Subaca Ay Soomaaliya Subciyan Ma Banantahay? Sh Mahamed Umal

  Рет қаралды 64,571

SAKINA MEDIA

SAKINA MEDIA

Ай бұрын

Please Subscribe ✓ SHARE ✓ LIKE✓ AND COMMENT ✓ Thank You ✓ fadlan Subscribe Sakinamedia.

Пікірлер: 163
@ahmedesabgdswqq6547
@ahmedesabgdswqq6547 Ай бұрын
Subaca u jeedadiisu waa xifdi ma aha tafsiir waana mida keentay inay soomaalidu ay kaga fiicantay umadaha kale xifdiska qu,aanka markii subucu yaraadayna xidinti hoos ayay u dhacday marka fadwada sheikha waan ku khilaafsanahay و بالله توفيقًا
@Zakaria_maxamed
@Zakaria_maxamed Ай бұрын
Wallka yaadiiday in lasubciyo aniguba dugsigaan dhigan jirnay waan subcin jiriy lakiin wasidaa uu sheekha sheegayo
@jhashim739
@jhashim739 Ай бұрын
@user-ud8fh9sb1p Sababaha uu daliishaday oo dhan Waa weecin iyo qiil aan jirin subaca lagu weeraro Allah ayaa dhinaceyga leh subacu nooleynta iyo xifdinta Qur'anka wax lagu mucaarado oo aan khilaaf abuur aheyn fadwadiisa kuma arag. Allah inaxafido diintana inoo ilaaliyo🤲
@Zakaria_maxamed
@Zakaria_maxamed Ай бұрын
@@jhashim739 amiin wllky❤️ lakiin waxan umalay qoralkan in aad qofkale uwaday🙄🥰
@jhashim739
@jhashim739 Ай бұрын
​@@Zakaria_maxamedsorry walal baarakallahu Feeka 🤲
@najmanajma6752
@najmanajma6752 Ай бұрын
Sheekh Dayuus Ilaahay ummadda muslimka kaa saar
@mohamedabdiwahaab3460
@mohamedabdiwahaab3460 Ай бұрын
Shekh ga ha caynin in ey nolosha kaaga harsan tahay second kaga harsan tahay
@TechSiyaad
@TechSiyaad 28 күн бұрын
oo adigu ma heer kaas baa diin la'aan ka tahay?, soo kan shiikhu nasuusta sheegaya, baad adiguba raadiso inta aad denbigaa xun ee intaa leeg galayso, ma indhaha iyo caqligaa la'dahay, xadiis Caa'isha warisay ayaad ankiraysaa miyaa?, Alle hidaayada hakugu sugo, jahligana ka bax oo Alle denbi dhaaf waydiiso
@mohamedabdiwahaab3460
@mohamedabdiwahaab3460 28 күн бұрын
@@TechSiyaad dadkan hadey fahmi lahaayen so maha horta
@user-ce5uu7kw8m
@user-ce5uu7kw8m 10 күн бұрын
Mayqaan nusuus asiga maxifdinin maba yaqaan
@dahirdayib7558
@dahirdayib7558 6 күн бұрын
​@@mohamedabdiwahaab3460waaba bakhti ma umulaa sheekh ah.
@seed3966
@seed3966 14 күн бұрын
Asc ilaahoow na ilaali adaa waaxidee 🫵🫵🫵
@mahamedabdielmi8741
@mahamedabdielmi8741 Ай бұрын
Sh umul hadana mawaxaad keentay in aad subaxa aad wax ka sheegto ilaahay ha nagakaa qabto
@mahadabdirashid7783
@mahadabdirashid7783 Күн бұрын
odeygan waa wareeray wlh😂😂
@aishamuhamad8531
@aishamuhamad8531 Ай бұрын
Kan wajiga kagubtey umada allah kaqabto
@mohamedabdiwahaab3460
@mohamedabdiwahaab3460 Ай бұрын
Dinta so Baro abayo
@AbdiraufAbdi
@AbdiraufAbdi 13 күн бұрын
Sheydan baa kusaarane is ka naar
@hassanhared4521
@hassanhared4521 2 күн бұрын
hade shekhu dalil bu lyimd ee kuwa shkha rdinyo dalil la,imda
@adenshilow7639
@adenshilow7639 Ай бұрын
Asc.subxaanallah Walaal dambi dhaaf weydiiso, waa marin habaabin hadaad fasahaad ku sheegtay.
