SUBAX: Trump oo guuleyatay madaxdii aduunka oo hambalyadiisa saf ugalay# Muqaawamada Ciraaq oo xalay

  Рет қаралды 29,320

NADAARA TV

NADAARA TV

Күн бұрын

Пікірлер: 118
@fadumoali7402
@fadumoali7402 18 сағат бұрын
Allah ha guuleeyo reer Falastiin🇵🇸🤲🏼🇱🇧🤲🏼🇵🇸🤲🏼
@xaliimogeedi3204
@xaliimogeedi3204 18 сағат бұрын
Alle ha u gar gaaro rer qasa iyo dhaman muslimiinta yuhuud iyo maraykan ba waxan sugnaa waa burburkooda iyo baa ba ooda insha allaaaah
@MohamedDeeq-oq7rc
@MohamedDeeq-oq7rc 18 сағат бұрын
Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa & rer muqdisho ugar gaar Aamiin yaa Allah salalaahu calayhim wasalaaam Allahu akbar
@sacaddhaalib2336
@sacaddhaalib2336 18 сағат бұрын
Madama aan isdhaamin 2ba laakiin inkaar reer falastiin aya hayso ilaahey masiibo haku rido Israel ciidamadooda iyo madaxdooda
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 18 сағат бұрын
Gaalka waa kii ugu xumaa Allha shartiisa muslimiinta Haka bad baadiyo Walaalaheena Reer Falastiin Allaha ugar gaaro Yahuudana Allha Jabiyo
@suleymanweyrah991
@suleymanweyrah991 16 сағат бұрын
Yaa ku dhahay falastiin aa walaalo tihiin, kkkkkk. Xataa salaada ilaahay kuma xidhaan dadka madow sidaada.
@HoodoabdiAbokor
@HoodoabdiAbokor 18 сағат бұрын
ALLE baa wax madhiya gaalo baa madhaynsa
@maxamedyuusufxussen8850
@maxamedyuusufxussen8850 18 сағат бұрын
Guul fastiin inshaaa alaaha
@cabdulahiyusufmursal5360
@cabdulahiyusufmursal5360 18 сағат бұрын
Allow ugar gaar walaalaheena reer Qaza oo culeeska ka dulqaad yarabi
@naimaomar129
@naimaomar129 17 сағат бұрын
Aamiin Aamiin
@HusseinKullow-k7p
@HusseinKullow-k7p 16 сағат бұрын
Ya Rabi Dhuligis oo adunka iyo qasatan Musliminta adunka!
@Aamaalulum
@Aamaalulum 18 сағат бұрын
Ilaahay sharkiisa hana qabto
@ApdifatahAdammohamed-o4w
@ApdifatahAdammohamed-o4w 18 сағат бұрын
Ilaahaybaa ka agood badan Trump
@axmedAbdulkadirmohamed
@axmedAbdulkadirmohamed 18 сағат бұрын
Wcs wrxm nadaara
@mounahoussein-wo7qu
@mounahoussein-wo7qu 18 сағат бұрын
ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️
@AhmeddahirMaxamed
@AhmeddahirMaxamed 18 сағат бұрын
Guul farastiin inshaa alaah
@MaxamedCelmi-m3j
@MaxamedCelmi-m3j 18 сағат бұрын
Illaahow islaamka guulsii❤aamin aamin aamin❤
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 14 сағат бұрын
Mahadsant walaalkey nadaara TV israaiil dhulka allaha lagooyo amiiiin yarabi 🙏 💯 ❣️ 🙏
@aslicadeey8511
@aslicadeey8511 18 сағат бұрын
Inta u hambalyeeysay waa ka cabsanaayaan waaa kuwa uu farta ugu yeero ee MUJRIMKAAS hahbalyo ma mudna xaaraamigu
@abuabdurasak
@abuabdurasak 18 сағат бұрын
Charkisa allaha nashafiyo
@ashasalah2835
@ashasalah2835 16 сағат бұрын
TIRAKOOBKA WALI LAMA SOO AF JARIN, SIDA AY DADKA TIRAKOOBKA.
