SUBAX: War faraxad leh!! Madaxweynaha Yukreyn oo si kal iyo laab uga farxiyay shacabka Suuriya, iyo

  Рет қаралды 17,003

NADAARA TV

NADAARA TV

Күн бұрын

Пікірлер: 97
@fartuunmohamed6081
@fartuunmohamed6081 Сағат бұрын
Allah ha guuleeyo hana dhameestiro guushooda walaalaha xaq u dirirka allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda walaalaha muslimiinta meelba ay joogaan aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo , allah ha isku dhameeyo hana isku salido yuhuud iyo xulufadooda hana soo dedejiyo dhamaadkooda iyi firxadkooda jabkoida yuhuud iyo xulufadooda aamiin
@Geele_jire
@Geele_jire Сағат бұрын
Ilaahoow jabi yahuuda iyo inta lajirta oo marakanka u horeeyo Aamiin aamin Ilaahoow falastiin ugargaar aamin
@SagalMohaned
@SagalMohaned 2 сағат бұрын
M.a allaah uqasbo Sax Roodhidu waa aas aasiyaadka Nolosha Roodhi 3Times lacuni karaa allaah NABAD HAKU IRSAAQO AAAMIIIIN
@Qamaromar-id3mu
@Qamaromar-id3mu 3 сағат бұрын
Mansha allah ilahay nabadwarta hasiyo rer suriya
@sahromudey6415
@sahromudey6415 2 сағат бұрын
Wcs ilaahey wanaaga iyo qeyrka ha u siyaadiyo rersiiriya xamaasna allaha siiyo iyo shacabka rer gaza aamiin
@FatimaMaxamed-xp3py
@FatimaMaxamed-xp3py 3 сағат бұрын
Kooxaha daacish alqaacida alshabaad maraykanaa dhalay isagana ku qaraabta argagixiso wax ladhahaa ma jiraan argagixisado waa ruush yuhuud iyo rer galbeedka
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 2 сағат бұрын
Wcs walaalkey nadaara TV qeer sheeg isriil dhulka allaha lagooyo amiiiin yarabi 🙏 💯 ❣️ 🙏 💯 ❣️ 🙏
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 3 сағат бұрын
Maraykan haduu aqoonsanayo ha aqoonsado dawlad cusub ee suuriya hadii kale ha iska dhaafo waayo Uma baahna wax loo.yeedhiyo.
@ya3746
@ya3746 3 сағат бұрын
Kooxdan isaga keensadey
@bulohus8548
@bulohus8548 2 сағат бұрын
Reer Qaza ! Lagama hadlo Ayantan !! Yaan la’ulaawin!!
@Dhaqandahir
@Dhaqandahir 2 сағат бұрын
Allah ayaa U hiiliyey Allaxabdulilaah
@Shukri-o1s
@Shukri-o1s Сағат бұрын
Ilaahay ha ka badbaadsho sharkoda
@umuyaasir3376
@umuyaasir3376 2 сағат бұрын
Alloow uziyaadi farxada walaalaheen reer siiriya
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 3 сағат бұрын
Maasha allaah nimcaa suuriya kasoo socota❤❤❤
@fartunq1128
@fartunq1128 2 сағат бұрын
MDXW Ukraina wuxuu doonaba ha watee iyagoo carab maradheer iyo muslim madaxa foorarinayaba buuxan yuu qamadi u balanqaadey . Reer Suuriya Allah u gargaaro 🤲 Aamiin
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 2 сағат бұрын
Salalaahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SaidaAli-l4r
@SaidaAli-l4r 3 сағат бұрын
Illahaw Shacabka rer Falastin Dhibta kadul qad
@hafsamohamed8528
@hafsamohamed8528 3 сағат бұрын
Masha allha. Ilahay. Usiiyaadii. Cadowgodan. Kaqabo. Walalheen. Suuriiya
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 Сағат бұрын
Ilaahoow u gargaar walaalaheen reer qaza ee reer Palestine 🇵🇸 iyo Syria 🇸🇾
@PersonalGrowth-f8s
@PersonalGrowth-f8s 4 сағат бұрын
السلام عليكم Soomaali weyn. Allow Soomaali Midee aamiin
@Iman-321
@Iman-321 3 сағат бұрын
Wcs amiin😢
@bulohus8548
@bulohus8548 2 сағат бұрын
Waaba niman dheer dheer oo Aad Reer Caad moodid ‘ Cabsi Cabsi !!
