SUBAX:Ciidamada israil oo lasheegay inay gaas sun ah kudileen Mayadadkii maxaabiista ay shalay kasoo

  Рет қаралды 58,372

Nadaara Show

Nadaara Show

Күн бұрын

Пікірлер: 94
@MohamedDeeq-oq7rc
@MohamedDeeq-oq7rc 2 ай бұрын
Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa & rer muqdisho ugar gaar Aamiin yaa Allah salalaahu calayhim wasalaaam Allahu akbar
@mounahoussein-wo7qu
@mounahoussein-wo7qu 2 ай бұрын
ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️
@hony5804
@hony5804 2 ай бұрын
Allow isnecbesii ooiskudir mareykan iyo Israel aamiin
@umuamiiroumuamiiro
@umuamiiroumuamiiro 2 ай бұрын
wcs ustaad nadaara thanks guul iyo gobanimo rer flastiin insha Allah 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇵🇸🇵🇸🇵🇸
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 2 ай бұрын
Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin Allah ha ka horwereejiyo munaafaqiinta ku dhexjiro umada muslimiinta aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha nagu sugo xaqa dhamaanteen aamiin Allah ha ka dulqaado xasuuqa ku socdo shacabka falastiin yaa rabi ciidankaada ku caawi garabkooda ku quwadey walaalaha mujaahidiinta falastiin aamiin
@AbdiAliFaroole-jm4qp
@AbdiAliFaroole-jm4qp 2 ай бұрын
Ilaahow Guulee Walaalaheen Falastiin InshaAllah
@calisaalim4510
@calisaalim4510 2 ай бұрын
Illaahoow ummada islaamka u naxariisto Somalia iyo Xammaas iyo xulafadooda AAMIIÑ ŸAA RABBIL CAALAMIIN😅
@GGM-GUlED
@GGM-GUlED 2 ай бұрын
Somalia 🇸🇴 ❤
@maxamedcalicusmaan8141
@maxamedcalicusmaan8141 2 ай бұрын
Jab,jaha-warer iyo halaag allah kurido yuhuud iyo wixii lajira addun iyo aakhiro. ربنا إطمس على أموالهم واشدد علي قلوبهم حتي يروا العذاب الأليم
@warsameabdiraxman5950
@warsameabdiraxman5950 2 ай бұрын
Allahu akbar
@mohamedibrahim1741
@mohamedibrahim1741 2 ай бұрын
❤❤❤. Keep going nadara
@Hadalwaamurtimahmah
@Hadalwaamurtimahmah 2 ай бұрын
Machaallah
@warsameabdiraxman5950
@warsameabdiraxman5950 2 ай бұрын
Asxabta aynu mar kuwada sallinno xabiibkeen maxamed scw scw scw scw scw scw scw
@MaslaxMideeye-yo9
@MaslaxMideeye-yo9 2 ай бұрын
Allahayoow ugargaar walaalaheena gasa dhibaatada ha ka dull qaado yaarabi yahuudana jibi🇦🇪🇦🇪☪️✔️🇸🇴🇸🇴✔️
@SakariyeMohamed-o9l
@SakariyeMohamed-o9l 2 ай бұрын
Allaha guuleyo falasatina
@warisroobo1759
@warisroobo1759 2 ай бұрын
Dhagartii ay maleegeen ayaa ,,,,Allah ku celiey ,Subxaanallaaaaaaah,
@abdiweliali6923
@abdiweliali6923 2 ай бұрын
Hadhamato yahuuda iyo America inshallah
@VIKIBOOY
@VIKIBOOY 2 ай бұрын
Ankusalino xabiib keyna muhamed SCW SCW❤❤
@Abdi-uy2jj
@Abdi-uy2jj 2 ай бұрын
scw scw scw
@Geele_jire
@Geele_jire 2 ай бұрын
Ilaahoow jabi yahuuda iyo inta lajirta oo marakanka u horeeyo Aamiin aamin Ilaahoow falastiin ugargaar
@WilloIsse
@WilloIsse 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@Bakar.dawiil
@Bakar.dawiil 2 ай бұрын
Gele jira aamin guul
@Abacali
@Abacali 2 ай бұрын
Nadara Numar (1) Wan❤
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 2 ай бұрын
Cadow kasta oo yuhudda Mareykan Ingris German dhamaan Gumeystasha Allaha soo wada qabto.