@user-eg6ux9tw7f
@user-eg6ux9tw7f Ай бұрын
Adigu ma caalim baa tay muftiya
@enggarcade6279
@enggarcade6279 22 күн бұрын
Wadaadkaan wax wax usheega waa waayay. Shibilli iyo rag kaleba wa ka aa museen. Qofkii yaqaan ee arka ha u nasteexeeyo diintana yuusan ku ciyaari
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis Ай бұрын
Mahadsanid wllo
@aminadam2572
@aminadam2572 3 күн бұрын
Waa sheeka kale sheekh walagay warkaga war masoo sharing lkn taan waan kaaa deeday
@MohamednoorAbdi-ll7dq
@MohamednoorAbdi-ll7dq Ай бұрын
Allah ku hifdiyo Sheikh
@mohameddaud9925
@mohameddaud9925 2 күн бұрын
Masha Alah
@mohamedkeinan5835
@mohamedkeinan5835 Ай бұрын
Sh umal mas Aladan subac jahli Ayuu kaga suganyahay wuuna kukhaldamey wuxuuna Hor is taagey barasha quranka kariimka😂😂😂🎉🎉😮😅😅😅😮😢🎉😂😂🎉😢😮
@Zakaria_maxamed
@Zakaria_maxamed Ай бұрын
Waxaa kugu filan jaahilnimadaada in aad qof caysid😐
@user-hf7qn2cl4s
@user-hf7qn2cl4s 14 сағат бұрын
Asc Sh sumaca waa xifdin qur aan ee pls shucaaca aad kufuraysaan kadaaya
@degan4
@degan4 Ай бұрын
Sheekhow bal hanaloo keen subacii saxda ah anaga caamaan nahay..yuutuyuuubka hooriskaa ku jiro wax hadii la diido badalkiisa ha lakeen😢😢😢😢
@user-nh8wf2oe8u
@user-nh8wf2oe8u Ай бұрын
Shiiqow anaga caamaanahay wax noo sheeg. Doqon yahow ma hadaad aduunka timid horaan. Wax ugu soo baranay. Culumana ey joogtay. Ma xarfaanta. Qarnigaan yaa ku qaldaaya
@sucaadfaiid3514
@sucaadfaiid3514 Ай бұрын
Umal dadka diinta wax kawydiinaya oo sheekh uyaqaanaa lumay yaahuuu
@mohacadeofficial5032
@mohacadeofficial5032 25 күн бұрын
Umal hakuwaso useexo shuubayahey
@user-hn6on1ou3e
@user-hn6on1ou3e 12 күн бұрын
Culumada in wax lagashegoo mabananoo
@MohamedmohaMaxamed
@MohamedmohaMaxamed 7 күн бұрын
Waxan raba Eenan Deradow اللھم اجعلني رجل طويل جميلا اللھم آمين يارب العالمين يا حي يا قيوم يا ذا الجلال والإكرام اللهم امين يارب العالمين
@MohamedEk-se8oy
@MohamedEk-se8oy Ай бұрын
Inaa lilaahi waa inaa ileehi rajicuun
@mohamedalihared6735
@mohamedalihared6735 Ай бұрын
Macha allah sheikh allaha ku barakeyo❤❤❤❤
@user-ox4zv2yi2x
@user-ox4zv2yi2x 19 күн бұрын
Alle ha barakeeyo Culimada
@SahraIsmailcil
@SahraIsmailcil 11 күн бұрын
M.a jasaaka allahu khayr
@jhashim739
@jhashim739 Ай бұрын
Waa khalad fadwadaan sababtoo ah - qofkii aayada qaadanayay majoojinayo aqrinta aayadda culumada la hoorineysa inta dambe ee aayadda wey la oranayaan. Teeda kale inta hore wey dhageysanayaan inta dambe wada akhrinayaan. Subxaanallaah waxba kama khaldana Subaca
@EngAbdalla4009
@EngAbdalla4009 29 күн бұрын
War niman kaan waxaa la dhahaa waxii naga horreeyay wax maaha ee haku daalin waxuu ku leeyahay gabadha xaydka qabta quranka ha aqrisato si aan xiftigu uga lumin hadana labadii wadaad oo yiri aan isla subcinno si aan xiftigu nooga lumin waxuu leeyahay waa qalad Marka waa ila meerayso waana sheeko ay isla og yihiin waayo su,aasha sida loo waydiiyay ayaad ka garan oo qofka su,aasha soo qoray asagaaba go,aanka sii gaaray oo ku billaabay subacu waa qalad 😅
@jhashim739
@jhashim739 29 күн бұрын
@@EngAbdalla4009 Sax Eng Abdallah Waa asiibtey
@mohacadeofficial5032
@mohacadeofficial5032 25 күн бұрын