@AishaLadan-z1j
@AishaLadan-z1j Сағат бұрын
Yaa Allah reer Gaza ugargaar cadowga allow kaqabo dhibka Allah kadulqaado aamin
@AbdinoorMohamud-r5v
@AbdinoorMohamud-r5v 51 минут бұрын
Wcs❤. Allahu. Akbar. ❤Shugran. Wall. Masha. Allh
@warsamehussien
@warsamehussien 10 минут бұрын
ALLAH NAGA XIJAABO QABANDIGA SUMAYSANE EE SOO WADAAN AAMIIN
@FartunHassan-p8l
@FartunHassan-p8l 3 сағат бұрын
M.a❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ love you from kenya
@khadarfarah1562
@khadarfarah1562 2 сағат бұрын
Waa yuhuudee malaga yaabaa inay rabaan iney sumeeyaan
@abdiweliali6923
@abdiweliali6923 3 сағат бұрын
Hadhamato yahuuda iyo America inshallah
@Oman-t5p
@Oman-t5p 2 сағат бұрын
ilahayow anaga Soomali inoga soo saar taxrirkiii labad ee Soomali dhalinyaro mideysan oo hal feker leh yaarabi yaarabi yaarabi
@MascudAbdifatahAbdi
@MascudAbdifatahAbdi Сағат бұрын
Amiin❤
@SagalMohaned
@SagalMohaned 2 сағат бұрын
Wcs wllaalo Nadaara Allaah ayaa marag ka ah in aan ooyo ohin ay illintaydu qubato isla markaana aan bilaabo inaaan u duceyo shacabu SURIYAA anigo qalbigaygu uku jiro muqaladii Jeelki SIDNAYA jabinti kadib dadki laga so saaray 😢 qalbigaygu kama baxayo ilaa aan dhinto . Ducaduna waa waajib alah ino shegay dhaman musliminta allaah guleeyo cadowga islaamku hana hoos yimadaan yaa allaah islaamka adunka wa lagu dhibay gadaalo SAMO YAA ALLAAH YAA ALLAAH AJIB DUCADENA wa walaashiin Somaliyeed o uoyday dhamaan musliminta Aduunka ❤
@aymayman-n3q
@aymayman-n3q 4 сағат бұрын
subax wanagsan professor
@DrGaadaa
@DrGaadaa 39 минут бұрын
❤wcs ❤alahu ❤akbar ❤
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 2 сағат бұрын
Asc nadaara tv subax wanaagsan
@seidhassan3992
@seidhassan3992 4 сағат бұрын
Fadlan xayasiinta yaree
@FatimaMaxamed-xp3py
@FatimaMaxamed-xp3py 3 сағат бұрын
Isdhaafi wllo xayeeysiintu waa u mihiim chanalka
@kassimmusa6993
@kassimmusa6993 3 сағат бұрын
Lacagta masinesa u kahelo xayeysista hadi lajojiyo
@User-s5z2t
@User-s5z2t 33 минут бұрын
Waxaa shaqaynaaya warka rabi Allah ha u hiiliyo Muslims oo dhan
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 Сағат бұрын
Reer Syria 🇸🇾 waa iney u diidaan iney ku soo xirtaan dekadooda America reer galbeed iyo yuhuud
@Muuse-pp3wf
@Muuse-pp3wf 2 сағат бұрын
rush bay kuxumayn maah mah waxaa jirtah walalkay caanaha madakhsi baa iga dhacay awalba imasiinjirine 😅😅😅😅😅
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 3 сағат бұрын
Hanbalyo ayaan leehay dekada ha la furay ee suuriya allaw adkee
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 3 сағат бұрын
M.yukrayn , wuxuu rabaa In Uu kala Fogeeyo Turkey iyo Russia.
@LJama6119
@LJama6119 2 сағат бұрын
Calanka cagaarka cadaanka iyo madowga waa calankoodiii hore oo ay sameesteen markey xoriyada qaateen 1946 kii. Beri dambe ayaa lagu badalay kan gaduudka cadaanka iyo madowga ah ee leh xidigaha cagaarka ah.
@issamugaza8692
@issamugaza8692 4 сағат бұрын
Insha Allah
@BahsanJamac-r4r
@BahsanJamac-r4r 35 минут бұрын
Good news
@MaxamadAbdi-cw2lb
@MaxamadAbdi-cw2lb 2 сағат бұрын
falastiin suriiya lubnaan aloow ugar gaar
@FaysalAdan-w7r
@FaysalAdan-w7r 2 сағат бұрын
Nio hdalada mxad ugu fargata😂
@axmedAbdulkadirmohamed
@axmedAbdulkadirmohamed 29 минут бұрын
Wcs wrxm nadaara
@jibrilmohamed5762
@jibrilmohamed5762 Сағат бұрын
Dad Ku farxay macaawino Waa dad jaray runtii suuriya iyadaba qamidi sosaari jirtaye beerahodii aawey ama waxay Rabaa Sida somalida oo kale iney tuugsadaan ilaa ay magacaawdan ergi tuusi ALLOW UMUURAHA SAHAL.
