🥰🥰🥰😙💋💋
@Me-yh3bk2 жыл бұрын
Masha’allah
@mariaofficialchannel35992 жыл бұрын
Abayo isku problem aya nahy anigaba dhibkas i haysto waxa an qorsheyo ima sura galan ducada badi abayo naftana an dhibno
@maxamudmuriidi26562 жыл бұрын
للهم اغفر لنا ذنوبنا والوالدي وارحمهما كما ربيام صغا راا اللهم يارب تقبل توبتي واغفرلي وثبتني على طاعتك وعلى دينك اللهم اتنا في دنيا حسنة وفي اخرة حسنة يارب امين يارب العالمين
@anasmaxamed7472 жыл бұрын
samsara masaha allha keep
@ilyasabdi46712 жыл бұрын
M.a ilahey kuwa liibanay ha naga dhigo
@ibnumaxfuud2 жыл бұрын
masha Allah Tabaa Rakal llaah keep going faiza samaara 🥰❤
@halimaabdullahi18092 жыл бұрын
Samsara I just love you for the sake of Allah.sis keep going ❤️❤️💯💯💯
@umuzuheyr78032 жыл бұрын
Maanta aan kugu so biiray faiza Cadey waan ku salaamay ♥️♥️
@siradm2 жыл бұрын
Xijaabkaaga ha siibin raggana masaafo ha idiin dhaxayso prank sharaftaada ha ku doorsan. Hormar wax kaa haysan karo ma jiraane go’aan iyo ficil bay u baahan tahay waa inad naftaada runta u sheegto
@maashaallahmacalim28202 жыл бұрын
Maasha allaah alle xaku xafido walasheyda muslimka ah
@marwodumar2 жыл бұрын
Walal albab kasta oo ka xiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar💟💕
Rabi hakaa qaado caajiska wlshey samaara queen runti caajiska waa lagaa dareemaa sababto ah kismayo waqtiga aad jogtay vlog dalxiis ama video cunto karin ama xadiis ama qur aan waxbaa so gali jirtay hada shib abaayo faaizo sharta rabi hakaa xijaabo guul ayan ku rajeynaa noloshaada wlhi ck waxaa dhahay faaiza samaara video uso gali kaga markad so galineyso jwb igama siinin labadiinaba waqtiyadii so dhaweynta wada shaqenta Turkiga niyada ha iska jabin abaayo quraanka & salaada & ducada insha Allah wad gaare guushaada I.A
@IBRA_KADARBA2 жыл бұрын
Abyo qali waku jeclhy🥰🥰🥰🥰🥰✌✌✌✌✌
@fatimaabdikrim95452 жыл бұрын
22 yakarumaysanaya xppt ma adigii 2018 wixii aan ogaaa samayn jiray baa 17 jiray laxawla oo 2000 dhashay 🤭🙄
😀 warka keen asxabey ck iya gabadhan xage kukala hareen wlhi wa iga dacad wax dhan mafahansaalni tookadaan
@nimcosaalim19782 жыл бұрын
Wxba ma jirin koly huno inanta in social media kor lo kiciyuun bay ka ahyd
@zidrasuuban82102 жыл бұрын
@@nimcosaalim1978 lkn xbbti maha sharta gabar wlasha ah in aad ku kala kacsato ck maxaa ka siya samarana sowtii sheekhad iska dhigeysey
@sadiqf76832 жыл бұрын
@@nimcosaalim1978 sister daacad bay ka ahayd lakin laba qof oo iskeeni kara ma ahayn
@nimcosaalim19782 жыл бұрын
@@zidrasuuban8210 imnka wxs so baxy inan iyo inan kast xidhidh baa naga dhaxeeya 🤣somli inay xanta iyo hdlka dawdaan bay rabaan youtubredna waa u jaanis shrfta dadka qaar wxy u haystaan in hadi jidhkoda la taapto ay xumto lkn mgcaagc xitaa waa sharf labdoduba waa dad guryo ka so dumeen allllah nolol quyux badan haw danbysiiyo nolsha guurko hagaagta waa xasilka nolsha o dhan
@nimcosaalim19782 жыл бұрын
@@sadiqf7683 hadaa maxy inga lahyeen taasiba saw sharf dhac maxa mise talw rer xamrku xgoda waa iska caadi 🤣🤣🤣yarkan Ck inan kast o u rabo inu caawiyo social media jogta waa naagtydi bu dhahaa xidhidh baa naga dhaxeeya
@farizwellamoha69732 жыл бұрын
Asc.abaayo.wakujecelahy.aldaratiisa
@qumanhassan78122 жыл бұрын
Asc walashey arin ayan layabay wiilkeyga maxamed aabihis aruush miyaa? Marwalba yuurubleyda waxey dhahan ninkii hore ee samaara. Marka maxaa kajira inuu ninkagihore yahay?
@himiloofficial28242 жыл бұрын
Waan dhownahay walaal qali
@asaviews20302 жыл бұрын
Masha Allah faiza
@farhiadahir54282 жыл бұрын
Mashallaah abayo, I can see you have a beautiful personality Ilahey haku xifdiyo, life is short, ope you take advantage of it and Cafimad iyo cimri dheer ♥️♥️♥️♥️