Subxaanka Daawo Mucjiso Cawa lagu Arkay Moyaale Gantaalo&Olal la Garan Waayay ayaa lagu Arkay Hawada

  Рет қаралды 17,608

BIDHAAN MEDIA

BIDHAAN MEDIA

Күн бұрын

Пікірлер: 57
@MohamedOsman-e2y
@MohamedOsman-e2y 15 күн бұрын
Kusaliyaa rasulka Scw scw scw ♥️♥️💯
@museibrahim2796
@museibrahim2796 15 күн бұрын
Waa Gataalo reer sheekh aad Dacawalay ku xasuuqdeen soo ridayaane Allah maydin dhaafiyay,
@halimoab1221
@halimoab1221 14 күн бұрын
Beenta jooji wa kuwi yamanta oso khaldamay
@Umo580
@Umo580 15 күн бұрын
SUBXAANLAA waxn maaha xidig wa mucgjiso Aooda Allaah
@eastafricarichmeteorite3406
@eastafricarichmeteorite3406 15 күн бұрын
70% bada ayuu ku dhacaa waayo 70% aduunku waa bad 30 waa bari marka dadka tashuush ha ku Farina tobanaankii sano mar baa la arkaa asteroid chelyabinsk 2013 ayuu ruushka ku dhacay magaalo chelybibsk la yiraahdo 1000 qof ayaa ku dhaawacmay laakiin dhagaxda yaryar ee cirka ka soo dhaco maalinkasta ayeey aduunka ku soo dhacaan baadiyiha iyo saharaha ayuu ku dhacaa inta badan
@abdullahibashir4894
@abdullahibashir4894 15 күн бұрын
ilaahay ayan sharkoda kamagan galanay dhaman musliminta ilaahay haka nabad galiyo amin danbigena iyo danbiga walidken ilaahay hadhafo amin amin
@AhmedmohamedNur-cr7su
@AhmedmohamedNur-cr7su 15 күн бұрын
Waa birtii ukambani kudacday oo kale Dayax gacmeedkii Ayaa soo dhicihaya ilahaan kamagagalney
@AmalAil-m5q
@AmalAil-m5q 15 күн бұрын
Ilaahow umadaada badbaadso Ilaahow hanagu taagsan daalimiin basn Nehee noo naxariiso.
@ja1946
@ja1946 15 күн бұрын
WAXAY WAA MUCJISO ALLEH WAXAAN WAXAY USODAAN ISRAEL IYO DADKA SOOMAALIDA OO HEESA OO AAN AAMINSANAYN GEERIDA
@Ma-hy7bv
@Ma-hy7bv 15 күн бұрын
waa Gantaalo Allaah soodiray
@Deqa-xc8bb
@Deqa-xc8bb 15 күн бұрын
Subxaanalaa Allaahu Akbar
@crashiidmaxamed2929
@crashiidmaxamed2929 15 күн бұрын
Aaqiro samaan waaye
@AbdiSheik-rl8sj
@AbdiSheik-rl8sj 15 күн бұрын
2021 ayaan habeen aan Ku arkay garisaa dusheeda waxaan oo kale
@eastafricarichmeteorite3406
@eastafricarichmeteorite3406 15 күн бұрын
Waa awooda ilaahay koonkaan waxaa maamula ilaahay ilaahay aan u mahad naqno habeen iyo maalin masiibooyin badan inaga haaya dhagaxaan waxaa jiro magaalooyin ka waaweeyn oo cirkaas ku wareegto hadii ilaahay dhulka ku dhufan lahaa qaarkood dhibaato baaxad weeyn oo aan la qiyaasi karin ayeey geeysan lahaayeen ilaahay ayaa inaga haya alxamdulilaah
@mohamedibrahimq.1223
@mohamedibrahimq.1223 15 күн бұрын
Waa dayax gacmeed anaa waday waxaan rabay inaan Somali kaga yaabsado.
@mohamedhassan1482
@mohamedhassan1482 15 күн бұрын
Wajer waa lagu arkay
@FaarahMohamed-q9u
@FaarahMohamed-q9u 15 күн бұрын
Ceelwaaq waa Laga ,arkay baardhere waa Laga ,arkay gariley waalaga ,arkay melakale obadan o soomaaliya ,ah ayaalaga ,arkay
@sbofficial3140
@sbofficial3140 15 күн бұрын
Subxanallah Subxanallah Subxanallah. Diyaaradaha xaaladoodu Allaha sahalo
@osmaanmunasar
@osmaanmunasar 15 күн бұрын
insha allaah masiibuu alle idinku ridi dadka masaakiinta ku dishaan ayuu illaahay idinku ridi .