@maxamedakid6008
@maxamedakid6008 18 сағат бұрын
Asc Nadaara Waa Goorma Waad Seexateen War laga adimay
@الحمدان-ذ2ي
@الحمدان-ذ2ي 18 сағат бұрын
Trump eey eeydhalay o walan
@OwrallaHiba
@OwrallaHiba 17 сағат бұрын
Allow guule muqawamado dhan guule gasa falastiino dhan Amiin kii guuleystaba waa kii kadegay oo kale waxba isma dhamane Allow quwe oo xore dunida Islamka oo dhan Amiin Amiin
@abdirahmimhajiwebo5786
@abdirahmimhajiwebo5786 16 сағат бұрын
Rabi ha kabadbadiyo Umada Musliminta_ Galkani shartisa_, ,Wakan uguxumaa Galada oo dhan
@sadam1318
@sadam1318 17 сағат бұрын
ilahay shartiisa ha ku celiyo allow ka badbaadi umada islamka trump
@abdullaahiabukar7339
@abdullaahiabukar7339 18 сағат бұрын
Wacaleekum asalaam waraxmatu allaah wabrakaatu
@AishaLadan-z1j
@AishaLadan-z1j 18 сағат бұрын
Shaydaan wayn ayaa miyid lkn awalba naaru meel qabow maleh waan maqlijiray reer falastiin qof unaxariisanaa gaalo Kuma arag
@obeydabdala8102
@obeydabdala8102 17 сағат бұрын
اللهم انصر الإسلام والمسلمين اجمعين، اللهم انصر إخواننا في فلسطين وغزة و لبنان 🤍💚❤️🖤
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 18 сағат бұрын
Trum shartiisa alaha naga xijaabo waa sheydaan
@khadarfarah1562
@khadarfarah1562 18 сағат бұрын
Nadara wuu win gareeyey
@AntonioMartial-t4p
@AntonioMartial-t4p 17 сағат бұрын
Why aduunka markii madax loo dooto ameerika loogu hanbalyeynaa what is the big deal here qadarna iyo wixii Soo raaco oo carab ah la qab qab leeyihiin maraykanka iyaga wixii ahayn ka dhigaayo it is disgusting
@OsamaArahmanYonis
@OsamaArahmanYonis 16 сағат бұрын
waxa kahoreyey hambalyada xasan shekh maxamud
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 18 сағат бұрын
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey nadaara wacan oowanaagsan
@Nuur107
@Nuur107 14 сағат бұрын
Kaalada waxa ugu xun guwa odayasha ah WA mirir suujino ah islaam naceeb iyo ineysan waxba kanixin ayey ubadan yihiin lkn Allah Aya shartooda ka mangeleyna in Sha Allah guuul palastine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
@farahcarlos3669
@farahcarlos3669 18 сағат бұрын
🧏‍♂️💻Nadaara TV 👏🇺🇲 trump is back Madaxweynihii Afartan vs todobaad President of 47 🔴🟡🟣🌏🟣🟡🔴
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 19 сағат бұрын
Wcs wr wbr akhii
@obeydabdala8102
@obeydabdala8102 17 сағат бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته.