​@@EngAbdalla4009suufi ciilan oo xarkisa cuni jire uma xumide diinta baro jahilyahow aan waligiis kitaab kala feedine
@EngAbdalla4009
@EngAbdalla4009 25 күн бұрын
@@mohacadeofficial5032 Diin maxaad ka taqaanaan niman kaas marna dhurwaaga qalanaya marna naagaha islaameed luuqyada ku nuugaya marna inta miinada iskuxiro asagii isku jihaadaya sharafta alle idinka qaan dhaqan xumaa ma sarqaan aan bogsan baa qofka sarqaanka ah xattaa marbuu miyir sadaa oo gartaa qalad kiisa tillaabtay qaadaanba way ka foolxuntahay tii kale xayr baad wax ka sheegaysaa adaana habraha baashaad nuugaya maraqa dhurwaagana cabba 😂😂
@wmdghdgg1234
@wmdghdgg1234 14 күн бұрын
@@EngAbdalla4009 wax cusub ayey ka dhigteen diinta ha ma yaqaanin .somalida Mashaa iikhdii diinta laga bartay wey inkirsan yihiin nimankaan sacuudiga ayaa noo soo diray fitno maxamed cabdiwahaab ayaa lacag lagu siiyay inaay Somali geliyeen waxey dhaleen shabaab 😢
@user-oo3yl2ry3c
@user-oo3yl2ry3c Ай бұрын
Inna lilahi wa inna ileyhi raajicuun
@Rukiya-is8vh
@Rukiya-is8vh Ай бұрын
Astaaqfurulaah😊❤😊❤😊😢😢😢😢
@HASSANSUHUFI
@HASSANSUHUFI Ай бұрын
Naar iyo inaad naftaad bidca llaagto umbaa loo baqqi ! Hadii Allah II kitaabkiisa yiraahdeen hadal kamajiro sidaa kuqaado
@seed3966
@seed3966 14 күн бұрын
Asc allaahu akbar subxaanallaah 😎😎😎
@mohamedsharif5693
@mohamedsharif5693 Ай бұрын
Yaahuu wax walbo no waaye
@mwarnerhighmarkcalibre6204
@mwarnerhighmarkcalibre6204 25 күн бұрын
Waa haddii aan kaa dhagaysto ama aan kaa yeelo.
@HamidaKhatun-nw2lp
@HamidaKhatun-nw2lp Ай бұрын
Shiikha subaca saxda ah aw sheegaayo waa sidaa waxkusoobartay aniga alxaramayn dadkii yaqaanaa yaqaano dugsigaas an kasoobaxay wax labislahooronaayo ma naqaano isla hooriska suba saasa waxaa yaqaano abgaalka iyo raxan weenta inta badan ayagaa ku arkay quraankay mutartamaan alaha xifdiyo labadaas qabiil lkn aniga qabkaas uma soobaran aayad aayad in subaca looqaataa ubartay alxamdulilaah from yaman❤
@OmSamar-iy7cj
@OmSamar-iy7cj 16 күн бұрын
ok lkn qofkii kusoobartay suufidabqueaan kumadhamid sxb
@HamidaKhatun-nw2lp
@HamidaKhatun-nw2lp 16 күн бұрын
Lkn quraan suufiga waa quraan soomaali mahan quraan caalamka muslimka ah laga hor alhrin karo quranka shiikha aw sheegaayo waa midkaa ka hor akhrin karto qofkasta oo muslim ah sida culimada quraanka duubto sida sudaysi ama khaliin alxusary
@Cabdiraxman-cd7ff
@Cabdiraxman-cd7ff Ай бұрын
Astaqfurulah 😫
@DaaDaa-y4h
@DaaDaa-y4h Күн бұрын
@AsadAf-rs1mm
@AsadAf-rs1mm 4 күн бұрын
aakhiru samaan wallaahi.
@ftshmh4761
@ftshmh4761 Ай бұрын
Waa runtiiiiiis shaikhu
@abukardhaay8360
@abukardhaay8360 Ай бұрын
Umul diinta waa fidnaynayaa ee allaah ha ka qabto, aamiin aamiin swcws nabi ma nabad galin oo aabihiis iyo hooyadiis ma nabad galin qur aan ma nabad galin oo axaadiis ma nabad galin ee illaahow si deg deg ah uga qaba ummaddii waa uu lumiyay aamiin aamiin
@user-zj6xu3cy4x
@user-zj6xu3cy4x Ай бұрын
Kaama yeelin sheekhow
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 25 күн бұрын
Subxaanallaah
@Otaha-zr8sn
@Otaha-zr8sn Ай бұрын
Scw scw scw
@user-yj6zm6jq5u
@user-yj6zm6jq5u Ай бұрын
mas,alada waan maqlay waa gaa .