@IBRAHIMfjizow-r4l
@IBRAHIMfjizow-r4l 3 сағат бұрын
# free Palestine 🇵🇸 ❤❤❤❤❤ inchallah 🙏
@Selelfiaxmed
@Selelfiaxmed 4 сағат бұрын
Madaxda khaliijka hadaan maraykan ogayn ma shirt karaan kharaarna ma soo saari karaan
@ERONoor
@ERONoor 29 минут бұрын
Warkaga waad celcelsaa,caajis,iyo waiting lums,waaye.iska hagaji.
@ibralovechannel1340
@ibralovechannel1340 Сағат бұрын
Nadaaroow suuriya 3 billood soofiiri oo kaliya ilaahoow bishaar noosooceli ameykadhacdaa
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 3 сағат бұрын
Ma yuhuudigan waqtigiisii dhacay ee selensky ayaa farxad keeni reer galbeed Ukraine yuhuud imaaraad urdun sacuudiga masar midna khayr kama sugayno
@sacdiyanur9243
@sacdiyanur9243 Сағат бұрын
Ilaheey ha u gar gaaro siriya waa masakin dhib badan ayeey mareen
@Mahamed-y8c
@Mahamed-y8c Сағат бұрын
Mareykaku isaqa arqaqaxisada uqu weyne caalamka isaqa cabuurey Al qaida aicis siyuu caalamka uqu qabsado
@maadiyomadadaalo4032
@maadiyomadadaalo4032 3 сағат бұрын
Dadka suuriyaanki maaha deeqaha iyo cuntooyina mucaawimada ah sida soomaalida
@mahadawilhossein9220
@mahadawilhossein9220 Сағат бұрын
Khubiska Waa Canjeeradena camal iyo muufo
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 3 сағат бұрын
Ninkaasi waa yuhuudi ku xidhan maraykan bilaa qamadi sumaysan keen waayo waad baahantahay looma bahalo cuno wuxuu u caawinayaa maadaama ruushku meesha ka baxay waaa cadawgaagaa saaxiibkii waa cadawgaaga
@Mahad-d9s
@Mahad-d9s 3 сағат бұрын
Khamadiga waxaa laga dhigaa bur ama pasto ama rooti waxyabo badan iyo muuso lagu sameyo dawaha ama bir canjeerada
@GesalehhassanareCali-rx6cc
@GesalehhassanareCali-rx6cc 3 сағат бұрын
yukrayn way lajiran shacabka suriya iyo dawlada suriya waxna way kacaa win karaan inkasto iyagaba nagta laguhayo oo uu rush baabibiyay
@FatimaMaxamed-xp3py
@FatimaMaxamed-xp3py 3 сағат бұрын
Ma wada faladamiir uunba ruush & yukrayn fala damir buutin fala damiir salaniski wah
@MascudAbdifatahAbdi
@MascudAbdifatahAbdi Сағат бұрын
Labo ayay kale yihin sxb ❤ wey wadagan valadamir wexey ku kala duwanyihin puutin iyi zalaniski
@xiyock2419
@xiyock2419 41 минут бұрын
Yukreyn haday caawisay, ruushkuna isna ha soo caawiyo cawimaad ka wayn diyaarado ha soo diro si yukreyn afka uqabsato qamadi la roorasaa.😂😂 Meesha waa lagu tartamaaa aabo dadka qalbigooda la soo jiidanaa 😂
@numan1tarr14
@numan1tarr14 3 сағат бұрын
Muxuu ka farxin muraadkiisu wataa dhinaca kalena isagiiba lafiihiisa ma baxsanaye ficil ku socda ruushka nothing farxad
@abdiweliali6923
@abdiweliali6923 3 сағат бұрын
Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran inshallah
@MascudAbdifatahAbdi
@MascudAbdifatahAbdi Сағат бұрын
Sxb kuwas wa shico xizbulah iyo Iran 🇮🇷 kuwas siiyasad ayay ka radinayan marka ma ragan saxabada caynayan aya ugargari donan qaza😂😂😂😢❤❤
@Martyr-hero-Yahya-Sinwar-RIP
@Martyr-hero-Yahya-Sinwar-RIP 32 минут бұрын
War waxaa dann reer gabeed iyo israel kadambeeya..
