subac masha allaah

  Рет қаралды 413,514

Omar Hassan

Omar Hassan

Күн бұрын

waa subac aad looso agaasimay ee dhagaha fura sifiicana u dhagaysta intiina diinka wax ka taqaan subacaan waxaa laga soo duuba agagaarka quraca Shikhow gaab

Пікірлер: 348
@soomaalijecel6679
@soomaalijecel6679 9 жыл бұрын
masha alaaah subacaan o dheer baro dhaxdeeda kabilaawaa iyo huud ayaan hayjiray lkn telki ayaa fayris igaqaaday asow ladamay ee qoftii hayso hadda subacaan oo dheer ha noosoogaliso youtobka
@abdikadirabdinur6817
@abdikadirabdinur6817 8 ай бұрын
Sxb waxa qorta have baro wad helaysa insha allah
@Neymarmame30
@Neymarmame30 5 ай бұрын
@@abdikadirabdinur6817maxaa la qoraa
@daahiraxmed6582
@daahiraxmed6582 10 жыл бұрын
maasha allaahu waa wiiil yar oo cad mcn waa shidyay quraanka illaaah cimrigiisa hadheereeyo asiga iyo culamada kale
@abdiadan269
@abdiadan269 5 жыл бұрын
Dahri axmed sxb canuga allha unaxariisto
@maxamadcumarcali7495
@maxamadcumarcali7495 3 жыл бұрын
Beentaa waaye anaa kaa aqaan cunugaas wanoolyahay waxaa ladhahaa naasey
@mataanahamahad5207
@mataanahamahad5207 2 жыл бұрын
@@maxamadcumarcali7495 m,a intoow joogaa wll
@caliduudkey9064
@caliduudkey9064 Жыл бұрын
@@abdiadan269 sxb wiilkan yar wuu noolyahay waxaan la dhahaa daauud muxudiin calasoow ku magac dheer naaseey dadka waxey ku qaldaan walalkiis ka yar oo 2011 kaaraan lagu dilay wuxuuna hadda ku noolayahy magaalada Oslo ee wadanka Norway 🇳🇴
@caliduudkey9064
@caliduudkey9064 Жыл бұрын
@@maxamadcumarcali7495 waa runtaa sxb daauud muxudiin calasoow Naaseey ayaa la dhahaa wuxuuna hadda ku noolyahay wadanka Norwey
@engmachanicalshaker351
@engmachanicalshaker351 6 жыл бұрын
Ar cod macaaanaa dhamaantood .....ilahayooe barakeeee waliba wiilka yar ayaaan kayaaaabay codmacanidiisa manshaaa alaaah
@nimomohamuud823
@nimomohamuud823 10 жыл бұрын
Masha Allah subacaan walaahi waan ka helay waxaa iskuugu imaatay culumo cod macaan masha Allah ilahey haka raali noqdo aduun iyo aakhiro aamin yaa rabi
@maryanhassan8252
@maryanhassan8252 9 жыл бұрын
masha allah waa culumadii la yaqiinay waxa garatay codka macalinkeyga macalin yusuf cali naxar allahayow barakeey
@ceebkasaliimofficial2422
@ceebkasaliimofficial2422 4 жыл бұрын
M.
@maslaxbadal5971
@maslaxbadal5971 9 жыл бұрын
ilahey kuwii qoranka xifshintiisa janada kugalo alaha kadhigo amin aamiin
@yuusufmohamed6723
@yuusufmohamed6723 7 жыл бұрын
Waxaan soo xasuustay quricii oday cooseey iyo macalin rabeeye iyo macalin fartax wayo waayo aqoon buuxdo ayaan u leeyahay
@adanbille21
@adanbille21 4 жыл бұрын
MashaAllah. May Almighty Allah open our hearts to love the true way, The only way that those who stay by are saved from the wrath of hereafter.