@owsedguresuul8794
@owsedguresuul8794 18 сағат бұрын
Trump shalay ayaan U hambalyeeye Mise refugee can't congratulate any body
@musa-sc2cb
@musa-sc2cb 17 сағат бұрын
Trump Hambalyooo Mudane
@ThurayaThuraya-vj7ww
@ThurayaThuraya-vj7ww 18 сағат бұрын
Calaamada balaaska iska ilaali karoska inaad soo qaadato nadaara hore usoco
@MohamedDeeq-oq7rc
@MohamedDeeq-oq7rc 18 сағат бұрын
Wcs
@sacdiyanur9243
@sacdiyanur9243 17 сағат бұрын
Insha alaah trump hadu ku fikirayo in uu musliminta dhibateyo ilaahey hanaga qabto oo ma calfatid xilka insha alaah
@AbdulrahimSufi-q3s
@AbdulrahimSufi-q3s 18 сағат бұрын
Allahu akbar
@Cabdirisaaqxaajifaarax
@Cabdirisaaqxaajifaarax 18 сағат бұрын
You
@AhmeddahirMaxamed
@AhmeddahirMaxamed 18 сағат бұрын
Asc nadaaro Tv
@WarisRobleh
@WarisRobleh 16 сағат бұрын
Nacdali hakudhacdo
@amira1438
@amira1438 18 сағат бұрын
waa burburki israel iyo marekan insha alh
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 18 сағат бұрын
Asc. Nadaara. Tv subax. Wanaagsan
@abdillahiabdourahmanomar168
@abdillahiabdourahmanomar168 15 сағат бұрын
Maxaad magaca somaliland ugu dhawaawi kariweyday ma afkaa kugu xanuunaya
@Quran-j9z
@Quran-j9z 18 сағат бұрын
Xayaysiis ayanba lagaa dhagaysan Karin wararkga waxan iska kala yaree xaysiiskaa Hadi kale dhagaysigaga ayaa yaranaya
@abdisalamhusseinahed
@abdisalamhusseinahed 18 сағат бұрын
Halkan ayaa aad u wanaagsan
@ahlammaden6179
@ahlammaden6179 17 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@Aayga7777
@Aayga7777 17 сағат бұрын
Trump ayaa inoo roonaan doono waxaan is leeyahay xapadi dhegta lagaga dhuftay ayaa capsi gelin doonto insha allaah
@XawaCige
@XawaCige 18 сағат бұрын
Midkasta hasobaxo waxnaga galay malaha maraykan iyo isreal walabo shaydan waye 😮😮😮😮😮😮
@caadilcade
@caadilcade 18 сағат бұрын
Khaliijka aderkuda Imadaay Trump
@MaxamedSulub-bq4zu
@MaxamedSulub-bq4zu 18 сағат бұрын
Nadaara tv
@OlfadBaashi
@OlfadBaashi 14 сағат бұрын
Falatiin hadaa looga dari lakiin ilaahay ayaa kaweeyn
@fatimayusuf471
@fatimayusuf471 18 сағат бұрын
Bal maxaan laba gaal midna guusha u siin midna aan u gimaysan waa isugu kay mid midna aniga asxaan iima hayo lkn ilaahay swt ayaan isku xidhnay ❤❤❤❤❤❤
@ZakaroyeGosow-f3y
@ZakaroyeGosow-f3y 17 сағат бұрын
Ale haa u gargaro reeqasa iyo musblimiinta dhaman
@axmedcaruush2952
@axmedcaruush2952 15 сағат бұрын
Wcs wll w
@ayaanhussein3313
@ayaanhussein3313 18 сағат бұрын
ابو لهب
@boorowcade2636
@boorowcade2636 16 сағат бұрын
XAYEESIISKA BADAN NAGA DHAAF XAYEESIISKA AYAAN KUGU NACAY
@SahroAadanali-yy5su
@SahroAadanali-yy5su 16 сағат бұрын
Wcs wr wb
@abdiabdulleabikar3617
@abdiabdulleabikar3617 14 сағат бұрын
Asc
@aliabanur2806
@aliabanur2806 18 сағат бұрын
Asc Nadaara please waxaad u baahan tahay in aad dib u eegtid xayeysiinta aad isku daba xigta oo ka badan daqiiqadaha aad hadleysid. Sidaa daraadeed waxaan ka baqayaa in aad lumiso dadbadan oo ku daawanaayo oo anigaba ka mid ah , maadaama aad adeer ii tahay. Thanks