@housseinguireh9847
@housseinguireh9847 3 сағат бұрын
Ma suuni iyo shiico ayuu kooraanku ka goay nadaaro rag calooshood u shaqeystayaal هذا تحريض الفنتة الطاءفي
@warisroobo1759
@warisroobo1759 51 минут бұрын
Maxaa deked ah ,SHAYDAANIN tii ayaaba Wadankiiba dhulkiiba si tartiirtartiib ah u qaadaneysee,teeda kale aawey Reer Falastiin warkooda
@aslicadeey8511
@aslicadeey8511 Сағат бұрын
Horumarka aay sameeynayaan ree SYRIA maxeey tareeysaa dhulkoodiiba yuhuud baa soo qabsataye oo xataa DIMISHIQ ayeey soogashaye hadal waxba mataraayo
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 3 сағат бұрын
Waa dhereg hadii qamadi loo soo diro
@ibralovechannel1340
@ibralovechannel1340 Сағат бұрын
Nadaaroow markahoreba kooxdaas waxaa aasaasay mareekanka siloodhabarjabiyo muqaawamada gaza iyo lubnaan Waxaa taasa kadaran 11 kun uu daha tababar usooxerayna good goordhow waxey weerarayaan ciraaq taasna qorshaha kudarso
@Mahamed-y8c
@Mahamed-y8c Сағат бұрын
Halka Waxa no muqata inu mareykaki laha taxrir Al sham wa arqaqaxiso ulaha Waka qa qaadey xayiraadi
@AhmedIbrahim-y1v
@AhmedIbrahim-y1v 2 сағат бұрын
Warkaaga Xayeysiin lee ka wada dhigtey , weligey ma arag video intaan xayeysiin wada saaran 😂😅😂 Voice lee nooga dhig, ileen Hormuud iyo IBS bank keliya ma daawan karno
@SagalMohaned
@SagalMohaned 2 сағат бұрын
DAL SHISHEEYE WALEE GURI KAMA GATO ANIGO DALKEYGA ARKAYA
@Abshir2025
@Abshir2025 31 минут бұрын
Ukraine sidey u qaribi la haayeen Lee waaye Russia
@msbmoha9219
@msbmoha9219 3 сағат бұрын
Falastiin ayaa ugu daran gaajada muu geeyo
@AhmedAbdiH
@AhmedAbdiH 2 сағат бұрын
Zelensky muxu yahay!? Wiilkan yar ee Yuhuuda ee Xafaayada reer Galbeedku ka badalan! Waxa war ma ahe.
@Muunisa-q6v
@Muunisa-q6v Сағат бұрын
Qamandiga amay sun ku so buufiyeen
@dahirosman1490
@dahirosman1490 3 сағат бұрын
Xaw u qabankaraa
@User-s5z2t
@User-s5z2t 24 минут бұрын
He is. Not honestly that. He is yuhud
@alphakatun7878
@alphakatun7878 2 сағат бұрын
Hodhoodhoo hodoo caano marykan kuukisay xidaabtu waa mid horey looga shaqeey xidhidka hadan waxa uu lamid yahay 10 milyan ee madaxiisa saaraa waxaas oo dhan waa shaqo horey looqabtay,
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 3 сағат бұрын
Way daaleen dadka dadkooda laga haysto
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 3 сағат бұрын
Yuhuuda cadowga way ka naxayaan horumarka siiriya
@Mahamed-y8c
@Mahamed-y8c Сағат бұрын
Zelensky wa nine yahuudiya marka wuxu qu faraxsayahey qolodhane taxrir Al sham ee réer galbeedka iyo Israël u cadeekia
@sunniic
@sunniic 2 сағат бұрын
Kkkk
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 2 сағат бұрын
Salalaahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 2 сағат бұрын
Salalaahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Новости дня | 15 декабря - утренний выпуск
4:44
Euronews по-русски
Рет қаралды 6 М.
UFC 310 : Рахмонов VS Мачадо Гэрри
05:00
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 1,2 МЛН
Pokoknya serba dikontenin
0:09
Laila Hakim
Рет қаралды 7 М.
MUXAADARO CUSUB 2024 | Xaalada Ummada & Imtixaankii Nabi Ibraahiim Cs -Mustafe Xaaji ismaaciil
53:57
War Culus: Damaca Oromada iyo maahsanaanta Soomaalida"
34:54
Xogmaal Media
Рет қаралды 21 М.