SUBXANALAH: KIISKI OGU ADKA IYO GABADHI LA KUFSADAY AABAHED OO HADLAY IYO CADEYMO

  Рет қаралды 60,978

Live ka maxkamada

Live ka maxkamada

Күн бұрын

Пікірлер: 253
@rukioadow6509
@rukioadow6509 4 ай бұрын
Ninkaan waa aabbe ilmihiisa ku dadaalaayo balse culeys aa saaran, nin Somaliyeed isagoo kale ma badna ee Hala caawiyo
@dahaboibrahim4563
@dahaboibrahim4563 4 ай бұрын
This guy have every right to protect his daughter wlhi waa aabo wanagsan.
@Hindocumar-p5h
@Hindocumar-p5h 4 ай бұрын
wlhi salad subax baan soo tukadey allow arin kan xaqiiqdiisa banaanka keen yaa rabi allow adigaa xoggogaal ah
@hawahassan8872
@hawahassan8872 4 ай бұрын
Kismayo kunoqo dadkan tolka ah waxey kugu cawiyan ganacsigadi kubilaabo
@barlinhashi2254
@barlinhashi2254 4 ай бұрын
Ninkaan xaniin yaha ayaa la qabtay Ilaahow u gargaar amiin ❤❤❤❤❤
@samowsamale3490
@samowsamale3490 4 ай бұрын
Maxaad ku ogaatay? Ma laga yaabaa inuu asagu wax dulminaayo?
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 4 ай бұрын
@@samowsamale3490 ADIGU AF DHEERIDAA
@Marwan_Qoslaaye
@Marwan_Qoslaaye 4 ай бұрын
​​@@samowsamale3490:::ninka raga hadow dharaanayo owlaadiisa kuma dhaaranayo lkn si kalo u dhaaranaa
@nimcoahmed536
@nimcoahmed536 4 ай бұрын
Parents you have to understand one thing your child is 21 years old she can reach her own decision . You can just tell someone that they can make their decision.
@FaisaMusse
@FaisaMusse 4 ай бұрын
Are you a parent of a young adult ?
@aadirie4
@aadirie4 4 ай бұрын
Imagine they want to force her to take a virginity test in the west 😂 she is an adult that is the messed up reason their kids are taken by the authorities
@yaasiincadde1661
@yaasiincadde1661 4 ай бұрын
​@@aadirie4kufsiga dadka waa weyn Ku dhaca mar haduu imaado waa inla baara😢
@uhhamalhagi9250
@uhhamalhagi9250 4 ай бұрын
The main point is the girl to talk the truth!!! No need test, Subhanallah
@uhhamalhagi9250
@uhhamalhagi9250 4 ай бұрын
Many girls are scared and abused for papers,food,home!
@fcy-jo7pn
@fcy-jo7pn 4 ай бұрын
Abahan wa dhibane ilma masuul looga dhigaya dhaqaalo ahaan wa liita stress ku furan maskiin hala caawiyo 😢😢😢
@Benseryam
@Benseryam 4 ай бұрын
Ninkaan xaniin yaha ayaa la qabtay ilaahow u gargaar mental tired waaye ya allah 😢 axaxax
@Lluul68
@Lluul68 4 ай бұрын
Ninkaan waa la dulmiyey e tolow hala soo dhoofsho.. dhaqan ahaan kufsigana waa la qariyaa calashaan mustaqbalka..