@husseinadan1740
@husseinadan1740 7 жыл бұрын
Masha allah walalayal subacan oo dhamestiran no radsha qeer allaha ha idin siiyee
@mustafjilicow8521
@mustafjilicow8521 6 жыл бұрын
masha allaah mcalinkeyga yusuf cali naxar cali shekh ibraahim abdulahi jirow yusuf caato daa uud naaseey dhamaantood wa nol yihiin allaha ino xafido aduun iyo aakhiraba insha allaah
@daahircaraayemahamuud5696
@daahircaraayemahamuud5696 2 жыл бұрын
Wilka yarka manool Yahya sxb
@caliduudkey9064
@caliduudkey9064 Жыл бұрын
@@daahircaraayemahamuud5696 haa sxb wuu noolyahay daauud muxudiin calasoow ayaa la dhahaa wuxuuna ku magac dheer yahay naaseey wuxuu hadda ku noolyahay wadanka Norway 🇳🇴
@nacimosaciidcabdule7437
@nacimosaciidcabdule7437 10 ай бұрын
😮😢😢😢😢😊😊
@jaabirali4207
@jaabirali4207 8 жыл бұрын
wiilka yar ilaahow xafid ..... codka ku aqrinaayo maasha allah ... culimada allah barakeeyo 😂😂😂😂
@somaalkind6779
@somaalkind6779 6 жыл бұрын
masha allah cod kaano kale illaho isii🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤😭😭😭😭😭😭😭😭
@nuuradiinmoalim140
@nuuradiinmoalim140 4 жыл бұрын
Masha allah waa halkii aan Qur’aanka Kariimkaa aan kusoo bartay, kusoo bar’baaray. Shiikhow-Gaab.
@muntasabdi4880
@muntasabdi4880 7 жыл бұрын
masha allah wilkaa yaar mansha allah allah xaafido amiiin yarabi
@zakariyeabdow5064
@zakariyeabdow5064 9 жыл бұрын
Maashallaha : subac aad u macaan waaye walaal omar yare hadii aad soo dhameeystiri kartid waan kaa ga mahad celineeynaa شكرا
@hawasuleimanomar581
@hawasuleimanomar581 8 жыл бұрын
maaash allha allhaa idin xafido dhaaamn tinbaa
@daudmuhudin1308
@daudmuhudin1308 8 жыл бұрын
Dhimashadu wa lama huraan qof ne maalintiisa ma dhaafayo, Balse aqyaarta anigo so taagan ya ley dilin, waad mahadsantihiin
@nimconilamafrax5262
@nimconilamafrax5262 7 жыл бұрын
Daud muhudin masha Allah Sxb ilaah haku xafido geeridu wa xaqe
@cabdia3ii3i48
@cabdia3ii3i48 7 жыл бұрын
Daud muhudin ma adiga qofka yar ee kujiro subaca bro??
@daudmuhudin1308
@daudmuhudin1308 7 жыл бұрын
CapdiCazizi IDoW Haa bro
@cabdia3ii3i48
@cabdia3ii3i48 7 жыл бұрын
Daud muhudin bro inte ka heli karaa DVD Oo dhameystiran cml. ? Bro
@maryanxaaji8046
@maryanxaaji8046 7 жыл бұрын
Daud muhudin maashaa allaah
@yartasamahajecellou6418
@yartasamahajecellou6418 7 жыл бұрын
mansh allh wllkey daud muhudin alsow alle ha idin xafido dhamantin
@maxamedwali120
@maxamedwali120 4 жыл бұрын
Allhu Akbar wlh dad ahlu kher ah markan subac maqla magac Alla maray madaxa ixanunaya sidan uraba kaliya
@makibbelare1195
@makibbelare1195 5 жыл бұрын
Masha allah macalimiin igu qaaliya allow idin xafid cali shikh naxar yusuf caato iyo daud naasey
@mohamedabdallah7677
@mohamedabdallah7677 2 ай бұрын
Cajiib waaye ilaheyow wada barakey dhamaantoodaba inti kadhimatayne ilahw u naxariiso inti aadunkane joogto barakey cumri dheer oo cibaado suuuban sii yaa rabi yaa allah lkn waxey kasifcn laheed subacaani asigo dheer in aan helo klaiya
@ahmedyusufdhiblawe7997
@ahmedyusufdhiblawe7997 6 жыл бұрын
Maasha allaah xasuus gaar ah ayuu igu leeyahay subaca nuucaana
@wtfmoments3886
@wtfmoments3886 8 жыл бұрын
wiil yar aadbuu u cod macaan yshay allaha unaxariisto
@intisaardahir4345
@intisaardahir4345 7 жыл бұрын
DHIMBIL HAAJI waaa nool yahay wiilkaas lkn naxariista Alle waala rabaa markasto
@harundini7227
@harundini7227 11 жыл бұрын
Great subac. Masha Allah Jazakum Allahu khayr.
