Subxanallah Habargidir gabadhaa caruurteeda siiya inikaa uun bey nii korinaysaa…… dhiigeeganaa siiyaa
@SundusFarhan-e4cАй бұрын
😢😢 dahir calasow ialahay ha barakeyoh danbigisa alaha hadhafiyoh 😢
@iftinxaajicabdi791Ай бұрын
mashaa allaah awowe dahir alasow allaha fududeyo Arista ajirna rbi heydinkasiyo dhmntin inti ugargartay aamiin awowe dahir wxn kacodsanayaa in shiikha ino soduceyo siiba gabarteyda oo jaamacada imtixankii udambeyey galeyso kuna adkaday jogto London aniguna murad bnleyhy inan is helno gabadheyda owned gabadhas ayuu alle igasiyey alxmdu lillah awowe dahir shiikha ha iigu soduceyo in alle ku guuleyo imtixankas bi idnillahi kariim wnka cidsaday awowe daahir qeer allaha kusiiyee ane wn u baahanahy inan la nolado inoso wada duceeya❤❤
Daahir calasow kiskan gabadha cadaalad kama tihid war gabadha ha la siiyo ilmaheda iyo dhiigeda waa gunimo
@abdulaahibudul3762Ай бұрын
Dahirow allah kabaq siiya caruurteda
@abdiabuukar2126Ай бұрын
Wllha howshan waa xanuun allha ku la garab galo daahiroow
@abdulaahibudul3762Ай бұрын
Allah kabaqa siiya caruurteda
@fahmaali3542Ай бұрын
War gabadha ilmaheeda hala siiyo. Hooyo wax u dhaama ma jirto.
@khadijac9841Ай бұрын
Daahiroow Allah inuu kuunaxariisto aduun iyo aakhiroba walal waahooyo wallaahi bilaahi Allah bas ayaa og hooyo ilmaheeda lagaqaaday waa cadaab aduunyo walal unaxariista waa gabadha yar weyshaqaysan kartaa hadii waaku daayo midakale Burco iyo cadaado walal waa uun soomaaliliya badi kumakala gudbana wiilka xataa abtiyaashii iyo kolay walaalihii ayaaba jooga beri markay koraan aabohood iyagaaba iyo tolkooda aadaya waxay kutidhi anigaa hooyo la'aan kukoray marabo inay hooyo la'aan koraan fadlan waagabdho hooyo waxudhaama majiraan Allah hakulaqabto ee walal udadaal oo isagaa nin ah ee kuqanci inuu unaxariisto gabadhaa yar 😢😢😢😢😢
@sahraali4470Ай бұрын
Waa nin wacan kulaaha
@kafiakhaire821Ай бұрын
WA DOQON INTU BECMUSHTAR NOQON LAHA O DHAQAN LAHA XASKIISA ILMIHIISA KORSAN LAHA OW BUNTUQ QADAHA
@mahadhassan9757Ай бұрын
Subaxnallah dumarka ha ka firsatan ragay gursanayan
@IfrahJama-d4nАй бұрын
Daahir illaahay hak ku xiftiyo walee malanitay hooyada ku dhashay fariid bay dhay illaahay xaqdarada ma jecala gabadhaa illaahay baa bixiya oo way sigatay marka gabadha caruurta ha siiyan inan hooyadeed looma dhamo ha korsato ee siiyo habluu burco iyiy ku korin meel ka wacan oo iy ku koori laayen ma jirte caruurta siiya hooyo yadood illaahay how keeno caruurteeda
@sahrolise5320Ай бұрын
Gabdha ha la siiyo caruurta waa gabdho daahir
@ZaiidaGabanАй бұрын
Suxaan allaah war xisshooda oo gabadha siiya caruurteeda
@munaaden9549Ай бұрын
Daahir xaq ma qaadaysid ee hooyadan xaqeeda sii
@Mohamed-pi6seАй бұрын
Waa runteed waa hablo hooyo unbaa haysan karta hala siiyo
