Waan kaxumahay xildhibaankaas waxaana laga yaabaa dad lasoo adeegsaday inay xabsiga kudhibaateeyaan allaha badbaadsho asaga iyo inta xaq difaacda aamiin carabtu ayadaa cadow isku ah
@AxmadmaxamadSalad3 күн бұрын
maashaa allaah allaah ha unaxisto marxunka shahiiday aamiin yaarabi ❤
@abdirahmimhajiwebo57863 күн бұрын
Asc/ Rer Urdun wa dad ad u wanagsan lakini ay Madhax UGA fadhidho Boqortoyo ka Amar qadhata Si rail_ , Rabi ban ubarineynaa in u kabedelo Boqortoyadasi - Yahudu ay Xukunto Amin
@abdulkhadirafrah3 күн бұрын
Yaa allaah alloow ugar gear falastiin
@engbulaaleamqoolif9093 күн бұрын
ilaahay ha mideeyo muslimiinta Awoodooda ha tuso madax awoodleh khayrqabtana ha ugu badalo kuwa daciifkaa
Asc Nadaara Carab Col na maaha Ciidan na maaha Madax na ma leh Dadka in Badan weey Careey san yihiin Boqororada Carabta Waxaa Boqor u ah Macalinka weeyn Xulufadiisa waa Boqor Tooyada Qaadum keeda ilaaheey ha Jabiyo Cadawga Yuhuda, Macalinka weeyn iyo Xulufadiisa Aamiin Aamiin Allaha Guuleeyo Shacabka Reer Falastiin Xisbulaah, iyo Xuuti Badeed Amiin Aamiin iinshaa Allah Qeeyr
@axmedAbdulkadirmohamed3 күн бұрын
Wcs wrxm nadaara
@nuuurcabdii3 күн бұрын
🥺🥺 😪 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* ) Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
@mahamudhuseinosaba87443 күн бұрын
Asc magacayga wa maxamud xuseen xasan joga konfur afrika xildhiban ka laxukumay wa xow taageeray xaqa xarigiisana wa xaqdaro shacab ka falas tiina wan u rajaynaayaa guul allah na hasiiyo
@Nuurcabdii3 күн бұрын
🥺🥺😪 .. *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* ) Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
@AbdirahiimHuseein3 күн бұрын
Xildhiban gesi waye masha allah
@iraadomohamed64692 күн бұрын
Allaha guuleso falasatina
@AxmedCabdullahi-r6f3 күн бұрын
Naxariis alle hasiiyo amwaada
@abdiweliali69233 күн бұрын
Hadhamato yahuuda iyo America inshallah
@jawahirelmi93 күн бұрын
Ilaahey ha jabiyo yahuud iyo America reer galbeed dhulka alaha la gooyo
@farxaancabdi61703 күн бұрын
Sabaaxal khyr sabaaxal wardi
@ashasalah28353 күн бұрын
BOQORKA HOOYADIIS WAA CADDAAN, MA LAGA YAABA IN AY ASAL YUHUUDI TAHAY, AY CIDDAN U REER ABTIGIIS YIHIIN.
@jawahirelmi93 күн бұрын
Xidhibaanka ilaahey ha badbaadiyo gacanta cadowga alaha ka saaro
@calimaxamud-ch7cz3 күн бұрын
Asc marka hore waan salaamayaa Nadaare iyo Asxaabtiisa, Dslalka EMARAT ,URDUN,MASAR.IWM. HORAY AYAA LOO SAMAYSTAY XUKUUMADAHA DSLALKAAS. SHACAMKUNA GACANTA WAXBA UGUMAJIRAAN.
@mounahoussein-wo7qu3 күн бұрын
ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️
Imaaraadka waa in yuuudiga ka taliya dalkaa aragiisa dalka laga suuliyo waa in Iran mbz sida wadaadkaa yuhuudiga aha isna aragiisa la suuliyo waayo waa basaaska Israel iyo maraykanka waana cadawga ugu wayn ee islaamka iyo muslimiinta