@maslaxbadal5971
@maslaxbadal5971 9 жыл бұрын
mashaalaah waan kufarxay warkaga ee soxaqijiya ahalka quraanka waye wiilka
@saciidumul8507
@saciidumul8507 9 жыл бұрын
akhii xaqiiq ma hayo waxeyga wa malo walalken abdalla abdalla in u xaqiiq hayo aya fila malaha qarkisna wa denbi alle aya xaqiiqda og hadu dhintay allah ha u naxaristo hadu nolyahayna cimrigisa Allah ha u barakeyo
@mohamedshariif883
@mohamedshariif883 8 жыл бұрын
mansha allah macalimiinta dhan wiilka yar ilaahow u naxariiso aad buu u cod macanyahay
@makibbelare1195
@makibbelare1195 5 жыл бұрын
Aamiin waaa noolyahy lkn bro
@maxamedxuseen3986
@maxamedxuseen3986 7 жыл бұрын
masha llah wlhi aad ayey u cod macaanyihiin yaa inoo dheestiro ilaahey ha dhaafo
@abdinaasirmuhyadiinhassan6582
@abdinaasirmuhyadiinhassan6582 4 ай бұрын
2 daqiiqo iyo 7 sikin markey mareyso sheikha qaadanaayo yaa waaye فلنسئلن الذين
@dahirahmed6233
@dahirahmed6233 5 жыл бұрын
Ma sha Allah. Waxaan kaa codsanayaa omar Hassan inaadan soo dhigin subacyada gaagaaban oo aad soo dhigtid subacyo dhameestiran.
@ceygacade3019
@ceygacade3019 11 жыл бұрын
maasha allaah wallaah subax dareen ku galihaayo waaye
@yuusufmohamed6723
@yuusufmohamed6723 7 жыл бұрын
Fadlan subacaan oo dhameystiran meel iigu sheega waxaan soo xasuustay quricii oday cooseey Fadlan
@zakarieafrax1033
@zakarieafrax1033 5 жыл бұрын
Walal ma heshay
@عبداللهسمير-ش4د
@عبداللهسمير-ش4د 4 жыл бұрын
mash allah
@OOBALE32
@OOBALE32 2 жыл бұрын
Masha Allah
@abdikafinuur2799
@abdikafinuur2799 9 ай бұрын
Macalin yusuf naxar so mahan
@qasimabdi7128
@qasimabdi7128 9 жыл бұрын
Masha Allah culimadi ilaahey hah wale waxba ka dhacay
@cabdiwalisaid3360
@cabdiwalisaid3360 12 жыл бұрын
mashallah ilaahoow ajir iyo xasanaad ka sii macalimiintaan aamin
@abshirfaduma9382
@abshirfaduma9382 8 жыл бұрын
masha alaaha ilahoow idin xafiida walahayga muslimka
@abshirfaduma9382
@abshirfaduma9382 8 жыл бұрын
sheq cali sheeq ibrahin macln jasakumlaha ilahay qer haka siyo qur anka barte ardaydaan masha alaha
@abshirfaduma9382
@abshirfaduma9382 8 жыл бұрын
ankane noso duceye in ayay ilahay a nógu xafido qur anka carurta sa ukulantiin amiiin
@abdullahab1230
@abdullahab1230 8 жыл бұрын
ilahow dabigood iyo danbi walodkood dhaaf culimadeena
@maxamadciise1169
@maxamadciise1169 7 жыл бұрын
masha alh wilka yar wow nolyahy yurub ayow jogaa alo xafid
@xasanmaxamud640
@xasanmaxamud640 9 жыл бұрын
Omer yare ado mahadsan suban soo dhamestir
@husseinadan1740
@husseinadan1740 7 жыл бұрын
Masha allaah allaha ha xafido culimada adban ujeclahay runti
@muna___maanka..4584
@muna___maanka..4584 10 ай бұрын
Masha Allah subacan anooyar dhageysa jiray
@Shaarkeey100
@Shaarkeey100 10 жыл бұрын
Wiilka yar codkiisa aan ku heestaa
@gulbanburale5952
@gulbanburale5952 6 жыл бұрын
Shaarka
@Shaarkeey100
@Shaarkeey100 2 жыл бұрын
@@gulbanburale5952 haye
@idmaneycadey3197
@idmaneycadey3197 9 жыл бұрын
ayooy cod macanaa yaris masha alh yaanosoo dhamestiro 😢
@caaishamahamud3575
@caaishamahamud3575 9 жыл бұрын
masha alaah wilka yar cod macanaa ilahow ku xafid
@naeemaabdi9476
@naeemaabdi9476 8 жыл бұрын
Abaayaal gabdhahoo yaa ila galo subac sidaan cml skype ka.