@halimaoh7095
@halimaoh7095 Ай бұрын
Subhaanallah wax walbo waa deedaan yaab
@yuuplanii
@yuuplanii Ай бұрын
Cilmi ayuu uleeyahay adgasee keen daliil
@najmanajma6752
@najmanajma6752 Ай бұрын
​@@yuuplanii war waa gaal diinta bartay muslimba ma aha shaydaan umal
@mohacadeofficial5032
@mohacadeofficial5032 25 күн бұрын
​@@najmanajma6752shuubo dhila ah hadalkeeda ma laqaato
@CiiseMaxamed-de3bd
@CiiseMaxamed-de3bd 21 сағат бұрын
فويل للمصلين
@user-ss2xt9ew9p
@user-ss2xt9ew9p 29 күн бұрын
Subxanalah
@abdishakurmohamed048
@abdishakurmohamed048 13 күн бұрын
ilahay muslimka haka qabto 🤲🤲🤲
@AdamAdan-ix4rv
@AdamAdan-ix4rv Ай бұрын
وخيرجليس لايمل حديثه. وترداده يزدادفيه تجملا
@LEOABDALLA-fh5bs
@LEOABDALLA-fh5bs 18 күн бұрын
Sheekh sax
@dahirdayib7558
@dahirdayib7558 6 күн бұрын
Sheydhaan umulow soo kala baro sax iyo khalad.
@CabdisalaamCali-t6v
@CabdisalaamCali-t6v 5 күн бұрын
yur kaadi nijaas kaadi nijaas dhalay qofkii kaadhagaysanaayo usheeg
@MaryanMacalin-p7e
@MaryanMacalin-p7e 8 күн бұрын
❤❤❤❤❤😊😊😊
@user-ce8dj8id4z
@user-ce8dj8id4z Ай бұрын
Ascww. Umaloow geed xaraar gooysaye geed wallaby goo. Waxaa tahay cumaali kufri wa shayaadiin. Awalna nebigaa ku been abuurtay oo injir iyo nadaafad xumo ku shreegtay haatanse waa laguu yaabaa. Hadaadan allihii na abuurtay quraankiisa iyo neigii udgoonaa iyo culimada aad ka xishoon waydo umaloow waa lgu Edwin.
@irshadnor4840
@irshadnor4840 Ай бұрын
War Umal wax kama qaadikartide suufi xun oo jaahila ayaa tahaye qubuuraha iskaga dulkac
@SahraIsmailcil
@SahraIsmailcil 11 күн бұрын
M.a waa runtii
@haawohuseen508
@haawohuseen508 19 күн бұрын
Sh alla haku dhoori. Was lasubcini. Was na baraka badanyahay
@srdstft1570
@srdstft1570 Ай бұрын
Astaq furulah
@MacalinQaliif
@MacalinQaliif 18 күн бұрын
فويل للمصلين waa aayd
@fadumohassan5715
@fadumohassan5715 3 күн бұрын
I was going to say that.
@abdugadirmohamed5627
@abdugadirmohamed5627 Ай бұрын
قال رسول الله. ص. ما اجتمع قؤم في بيت من بيت الله يتلون كتاب الله ويتدارسؤن بينهم الا نزلت عليهم السكينة ومشيتها الرحمة
@Geomahamed
@Geomahamed 23 күн бұрын
Scw
@user-sk2sr2yr5l
@user-sk2sr2yr5l Ай бұрын
Kooxda ma banaana waa cadowga islaamka. Iska ilaaliya.