@IbnuMarwanMurjaan
@IbnuMarwanMurjaan 2 ай бұрын
أللهم أنصر أخوأنتا في فلسطين وفى غزة
@warsameabdiraxman5950
@warsameabdiraxman5950 2 ай бұрын
Asc nadar maasha allah warar xaqiiqo lahubo
@FeysalA.Mahamud
@FeysalA.Mahamud 2 ай бұрын
وعليكم السلام يانظار. شكرا لنقل الاخبار الصحيحة عن العالم والحرب في غزة. وانا سعيد ايضا بالعمل الرايع الذي قمتم به لمساعدة المتضررين في غزة وتشجيع الصوماليين على القيام بشيء ما لمساعدة هذا الشعب الفقير الذي لاحول له ولاقوة وكذالك التواصل بين جانبى الشعب الصومالي وشعب غزة باستعانة الشيخ عبد الحي الذي قام بدورة عمل الرايع لاجل الايصال ماجمع الشعب الصومال من النقود والمساعدات الانسانية. ارجوا الله ان يتقبل منكم هذا العمل وان يغفر ذنوبكم ويدخلكم الجنة ان شاءالله.
@Abo_bilal511
@Abo_bilal511 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤ thanks
@ilwaadgmohamed7212
@ilwaadgmohamed7212 2 ай бұрын
Ilaahay ay qabaan dadkaas masakiinta ah xitaa gaas waa lagu buufiyay ilaahow culeeska ka dulqaad dadkaan iyo dhibka
@OwrallaHiba
@OwrallaHiba 2 ай бұрын
Allow u gargaar gasa iyo Falastiino dhan yaa aminaayo waa lafa abeeso hoosey ka xarirane masakiinta la leynayo Alley leyahiin Rabi Yasir
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 2 ай бұрын
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey nadaara
@faaizahussein6395
@faaizahussein6395 2 ай бұрын
Is dila is baa bi iya yuhuuday dhexdina alle kayeel baa ba iyo hoog
@Khadijo60
@Khadijo60 2 ай бұрын
Maashaaallaha Walee Türkiye police shaqeynaayo ayey heystaan ma durba ayaa la soo qabtay gacan ku dhiigla yaashii
@axmedAbdulkadirmohamed
@axmedAbdulkadirmohamed 2 ай бұрын
Wcs wrxm nadaara
@CabdiGeedi-ku2ur
@CabdiGeedi-ku2ur 2 ай бұрын
Wcs.nadaara show. Allaaha ugargaaro.shacabka.falastiin. qabta.gasa
@lulmohamed181
@lulmohamed181 2 ай бұрын
Allah ha u gargaaro walaaleheen reer falastiin aamiin yaa rabi
@cismaanbaylood4277
@cismaanbaylood4277 2 ай бұрын
Wsc sida loo helay faahin
@abshirbiici7375
@abshirbiici7375 2 ай бұрын
Subax maahin waa lasoo daahday warka
@AishaBarre-m9f
@AishaBarre-m9f 2 ай бұрын
Ilaahey uqubo hakurido yuhuuda iyo wixi kalmeynoyo
@AadanBaabaa
@AadanBaabaa 2 ай бұрын
Guul ayaa urajeenayaa
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 2 ай бұрын
Walee turkigu waa qatar
@apdifitaxhassan9579
@apdifitaxhassan9579 2 ай бұрын
Nadarow waxan ubahanay dawoyinka maqrka qofkii dhaqtar fcn og hala so hadlo plz walaliya
@WarsameJimcaale
@WarsameJimcaale 2 ай бұрын