@abba2672
@abba2672 7 жыл бұрын
idmaney cadey Sq s
@abba2672
@abba2672 7 жыл бұрын
Caaisha mahamud d
@saleebaanaxmed4641
@saleebaanaxmed4641 7 жыл бұрын
asc caaisha
@MahadIbrahin-r5d
@MahadIbrahin-r5d Жыл бұрын
Masha alah asigo dhamestiran noso dhig hadi ad heyso qer alha ku siye
@noorshirwac6024
@noorshirwac6024 3 жыл бұрын
Ilaaahow ilmahayga iiga dhig wiilkaas yar ooo kale😭
@SaaraConstructionCompany-fw5fb
@SaaraConstructionCompany-fw5fb Жыл бұрын
Aamin m.a
@abshiryare9591
@abshiryare9591 8 жыл бұрын
masha allaah omar xidig sxb subacaan oo dhamestiran intee laga helaa
@TheOmarYare
@TheOmarYare 8 жыл бұрын
waxa laga hela muqdisho sxb studio yaasha weydii waa ka hele insha allah
@dalnuurshelovesomalia4385
@dalnuurshelovesomalia4385 8 жыл бұрын
Maashaa Allah alle ha idin xafido macalimiinteeyna
@yahyehassanfarah586
@yahyehassanfarah586 11 жыл бұрын
Maa sha allaah wiilkaka yarkaa codkiisa macaan badanaa ee subaca kujira ahluqayr waaye
@maxamed11711
@maxamed11711 Жыл бұрын
Waxaa lasheegaaye wuu geeriyooday
@mohacade8773
@mohacade8773 Жыл бұрын
Allahu akbar allahu akbar Allhu akbar Allhu wlh subacyadaan anigo yar ayn dhagesan jry
@حليمهعثمان-ي8ذ
@حليمهعثمان-ي8ذ 4 жыл бұрын
🗣️🗣️🗣️🗣️Masha allaah allaah allaah💯💯
@animefan4365
@animefan4365 9 жыл бұрын
masha,allah asgao full ah intee ka helaa
@abdirashidabdulle7668
@abdirashidabdulle7668 11 жыл бұрын
Masha alaah ilaahow nagu dil quraanka
@belocumar5842
@belocumar5842 6 жыл бұрын
❤💓😦😧😩😭😍😘😘😍💖💗💙💜💓❤👌👏
@katuuza1151
@katuuza1151 8 жыл бұрын
اللهم الف عليه صلاة وسلام حبيبي محمد رسول الله يارب
@zakaria4181
@zakaria4181 Жыл бұрын
صلي الله عليه وسلم، آمين ❤
@fardoowsoibraahim7187
@fardoowsoibraahim7187 9 жыл бұрын
Masha allaah alle ha idin dhowro
@KOSTARINIAHMED
@KOSTARINIAHMED 9 жыл бұрын
Kariimu Allah, Masha Allah. Allaha Xafido,
@nabadoonkabanaadir6383
@nabadoonkabanaadir6383 Жыл бұрын
Allaahu akbar waa subac aad u macaan qeybihiisa kale hadaa hayso saa geli sxb❤😊
@yartasamahajecellou6418
@yartasamahajecellou6418 7 жыл бұрын
mansh allh wllkey daud muhudin alsow alle hadib xafido dhamantin
@zakidaca6426
@zakidaca6426 7 жыл бұрын
ar cunuga cod kisa hadan malqo ilin aa iga timaado 😢😢😢
