SUBAX: Natel- yaahuu iyo wasiirada sxb diis ahaa oo ay ka dhex taagan tahay, Xisblhi oo saakay

  Рет қаралды 53,907

NADAARA TV

NADAARA TV

Күн бұрын

Пікірлер: 129
@UMUABUKAR-hl1kw
@UMUABUKAR-hl1kw 3 күн бұрын
ILLAAHOW GUUL GUUL FALASTIIN IYO XISBULLAAHI IYO INTA CAAWISO YAA RABBI
@UmuAasiya-c1k
@UmuAasiya-c1k 3 күн бұрын
Yarabi wan aragnay dulqaadkaaga yaarabi soodadaji ciqaabta yahuuda yarabi yaraxmaan 😢😢😢😢😢
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 3 күн бұрын
Xamaas imisa bay kaligeed aheyd 1 sano iyo dheeraad oo ay loodin waayeen waliba meel xabsi camal ah bay ugu jiraan hadana ilahay si fudud kuma kuma jabin kuna jabi mayaan idanka ilahay guushana ugu danbeysana ayagaa iska leh ilahay imtixaanka ha u fududeeyo aamiin
@cabdidheerecali1529
@cabdidheerecali1529 3 күн бұрын
Xaamaas 1 sano ayay kaligood dagaalamayeen Marka wayguulaysanayaan inshaa ALLAAH
@degaghedi1738
@degaghedi1738 3 күн бұрын
Illaahow nafta ay isdhaafiyaan dab aan damin waligiis illaahow isreal dhex dhig rer Palestine illaahow xoreeh Gaza iyo inta lajirta illaahow guul waarta degdeg usii Aamiin Aamiin
@XawaCige
@XawaCige 3 күн бұрын
Allow isreal adunka kaqado masibo daran allha kukeno nolosha allha ku ciqabo rer gasa iyo rer lubnaan allow dhibatada kakorqad 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@Farxiyomahamed-v5q
@Farxiyomahamed-v5q 3 күн бұрын
Xisbulaah iyo muqaawamada falastiin waa dadka keliya ee xorta ah ee dunida maanta ku nool
@UmuAasiya-c1k
@UmuAasiya-c1k 3 күн бұрын
Ilaahayow ugargar adoomadaada yaa rabi😢😢😢
@SahroCismaan-x5v
@SahroCismaan-x5v 3 күн бұрын
Mahadsanid wll allah ha ugar gaaro walalaheyna amiin amiin amiin yarab
@salmaosman474
@salmaosman474 3 күн бұрын
Subax wanaagsan adeer nadaara, waad mahadsantahay dadaalka aad wado si aad noogu soo gudbiso warar xiisa leh. I like halhaayskaada oo ah (nagtaa laga galiyay😅) ilaahow islaamka kor ka dhig ,mana dhaceyso in yahuudi ka guuleysto Muslim, lkn imtixaan baa leysmarsiinayaa.ilaahow u gargaar reer falastiin.❤
@abdullaahiabukar7339
@abdullaahiabukar7339 3 күн бұрын
Wacaleekum asalaam waraxmatu allaah wabrakaatu
@warisroobo1759
@warisroobo1759 3 күн бұрын
Allaha Faraj degdeg ah ha u furo dhamaan Muslimiinta dulman, Musiibo Allaha ku rido Daalimiinta iyo intii taageerta..
