Dhibtaaado xanuun badan in lees geesto misana la dhahayaaa hoos haloo dhigo taaas ayaaa dhibaato kale ku ah Wlhi Runta iyo dacaalada ha shaqeysto Daahir abti
@Shariifo242 ай бұрын
boqor waa allaah boqorkale majiro allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar
@XOG_GOOB2 ай бұрын
Maxkamad keliya ee Xaald kasta aboosto ka dhigta salaam from Badhan sanaag Legend
@ademzh2 ай бұрын
That’s very sad and it happens all the time. Illahi ka baaqa, fear Allah. A child or person that may be weaker shouldn’t be taken advantage of as Allah sees everything. Sooner or later you’ll face your creator.
@mohamadjamaboodle-qu1cn2 ай бұрын
FROM WESTERN 🇪🇺 GABERTAN SHARCIGEEDA BANAAKU YAALAA HADAAD CAAWISAA. MAXKAMADA DHALASHADA HA SHEEGTO
@nimokuria2 ай бұрын
Wlhi ina Ader waa dhaweyneysa allah kula garab galo waaba wali cad ilma Yar ayey xad gudub ku sameyen wad cawisey ilahey aya adna ku abal gudayo Dahir Alasow❤❤❤❤🎉
Ilahey dulmi raali kama ahan , xaqana feeruhuu ka dilaacaa xitaa hadii la qariyo ,14 yrs after waa kaa xaqa soo iftiimay.
@dahaboadow38922 ай бұрын
Daahirow hoos u dhaqa macquul maaha cunugtaan maskiintaa inta la kufsaday la midiyeeyey hadane hoos haloo dhaqo cadaalad daro ka weyn ma jirto hadane la tarxiilay been na laga sheego Subxaana laah waa iney wajahaan xanuunka kalkooda please cadaalada hala mariyo 10 jir la kufsaday xaaraam 😢😢😢😢😢
dulmigaa ey geysteen reerkaas waa in dacwad iyo magdhaw intaba laguu soo oogaa waa qoys aad u xun oo gabadhaa nolosheedii baabi,yey
@MaryamHussein-d3m2 ай бұрын
Yaa og hee waxan iney ruun tahaay
@AnisaAli-vz1yf2 ай бұрын
@@MaryamHussein-d3mwhy would anyone say they’ve been raped 🙄 you don’t make sense
@faisakasim21382 ай бұрын
Nej Norrköping Stockholm ayey u dhawdahay.
@FarhiyoHassan-x1z2 ай бұрын
Subxana laah xasbiya alaah wanicmal wakiil
@fowzia-hy6fc2 ай бұрын
Subxanallah dad badan godkooda biyo ugu galey maxkamadaan caadi ma aha! 😢
@faisakasim21382 ай бұрын
Daahir waa sax ceyr cabsiiye waaye reer wardhiigley ayey ahaayeen
@tabkaduceysane80852 ай бұрын
MAXKAMADA qabyalada ka daaya kuskaan waa Dahlan yahay gabdha oo dhulkeeda lagu Soo celiyo walidkeed Ito iyada oo is cafiya DIINIYAN u gala kiiska ama MAXKAMADA Yaa Ku burbureysa arintaan iyo kuwa lamida tatabasho iyo kufsi waa Kala fog yahiin gabdhaan denbiga laga galay waa Soo celinta iyo aflagadada laga Soo hormariyey xukuma intaas waaye kiiskuye MAXKAMADA iyo dadkeda runtan jecel wey mahadsan YAHIIN wabilhi towfiiq
@Rimj-ur4be2 ай бұрын
Markii ladhahay ninka waa cabsiiye waa ogaay in khayr uulaheen
@mohamadjamaboodle-qu1cn2 ай бұрын
SUBXANNALLAAHU ALLAAHU AKBER ☝️
@املمحمدالهاشمىالهاشمى2 ай бұрын
Adunkaa waxa laguaa tagayaa naag somaliyeed oo sii ay nin qadhmuun way isga dhadhiciso uu dulmiyaysaa ilmo yar oo ay masuul Kathy bal halkay isga jiil ku hubsalahay Aya inanti yaryt dulmiday ninkina hosta so gashathy war nafsiyad wacana nagahaa qar uf
@teach-or-learn2 ай бұрын
waa beenteed
@املمحمدالهاشمىالهاشمى2 ай бұрын
@teach-or-learn kow
@Shukri-o1s2 ай бұрын
Ilaahay sharafta kaaqad dheh waa daalimiin
@Aliinaliiban17802 ай бұрын
Nin somali caruuraha ka Helaan Hala dacweeyo ayka xun 😢
@jamiilaJama-c5c2 ай бұрын
safaarada sweden geeya si ay iskuulkii ay dhiganeysay ay u sheegto
@catpotato52122 ай бұрын
Ilaahow ku xifdi calasow alaha ku gargaaro
@ArsenalYare2 ай бұрын
Hhhh walee taaas mayeelin 😳10👉Jir aan ahaa mana aqaan magaciisa cafiya
@maryamahmed36472 ай бұрын
Asc daahir xasan shido waala yaqaanaa waa hg waa sacad dukaankooda ayaan ka adeektaa gabadhaasna weey dirtaa kufsiga ma ogi laakiin gabadhaas halmar ayaa la waayey.