@munaahmedmohamedmunoahmedm3900
@munaahmedmohamedmunoahmedm3900 5 жыл бұрын
sax wllhi cod Aad iyo Aad u mcn Ayu leeYahay Allaaah Ha xafido inbdn wiilka yare
@muhamedrooble3929
@muhamedrooble3929 5 жыл бұрын
Norwey ugu tak
@abdifitahahmedshador628
@abdifitahahmedshador628 5 жыл бұрын
Muhamed Rooble sxp norway miyu jooga wiilkan
@abdiadan269
@abdiadan269 5 жыл бұрын
@@muhamedrooble3929 sxb walalkiis waaye kan jogo nor wey sxb ee asaga allaha unaxariisto
@muhamedrooble3929
@muhamedrooble3929 5 жыл бұрын
Abdi Adan sxb miyaa ku wacaa
@shamsahassan7313
@shamsahassan7313 6 жыл бұрын
Masha Allah culada allaha idinxafido yariisoow masha allaha ku barakeeyo yariisoow intee joogtaa hada
@ibrahimnunow4275
@ibrahimnunow4275 7 жыл бұрын
masha alah tabarakalah jazaakalahu axsana jazaa
@abdirahmanbarre3905
@abdirahmanbarre3905 Жыл бұрын
Subacan oo dhamestiran isheega asxbey
@7en8eightchannel50
@7en8eightchannel50 Жыл бұрын
بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَـٰنِ ٱلرَّحِیمِ الۤمۤصۤ﴿ ١ ﴾ كِتَـٰبٌ أُنزِلَ إِلَیۡكَ فَلَا یَكُن فِی صَدۡرِكَ حَرَجࣱ مِّنۡهُ لِتُنذِرَ بِهِۦ وَذِكۡرَىٰ لِلۡمُؤۡمِنِینَ﴿ ٢ ﴾ ٱتَّبِعُوا۟ مَاۤ أُنزِلَ إِلَیۡكُم مِّن رَّبِّكُمۡ وَلَا تَتَّبِعُوا۟ مِن دُونِهِۦۤ أَوۡلِیَاۤءَۗ قَلِیلࣰا مَّا تَذَكَّرُونَ﴿ ٣ ﴾ وَكَم مِّن قَرۡیَةٍ أَهۡلَكۡنَـٰهَا فَجَاۤءَهَا بَأۡسُنَا بَیَـٰتًا أَوۡ هُمۡ قَاۤىِٕلُونَ﴿ ٤ ﴾ فَمَا كَانَ دَعۡوَىٰهُمۡ إِذۡ جَاۤءَهُم بَأۡسُنَاۤ إِلَّاۤ أَن قَالُوۤا۟ إِنَّا كُنَّا ظَـٰلِمِینَ﴿ ٥ ﴾ فَلَنَسۡـَٔلَنَّ ٱلَّذِینَ أُرۡسِلَ إِلَیۡهِمۡ وَلَنَسۡـَٔلَنَّ ٱلۡمُرۡسَلِینَ﴿ ٦ ﴾ فَلَنَقُصَّنَّ عَلَیۡهِم بِعِلۡمࣲۖ وَمَا كُنَّا غَاۤىِٕبِینَ﴿ ٧ ﴾ وَٱلۡوَزۡنُ یَوۡمَىِٕذٍ ٱلۡحَقُّۚ فَمَن ثَقُلَتۡ مَوَ ٰ⁠زِینُهُۥ فَأُو۟لَـٰۤىِٕكَ هُمُ ٱلۡمُفۡلِحُونَ﴿ ٨ ﴾ وَمَنۡ خَفَّتۡ مَوَ ٰ⁠زِینُهُۥ فَأُو۟لَـٰۤىِٕكَ ٱلَّذِینَ خَسِرُوۤا۟ أَنفُسَهُم بِمَا كَانُوا۟ بِـَٔایَـٰتِنَا یَظۡلِمُونَ﴿ ٩ ﴾ وَلَقَدۡ مَكَّنَّـٰكُمۡ فِی ٱلۡأَرۡضِ وَجَعَلۡنَا لَكُمۡ فِیهَا مَعَـٰیِشَۗ قَلِیلࣰا مَّا تَشۡكُرُونَ﴿ ١٠ ﴾ وَلَقَدۡ خَلَقۡنَـٰكُمۡ ثُمَّ صَوَّرۡنَـٰكُمۡ ثُمَّ قُلۡنَا لِلۡمَلَـٰۤىِٕكَةِ ٱسۡجُدُوا۟ لِـَٔادَمَ فَسَجَدُوۤا۟ إِلَّاۤ إِبۡلِیسَ لَمۡ یَكُن مِّنَ ٱلسَّـٰجِدِینَ﴿ ١١ ﴾ Al-A'raf, Ayah 1 - Al-A'raf, Ayah 11
@abdikarimmukhtar4841