@Maxamudmaxamed-p4f
@Maxamudmaxamed-p4f 15 күн бұрын
يا مسلمين وتو بو الي الله يا مسلمين وتو بوا الي الله هذا من علا مات ءاخر الزماب 😢😢😢
@DrGaadaa
@DrGaadaa 15 күн бұрын
❤wcs ❤
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 15 күн бұрын
wa gantaal lagu tijaabinayo afrika ma itoobiya tijaabinaysa
@mohamedallaleh-v9h
@mohamedallaleh-v9h 15 күн бұрын
Covid 19 kaa xoor ayaa lakaa arrkaay keeska afrika djabuutii, somalia iyo ethiopia maarkaa wll ducaadaa baadiyaa Yaa Raabbi saliim
@AbdirahmanSalahHassan
@AbdirahmanSalahHassan 15 күн бұрын
Asc waxan,hada.kahor.ban.arkay 1980 25km.ban.ka.cararayey Ingiriska.ka.danbeeya
@SaciidSaid33
@SaciidSaid33 15 күн бұрын
Anaa aqaan waa xidig
@MohamedHasen-tv1ev
@MohamedHasen-tv1ev 15 күн бұрын
Waa mucjiso rabaaniya xaga rabi ah
@CabdiqaadieOk
@CabdiqaadieOk 15 күн бұрын
Maxaa idiinka gallay awoodaha allaah suxaanallah allehalloonoqdo
@eastafricarichmeteorite3406
@eastafricarichmeteorite3406 15 күн бұрын
Waa meteoroid waa asteroid yar atmosphere markuu soo galo dabkaas ayuu bixiyaa wuuna burburaa wax mucjiso ma ahan waa dhagax waaweeyn markuu hawada ku jiro meteor ayaa la yiraahdaa markuu dhulka ku soo dhacana meteorite ayuu noqonayaa aqoon la aan waa ìftiin la aan
@lulali8651
@lulali8651 15 күн бұрын
2025 wax badan oo mucujiisaa waa la arkii doonaa
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 15 күн бұрын
Waa suxuun.satalayt ka oo kale ah dhulka kala jeexayaaan
@NuradinAhmed-k6k
@NuradinAhmed-k6k 15 күн бұрын
Sanadka roobbadan ayaa da aya
@zamzamabdi295
@zamzamabdi295 14 күн бұрын
Malaa caqli xumadooda waxay odhan iidoor baa ka dambeeyey😂😂😂😂
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 15 күн бұрын
subxaanallaah
@LibaancabdiGamute
@LibaancabdiGamute 15 күн бұрын
Waxan umalaynayaa dron usa waa lagu arkay waana halis
@alinaaden7674
@alinaaden7674 15 күн бұрын
Starlink satellite
@eastafricarichmeteorite3406
@eastafricarichmeteorite3406 15 күн бұрын
70% bada ayeey ku dhacaan dhagaxdaan waayo 70% aduunku waa bad 2013 astroid chelyabinsk ayaa magaalo chelyabinsk ku dhacay 1000 ayaa ku dhaawacmay Russia ayeey ku taal magaaladaas kuma dhaco magaalooyinka in ilaah ugu talo galo ma ahane lakiin waxaa jiro dhagax yaryar oo markeey soo dhacaan meteorite la yiraahdo kuwaas maalinkasta ayeey soo dhacaan waxeeyna ku dhacaan inta badan bada in yar oo kalena baadiyaha iyo saharaha iyo Antarctica.
@herifmr5430
@herifmr5430 15 күн бұрын
Badd baa ka dilaacaysa Ethiopia Somalia dhexdooda badaas Eritrea kasoo billaaban bada kenya ku xirmin somalia jasiirad bay noqon
@saidomohamed3442
@saidomohamed3442 15 күн бұрын
Waxaa lagayaaba inay diyaarad yahay
@maxamedshariif8191
@maxamedshariif8191 15 күн бұрын
Mucjisadaan Ethopia ku habsatey waa abaal marintii Masaajidii la bur buriyey , iyo Fasahaadka isqaawinta fara badan iyo sinadii oo badatey oon la qarsaneynin, Caytantii Muslimiinta !!!!!.
@ahmedmuumin1219
@ahmedmuumin1219 15 күн бұрын