@JawharMuktar
@JawharMuktar 18 сағат бұрын
Nadara Manta xaguu aaday
@warisroobo1759
@warisroobo1759 16 сағат бұрын
Muqaawamada Warkoida aliyah soo gudbi,cadawga guushiisa Dan nooma,ahan mid guukeysta iyo guuldareysta .Falastiin Allaha ka dulqaado cadawga
@hamdiali7190
@hamdiali7190 17 сағат бұрын
Awalba Trump iyi Camala waxay ahaayen dameer iyo labadiisa dhagood
@saidaelmi9744
@saidaelmi9744 18 сағат бұрын
أبولهب Ayaa la doortay Ilaahay hanaga qabto
@MuxammadCali
@MuxammadCali 17 сағат бұрын
Nadara kadaa xayeeysiinta faraha badan see wax yeeshay meesha tv weeyn
@nuuurcabdii
@nuuurcabdii 19 сағат бұрын
😌😌 😌😌 Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa ( *Eber Eber Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* ) Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
@ceelocadhays5593
@ceelocadhays5593 17 сағат бұрын
Qaza waxa kudhacaya mawaxkawaynbuu keenii waa iskugu mid qasa kasii dhacayw iyo kasoosocdaba midna naxariis uma hayo
@SaidMohamed-um9pr
@SaidMohamed-um9pr 18 сағат бұрын
Maxaa.kuheley.manta
@YusufArab-g8i
@YusufArab-g8i 17 сағат бұрын
aniga Casar bay ii tahay
@AniisoAhmad
@AniisoAhmad 18 сағат бұрын
Weriye waxa badan og guuuleso
@OsmanIbraahim
@OsmanIbraahim 18 сағат бұрын
Trump guushiisa waxey khatar kutahay muslimiinta mareekanka iyo somalida soogalootiga ku ah
@fadumoali7402
@fadumoali7402 18 сағат бұрын
Soomaaliyey dalkiina Hooyo aamina oo dhista.🇸🇴 Iska daaya qaxoontinimada foosha xun.
@AliKhalif-su3bm
@AliKhalif-su3bm 18 сағат бұрын
Sharaf io karamo
@CabdiMohamedMohamed
@CabdiMohamedMohamed 17 сағат бұрын
Nadar.tivi.warka.socelcelcelini.da.tosuwadwaraka
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 18 сағат бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤😂❤❤
@Qaali12
@Qaali12 18 сағат бұрын
Natanyahu wax uusan ku samaynin rer Gaza miyaa jira? Tolow dhibato intan ka badan miyuu la donaya? Insha Allah kuma noqon dono sidad rabto Natanyahiyow gul daro ayan Allah kaga baryay
@TawaneBule
@TawaneBule 14 сағат бұрын
Nadaara tifi
@markcaa2942
@markcaa2942 18 сағат бұрын
Trump, America xaaladeedu waa kudkaguur oo qanjo uguur Marwalba iyagu waa jabka Muslimka Masar xasuuqay dhankatahay maxaan gaalo kasugnaa marka inagu xasuuq iskulajirno
@AishaBarre-b9n
@AishaBarre-b9n 18 сағат бұрын
Odaygaan waalan shartiisa Ala hakuceliyo base fashilki America lee soconaayo wax uu kabadali karo majirto
@MaxamadAbdi-cw2lb
@MaxamadAbdi-cw2lb 15 сағат бұрын
falastiin lubnaan iiraan aloow ugar gaar
@Khadijo60
@Khadijo60 16 сағат бұрын
Scwb awalba waa la ogaa inuu badinayo anaga Gaza no daran ilahow dadkaa u kaalmee
@MahdiAhmed-vs4zs
@MahdiAhmed-vs4zs 18 сағат бұрын
Nadaara Tu
@yasindahiraware6272
@yasindahiraware6272 17 сағат бұрын
Ganballeki furay mana so galayo nadara tv marka maxan samayna inta ma nadara la qoraya
@NadiifoKiin
@NadiifoKiin 18 сағат бұрын