@abdikarimmukhtar4841 9 жыл бұрын
masha allah illah qeyr badan sii culumadeyna
@arakzanabdullahi5182
@arakzanabdullahi5182 3 жыл бұрын
Subacan saa uradinaye le aso moto kashidan maqlay hadan helay m.a
@abayleofficial2098
@abayleofficial2098 11 ай бұрын
Maheysaa hadda
@mohamedosman8984
@mohamedosman8984 10 жыл бұрын
masha allah waayo waayo so xasuustay subaca dhameestiran hala soo galsho
@dharkayncabdiraxmaan3662
@dharkayncabdiraxmaan3662 11 күн бұрын
MashaAllh
@7en8eightchannel50
@7en8eightchannel50 Жыл бұрын
هَلۡ یَنظُرُونَ إِلَّاۤ أَن تَأۡتِیَهُمُ ٱلۡمَلَـٰۤىِٕكَةُ أَوۡ یَأۡتِیَ رَبُّكَ أَوۡ یَأۡتِیَ بَعۡضُ ءَایَـٰتِ رَبِّكَۗ یَوۡمَ یَأۡتِی بَعۡضُ ءَایَـٰتِ رَبِّكَ لَا یَنفَعُ نَفۡسًا إِیمَـٰنُهَا لَمۡ تَكُنۡ ءَامَنَتۡ مِن قَبۡلُ أَوۡ كَسَبَتۡ فِیۤ إِیمَـٰنِهَا خَیۡرࣰاۗ قُلِ ٱنتَظِرُوۤا۟ إِنَّا مُنتَظِرُونَ﴿ ١٥٨ ﴾ إِنَّ ٱلَّذِینَ فَرَّقُوا۟ دِینَهُمۡ وَكَانُوا۟ شِیَعࣰا لَّسۡتَ مِنۡهُمۡ فِی شَیۡءٍۚ إِنَّمَاۤ أَمۡرُهُمۡ إِلَى ٱللَّهِ ثُمَّ یُنَبِّئُهُم بِمَا كَانُوا۟ یَفۡعَلُونَ﴿ ١٥٩ ﴾ مَن جَاۤءَ بِٱلۡحَسَنَةِ فَلَهُۥ عَشۡرُ أَمۡثَالِهَاۖ وَمَن جَاۤءَ بِٱلسَّیِّئَةِ فَلَا یُجۡزَىٰۤ إِلَّا مِثۡلَهَا وَهُمۡ لَا یُظۡلَمُونَ﴿ ١٦٠ ﴾ قُلۡ إِنَّنِی هَدَىٰنِی رَبِّیۤ إِلَىٰ صِرَ ٰ⁠طࣲ مُّسۡتَقِیمࣲ دِینࣰا قِیَمࣰا مِّلَّةَ إِبۡرَ ٰ⁠هِیمَ حَنِیفࣰاۚ وَمَا كَانَ مِنَ ٱلۡمُشۡرِكِینَ﴿ ١٦١ ﴾ قُلۡ إِنَّ صَلَاتِی وَنُسُكِی وَمَحۡیَایَ وَمَمَاتِی لِلَّهِ رَبِّ ٱلۡعَـٰلَمِینَ﴿ ١٦٢ ﴾ لَا شَرِیكَ لَهُۥۖ وَبِذَ ٰ⁠لِكَ أُمِرۡتُ وَأَنَا۠ أَوَّلُ ٱلۡمُسۡلِمِینَ﴿ ١٦٣ ﴾ قُلۡ أَغَیۡرَ ٱللَّهِ أَبۡغِی رَبࣰّا وَهُوَ رَبُّ كُلِّ شَیۡءࣲۚ وَلَا تَكۡسِبُ كُلُّ نَفۡسٍ إِلَّا عَلَیۡهَاۚ وَلَا تَزِرُ وَازِرَةࣱ وِزۡرَ أُخۡرَىٰۚ ثُمَّ إِلَىٰ رَبِّكُم مَّرۡجِعُكُمۡ فَیُنَبِّئُكُم بِمَا كُنتُمۡ فِیهِ تَخۡتَلِفُونَ﴿ ١٦٤ ﴾ وَهُوَ ٱلَّذِی جَعَلَكُمۡ خَلَـٰۤىِٕفَ ٱلۡأَرۡضِ وَرَفَعَ بَعۡضَكُمۡ فَوۡقَ بَعۡضࣲ دَرَجَـٰتࣲ لِّیَبۡلُوَكُمۡ فِی مَاۤ ءَاتَىٰكُمۡۗ إِنَّ رَبَّكَ سَرِیعُ ٱلۡعِقَابِ وَإِنَّهُۥ لَغَفُورࣱ رَّحِیمُۢ﴿ ١٦٥ ﴾ Al-An'am, Ayah 158 - Al-An'am, Ayah 165
@omarali6081
@omarali6081 11 жыл бұрын
Mashllh wlh xasuus ayan galay ajir alah inka siiyo
@sacdiyohassan1119
@sacdiyohassan1119 6 жыл бұрын
ilaahow wilasheydo saan usubcayaan itus adaa kutugeee