Ilaahow ugargaar falastin
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 2 ай бұрын
Subax wanaagsan akhii
@fatimayusuf471
@fatimayusuf471 2 ай бұрын
Subhuman Israel waxba lamay hadhin subxanallah cidhib tir baa socda 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@Khadijo60
@Khadijo60 2 ай бұрын
Balaayo allaha ku rido yuhuuda
@IbnuMarwanMurjaan
@IbnuMarwanMurjaan 2 ай бұрын
❤❤❤❤ Wcs Wrx Wbr wll Nadaar Show ❤❤❤❤❤
@Wholecarpet
@Wholecarpet 2 ай бұрын
Mssd le waye Allah silciye
@Wholecarpet
@Wholecarpet 2 ай бұрын
Ya Rab ugargar baytkaga iyo umadisa ya Rab😢
@abdiweliali6923
@abdiweliali6923 2 ай бұрын
Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran inshallah
@fiidowmrk
@fiidowmrk 2 ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@CaliSalaad-n7l
@CaliSalaad-n7l 2 ай бұрын
Waa waxleesku ogyahay waxaas ameerikaan iyo israa iil waa is ogyihiin
@cabdullahiosmanmohamed5014
@cabdullahiosmanmohamed5014 2 ай бұрын
Illah walaalaha falastiin ha u gar gaaro
@rahmomaalim6202
@rahmomaalim6202 2 ай бұрын
Aamin yaa Allah
@axmedcaruush2952
@axmedcaruush2952 2 ай бұрын
Wcs wll w
@shariifkacade7213
@shariifkacade7213 2 ай бұрын
Mahadsanidiin Nadaara, waxaan ubadinaa in sirdoonka yahuuda aysan dilin ninka falastiiniga ah ee Turkiga lagu diley waayo sida aad noo sheegtay nimanka wax diley in laga soo qabtay Romania. Sidaa darteed Romania madhiibi karto niman ah sirdoon yuhuud ,. Balse waa laga yaabaa in Bulgeriya dhiibi lahaayen maadaama ay Turkiga isku fiican yihiin
@nimcoismaacil7033
@nimcoismaacil7033 2 ай бұрын
Wcs subax maahan wa midday Nadaara. See wax u jiraan please update your news 🙏
@MohamedDeeq-oq7rc
@MohamedDeeq-oq7rc 2 ай бұрын
Wcs
@xirsi-x5m
@xirsi-x5m 2 ай бұрын
Waa halab😮😮😮
@MaxamedDoon-i5e
@MaxamedDoon-i5e 2 ай бұрын
Maaweelada caruurta waa isla ogyihiin faladeelfiya in lajoogo yuhuuda iyo mareeykanku
@MohamedbarkhadBarkhad
@MohamedbarkhadBarkhad 2 ай бұрын
Aduunka maanta xaqdarada ayaa shaqaysa ee maraykan wanwaan ha kasugin regret falastiin Allah guulsii
@ubaxmuxudiinaxmed
@ubaxmuxudiinaxmed 2 ай бұрын
3:13
@MaxamadAbdi-cw2lb
@MaxamadAbdi-cw2lb 2 ай бұрын
aloow reer falastiin ugar gaar
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 2 ай бұрын
Asc nadaara show
@SOMGamer-yw3vr
@SOMGamer-yw3vr 2 ай бұрын
Ustaade putin kasoo hadal videoga xiga xaalada waa kuxanthay odayga
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 2 ай бұрын
