No video

Subulahanews.com Nasashada Jimcaha & Ciyaarta Sayliciga Part 3.mov

  Рет қаралды 102,523

subulahanews

subulahanews

12 жыл бұрын

Пікірлер: 35
@naymarjohn8172
@naymarjohn8172 10 жыл бұрын
WAAW WAA CIYAARTII SH SAMAROON ALAHA NASIIYAY BAA MAHAD ISKA LEH CIYAAR HIDO IYO DHAQAN TIII UQURUXBADNAYD GAYIGA SOOMALIYEED SHEEKH SAMAROON
@zaynazaytuun2666
@zaynazaytuun2666 5 жыл бұрын
Dadkii la iga beeray samaroon siciiid ❤❤❤ waan idinku faanaa
@robledadar8289
@robledadar8289 9 жыл бұрын
Wow Waa Ciyaartii Sayliciga Ee Looga Hadhay Abkay ama Tolkay reer Awdal. Waa Ciyaar dhaqameedka kuwaada ugu fiicanahay
@roblemaer4834
@roblemaer4834 4 жыл бұрын
Ciyaarta muujisa ilbaxnimada Soomaaliya. Muqdisho ayaan ku bartay oo ciyaari jiray.
@hodahabane4674
@hodahabane4674 4 жыл бұрын
I love my people 🇸🇴🇩🇴🇲🇽 I’m mixed and very happy to feel I’m proud Somali
@ahmeddeak5467
@ahmeddeak5467 8 жыл бұрын
Ax Ilahaw ku naxariiiso muse aw yusuf koxda dhaman Alla ha idin xiftiyo idinkana
@nemorachid9992
@nemorachid9992 4 жыл бұрын
Aamiin
@mustafeali3626
@mustafeali3626 4 жыл бұрын
MashAllah Ciyaar heer sare ah hidaha iyo dhaqankiibay soo noleeyeen kalkaa nooga wada guulasta walaaloyaal if iyo akhiraba 🤲👍🏽😘
@mohamedmaestro8517
@mohamedmaestro8517 11 жыл бұрын
proud to be awdalian, hala ciyaaraha sayliciga
@rooblemuse2031
@rooblemuse2031 7 жыл бұрын
MASHA ALLAH ALLAH HA IDIN DAAYO DHAMAANTIIN NOOLAADA WLLAHI SAYLICIGA QURUX U DAAAA MASHA ALLAH
@sarahussein5872
@sarahussein5872 7 жыл бұрын
qurux masha allah wan idin jeclay somaliyey meel walbad joogtan ilahay hayskeen jeclaysiyo
@cabdirashidcabdilaahi5478
@cabdirashidcabdilaahi5478 4 жыл бұрын
ciyaarta saylicugu waa ciyaaraha hidaha iyo dhaqanka kuwa ugu quruxda badan uguna asturan. Dadka caayaya ee cuqdadaysana kaxishooda hoyoyinka sharafta badan ayaanidinleyahay Ciyaartani reer Awdall baa iskale.
@bellaomar3634
@bellaomar3634 8 жыл бұрын
my dadkan ka tafirmay somali iyaka ilbax iyo xidiho dhaqan qurux badan usi taa wlhi
@hamzajirde8951
@hamzajirde8951 8 жыл бұрын
WAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAW Mashaa Allah waa Ciyaartii, Saylici Allow daa Aamiin
@abdisamadosman2437
@abdisamadosman2437 8 жыл бұрын
aad ayaan ugu faraxsanahay inaan noqdo midkamida dadka hidaha u leh ciyaartan saylici gah
@ahmedrazzta9032
@ahmedrazzta9032 Жыл бұрын
walayaby ciyartan waa fani walhi wankuhystaa ciyar saylici
@kittyuniverse7744
@kittyuniverse7744 6 жыл бұрын
Ciyaar tii reer awdal iyo quruxdii ilbaxnimada soomaalida
@abdirahmanmohamaddaher8949
@abdirahmanmohamaddaher8949 Жыл бұрын
Qaasim Muxumed Geele iyo Qaasim Suleex waa Qindi Fiican.