@Shukri-x1v2 ай бұрын
Daahi hakayeelin
@faisakasim21382 ай бұрын
Bisinka wan aqaanaa xasan shida iyo dhamaan reer shida
@fouzianuura23272 ай бұрын
U sheeg iney tobad keenaan gabadhaana ay magteeda bixiyaan... Hdii kale xabsi ha isu diyaariyaan.
Waxaas ha dhihi waa kugu dhici kartaa Be careful Somali oo dhan beyna ka dhacdaa meel fayoow ma jirto
@aaminojubooy92032 ай бұрын
@@raysiyobarwaaqo3804 Wlh gabadhaan lama xoogin
@kariyehayle46712 ай бұрын
Erayga Boqor Allah ayaa leh taas Ogow
@fatal23402 ай бұрын
SubxaanAlah
@tabkaduceysane80852 ай бұрын
Sidaad ahegeysaan gabdha danteeda Yaa Ku jirtay in la celiyo sababtoo ah Laba gabshood Yaa reerka ka jalaby wiilna waa xiran yahay yaad dheheysaan gabdha shukri Yaa Ku wajibay Allah yaana jecel EE Hala caawiyo si buuxda reekaasna dhib intaadvshegteen Yaa Ugu filan EE gabadha sharafta Leh ha dulmina oo haka dhigina qodmf qaawan
@faisakasim21382 ай бұрын
I think waxey u guureen UK 🇬🇧
@raxmaabdillaahi65582 ай бұрын
Family 🎉
@Maryama_H2 ай бұрын
Shiine garas maroojiye baa dhalay
@tabkaduceysane80852 ай бұрын
Gabadha haka haleynina sharvmxiyada
@abdulkadirhajji96462 ай бұрын
Wle qorbaha wa lagu hoogay case ka gabdhi germany ee abtged hbar yarted qabo kufsady asigana in run yahy u badi
@XOG_GOOB2 ай бұрын
Maxkamada Madax ayrey dooro ayaa Macaninaayo 😂
@FadumoMohamed-x8j2 ай бұрын
Raga soomaali dulu baa ka buuxa iyo cabtoy naag walbay gabdhahaga ku dheganaw cidna ha aminin
@WHIZBIGAMERA2 ай бұрын
😅 19:39 19:39
@tabkaduceysane80852 ай бұрын
Diinta islamku waa Dion qofkasta xaqiisa siineysa EE haweenka meesha ka hadlaya waa iney Ku daysadaa maryama bintu cinraan iyo balqiisa balqiisa
@ibrosabdule52192 ай бұрын
Walee
@maryanbuubshe90882 ай бұрын
Asc wadanka hadeey 13sano ku buuxiso Xasan ayeey u leedahay Sitiiisanka
@dekaahmed30652 ай бұрын
You know hada nimankan qaar waxey qaban cuduro ilmaha yarka intey kufsadan bey nolosha ka qariban pls dahir ninkas xabsi ku ogaw
@deqasiyad34202 ай бұрын
Subaxanlaah arinta Hal hubiyo waxa dhici karo mahan waa yaab ilahow been kadhig
Gabadhaas yartaa hadaan la kufsan oo isleedahay kiiska ku adkeeyso ha ka fiirsato sharcigeeda iyo dacwadeeda wax u dhibeysaa kufsi beena yaan lagula talinin
@raysiyobarwaaqo38042 ай бұрын
SWEDAN DAAROOD BAA LAGU GELI JIREY MA XEY TAHEY MASASKA IYO ABEESOOYINKA LAGA SHEEKEEYNAAYO
@maryanbuubshe90882 ай бұрын
Asc wadanka hadeey 13sano ku buuxiso Xasan ayeey u leedahay
@MohaMs-km3fi2 ай бұрын
😂 Dadka kusugayay o ku fiirfiranay e ka dhadhacaday ina qamri iiyo sigar cabto kawaran, ado 10jira. Somalida badankoda wa qadanayan fikirkas I'm 100 percent sure 😂
@kafiakhaire8212 ай бұрын
MALIN HORE WEXEY DHAHEYSEY HABARYARTEY IYO HOYADEY WEXEY ISKU DAGALAN I WAD YURUB IYO SUG GABADHADA O KA QANGARTO KA DIBNA EY U GEYSEY HOYADEED
@habibamohamed10792 ай бұрын
Haaa waa arin kale hubis bay u bahan tahay
@maryamahmed36472 ай бұрын
Waxeey dagan yihiin reerka xaafada Rinkeby
@kafiakhaire8212 ай бұрын
WEXEY U CELISEY MARKI LA KENEY HOYADEWD AYA RABTEY IN LA KENO MARKEY TIRI SUG GABADHADA HA QANGARTO AYADA KU DACWENE AYEY RABEEN INEY DACWO KU FURTO INEYSAN DHALIN KA DIBNA HOYADEED AYEY U GEYSEY HADANA NABYO XUN AYEY BILAWDEY SIDEY KUSO GELI LAHEYD ISWIDHEN
@Mohammed-Aweys102 ай бұрын
Waa saxan tahay Safiyo qabiil iyo waxaa loo baahneen meesha Runta hala sheego maxamed daa,uud iyo naagahaan kale buuqa dhaafa dheh kaliyah hala caawiyo gabdha 😢