Marba haday qaf dhaqaaqaya kacabsanayaan abni mahaystaan
@ahlammaden6179
@ahlammaden6179 17 сағат бұрын
😢
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 19 сағат бұрын
Dhibkiisa ilaah hana hareer mariyo
@markcaa2942
@markcaa2942 18 сағат бұрын
Dhibtay muslimiintu maanta isku hayso
@AsadKadle
@AsadKadle 17 сағат бұрын
Madax wayne kasta oo iswaalwaaka oo muslimiinta u hanjaba muslimiinta wayguulaystaan. Ufiirso dhalibaan xornimaykuheshay, waxaa dhicikarta in israaiil uu yiraado madifaacaayo yahuuda waana guusha xamaas. Waa sugidoonaa waxa uu sameeyo
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 17 сағат бұрын
Trump idaacadihii ayaa u xiisay
@abanuuromar4172
@abanuuromar4172 14 сағат бұрын
In kastoo aan dowladaha Islaamka kala jecleen ciddii ku guuleysata doorashada madaxtinimo ee Mareekanka , haddana Sahyuuniyadda iyo reer Galbeedka Lama huraan bay u ahayd Mareekanka in Al- Xaaji Abu Ivanca (Trump) uu ku guuleesto kursiga Aqalka Cad waayo hantidii u tiilley iyo xoolihii tira beelka ahaa oo wakiilladiisi madaxda dowladaha khaliijka khasnadahooda trillions doollarka kaydka ugu ahayd inuu hilfaha u qaado si Mareekanka dhaqaalohooda aad sare ugu qaado , iyo inuu dagaalka Ruushka - Ukrania si deg deg ah ku joojiyo , teeda kale in carabta waxay Israa'iil rabto ay u fuliyaan .
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 17 сағат бұрын
Labo daran mid dooro ayaa ka dhacday
@aminaahmed7116
@aminaahmed7116 16 сағат бұрын
Qisyoonka xunxun lam faafiyo
@maxamedcali9886
@maxamedcali9886 18 сағат бұрын
Ninkan jeega xiir iyo Russia saxibo waye halka biden iyo kooxdiisa la dagaleen
@adenahmed4561
@adenahmed4561 18 сағат бұрын
Nadaara asc barmamijka subah. Waxn isogray 30daq. Kahor
@BaladweenBuulabarde
@BaladweenBuulabarde 16 сағат бұрын
Mareeykanku naag madaxweyne kama dhigtaan
@redwanabdi4378
@redwanabdi4378 18 сағат бұрын
Muxuu noogusoo bixi la yahay nadaaro tv anagoon ku qorin maadanaamo oonu samis carap nidhi
@AdmiringAnglerfish-nt7oz
@AdmiringAnglerfish-nt7oz 19 сағат бұрын
Nadaara waad lasiodahday sxb
@MohaToobin
@MohaToobin 16 сағат бұрын
Shikhisiyed wah kahil henbiyo aylahiyi maxa wehi47 ah USA Mr tream wahkuhu jiciliy above otherwolrdwexid tahiy nink igahmadi nuciyiusa Hadi uh gulisito ilah Somali at uh Mariko xigi ad ahid maxwini waxid kuhu Tori lanthsocdili USA mxid nogu kentin African dinyeri uh agigi tisin waxiy ih jicilisidiy my Africa siding wexa Teri Adam boy Africa person
@Cabdirisaaqxaajifaarax
@Cabdirisaaqxaajifaarax 18 сағат бұрын
Youn nagaara sĥaw
Sidee ku timid guusha Donald Trump? | Qubanaha VOA
29:45
VOA Somali
Рет қаралды 3 М.
World’s strongest WOMAN vs regular GIRLS
00:56
A4
Рет қаралды 21 МЛН
КОГДА К БАТЕ ПРИШЕЛ ДРУГ😂#shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 7 МЛН
How Israel indoctrinates its people w/Miko Peled | The Chris Hedges Report
43:46
The Real News Network
Рет қаралды 436 М.