@bashirali
@bashirali Ай бұрын
Aryaa wax makuusheegaa meeshaan qur aanka lama fadireen ee waa lamacaansanaayaa waana lagu raaxeystaa mida kale waa subac waana lagu bartaa lkn waxaan kuusheegayaa waxaa kaaliita kan su aashaas kuweydiiyay
@Abdiyusuf490
@Abdiyusuf490 Ай бұрын
Subcintu waa lagu raaxaystaa dadka wada subcinaa waa dad is ogol o isbalansaday si ay quraanka isla aqriyaan. Subaca ujeedadiisa waa xifdin Quran . Markaa SHEEKHow muranka jooji
@shankaroon1317
@shankaroon1317 Ай бұрын
Sheekha nas iyo daliil ayuu keenaye ha iska cabaadinee sidiisa daliil keena yaahuu iyo yurba idnkaa ehe jahilnimo iyo bidco aad jeebkiina kakeenteen uun halasoo taagnaaninee
@user-nh8wf2oe8u
@user-nh8wf2oe8u Ай бұрын
Shiiqaan aad difaaceysid waa shiiqa ugu xariifsan. Shiiqyadii ey soo direen. Adoomadii yahuuda. Ee sacuudiga. Waaya waa ninka. Yiri dagaalkii jabhadii soomaali iyo. Itoobiya yiri jihaad ma aha. Ee calan dhagax. Dhul iyo ciid iyo gobanima ayaa loo diriraayaa. Ma qalbigeenuu ku jiraa waxaan udirireyna. Goormuu. Jihaad ahaa. Asaga ma dhalan 80sanaa laga joogaa goortii. Isku waqti. Iyo isku haldal waa ingiriiskaninka udhiibay. Somaali amxaar falastiina yahuud baa loo dhiibay. Xabadii bilaabatay ilaa iyo maantey socotaa. Intuu hada nooga yimid. Uu umada ukala firdhinaayaa. Qumaygaan wajiga madow mana dagaalamaaya neyroobi iyo guri gaala ayuu fadhiyaa. Yaa ku yiri. Dhul gaala fadhadhidaa adigoo kasoo jeeda. Sgalbeed. Maad tagtid oo. Soo jihaadid. Sidii. Mujaahid qalbi dhagax. Tuugyahow qaa inka ah
@EngAbdalla4009
@EngAbdalla4009 29 күн бұрын
Ma i nuujinaysaa aan muxram isku noqonee warkaas ka baxoo 😅 haddii aad warkiisa ku qanacday 😂
@OmSamar-iy7cj
@OmSamar-iy7cj 16 күн бұрын
dey soo ufasiraayo wardadka subaca waaku xafidaan waanaku ilaashadaan lkn micnaha qofkiiraba wuxuu aadaa misaajidaka eebumul waxakasto oo wanaaga wuudhibaa yaab
@dr.mohamedabdisheik8813
@dr.mohamedabdisheik8813 Ай бұрын
Umadaan Carabiga ma yaqaanaan ula jeedkooda wuxuu yahay inay quraanka xafidaan, Allah wuxuu fiiriyaa adoonka qalbigiisa waxa uu ula jeedo asagaa og,Haddii aan subac jirin maanta Soomaaliya sida ay u xafidsan yihiin quraanka uma xafideen. Dadka ha ku dhibin quraan ka aad akhrineyso aa warkaaga ku jira adiga isa sax marka hore Wahaabiya warkeeda ma dooneyno
@MawliidAadanmuumin
@MawliidAadanmuumin Ай бұрын
Hadii xaqa laguu sheegay maqaadanaysidoo
@mohamedabdiwahaab3460
@mohamedabdiwahaab3460 Ай бұрын
Xaqa ha iska indha tirin
@FartunOsman-hg1ph
@FartunOsman-hg1ph 16 күн бұрын
فويل للمصلين waa aayad hadii lagu. Istaago waa caadi lkn adi qur aanka kaa lumee dadka qur aanka haka lumin
@EngAbdalla4009
@EngAbdalla4009 29 күн бұрын
Horta tan subaca haba ii dambaysee Tan ah in nin weyn oo garleh uu naag ajaanib ka ah iska nuugo maxaad ka dhahdeen nuugmo aanba baahi loo qabin oo xeelaysi aad u samaynayso wax ma ku xalaaloobayaan ?
@abdinasirmohamedmoalim5120
@abdinasirmohamedmoalim5120 4 күн бұрын
استمعت إلى حكم الشيخ على طريقة التلاوة الحلقية لدى الصوماليين من حيث قراءة أحدهم بداية الآية حتى إذا وصل إلى وسطها أو نهايتها أكملت الجماعة معه حتى نهاية الآية بصوت جماعي واحد. وقد حكم الشيخ على ذلك بأنه مخالفة إما مكروهة وإما محرمة، موضحا أن ذلك يتعارض مع الإنصات المأمور به عند قراءة القرآن، وأن النغم الجماعي قد يبدأ من موضع يخل بالمعنى من جزء من جملة أو من كلمة، كنت أتوقع من قامة مثل الشيخ أمل أن يعرض لنا بعض العلماء القائلين بحرمة ذلك والآخرين القائلين بكراهيته وإيراد أقوال وأدلة وأمثلة كل فريق، لكن تحليله بدا وكأنه رأيه الشخصي مما جعله لا يقنعنا بهذا الحكم، ولا أخفي سرا إن قلت إنني تساءلت في نفسي عما إذا كان تحليل الشيخ ورأيه رأيا تم تطويره وبناؤه حديثا من قبل بعض الأطراف المهووسين بمهاجمة كل ما هو قديم لمجرد أنه ينتمي إلى الاتجاهات المعاكسة السابقة عليها حتى لو كانت الأدلة تدعمه. نريد عمقا أعمق يتجاوز الأطر المذهبية. الضيقة
@maan8746
@maan8746 Ай бұрын
Waxaa yaab ah anoo qof ween ah sidee naag meesheeda caanaha sidee afka ula galaa hadi xalwaaye ladhoho xitaa!!!!?