@hasmedroukya162
@hasmedroukya162 3 күн бұрын
ALLAHOU AKBAR ALLAH HA GUULEYO FALASTINE
@OlfadBaashi
@OlfadBaashi 3 күн бұрын
Ilaahoow yahuuda baabi I falastiin iyo xisbulaah guusha sii umaleenmaayo xibulaah ineey aga bixidoonto ciyaarta
@haa8793
@haa8793 3 күн бұрын
😂😂😂😂😂
@ayan123aadan5
@ayan123aadan5 3 күн бұрын
Xamas wy guuleysaneysa insha Alaah yuhuuda wy jabaysa insha Alaah falastiin guul amiin yaa Alaah
@AaminaAbdulkadir-bm7ze
@AaminaAbdulkadir-bm7ze 3 күн бұрын
❤❤❤❤❤ Fariid ❤❤❤❤❤
@AbdullahiXaashi-c8y
@AbdullahiXaashi-c8y 3 күн бұрын
Wcsm Nadaara Illaahey Ha Guleyo Xisbullaah AlQasaam Xamaaz Iyo Dhaman Muqawamada Aamiin
@rnoor9763
@rnoor9763 3 күн бұрын
Xamaas ilaahaalajira dulinimana yelimadoonaan igumeestaha sidi looxanuuniyo wey yaqaanaan waanadagaalamaayaan inshaa'allaah
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 3 күн бұрын
Mahadsant walaalkey nadaara TV qeer sheeg isriil dhulka allaha lagooyo amiiiin yarabi 🙏 💯 ❣️ 🙏 💯 ❣️ 🙏 💯 ❣️ 🙏 💯
@MohamedDeeq-oq7rc
@MohamedDeeq-oq7rc 3 күн бұрын
Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa & rer muqdisho ugar gaar Aamiin yaa Allah salalaahu calayhim wasalaaam Allahu akbar
@aminakhadar581
@aminakhadar581 3 күн бұрын
Yaarabi ugargaar reer falastiin iyo muslimiinta Yaarabi baabie cadowgan
@AbdiIbrahim-b1j
@AbdiIbrahim-b1j 3 күн бұрын
MAASHA.ALLAH HisbuLLAh
@ashasalah2835
@ashasalah2835 3 күн бұрын
XISBULLAH SIDEY KU QATAAN, QAZA LA'AANTED, WALLAHI WA YAAB.
@Khadijo60
@Khadijo60 3 күн бұрын
scwb subax wanaagsan ciqaabta yuhuuda allaha soo dadajiyo amin ya rabi
@haa8793
@haa8793 3 күн бұрын
Marhore ayey warejin lahayeen re gaza bamboyin an larag ayaa laguridi lahaa maxabistaa hadey aheen wana نصر من الله
@Kheerto-un5cy
@Kheerto-un5cy 3 күн бұрын
Was wallaakey nadaara masha allaah qeer badan allaah ku siiyo xabad joojin mafiicno sababtoo ah dib isku abaabul aa dhacaayo marka umalleeyn maayo in xamaas llooga baxaayo
@nuuurcabdii
@nuuurcabdii 3 күн бұрын
🥺..🥺. 🥺 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* ) Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
@ruqiyocabdullahi3932
@ruqiyocabdullahi3932 3 күн бұрын
سلام عليكم ورحمة الله وبركاته Macalinka ween musiibo Allaha ku rido waa been naale munaafaq ah hishiisku waa been iyo qiyaano waxoo rabaa inoo Kala dilo muqaawamada lugnaan iyo qasa maa daama xisbulaah ey yahuuda harsasho iyo hoyaad ey udiide ey gantaalo ey roob uga dhigte reer qaze ayee ceer ceersanaayeen qaza laftirkeeda ciidan yahuuda nasasho uma oolin waa wada ognahey hooga ka qabsade waxaase is weey diiye gantaalihii gantaalaha ka hor tagaaye oo mareenkanka keene aawe Maxey lacaabadayaan yahuudu somalida waxey ku maah maahaan xagtii joogsan weydo marbey ceeb lakulantaa اللهم انصر اخواننا في فلسطين خاصة أهل غزء ولبنان 🇵🇸 اللهم عليك يهود الظالمين
@Aamaalulum
@Aamaalulum 3 күн бұрын
Allahummajcal ba'sahumbaynahum shadiiiiiiiid
@maden7818
@maden7818 3 күн бұрын
Xisbiga umaleyn maayo inay yuhuud si fidud heshiis ku gali doonaan. Xamaas lama gaadi karo waa niman caqli badan.
@maxamedcalicusmaan8141
@maxamedcalicusmaan8141 3 күн бұрын
Yuhuuda inta wax laweydiinayo hashiis lagaari mayo ilaa yuhuuda gaalada ah addunka laga tir-tiro, haddii kale addunow nabad hasugina inta yuhuudu qof gaal ah kanol yahay. ربنا إطمس على أموالهم واشدد علي قلوبهم فلا يؤمنوا حتى يرواالعذاب الأليم.