@khadarmohamed758
@khadarmohamed758 7 жыл бұрын
woow ,,,,,,, heee hoobaaaa waligaaa waliidkay waxaan mood jiry hoobaaaa
@fardusaegeh5505
@fardusaegeh5505 7 жыл бұрын
Khadar Mohamed !fiffkffwu1u1qq8fhchjsjdiie2rfjdxbx1fdfcjf I was u u hzhxzuuxsuauqqq1
@mahamedali2845
@mahamedali2845 11 жыл бұрын
wooooooooooooooooooow dhaqaankeygii waakaa ninkii arkaeyawy waakaa
@XusenMaxamad-je6uq
@XusenMaxamad-je6uq 7 ай бұрын
❤❤❤❤
@maxaytaraysaykirdhe4836
@maxaytaraysaykirdhe4836 8 жыл бұрын
Wooooow caadi maaha
@sarahussein5872
@sarahussein5872 7 жыл бұрын
odayga ka helay sidu u jaray kk nice
@munestervlog4500
@munestervlog4500 4 жыл бұрын
Axyaa eebaw unaxariiso intii geeryootay
@aminaahmed4863
@aminaahmed4863 7 жыл бұрын
Dhallinyarada cuslaatay waa heer sare kkkkkkkk
@MohamedAli-bs3bn
@MohamedAli-bs3bn 11 жыл бұрын
bh
@hawiyebitchestheylikeblack5196
@hawiyebitchestheylikeblack5196 8 жыл бұрын
jareer ayaan niiko kunacnay shiit wardadka hakumash quulina wakan idinkaba,habrahina futada ruxaaye hakuqasbina dhaqankina
@gogle9911
@gogle9911 10 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@alleaamin5292
@alleaamin5292 8 жыл бұрын
yaaahuudiin wuxu dhaqan xumaa oo xishood la aa uf dheh
@abdisamadosman2437
@abdisamadosman2437 8 жыл бұрын
miyaad kuwaa reexamarka ee isku qaqabanaya ciyaarta isku wasa aad arag ay yarbaa tahaye kuwaan ciyaar qurux badan ayay ciyaarayane
@hawiyebitchestheylikeblack5196
@hawiyebitchestheylikeblack5196 8 жыл бұрын
+Abdisamad Osman cuuqdada reerxamar udhimo sidow awowga ugadhintay
@halamadrid6698
@halamadrid6698 8 жыл бұрын
meesha lama niikinayee ukaadi saaxiib
Subulahanews com Ciyaarta Saylicida part 2
10:47
subulahanews
Рет қаралды 13 М.
BURAAN BUR | JAMIILA RAAGE | OFFICIAL VIDEO 2023
47:01
Zir Mahiroz
Рет қаралды 47 М.
Jumping off balcony pulls her tooth! 🫣🦷
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 35 МЛН
Doing This Instead Of Studying.. 😳
00:12
Jojo Sim
Рет қаралды 32 МЛН
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 62 МЛН
Невзоров о смерти Долиной
15:05
Дмитрий Гордон
Рет қаралды 635 М.
Maxaad ka taqaanaa taariikhda Sheekh Ibraahim Saylici.
11:03
Hereri Media
Рет қаралды 24 М.
1 August 2023
5:39
Aadan Yabaal
Рет қаралды 40 М.
DHAQAN    WILWILE  HAASAAWE  HELLO
19:40
Dacaw media
Рет қаралды 13 М.
Xasan Galaydh Iyo Maryan  Arooskii Qarniga Borama Somaliland
7:41
Shankaroon @ (Liibaanta maanta)
5:31
Qarami Media Pro
Рет қаралды 149 М.
Somaliga Geella ku dhaqday Sudan
20:06
Hereri Media
Рет қаралды 345 М.
Jumping off balcony pulls her tooth! 🫣🦷
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 35 МЛН