@HASSANSUHUFI
@HASSANSUHUFI Ай бұрын
Islaweynanka iska daaye islaanta kuraaxeyso niyow aabaheed ayaa kusiiye
@maan8746
@maan8746 Ай бұрын
@@HASSANSUHUFI markow aabeheed isiinaayo guur maa ka hadloonaa mase nuujin
@Zakaria_maxamed
@Zakaria_maxamed Ай бұрын
Waad saxan tahay wllky ❤❤
@MohamedAbdulkadir-k3u
@MohamedAbdulkadir-k3u 21 күн бұрын
UMUL Dhaqan celin hala geeyo
@AyanMohamed-sz2od
@AyanMohamed-sz2od 18 күн бұрын
Cajiib ilahayow diinta nabar
@GuledDauud
@GuledDauud 18 күн бұрын
Subxana laah nuugma aa😂
@abdishakurartan8189
@abdishakurartan8189 Ай бұрын
Waa layaab Meeqa Sano ayaa la.subciniyey ninkaan umul ah wax.badan baa ka qadaldan😂
@mawadomacalin3774
@mawadomacalin3774 Ай бұрын
ANIGA IN AAN KOR U AKHRIYO MOOYEE MA FAHMAAYO BAL ILAAHEY AMARKIISA HADII LAYIRI WAA DAMBI KOR HADII LOO AKHRIYO QU,AANKA🤯🤯🤯😳
@mohamediidow8154
@mohamediidow8154 3 күн бұрын
Shiikhow raali ahow sharciga la waydiinayo horta ma yaqaanaa,waa koox daahiriyiin ah oo qilaaf u taagan,
@nadiraabdi687
@nadiraabdi687 Ай бұрын
Astaqfirullaah
@SOMALIBoy-tl6bo
@SOMALIBoy-tl6bo Ай бұрын
Haye nadiiro
@maajidnolosha3032
@maajidnolosha3032 19 күн бұрын
Waan ka xumahay wuxuu wataa meesa jaaka okiyaalo. Intuu kaga daydayadigaa nidca ah ee iska bixi waxaad wadata. Ee gasha kaliya. Asxaabtii iyo rasuulka dhaqankoodii. Bixi. Jaakada iyo okiyaalaha. Jon baydhan dharkiisa waaye
@liibanhasan5714
@liibanhasan5714 19 күн бұрын
Kan shiikh mia subxnlh
@axmedwaaberi1193
@axmedwaaberi1193 Ай бұрын
Subac mabanaana tusbax mabanaa mowliidka Nabiga mabanaa waalidkaaga in wax looqalo mabanaana intaas markii bidci laga dhigay waxaa yaraaday jaceylkii nabiga CSW
@BilanMoustaphe-un9ul
@BilanMoustaphe-un9ul Ай бұрын
Adigu jacalka ad nabiga jeceshahay maa waxuu ku xidhan yahy waxyabahan hadad sidas tahay jcylkagu dhab kama ahayn marki horaba
@elias4499
@elias4499 Ай бұрын
Jacalka rasuulka scw waa inaad raadco. intaas aad soo sheegtay midna masamaynin. xitaa asaxaabada scw rasuulka scw ma subcin, mowliidna ma samaynin. xoolana uma qalin asaxaabadii crasuulka scw ee ku shahiiday dagaaladii badar iyo uxud oo malaayiin jeer ka kheer badan waaridkaa, JACAYLKA NABIGA scw WAA INNAD RAACDO SUNADIISA wax jeebkaaga aad ka keensatay ama ahlu bidco keeneen Jacayl rasuulka scw maaha
@user-wm5kn5zb3g
@user-wm5kn5zb3g Ай бұрын
jacaylka nabiga hadaad rabto sunaha nabiga raac bidcadana ka tag
@axmedwaaberi1193
@axmedwaaberi1193 Ай бұрын
In nabiga injiroole lagu tilmaamo ayaa sunada nabiga ah miyaa? Umada waxkasta markii ladhahay waa bidco wwaxaa yaraaday jaceylka nabiga CSW waxaa batay fisqiga culamadii hore dad iska masaakiin oo aduun jecleyn ahaayeen lkn culimada hadeer waa wada business yaa maalgaliya?
@MawliidAadanmuumin
@MawliidAadanmuumin Ай бұрын
​@@axmedwaaberi1193 hadaana lashaqaysanayn ma dhawrtaysani mida kale nabigu scw sowkii shaqaysan jiray shaqo maa laysku caayayaa maantana maxaa qaldan
@jumlotv2756
@jumlotv2756 Ай бұрын
Salafka sootix een sootix waa luubaahiyahay
@kamalmire7420
@kamalmire7420 Ай бұрын
My Allah guide them back fix them
@Sultan-ee3ej
@Sultan-ee3ej Ай бұрын
Wahaabi lacag ayaa la siiyaa.