@IbnuMarwanMurjaan
@IbnuMarwanMurjaan 3 күн бұрын
❤ Wcs Wrx Wbr wll Nadaar TV ❤ Allow Ugargaar walaalahey Falastiin Allow jabi yahuud iyo nasaaro iyo cawaantooda ❤
@WarisRobleh
@WarisRobleh 3 күн бұрын
Anigu majecli inanaa nabadlaqaato oxabadujogsato waxaanjeclahay inaa isra iil dhulkalalagoyo. Omaafiicdu godadka. Ugugalaan. Ilaahayna. Noku indhaqabojiyo dilka. Sedexda wasiir. Eshashada kamuuqda iyo dhamaan wixusheegta yahuuda amatagera
@abdihayle6819
@abdihayle6819 3 күн бұрын
Xamas ilahey ayalajiro xisbulah hadey dacat tahay yuhud sifican ey nagta ugugali lehet ehagar akujurto falastin ilahey aya uqoray ialhey an ubaryena kufar tan in ilahey ka qabto omasbo alaha kurido ialahow ugar gar walalahen yarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
@ubahhussein1925
@ubahhussein1925 3 күн бұрын
Thank you for sharing ❤
@rnoor9763
@rnoor9763 3 күн бұрын
Xauunkasta ey dareemayaan reer Falastiin ilaahow cadawgana dareensii inshaa'allaah
@CabdiGeedi-ku2ur
@CabdiGeedi-ku2ur 3 күн бұрын
Wcs nadaar.guul.falastiin. gaza.iyo.lubnaan
@NuroHirsi-m9s
@NuroHirsi-m9s 3 күн бұрын
Allaahu Akbar ....
@suleeqoali1647
@suleeqoali1647 3 күн бұрын
Masha allaah 💪🏻
@Jameeco
@Jameeco 3 күн бұрын
Salaama caleykum Saaxiib sare NADAARA
@axmedAbdulkadirmohamed
@axmedAbdulkadirmohamed 3 күн бұрын
Wcs wrxm nadaara
@SafiyaMacalin-rz7mf
@SafiyaMacalin-rz7mf 3 күн бұрын
Allah baa la jira eerqaasa
@SahroCismaan-x5v
@SahroCismaan-x5v 3 күн бұрын
Mid lamid ah nadaara❤❤
@iraadomohamed6469
@iraadomohamed6469 2 күн бұрын
Allaha guuleso falasatina
@ubahhashi7870
@ubahhashi7870 3 күн бұрын
Wcs wrwb I’m watching from Melbourne Australia ❤
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 3 күн бұрын
Anuu kuwada salino❤rasulka❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 3 күн бұрын
Subax wanaagsan walaalkeen
@abdullahimaxamed5581
@abdullahimaxamed5581 3 күн бұрын
Nadaara sxb gantaalaha iyo daroonadu marashbaa yuhuuddu dhaawac bay sheegataa
@affio6916
@affio6916 3 күн бұрын
Inchallah guul
@cabdidheerecali1529
@cabdidheerecali1529 3 күн бұрын
Xisbulaah waa in ay heshiiska kudaraan anaga waxaadagaalka nagaliyay taageerada xamaas marka laheshiiya xamaas hadhahaan
@rnoor9763
@rnoor9763 3 күн бұрын
Ilaahow reer Falastiin badbaadi cadawgana ciqaab jaarabilcaalamiin
@qadarcabdi1772
@qadarcabdi1772 2 күн бұрын
Channel kaagiibxayeesiin ayuu noqday, news.ia aad sheegto waa sheeko ee wax kabadal sheekadaan iyo xayeesiintaan 90% ah.