@cabdiladhifmaxamed9123
@cabdiladhifmaxamed9123 Жыл бұрын
M. Wilkan yare cod buu leyahy allah xif diyo mel walbo ujogo
@asadayuub9592
@asadayuub9592 9 жыл бұрын
masha allah allow ajir kasiii culumadhena iyo inta ka shaqeysay in qeyrkan la dhageysto
@abdikaafi4271
@abdikaafi4271 9 жыл бұрын
maansh allah allah ha idiin xafido
@HassannuurHassannuur
@HassannuurHassannuur 9 жыл бұрын
mashala allah ajir iyo xasanaat hakasiiyo ameen
@ayanahmedahmed4933
@ayanahmedahmed4933 7 жыл бұрын
Subac maashaakh sh
@mahammed654
@mahammed654 9 жыл бұрын
mashaa allahu jazaakumullahu kheyr
@ahmadsuleimanomar3010
@ahmadsuleimanomar3010 8 жыл бұрын
maash allhaa wiilka yaar adbuu u coda mcn yahayaa
@calibicir4994
@calibicir4994 8 жыл бұрын
Ahmad Suleiman Omar tth
@SultanYuusuf
@SultanYuusuf 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Qu,aan Masha Allah ❤❤❤
@OsmaanCizudiin-ff2ge
@OsmaanCizudiin-ff2ge Жыл бұрын
Jazaakalaahu khair dhamaantood
@MohamedsahalIsmacil
@MohamedsahalIsmacil 4 ай бұрын
2024 yaa jooga❤
@cabaascabdi357
@cabaascabdi357 2 жыл бұрын
mash allah Allah idin xafido dhamantiin
@dajiscom463
@dajiscom463 Жыл бұрын
MAASHAA ALLAAH
@abdikhaando8939
@abdikhaando8939 4 жыл бұрын
M......a
@AbdallaproE6497
@AbdallaproE6497 6 жыл бұрын
Masha Allah dhegaha uroonaa allow nagu anfac
@AHR252
@AHR252 Жыл бұрын
0:18 Wiilka Codka yar Codbaa Alaah Siiyaya
@cabduqadir5080
@cabduqadir5080 3 ай бұрын
asoo dhamestiran xagee kahelaa
@aishacabdiqaadir646
@aishacabdiqaadir646 Жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله wllhi markii aan sbacaan dhageysin jirey dugsiley ayaan ahaa ❤❤
@AbdifatahMohamed-bq2lh
@AbdifatahMohamed-bq2lh 11 ай бұрын
Mashallah❤❤
@saciidumul
@saciidumul 11 жыл бұрын
MashaaAllah macan badana
@husnihajiabshir6994
@husnihajiabshir6994 9 жыл бұрын
masha allaah ilaahoow ajarsii culimada dhamaan
@iqaroqali5107
@iqaroqali5107 6 жыл бұрын
Wwwww mansha allah
@abdulahmahamed3790
@abdulahmahamed3790 Жыл бұрын
Maasha.alaah isagoo dhamaystiran Mala helaayo miyaa
@cabdinaasirshciise1847
@cabdinaasirshciise1847 9 жыл бұрын
Masha Allah Ilaah ajer hakasiiyo dhamaantood
@xuseencumar2363
@xuseencumar2363 10 жыл бұрын
Saaaas waaaye masha allah.