@ZAhmed-jn2yq
@ZAhmed-jn2yq 4 ай бұрын
😢😢haa wlhi waxwalbo somali weyqarineysaa
@dekahaji
@dekahaji 4 ай бұрын
Meeqa hooyo ilmo loo tagay wax cabaadaya maku aragteen ninki u horeeyay ilmo looga tagay waakan 😂
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 4 ай бұрын
Waa sax maxmed dauud runtis waaye ninkan waala dulmiyay❤❤❤
@samowsamale3490
@samowsamale3490 4 ай бұрын
Mohamed Daud meesha wax la weydiinayo cadaaladdi way dhimatay
@rukioadow6509
@rukioadow6509 4 ай бұрын
Maashaa’allah Dahir guuleyso adiga iyo Tiimkaaga
@hamdisrobloxchannelyay5222
@hamdisrobloxchannelyay5222 4 ай бұрын
Aniga waxaan layaabanahay naagtaan nin udooodeyso. I can’t believe this 😂😂
@BeelojaamacSamatar
@BeelojaamacSamatar 4 ай бұрын
ninkaan qalbiga ayuu ka hadalay Waa dhibane ee alle ha hugargaro
@Aminasacdia
@Aminasacdia 4 ай бұрын
Ninkaan qof run sheegayo waa uu eggahay xaaskiiisana walasheed ayey astureeysa sasey ninkeeda ugaso hor jeesatay sasan isleeyahay ilahybase iga ogg
@RaA-l6e
@RaA-l6e 4 ай бұрын
Nin kaan waa la soo weerarey.markuu ridwaan mar kuu uwaranayey buu daganaa hada xoogaa waa kac sanyahey
@Hindocumar-p5h
@Hindocumar-p5h 4 ай бұрын
wiilkan musiibo ayaa heshay alle ha garab istaago
@usern134-h4g
@usern134-h4g 4 ай бұрын
gabadha yar marka laso baadhayo dhaktarka dad halagu daro kasocda xagiina
@SagalMohaned
@SagalMohaned 4 ай бұрын
😢😢😢😢😢 Ax ibraahim qur aanka aqriso sixir furyada ah jin iyo insiba wuu jiraa😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@dhemanduceysan3255
@dhemanduceysan3255 4 ай бұрын
NINKA KUFSADAHA AH HABARYARTA IYO GABADHA KADIB AYUU IBRAHIM NAAGTIISA KU DARSADAY 3DOODABA INUU ISKU DARSADO AYUU RABAY WAXA HOOYADA KALIGED LOO GEEYEY JARMAL ILMAHA IYO IBRAHIMNA LOOGA TAGAY
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 4 ай бұрын
Alihii ku abuurtay kabaq umada inaad caydo wax aadan ogayn waa musiibo
@Xaajcali2
@Xaajcali2 4 ай бұрын
Ma xaqiiq ba u haysa
@ashahirabe7016
@ashahirabe7016 4 ай бұрын
Dhakhtarka Yay ayagu geenin qof kale ha geeyo dahiroow
@fatuushxajimuxudiin8663
@fatuushxajimuxudiin8663 4 ай бұрын
Sax waye qof kale hageyso
@MemoMemo-g7c3x
@MemoMemo-g7c3x 4 ай бұрын
Daahir muslinkaad ugargaartaa ilaahbaakuugargaari shaqo aakhiiraa haysaa guulayso
@dumarkaabachannel161
@dumarkaabachannel161 4 ай бұрын
Dadkan waa dadki ku edaysnaa dhibataynta dhakhtar ma gayn karan waa in uu geyo qof lagu kalsonyhy oo ninkas iyo rerkasba ka fog
@Wholecarpet
@Wholecarpet 4 ай бұрын
Mental tired waye😢ma amusikaro maskaxdi daldalmeysa
@dhemanduceysan3255
@dhemanduceysan3255 4 ай бұрын
Ibrahim wlle allaha ku caawiyo dhibkana allaha kaa saaro ubadkana allaha kula koriyo
@dhemanduceysan3255
@dhemanduceysan3255 4 ай бұрын
DAHIROW GABADHA YAA SOO BAARAAYO DADKII DAMBIILAHA AHAAYAA
@Xumeey
@Xumeey 4 ай бұрын
Waxaan u maleynayaa in ay is dheheen gabadha yaan la ceebeynin ? Guur ma lahan qof guursanaayo na lahan ? Ceeb qaris?