Kkkk isla ayaga miyaa dilay cajiib way qirteen 😮
@cabdimaalikdacyeey
@cabdimaalikdacyeey 2 ай бұрын
Qerbadan
@waliyocadga9985
@waliyocadga9985 2 ай бұрын
MR NADAARO, NATANYAAHU MA WAREERI KARO MAREYKANKA EE SHEKADAAN IILA MEESREYSO WAAY ISLA OGYIHIIN, ANAGA AYAA FILIN NALOO JILAA SXB
@bintimohamed7864
@bintimohamed7864 2 ай бұрын
🤔🤔
@maryamanuur9809
@maryamanuur9809 2 ай бұрын
Ar Mayy Falastiis Noqdaan Isdilay
@warsameabdiraxman5950
@warsameabdiraxman5950 2 ай бұрын
Wllo waxaad wararka kubilowdaa saliga nabigena maxamed scw scw scw siday illatahay haday suurto galtahay nadaara
@abdiwaliali3757
@abdiwaliali3757 2 ай бұрын
Ale hajabiyo yuhuda
@AxmedXasan-yy9fw
@AxmedXasan-yy9fw 2 ай бұрын
Nagaale naga beenta turkigu waa yahuud
@naanaayare6644
@naanaayare6644 2 ай бұрын
Waxaan halkaan uga tacasiyenaa qaraxayadii kadhacay duledka magalad muqdhisho Askartii ku shihiday sibo wilkii dhalin yarad ahaa isku dhigay baaburkii qarax allah ha u aqabalo shihidnimadisa😢 😢😢
@Qaali12
@Qaali12 2 ай бұрын
Aamiin. Alle ha unaxaristo janatul Fardowsa Allaha ka warabiyo. Dadkisu badbadiyay shahadada Alle ha ka aqbalo🤲
@hassanfarah8417
@hassanfarah8417 2 ай бұрын
OGI OGI MUUZ44D QOF KASTOO AY XIRIIR LA SAMAYSO OO DIIDA WAXAY KA DOONAYAAN XUKUKIINKIISU WAA DIL.
@Itsyoboishuaib
@Itsyoboishuaib 2 ай бұрын
WCWRWB NADARA SHOW
@heerqaran580
@heerqaran580 2 ай бұрын
Dadka sirdoonka u shaqeeyo wadanka dhsxdiisa laguma dilo waddama kale ayaa lagudilaa tankale hadsii Israa,iil lagu dilo baaritaan ayaa leyska rabaa lkin Turkiye leydama qabanaayo ayay islahaayeen
@Bakar.dawiil
@Bakar.dawiil 2 ай бұрын
Sawitka ninka godka kujira daal iyo fulinomo waqti dher ka muqato kkkk
@FartuunMaxamedmaxamuud-de4kg
@FartuunMaxamedmaxamuud-de4kg 2 ай бұрын
Kawarama israel dagaal makabilowday oo iiran udhaxeyay mise waa liska aamusay kadib dilkii ismail haniya
@abdifatahosmanhasan758
@abdifatahosmanhasan758 2 ай бұрын
Saacadan ma subaxbaa
@FaraxTaatiko
@FaraxTaatiko 2 ай бұрын
Pelestine guul🙏😭
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 2 ай бұрын
Maser ayaga ciidamo geya ayey diidan yihiin ma israiil ayey ka baqan xaqoda ayey ayey u leyihiin mana difacanayan
@Abdi-uy2jj
@Abdi-uy2jj 2 ай бұрын
balan malahan wa dameero yahuuda
@NaasirOsmaan
@NaasirOsmaan 2 ай бұрын
Barmaamijkan hada aad sii daynayso anaga galab bay noo tahay maxaa kuu diiday waa Barmaamijkii 3aad ?