Wacdaraha aduunyada wax ku qaadan miisaan
@IB_Adam
@IB_Adam 15 күн бұрын
Meteoroids samada ka soo daatey ayey u egyihiin! Rabbaa og runta!
@CaliJanaale-p6y
@CaliJanaale-p6y 15 күн бұрын
War wayoomal qiyamiihi lasheegijiray
@YuusufAbdi-w1y
@YuusufAbdi-w1y 15 күн бұрын
Waa DAYAX Gacmeed laga leeyahay DALKA and USA, OO LOOGA DATSAYO KALA GO'O AFRICA, OO ARRINTU ISUGU IMMAANAYSAA SOOMAALIYA OO ETHIOPIA IYO AFRICA HEI DHAN AAN KA GO'ONO....QAARAD CUSUB : SOMALI OCEAN, ETC ETC😂😂😂😂😂😂😂
@halimoab1221
@halimoab1221 14 күн бұрын
Somalidu wa jahliin wxi la raba lo sheega war wxn wa wxi yamanta oo so khaldamay
@CabdiraxmaanYusuuf-f1z
@CabdiraxmaanYusuuf-f1z 15 күн бұрын
Waar nabiga ku saliya imikay ogaadeen wx arkeen waar waa daroon snm soo garaaceene ka fadhiista
@JuufeMaxamed
@JuufeMaxamed 15 күн бұрын
Waxaan la arkay eecirka maraya waajibi ninkiiyaqan baayaq waajibin waana waxmarkastala arkijirey tobanaansana kabacdi
@SalimsalahSalim-en8qr
@SalimsalahSalim-en8qr 15 күн бұрын
Astronauts amuuyahay kaasi dhagaxaan hawada sare kasoodaaya ayaa jiree
@halimoab1221
@halimoab1221 14 күн бұрын
Somalidu wa jahliin wxi la raba lo sheega war wxn wa wxi yamanta oo so khaldamay
@JAMAYUSUF-l4p
@JAMAYUSUF-l4p 15 күн бұрын
Ufo trying to find out the situation on canfar land
@halimoab1221
@halimoab1221 14 күн бұрын
Somalidu wa jahliin wxi la raba lo sheega war wxn wa wxi yamanta oo so khaldamay
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 15 күн бұрын
WAR WAA " ALIEN SHIP "😂 DIYAARADO UMADO KUNOOL CIRKA😂😂. AMERIKA IYO ADUUNKABA WAA LAGU ARKAA‼️
@shukrijamaahmed2837
@shukrijamaahmed2837 15 күн бұрын
Subxanallah yaa rabi khatuma kheyr
@hassantaawar8554
@hassantaawar8554 14 күн бұрын
Mucjiso inta faarood dago ku kooban waaye
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 15 күн бұрын
MAAHA MUCJISU😂. WAR WAA " ALIEN SHIP "😂 DIYAARADO UMADO KUNOOL CIRKA😂😂. AMERIKA IYO ADUUNKABA WAA LAGU ARKAA‼️ DADKA WAX RUN AH U SHEEGA😂
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 15 күн бұрын
WAR WAA " ALIEN SHIP "😂 DIYAARADO UMADO KUNOOL CIRKA😂😂. AMERIKA IYO ADUUNKABA WAA LAGU ARKAA‼️ MIYAYDUN WELIGIIN ARAG IN WAXYAABAHAAN ADUUNKA KA DHACAAN 😂⁉️
@ummuisra6721
@ummuisra6721 15 күн бұрын
Subxaanalaah
Sigma Kid Mistake #funny #sigma
00:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 30 МЛН
99.9% IMPOSSIBLE
00:24
STORROR
Рет қаралды 31 МЛН
How to treat Acne💉
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 108 МЛН
WARAYSI #TOOS AH | WIIL ATOORA AH | DABKA QABSADAY LOS ANGELS
23:15
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 130 М.
Magaallo Dahabka uun waxa lagukala Iibsado 😱🤔💰
26:51
BASHE LIIG
Рет қаралды 30 М.
MASHAQADII SAAKA KA DHACDAY MASAAGAWAA
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 196
Daroogo ayey ku dhax qariyeen Xalwo ka dibna Sacuudiga loo dhoofiyay ayaa lagu soo eedeeyay .
1:07:15
Sigma Kid Mistake #funny #sigma
00:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 30 МЛН