@ismahanhaji7700
@ismahanhaji7700 4 ай бұрын
Wllhi SO SAD HA LA CAAWIYO. INTUUSAN DIBARASHAN KU QAADIN UUSAN ILMAHA KA JIRANIN. Illaahey ha baryo masiibadan. Waa u soo duceyneynaa hawsha Allah sahlo cerbtana Allah asturo
@Munalalachanel
@Munalalachanel 4 ай бұрын
Walahay nin ooynaayo ma Adkeysan karo Ax yaarabi help my ppl
@FARHIYASHARIF
@FARHIYASHARIF 4 ай бұрын
Hah maskin wllhi calosha e hurte aabo carurtisa jecel
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 4 ай бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@SagalMohaned
@SagalMohaned 4 ай бұрын
Daahir guleyso alloow ugar gaar adomadaada Wey dhacdaa famil lakala firdhiyo la ba bi iyo yaa allaah
@Ummusahra123
@Ummusahra123 4 ай бұрын
Haal qoof aya dawac sogarai hada family dan ayu dawac sogarai 😢😢😢😢war social media arimihina hakenina
@dhemanduceysan3255
@dhemanduceysan3255 4 ай бұрын
MA WAXAAN LA ISLA HADLIN BAA WAXA NINKAN KU DHACAY
@amaalxaashi3913
@amaalxaashi3913 4 ай бұрын
CIDAAS EDEYSANA YAASHA YAN LO DIRIN BARITANKA E DAD KALE DHEX DHEXAADA HALO DIRO😢😢😢 NINKASNA HALA CAWIYO WA CIILANYAHEE😢😢😢😢 maxamed daa uud wa ku saxanyahay hano dhinac ayey jirtAA😢😢😢😮😮😮
@rukioadow6509
@rukioadow6509 4 ай бұрын
Dhaqtar Jarmal jooga oo Bikro baaro ma jiro ee beenta hala dhaafo, gabadha 21jir ah iyada ha sheegto haddey dhib qabto ama la xoogay
@bilanmohamed55
@bilanmohamed55 4 ай бұрын
Sax horta mey hadasho wa qof weyne 21jir aqli ma u dhiman waxba qaldan🥺
@CabdiCasiisi
@CabdiCasiisi 4 ай бұрын
Subxaaanalllah wadaadkan illaahay ha ugargaaro
@AyuubXasanmaalim
@AyuubXasanmaalim 4 ай бұрын
Daahir hdaa cadaalad u hdleyso gabadha hala soo fariisiyo ha ha dasho
@MaslahBarkhadle
@MaslahBarkhadle 4 ай бұрын
Adeer gabadha dhibka gaaray haduu Ku dhibaaayo oo Aabe fcn tahay soo tahriib ee ninkaas midi carbi ku Dil wabilaahi towfiiq boqolkuu ijoogaa dhiiga
@AminaAbdi-n4d
@AminaAbdi-n4d 3 ай бұрын
Dahir alasow kindly help this man he is in problem at least let us join our hands and help him to start up his life😢😢 pity him he don't deserve this plz
@saidali7233
@saidali7233 4 ай бұрын
asc talo ku socota Ibrahim ka guur Nairobi waxaad noqotaa kismaanyo Somalia allah talo saaro
@gaaraneguure7346
@gaaraneguure7346 4 ай бұрын
Asc ninkaan waan garani kismaayo ayaan daris ku ahayeen
@nimcoxashi5061
@nimcoxashi5061 4 ай бұрын
Waxu shegaya ma runba
@IbrahimIsmail-q7q
@IbrahimIsmail-q7q 4 ай бұрын
MashaAllah dahir
@aasaasd-y2k
@aasaasd-y2k 4 ай бұрын
Subxanallah🤭😭😭😭
@naimabarre7088
@naimabarre7088 4 ай бұрын
HABARYARTA GABADHA HAYSO GABADHA UMA NIXINE NINKEEDEY DIFAACEYSAA INKAAR ALAHA KU RIDO NINYOW GABADHAADA KASOO WADO MEESHAAS
@UmuMaryamOmar
@UmuMaryamOmar 4 ай бұрын
Gabadha yaa baadhaya waa in loo dhiiba dad dhexdhaad ah waana in labaadha dabada ilaa saxaaxa lu aalana lawaydiiyaa
@cabdikariimsharmake5953
@cabdikariimsharmake5953 4 ай бұрын
Ilmaha isla dhashay waligood Osma soo galayaa nolosha ilmaha uu dhulka ku jiidey
@D-izzy00
@D-izzy00 4 ай бұрын
Aad buu udhaqan xunyahay, gabadhiisa waa qofwayn iyadaa ku dacwoon karta dowlada Germalka. In meelaha looga sheekeeyo, sumcadeeda iyo sharafteeda lagu cayaaro maaha.