@muminfarah5343
@muminfarah5343 9 жыл бұрын
masha Allah Allah ha u dinbi dhaafo
@hassanosmaniman7289
@hassanosmaniman7289 4 жыл бұрын
Subaca haduusan wisan aheyn subaca ma ahan waana kan lagu arkhiriyo wisanka saxda ah xaga iyo Gobolka Baydhoba. Subaca leyloon muxuu ahaa 😃🤣🤣😂
@ryadmahida1720
@ryadmahida1720 7 жыл бұрын
Willka yar ilaahow kuu naxariiso ituubiyaanki sooqa xuulaha ku diliiin😪😪😪😪😪😰😰😰😰
@firdowsayar.2515
@firdowsayar.2515 6 жыл бұрын
Wuuu noolyahay wll
@variousartists-topic6823
@variousartists-topic6823 6 жыл бұрын
@@firdowsayar.2515 wiilka magaciis?
@firdowsayar.2515
@firdowsayar.2515 6 жыл бұрын
@@variousartists-topic6823 daa'uud muhiidiin ayaa la dhaha wll
@variousartists-topic6823
@variousartists-topic6823 6 жыл бұрын
@@firdowsayar.2515 Mahadsanad walal. By the way, aniga Xamar Weyne ayaan ka imaadi. Lkn Nederland ayan daganahay. Allah Qur'aanka hanoo xafizo amiin
@makibbelare1195
@makibbelare1195 5 жыл бұрын
Daud muxudin calasow ayaa layiraa waxowna ku magac dheeryahy daud naaseey waana noolyahy
@ahmednuur8314
@ahmednuur8314 9 жыл бұрын
Mashaa alaah
@osmanabdi7976
@osmanabdi7976 6 жыл бұрын
Shiiq naxar jazakallah
@farahshire3156
@farahshire3156 9 жыл бұрын
Masha alaah waa subac aad u wanaagsan
@wadaniyrk6616
@wadaniyrk6616 6 жыл бұрын
Wllky da uud mashaa allah wagi yareed
@capitalcadale5983
@capitalcadale5983 9 жыл бұрын
Mashallah qer alle hasiyo culimadan
@sooyaalkanolosha5920
@sooyaalkanolosha5920 5 жыл бұрын
subacan oo dhameystiran xageen kahelaa
@abdinoorhussein5127
@abdinoorhussein5127 11 жыл бұрын
ma sha allah, jazakallah
@lilyaskalilyaska
@lilyaskalilyaska 11 жыл бұрын
masha allaaah ilaah ajir haniika siiyo
@ahmedmahamed4299
@ahmedmahamed4299 10 жыл бұрын
masha allaah shiikh yare
@hamdish1912
@hamdish1912 11 жыл бұрын
Maasha allaah
SUBAC MACALIN GARWAAL MASHA ALLH
25:02
Ina Xadiija
Рет қаралды 160 М.
Мен атып көрмегенмін ! | Qalam | 5 серия
25:41
Try this prank with your friends 😂 @karina-kola
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 9 МЛН
Subac Rubaca Kore
2:49:31
Sheikh Xamza Xaaji Cali
Рет қаралды 124 М.
Boqorkii Ristum Iyo Qisooyin Macaan || Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil
1:03:42
ጡሀ ነቢ ቁ 1 (እሰይ ነብይና) የህብረት ነሽዳ   selehadin hussen neshida
9:33
SUBAC REER BAYDHABO
19:14
Somali Quran Channel | QURANSOM
Рет қаралды 49 М.
Subac Quraan oo kaamil ah, juzka 30aad
42:01
Abu Yussuf
Рет қаралды 1,1 МЛН