@gorgornews-dc8uhАй бұрын
Waa nin waalan oo xayawaan ah oo tolkiis ceebeeyay
Kas waytagay Qof aad ku aadisey ee kudhahay igaleexi balse aadkaleexin xabadaas waakas gabdhaas ilaah baa badbaadiyey hafuro doofaarka anagoo HG baa ka dhiidhineyno in Qof Qori lagutaago ama mindi adigoo diley ayee udhiganta xag rabbi ka nooshahay gabdha diyadeedi halabixiyo
@kafiakhaire821Ай бұрын
ILAHEY HA CAFIYO
@AbdirisaaqAli-zc6frАй бұрын
Daahirow garsoore
@mahadhassan9757Ай бұрын
Gabadha caruurteda hala siiyo
@JamiilaCabdilaahiАй бұрын
Ninka si wacan ayaan ugaranaya tigtiisa inbadan raacay
@dahirguuleed881314 күн бұрын
Waa maxay gacantan uu kor u taagayo
@saidaroble644Ай бұрын
Fariid marnaba Ilmahaga gorgoortan haka gelin midkale ha u dhawaan ninka Mooryanka ah ee iska oo ku qabo ku toogtey oo dhiigaga qabo waar waxas cadaalad ma aha ee awelba iyada haystay ha siiyo
@kafiakhaire821Ай бұрын
OSPEDAAL CADAADO HADAAD QALIIN KU GASHEY OD ADO NOL ILAHEY KA BIXIYEY ILAHEY U MAHAD CELI
@munaaden9549Ай бұрын
Wasakh yahaw afkaaga ka jeedi isaaq
@gorgornews-dc8uhАй бұрын
Muxuu isbitaal u gayn waayay ???
@SaidAlifarahАй бұрын
Isaaqu Waa is caawiya lkn dadka Kuma mashquul haday in taasi Somaliland ka dhici lahayd dhulka Ayaaa Gariiri lahaa Somali odhan ayaa qaylo dhaan dirilahay
@hamdiosman5243Ай бұрын
Waa marka ladhaho waxaad taqaan guurso waxaad taqaan Aad dhashide
Bisinka dadka way guban reerkaasi hadad nooshahay ha u noqon
@kafiakhaire821Ай бұрын
HADOOW BUNTUQ AQOON XOOW GURIGA U KENEY XASKIISA UGU DHUFTEY
@user-jp4rr8un6oАй бұрын
Maxuu u orday haduusan gas ugudhufan waa duli
@HOOYOMacaan-n8tАй бұрын
Dahirow gabadha waa hooyo carrurteeda habla siiyo fadlan qabiil lama taagno, lkn hooyo waa qof jilacsan ee carrurrtana wey u baahan tahay hala siiyo weliba gabar yar baa la dhalatay oo ay waardiyeenesa
@KvikkLunsj-t1gАй бұрын
Gabadha caruurteeda siiya mooryaan habargidir baahiyi xamar bey taalaa ee biishada caruurtiina daacad malihid calasow
@kafiakhaire821Ай бұрын
NINKAN FUDUD QURAAN SAAR DAHIROOW LA HADAL WA AABE
@Sahrasalad2024Ай бұрын
Dahirow maxa qaldan od goanka u gari la dahey gbadha lacag ay ku shaqeysato halo aruriyo ilmahedana ha lasiiyo ninka carur kalu leyahay wana gbar karti leh oleh wan shaqeysanaya ma aniga aqon uma lihi lkn wn arkaa. Dahir goan gar ha laba labn
Weligodba habar gidirtu naagah beytari bayku gurijiren
@Rimj-ur4beАй бұрын
Ninka gabdha halaga badbaadiyo yuusan udhawaan
@kafiakhaire821Ай бұрын
BURCO NOLOSHEDA WA QAALI MARKA XAMAR MEY ISAGA HEYSATO CARURTEDA
@SomGrl88Ай бұрын
Ma isaga dhalay carurta naag ba dhashe! War sii gabadha caruurteda qudhunyohow duf ku bax. Nin Somali uff wax wax lagu darsado maaha walahi. Kolay isagu jika ugelimaye naag kala dayece. Dedeg gabadha halo cawiyo carurtedana farta halaga saaro.