@ubaxyuusuffaarax4605
@ubaxyuusuffaarax4605 4 ай бұрын
Abahan gabadha walakufsdy abahas wadacan hadalkisa kagaranysa inlaga kufsady allow ugargar abahas
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 ай бұрын
waraysigi ridwan ka qaday ninkan wuxu laha aniga shakiyay oo hooyada ku idhi ninka armu gabdha faro xumeeyay kadibna hooyadii ba sas i tidhi subaxan allah
@زمنيفة
@زمنيفة 4 ай бұрын
Markuu sidaa is yiri kadib ayuu ayada lawadaagay malahaas Ayaan kadib bey tiri sidaas mamada
@زمنيفة
@زمنيفة 4 ай бұрын
Ridwaan ku noqo ninka wuu yiriyee
@nimcoxashi5061
@nimcoxashi5061 4 ай бұрын
​@@زمنيفة wa sax marku shakiyay kadib ayeey ayadane ku dhahday
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 ай бұрын
alla beenalaysana ninkan isaba yidhi ana marki hore shakiyay oo hooyada ku idhi ninka gabdha armu kufsaday hadana kulaha hooyada ayuu ka soo yeedhay subaxan allah
@canabqardho7963
@canabqardho7963 4 ай бұрын
My wllo hore waxuu u yiri anigoo shakisan oo an wey diyay oo ay ishegi wey day bee marka dabe ayada ishegtay waxii jire ale ayaa og lkn sas ayeyu ku yiri mesha ridwan
@Sudabuy
@Sudabuy 4 ай бұрын
Sey no more hadal fcn bu ku hadlay mashllaah
@sahrash.7544
@sahrash.7544 4 ай бұрын
Ninkaan markaan wareysigiisi hore arkay ayaan dareemay inuu ka caraqaaday dhoofkii ka xayirmay iyo salkakici ku dhacay iyo smdhibkii ka dhashay uu ka xumaaday waayo nin Cunug saqiira kufsado hooyadeed sooma dhoofsadeen wax jirase rabbi ayaa naga i Og.
@TD-JAY435
@TD-JAY435 4 ай бұрын
aamiin aamiin aamiiin
@AishaAli-ck3zc
@AishaAli-ck3zc 4 ай бұрын
SIDEE L00GU AAMINAYAA IN DADKA LAGA SHAKIYEY INAY ABUSEEN GABADHA AY AYAGU BAADHAAN?
@RumaanG
@RumaanG 4 ай бұрын
Hano dulmi bey meesha kadhex wadaa😢😢
@JJAbdi
@JJAbdi 4 ай бұрын
Odoaygaan waa qaldamyahay gabadhii 21 sano jirto waa adult maay dacwooto baaris ayaay maraaysaa casekeeda maadama qof adult tahay oo laga yaabo inaay raali ka ahayd odoaygaan weyn wax weyn ka qaldan
@XabsaIbraahim
@XabsaIbraahim 4 ай бұрын
dhibta naagta gabadha dhashY weye away waa. ruux wayan oo magaalo jooga may soo h adasho😂
@marianyusuf1768
@marianyusuf1768 4 ай бұрын
Ibrahim ilaahay ha kuu gar gaaro kismaayo u guur oo shaqeyso somalida wey ku caawimeysaa
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 4 ай бұрын
Illahow u gargaar ninkaan waa dhiban yahay
@AbdiwaliAli-f1v
@AbdiwaliAli-f1v 4 ай бұрын
Runtii abo 2 gabdhood ujog to Ayan away runtii waa sheeko xanuun badan walal ilahay ha kuu gar gaaro
@dumarkaabachannel161
@dumarkaabachannel161 4 ай бұрын