@qaalidcolaadBarre
@qaalidcolaadBarre 3 күн бұрын
Allahu akbar Allahu akbar
@AbdulrahimSufi-q3s
@AbdulrahimSufi-q3s 3 күн бұрын
Allahu akbar ❤❤❤
@khaliddayib-r1d
@khaliddayib-r1d 3 күн бұрын
جزاك الله خيرا استاذ نزار tv❤
@hassanelmi4633
@hassanelmi4633 3 күн бұрын
Subax wanagsan
@Selelfiaxmed
@Selelfiaxmed 3 күн бұрын
Diintaa inoo sheegtay yuhuudu dadka kale ma jecle iyaguna isma jecla
@OlfadBaashi
@OlfadBaashi 3 күн бұрын
Thanks nadaara❤
@cabdisalam-jw6qv
@cabdisalam-jw6qv 3 күн бұрын
anaa u horeeyo ❤ wcs
@CadnanCadnan-p6z
@CadnanCadnan-p6z 3 күн бұрын
Husbulaah guuuuuuuuul🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@osmanafrica507
@osmanafrica507 3 күн бұрын
Yaa Quurinaayo. Camera man ka miyaa Quurinaaya.
@ahmedaweys9854
@ahmedaweys9854 3 күн бұрын
Fikirkeyga waxaa Waaaye Joooji Xayesiintaan Tirada badan
@Abo_bilal511
@Abo_bilal511 3 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤ good morning
@sahidaarush
@sahidaarush 3 күн бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته صباح الخير
@daacaddood3740
@daacaddood3740 3 күн бұрын
Faaidada aankaa helay meeqawaa soo sheek anagaa bagamudo ah mardambo hanagu shegin faido
@yasminahendriks5851
@yasminahendriks5851 3 күн бұрын
Allaahu akbar
@xaqiiqadachannel5608
@xaqiiqadachannel5608 3 күн бұрын
xisbulaahi ayada yaa weydiiyay in ey heshiis ogoshahay tooda lee ka hadlayaan
@amalnoor4760
@amalnoor4760 3 күн бұрын
Falastiin dilkii gaajadii roob iyo daadad ayaa hadana ku habsatay waa qadarta alle dadkaas ilaahey ayaa u qadaray iney sidaan u dhibtoodaan waana imtixaanka alle ilaahow dadkaas aduunka wey ku dhibtoodeen aaqiro dhamaantood intaas dhibtootay janada ugu bishaareey yaa rabi sabarkooda aaqiro bedel kheyr leh ugu bedel falastiin siiba qaza maahan daanta galbeed maxamud cabaas ilaahow iyo askartiisa jahanama ugu bishaareey subxaanallah wey cunaayaan cunto iyo cabitaan caruurtaan yuhuuda laayneyso wey ku fiirsanaayaan cajiib
@amalfarah2226
@amalfarah2226 2 күн бұрын
Allah Akbar
@gavanamahamed4141
@gavanamahamed4141 3 күн бұрын
WAA BAABI II YAHUUDA
@iskufilan174
@iskufilan174 3 күн бұрын
Labada xisbi wey is og yihiin leyskuma diri karo
@dekamuse7084
@dekamuse7084 3 күн бұрын
❤❤❤
@CabdiQani-c7s
@CabdiQani-c7s 3 күн бұрын
Nadarashow baryahan warkaagu Waa bila dhadhan
@FaadimoIbraahimsiidow
@FaadimoIbraahimsiidow 3 күн бұрын
Alhuu akbar
@AbdirahmanAden-v5z
@AbdirahmanAden-v5z 3 күн бұрын
Wcs nadara
@maktoobyt2009
@maktoobyt2009 3 күн бұрын
Naclatal yaahuu ku soo qor hada kadib ustad.
@ayubmaad1183
@ayubmaad1183 3 күн бұрын
Thank you
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 3 күн бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤
@AadanTalaasoow
@AadanTalaasoow 3 күн бұрын
Wsc macalin nadaarow sxb hore u soco sxb
@MohamedAli-us5qu
@MohamedAli-us5qu 3 күн бұрын
Habeen beynotahay anaga
@aishamawlid
@aishamawlid 3 күн бұрын
Sweden maad joogtaa mise canada
@XamariFantastigFantastig
@XamariFantastigFantastig 3 күн бұрын
ASC-INA AABO RADAAROOW WAXAAN LA YAABEY AXMAQA AMA XIMAARU WAXASHKA NAARYAAHUU DAMACA XUMIDIISA & FULEYNIMADIISA, AFARTA KOONE MUSLIMIIN AYAA KA XIGTA- HADANA WUXUI RABAA INUU NOOLAADO- MAASA KA TIRI BAL.WCWW.