@HamidaKhatun-nw2lp
@HamidaKhatun-nw2lp Ай бұрын
War shiikha ha caayina afka ha idin qaloocdee subxaanka umadaan maxaa kaqaldan yahuu shiikha warkiisa qaata ama kataga bas xalka waa dydudyahay lkn shiikha yan lacaayin ,
@ahmedsh.mohameddaahir8784
@ahmedsh.mohameddaahir8784 Ай бұрын
marka laysla subcinayo dhamaan waa isla hal qof taasuuna ogayn
@abdinasirabdullahi1037
@abdinasirabdullahi1037 Ай бұрын
Haddii la Isla wada bilaabana
@mohamedhassan4645
@mohamedhassan4645 Ай бұрын
Sheekhow maxaa ka hadloysaa
@ahmedsh.mohameddaahir8784
@ahmedsh.mohameddaahir8784 Ай бұрын
Nimankani wahaabiyadu waa khayr ladagaalan wax khayra oo ay umada u ogolyihiine majirto
@abdulkadirsheikhmohamed5
@abdulkadirsheikhmohamed5 Ай бұрын
Wahaabi wax kasta wexeey leeyihiin was khalad.Waxaa loose fire in ay muslimiinta kalqeeybiyaan.
@suuleeymaxamed
@suuleeymaxamed Күн бұрын
Shiiq umal inla dilo wey banaan tahay quaraanka qofkii beeiyo waa ladilaa ilahey sooma dhihin ولا تقولو ا لما تصف ألسنتكم الكذب هذا حلال وهذا حرام
@captainidaadi
@captainidaadi Күн бұрын
benaale bidci
@user-pw2ho7lu2t
@user-pw2ho7lu2t Ай бұрын
Hadeysan islantu irmaneyna wilashuna nugiwayana naska ama gabshaha nagtu dhashay
@EngAbdalla4009
@EngAbdalla4009 29 күн бұрын
Siday ku nuujisaana nin qaangaar ah horta nuujinta waxaaba kasoo hormaray waajib ah inay ka xijaabato waajib ilaahay amray inta la gees maro miyaa naaskii laga qarinayay afka loo galinayaa nin weyn oo qaan gaar ah
@abdulkadirsheikhmohamed5
@abdulkadirsheikhmohamed5 Ай бұрын
.JADBO WAA QUSHHUC ALLAH NA WUU JECELYAHAY KUWA U QUSHUUCO.. Wahabidib eykeenen
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 7 күн бұрын
Wahaabiga miyaa idinka dhaadhiciyey in Subaca xaaraan yahay.
@mahadhodey2774
@mahadhodey2774 22 күн бұрын
Sheydaan beenaale ah codka muxuu badaley daalim ilahay kuhalaag sidhaqsaa
@Bagagac
@Bagagac Ай бұрын
Wan kahumahay dadka diinta islamka kadhaxrad SADA jebkoda in wax Laga waydiyo
@axmedmuusebmwwaasuge8446
@axmedmuusebmwwaasuge8446 5 сағат бұрын
Sheeydaan umul waa qalad in lagu tilmaamo sheeq waayo waa camiil qawaarijta u shaqeeya iyo gaalada😅😅 sidaas daraadeed waa munaafaq
@alimuse5613
@alimuse5613 Ай бұрын
Jahliga wahaabiga waa kaa,ceebta kama xishoodan markasta si ay lacag uga samaayo oo loo daawado ayuu keena Arin muran keena Cunida hilibka dhurwaaga hamogaan warya
@enggarcade6279
@enggarcade6279 22 күн бұрын
Meeshay kadhacayso hakadhacdo nabigaa yiri kulahaa. Wafasir qaldan oo uu saartay
@ubaxismail6285
@ubaxismail6285 Ай бұрын
Shiikh qof kasta si hoose ayuu aayadii u akhriyaa ka dibna waa la isla kamilaa inta ka hartay aayada sidaas maxey diintu ka qabtaa.
