Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa & rer muqdisho ugar gaar Aamiin yaa Allah salalaahu calayhim wasalaaam Allahu akbar
@HananDaud-x3v2 сағат бұрын
Amiin wll
@FatumaMohammed-c1n2 сағат бұрын
Amin amin
@OwrallaHibaСағат бұрын
Amiin Allahuma Amiin
@osmangure60402 сағат бұрын
Jiro mAhee waa dabayl caafimaad Allow ka dhig
@Qarniyoos2 сағат бұрын
Jordan ayaa ku xigi doonto insha allah
@Shukri-o1sСағат бұрын
اللهم احفظ أهل غزة حفظا يليق بجلالك وعظمك يا حي يا قيوم برحمتك يا أرحم الراحمين ❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedshide80722 сағат бұрын
Mansha Allah allahu akbar keep going
@YassinAhmed-yx3ol2 сағат бұрын
Asc Nadaara TV guleesoo kusoocoo falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Suriyaa haagoleisatoo Allaha u Naxaristo shacabka falastin iyo Suriyaa Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@maden78182 сағат бұрын
Carabtoo dhan madaxdooda hala rido waa jawaasiis u shaqeeya yuhuuda
NAADARA WAXAA FIICAN IN BOQORTOOYADOONKA IYO MASAR ASSISI KULIGOOD JABHADAHAN QABSADAAN.WAA WADA PUPPETS O GAALO XUKUMO . Abdul shiikhal . Nairobi kenya
@ayanmohamud34014 сағат бұрын
Jimca mubaarak Nadaara .walee carabtii qalqal ayaa kudhacay ileen umada waxaan la ogeyn ayaa lagu sameyn jirey illaahow xaqa soo ifi .❤❤❤
@ruqiyocabdullahi39324 сағат бұрын
اسلام عليكم ورحمة الله وبركاته Jabaabirada carbeet cabsi ayaa soo food saarte waxee og yihiin dulmiga ee ugeesteen dadkooda falastiin maxaroobi doonto ilaa iyo intey ka kacayaan shacabka urdun masar sacuudiga iyo shacuubul muslimiin ilaa inta ay iska dulqadayaan ninmankaan mujrimiinta ah oo u xoog leh shacabkooda dilkooda lkn markii lajoogo ameerika iyo alyahuud hortood waa dawaco iyo dooro ilaahey ha dhaafiyo muslimiinta xasbunallaahu wanicmal wakiil
@fatumaahmed18713 минут бұрын
In Sha Allah Siisi baakuxiga
@fartunadan829747 минут бұрын
😊😊😊😊
@nuuurcbdiiСағат бұрын
🥺..🥺.🥺 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* ) Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
@sacdiyanur92434 сағат бұрын
Imaraad insha alaah
@noorholac68494 сағат бұрын
Wcs w,wb mr nadara jimca wanagsan
@khadarfarah15623 сағат бұрын
Wcs Nadara
@Shukri-o1sСағат бұрын
Ilaahay ha nagabto sharta aay wadan reer galbeedka
@YakubyussufMaalim4 сағат бұрын
Inshaallah masar masar masar
@aminamohammad45344 сағат бұрын
ilaahow islaamka mideye yarabi
@ayaansiciid38194 сағат бұрын
Aduunka waxaan ugu jeclahay in la Rido ninka masar haysta.oo uu qabsado nin Taabacsan Qadiyada falastiin
@yusufahmed698732 минут бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤
@HRU2100Сағат бұрын
نتمنى لشعوب العربية بتحرير انفسهم من الحكام الطواغيت ...
@Kheyr_show2 сағат бұрын
Dunida manta kama soconeyso shaqsi in umad dhan masiirkoda ka dhigto dhaxal uu iska heysta inta noloshiisa ka dhiman
@SafiyaMacalin-rz7mf2 сағат бұрын
Allow madaaxda dowladaha Islaamka ee haada jooga na dhaafif oo kuwa ka kheyr badan noogu bedel.
@nabadoonshaybe2108Сағат бұрын
Aammiin
@ahmedyusuf83354 сағат бұрын
Nadaara farta qoraalka iska hagaaji oo qoraal muuqaal wanaagsan leh ku soo qor
@MAQSUUDGENERALTRADINGANDCOPUTE4 сағат бұрын
Alle ha ugargaaro
@OwrallaHibaСағат бұрын
Rabbiyow quwe oo guule dunida Islamka oo dhan cadawada isbaheystay Alle ma guuleyo Amiin reer gasa falastiino dhan Allahayow guule oo quwe qulubtoodana mide dhamaan muslamiinta madax carbeed mahe waa masiibada masakiinta ay xakuman wana cadawada dunida Islamka ayaga gubay dal walba oo carbeed iyo anagaba dabka naga daba wada Rabbi Yassir
@BileBariise3 сағат бұрын
Shacuubta muslimiinta suniyiinta oo dhan waa ku dulmanyihiinwwadamadooda oo dhan siiba boqorada khaliishka carabta dunida islaamka waxay u baahantahay is bedel islami ah wayna ka daaleen caburin xarig daldalid anaa iri cid aan aniga ahayn wax ma xakumi karto xisaabtaas waa soo xirmi rabtaa uma baahna boqorada gaboobay
Jack Sullivan iyo natayaahu Waa ilmo adeere ogaada
@saynabdaye73822 сағат бұрын
Jordan ama Egypt labadaas aa u malenaa inay Ku xigaan ilaahay umada ilaahay haka qabto
@CabdullahiDheere-ik5ew3 сағат бұрын
Waxaa ku soo xigta cidi turkigu u arko ineey mudantahay in laga taqaluso laakiin waa loo kaadinaa inta suuriya cageheeda ku istaageeyso
@Omarlibaax4 сағат бұрын
Wananka arxanka daran ee dalalka carabta horjoogayasha u ah ilaahey😂umada ha dhaafiyo
@Baba202402 сағат бұрын
qaxwa caba dheh😅😅😅😅😅
@Daawasho13 сағат бұрын
Jumca lamid ah
@OwrallaHibaСағат бұрын
Inta reer gasa laga xasuqayo kama naxayaane waxa u daran uun maxaabiistooda Alla aduun ma jire Allow masakiinta reer falastiino dhan reer gasa u gar gaar Yaa Allah Rabbiyow quwe oo mide reer falastiin gasa guule Allah xesbonallah walnima Wakiil
Carab midba mar aya laqashe maxey dhoranayan, wayaabe xarab aragne yaab aragnee
@IBRAHIMfjizow-r4lСағат бұрын
# free Palestine 🇵🇸 ❤❤❤❤❤ inchallah 🙏
@SaidaAli-l4r2 сағат бұрын
Mucjiso munafiqinta carabta cabsi haysaa
@CabdiIbrahim-u3g2 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉😂😂😂😂😊😅
@KhadrasFashionStudios3 сағат бұрын
Boqor urdun
@abdihayle68192 сағат бұрын
Carab inte falastin gufirsaden Alaha kafaro yuhud iaga alaha babasho
@maxamedcabdisalaan7496Сағат бұрын
Dagaalka urdun buu soo gaadhayaa suuriya xadkeeda ayuu marayaa kkkkkkk
@omarhussien89584 сағат бұрын
Syria, Ninkii difaacayay Ao-Assad, Waxaa eryay Al-Qa'ida oo taageero ka helay America,Turkey,all arab Golf Wahabis( Sa'ud,Qatar,UAE,Bahrain,Egypt) si Israel loo raali geliyo! Wahabbis are part of zionsts! Bashaar Geesi!!