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 3 күн бұрын
Asc. Nadaara tv
@AishaBarre-b9n
@AishaBarre-b9n 3 күн бұрын
Madhintaan miyaa yuhuuda dhawac lee lasheegooyaa meel madfac kuhabsaday dhimasho la aan yaa yeelaayo cadawga gumeystaha Ala Hajibiyo Ala habutburiyo 😂😂😂😂 Xisbulaah hori usoco
@AHMEDIBRAHIMYOUSSEF
@AHMEDIBRAHIMYOUSSEF 3 күн бұрын
Perfect
@CabdulaahiKow2
@CabdulaahiKow2 3 күн бұрын
Reer gaza nabad ha iska qaataan 8yon8srrailiyiinta iyo libanaan
@SahroCismaan-x5v
@SahroCismaan-x5v 3 күн бұрын
Waxan layaby duqenta xazbiga waxa kuma dhin tan miya wax lema gubana bes😊😊
@haa8793
@haa8793 3 күн бұрын
Nadara hadey warejiyan maxabista re yahud waxey leyahiin digalka wan wadeynaa
@YassinAhmed-yx3ol
@YassinAhmed-yx3ol 3 күн бұрын
Asc Nadaara TV guleesoo kusoocoo falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Xissbolla haagolestoo Rushku haagolestoo Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbdulqadirAadan-d6p
@AbdulqadirAadan-d6p 3 күн бұрын
Weligkii kharshaa dhimashada
@CabudulaahiAxmed
@CabudulaahiAxmed 3 күн бұрын
Nadaaroow kaam keen halkuu kudambeeyay waagasa kaamku
@Macaad-sd2fy
@Macaad-sd2fy 3 күн бұрын
Xamaas ilaah ayaa lajiro. canaasiirta dhiigaya cabta caruur laySta iyo hooyooyinka , siloola da gaalamo lama baraayo
@DeeqoCiise-i6q
@DeeqoCiise-i6q 3 күн бұрын
M.a❤❤❤
@MohamedAli-us5qu
@MohamedAli-us5qu 3 күн бұрын
Canada
@MaxamadAbdi-cw2lb
@MaxamadAbdi-cw2lb 3 күн бұрын
falastiin lubnaan iiraan aloow ugar gaar
@AhmedMaxamed-qg2ol
@AhmedMaxamed-qg2ol 3 күн бұрын
ASC. Nadaara
@FaysalAhmed-ls4wd
@FaysalAhmed-ls4wd 3 күн бұрын
Xibilah Gantaalo bilaa jaha ah bay iska tuury saa hdii gantaa lahan jirda badani cidi wax kugu noqo neyaayso arin tuba sidan ma ahaaten
@axmedcaruush2952
@axmedcaruush2952 3 күн бұрын
Wcs wll w
@moudankhaireh4015
@moudankhaireh4015 3 күн бұрын
❤🇱🇧❤🇵🇸❤🇱🇧❤🇵🇸❤
@YoussoufAden
@YoussoufAden 3 күн бұрын
@MohamedDeeq-oq7rc
@MohamedDeeq-oq7rc 3 күн бұрын
Wcs
@MohamedAli-us5qu
@MohamedAli-us5qu 3 күн бұрын
Waaba kusugayay
WARARKII UGU DANBEEYAY DAGAALKA RUSSIA | UKRAINE | BARIGA DHEXE
28:39
Мама у нас строгая
00:20
VAVAN
Рет қаралды 11 МЛН
Симбу закрыли дома?! 🔒 #симба #симбочка #арти
00:41
Симбочка Пимпочка
Рет қаралды 5 МЛН
How To Choose Mac N Cheese Date Night.. 🧀
00:58
Jojo Sim
Рет қаралды 102 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 19 МЛН
Новости дня | 29 ноября - вечерний выпуск
11:48
Euronews по-русски
Рет қаралды 5 М.
MAXAA CUSUB OO RUUSHKA & DAALIBNAAN KARKARINAYAAN? XOG XASAASI AH
24:28
Trump pledges new tariffs on North American neighbours
26:17
CNBC International News
Рет қаралды 991
Мама у нас строгая
00:20
VAVAN
Рет қаралды 11 МЛН