@jumlotv2756
@jumlotv2756 Ай бұрын
Salafka diiday soosheeg binlow qaar waxyiraahdeyn xaalam weeye qaar,,karaahi soosheeg😂😂😂😂😂😅😅😂😅😅😂
@mrsocdaal1434
@mrsocdaal1434 15 күн бұрын
Salafu saalix anigu waxaan u aqaanaa saxaabadii nabi mohamed scw iyo taabiciintii salafka uu sheegayaa waa irhaabi maxamed cabdiwahaab iyo irhaabi ibnu teeymiya waxaas salaf maaha burcad ayeey ahaayeen
@abdulqadirkutub8032
@abdulqadirkutub8032 Ай бұрын
HADYIGII SALAFKA HA LA QAATO BIDCADNA HA LA IS KA DHAAFO NABIGEENA SUUBANAA IYO ASXAABTIISA WAX EEYSAN SAMEEYN SOOMAALI XAGEEY KA KEENTAY WAR BIDCADA KA FOGAADA
@warcadaadey
@warcadaadey Ай бұрын
Saxib faataale ayaa tahay
@user-nh8wf2oe8u
@user-nh8wf2oe8u Ай бұрын
Idinkaa idinkaa qaldan. Yaa idin dirsaday howshaas. Bax. Dib ula noqda. Sucuudigii idin baray. Waaya meel eyka taliyaan. Boqortooyooyin mujrimiin ah iyo culuma. Wax ku soo baratay. Mujrimiintaans meeshey ka taliyaan kir iyo beenta dadka ka daaya. Sheeq fadwa xume. Waxaanaa. Aduunka rogay. Intey adoomadii yahuuda ee sacuudi wax ku soo barteen see lagu aaminaayaa
@adullaahimohamed4074
@adullaahimohamed4074 8 күн бұрын
Kan waa cadawga diinta islaamka ilaahey umadda ha ka qabto markuu hadlayo wuxuu u hadlayaa sida nin asxaabi ah po asxaabtii la koogay waasa fitno
@wmdghdgg1234
@wmdghdgg1234 14 күн бұрын
Salafta waa wahaabiya iyo khawaarij hanoo sheegin kaama akhrisaneeyno
@TechSiyaad
@TechSiyaad 28 күн бұрын
Cilmigu waa cajiib iyo diintu, sida shiikhu sheegay dad badan ayaa laga yaabaa inay maantaba dhehaan Shiikh Umal wuxuu fadwooday in niman karle ay naago caanahood nuugaan si ay qiil u daydaan.. Allow culimada noo daa oo cimrigooda raaji, intii dhimatayna janatus fardowsa ka waraabi. Aamiin.
@user-ov2wz5eh9u
@user-ov2wz5eh9u 29 күн бұрын
Wahaabiyo waxaa loo soo diray in ay la dagaalaman diinta qaar umada qarxiyo qaar u fidyooda umadii tasbiixsan jiray tusbixii ayay u diideen waa inkaar qabayaal reergalbeed soo adegsaday
@user-ce5uu7kw8m
@user-ce5uu7kw8m Ай бұрын
Suwac قَويل للمصلين.. Lugu istaago intees ku arkay.... Takfiir waalan
@user-pm7dk2tj5h
@user-pm7dk2tj5h Ай бұрын
Hhhhh wlhi wahabiyo waa kansar ayee kuyihiin diinta islaamka wahabiyo aselba xaafidiin meesan e heen
Maxaa Kala Qabsaday Sh Shibli & Jamacatu Tabliiq
14:45
SAKINA MEDIA
Рет қаралды 30 М.
MD Hore Sheekh Shariif Hadal yaab leh ku dhahay Sheekh umal bal daawo
14:31
УГАДАЙ ГДЕ ПРАВИЛЬНЫЙ ЦВЕТ?😱
00:14
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 2,6 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 60 МЛН
Despicable Me Fart Blaster
00:51
_vector_
Рет қаралды 22 МЛН
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 9 МЛН
Haku Mashquulin Wixi Tagay - She Musfate Xaaji ismacil.
46:06
Howlan Media
Рет қаралды 78 М.
24 su aalood oo wada furriin ah || Sh Maxamed Cabdi Umal
1:25:06
Salafmedia
Рет қаралды 229 М.
3 Ruux illahay Baa Jecel 3 Naa Wuu Necebyahay Sh Maxamed Abdi Umal
17:51
Qisooyin Qosol badan (kaftanka culimada)
21:10
DACWA MEDIA CENTER
Рет қаралды 424 М.
Qiimaha Aduunka || Sh Xuseen Cali Jabuuti
16:18
QUDUS MEDIA PRO
Рет қаралды 164 М.
SU AALO IYO JAWAABO MUHIIM AH OO CUSUB 2023 || Sh Maxamed Cabdi Umal
39:19
3 Qof inay Halaagsamayaan Cidna Hawaydiinin Sh Maxamed Umal
18:44
SAKINA MEDIA
Рет қаралды 17 М.
Xamse Cabdi Bare Iyo Kuwa Lamidka Ah Diintina Ayey Badali Rabaan Sh Xassaan Abu Salmaan
21:00
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 55 М.
УГАДАЙ ГДЕ ПРАВИЛЬНЫЙ ЦВЕТ?😱
00:14
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 2,6 МЛН