@ZainabBashiir
@ZainabBashiir 2 ай бұрын
Iyagu soo uma ogolaan in dadka rer falastiin laga weeraro waligood yaykabixin labiga gudaha ha ugalaan dhibkii u walaala reer fastiin ku weday ayaa soo falaashtay
@caliusmanabdinuurafkaaa-xl5zw
@caliusmanabdinuurafkaaa-xl5zw 2 ай бұрын
🇮🇱🔥🇮🇱🔥🇮🇱🔥🇮🇱🦓🇮🇱🦓🇮🇱🦓🇮🇱🦓
@AadanBaabaa
@AadanBaabaa 2 ай бұрын
Maxa kawDa
@Wholecarpet
@Wholecarpet 2 ай бұрын
Wa been arsi ganacsadihi masar lagu dilay waye wa aarsi
@fatimayusuf471
@fatimayusuf471 2 ай бұрын
Genocide bidden haduu rabo inuu joojiyo dagaalka wuu joojin karaa iga daa waa laysku ogyahay arintaa
@Ahmdkariye
@Ahmdkariye 2 ай бұрын
nadarow maxabis ayanu so furanayna waa sheko mara awal ah oo ben iyo hadur ah sababto waxaytahay maxabista ragii afdubtay ayaa haysta ee maxabis guri ku jirta o ayar oda laga so qadayo ma ahan hadii la damco in la so furto maxabista waa in la isla dila dadka haysta iyo ayaga maxabista ah si kale laguma so furan karo maxabista ayan so furanayna waxay ka wadan yuhudu maydka maxabista ayanu idiin kenayna waye rag adag aya maxabista haysta in la isla dilo ayaga iyo raga haysta ma ahane wax kale ma samayn karto yuhuudu ama gas ha ku dilen ama duqayn ha ku dilen mida kale xamae dad uma nola ay nabad ku badashan xitaa hadii mabad la garo ma daynayso yuhuudu oo markas ayayba ugu daran tahay wayna 21:15 ugarsanaysa hada xamas waxa u fcn in ay dagalaman ila inta qofka ugu dambeya la dilayo mida kale maraykan iyo yuhuud waa isku mid wana sheko la isla og yahay in marykan dhoho nabad ayan kenaya yuhudana ay dadka sas u xasuqdo hubka iyo cidanka ya waye wax dilaya waa maraykan sax hos aya laga wada socda marykan iyo yuhudu xamas ilahay aya la socda cid u maqan ma jirto haday nabad qatan xitaa lama dayn dono inta yuhuudu dhulka falastiin ay ku fadhido marka waxan waa wax laga so shaqeyay 200 years ka hor uk. us iyo all European galo oo dhan dhuka falastiin ayay raban tusale markii hidlayr yuhuuda xasuqay yuhudu waxay ku kala carartay adunka kale kadib dhulka falastin waxa u qabtay o gacmaha iyo lugaha u qabtay carabta waa ingiris iyo maraykan hadeerna ayaka mesha ku haya wxan israil logu yero waa magac fake ah quwadaha adunka ugu waa wayn aya mesha dagan marka aniga aragtidayda waxan kula talin laha in ay iskaga baxan mesha inta an la ciribtirin ama ay iska adkaystan waxa laga yaba in ilahay dhulka la jaro galadan o islamku gulaysto xitaa carabtii aya yuhuda la socota o u so jajusaysa meshii ay u hilin lahayeen waa adun walan walhi yaab aya alle i kenay wax kale uma awoodo dadkas islamka ah ilahay gurmad ha u fidiyo koley ilahay waa ku filan yahay asaga ayana abuurtay ilahow ka qabo galada o indha bel ku rid yuhuda iyo inta garab tagan alahuma aamiin
Não sabe esconder Comida
00:20
DUDU e CAROL
Рет қаралды 53 МЛН
SISTER EXPOSED MY MAGIC @Whoispelagheya
00:45
MasomkaMagic
Рет қаралды 18 МЛН
GANTAALKA CAQLIGA LEH EE MUCJISADA AH EE TURKIGU SOO BANDHIGAY
14:10
HBN Online TV
Рет қаралды 196 М.
SHEEKO: Maxaa Ka dhacay Qolka 1046 ee Hotelka The President
13:19
MARACADDE SHOW
Рет қаралды 70 М.
Não sabe esconder Comida
00:20
DUDU e CAROL
Рет қаралды 53 МЛН