Illah Gabadhaan iyo hooyadeey hamideeyo Wlh ilaa afar mar ayaan arkay iyadoo Hooyadeed baafinaysa Allaw Kuwii dib u midoooba ks dhig.
@xubimaxamuud81533 ай бұрын
Somli waxaysan ogen inaysan ilmuhu hoydod qalbigoda ku dhex noshahay
@haania24953 ай бұрын
Gabadhaaan sheekadeeda noo soo de degi
@kafiakhaire8213 ай бұрын
GABADHAN CADAW AYA KALA WADEY AYADA IYO HOYADEED
@kafiakhaire8213 ай бұрын
TAAS HOOYO LABAAD MA AHA WEXEY DHAWACDEY HOYADA
@fardosa12363 ай бұрын
Naagta kusoo qaadatay may ku soo xaday waatan ku leh I cafiye
@kafiakhaire8213 ай бұрын
GABADHAN SOMALI AYEY ISKU KENTEY WAXA DHALEY ISAAQ DAROOD HAWIYE SEDEX MAR HOYADEED ILMAHEEDA LABO MAR
@kafiakhaire8213 ай бұрын
HOOYO LABAAD MA AHA HOYADA MA DHIMAN
@laylaahmeeday11683 ай бұрын
Malinta yowmulqiyama xisaba jirto
@kafiakhaire8213 ай бұрын
DADKAN ILMAHA EYSAN DHALIN O SIR KUSO WATEEN ILAHEY KAMA BAQAYAAN MIYA
@kafiakhaire8213 ай бұрын
DADKA WAXAN KU KACEY O KALA QARIYEY AMA XADEY CARUR IYO HOYADOOD ILAHEY KAMA BAQAYAAN MIYA
@kafiakhaire8213 ай бұрын
WAR DADKAN ILMAHA HOYOYINKA KA QADANAYO HALA DACWEYO
@kafiakhaire8213 ай бұрын
HADEY SKULKA KA DACWEYN LAHEYD MARKEEY JIRTEY 10 SANO XATA 12 HOYADEED WA LO KENI LAHA
@fardosa12363 ай бұрын
Haday dacwayn lahayd waxaa laga yaabaa inay dowlada lawareegi lahay. Allaah ayaa badbaadiyey hooyadeedna Allah ha u soo sahlo sida ugu fudud inshaa Allah