Hadad noshahy xata aad gajo u dhimanaysan waliga ilmo aad dhashay qof how dhibin plz gajo hakugu ag dhintay inta dhib lo gaysan lahaa
@samiraduus8963
@samiraduus8963 4 ай бұрын
Aabaha fiican sidaan ayaa loo galaa yahuu naagtii ilmahaas dhashay waxey eheed in ay meel iskala soo jeestaan si ey ilmahaas ugu badbaadaan ayagoona qofka u fiirin arintaan hoos ayaa loo dhaqi karey ayaa qurux bdneed runtii. Ilaahey xaqa ha tusiyo kuligood
@shaakircabdi102
@shaakircabdi102 4 ай бұрын
Allah isagaa caadilee cadaalad hakusiiyo
@ubaxyuusuffaarax4605
@ubaxyuusuffaarax4605 4 ай бұрын
Maxakabad na wad kashekysa kabtan Ayuub madiskadysid kabtan ayuub maxakudabadhigy 😡😡😡😡
@AbdiwaliAli-f1v
@AbdiwaliAli-f1v 4 ай бұрын
Walal cunuga saqiirka ma ehen inad sawirkeeda soodhigdid taas waa qalad
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 4 ай бұрын
HANA AAMUS NACALADI KUKGU DHACDEYE😂😂😂
@مريمالصيعري-ج8ر
@مريمالصيعري-ج8ر 4 ай бұрын
Allow garab idin ku sii
@ImAhmad-gx8iu
@ImAhmad-gx8iu 4 ай бұрын
❤❤🎉
@Wholecarpet
@Wholecarpet 4 ай бұрын
Thank u dahir
@fadumocabdiraxman9813
@fadumocabdiraxman9813 4 ай бұрын
Hooyada ha usoo noqoto ciyaalka aabahood ayaa shaqeynaaya
@kaafiamohamudyusuf57
@kaafiamohamudyusuf57 4 ай бұрын
👍
@mohammedabdi7534
@mohammedabdi7534 4 ай бұрын
Wamaseersanyahay oowalahi
@HOOYOMacaan-n8t
@HOOYOMacaan-n8t 4 ай бұрын
War Dahir wiilka inaad wax u qabatid ke celi Kismaayo Shirqool cad weeyan runtii. Wax dadka balaayo ayaa la dhaxdhigay
@ismahanhaji7700
@ismahanhaji7700 4 ай бұрын
🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽
@AminaAbdi-n4d
@AminaAbdi-n4d 3 ай бұрын
Swahili proverbs we call kikulacho ki nguoni mwako ,,,maradhadha kuguoloshey waye
@Leila-r6h
@Leila-r6h 4 ай бұрын
Gabadha warkeeda saxweeye😢
@nasroadan2221
@nasroadan2221 4 ай бұрын
Naagta nin kaan qabo mayd sanaa may u dacwooto qoys leeda war nin waa dhibene
@SagalMohaned
@SagalMohaned 4 ай бұрын
Waan ilmeyay walhy 😢😢😢😢 Weydhacda qoys isku duban olakala firdhiyay😢😢😢😢😢😢 Ilcayn sixir ama jini imtixaan rabi uun
@SagalMohaned
@SagalMohaned 4 ай бұрын
Naagta wax weyn kaqaldan yaaaaaab
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 4 ай бұрын
Armaa iyadana la kufsadey ama ay walaasheed dufaaceysaa
@Ummusahra123
@Ummusahra123 4 ай бұрын
Familka dan sharaftisa dhulka lagashai arinkan😢
@sbofficial3140
@sbofficial3140 4 ай бұрын
Cunuga wajigiisa qariya
@Munalalachanel
@Munalalachanel 4 ай бұрын
subxanallah
@xubimaxamuud8153
@xubimaxamuud8153 4 ай бұрын
Dahir rer ki ligu edayey mad tiri so bara ya ku aminaya ben iyo run inu shegayo iken dheh walal ibrahim cid haku aminini
@Awliyo3344yo
@Awliyo3344yo 4 ай бұрын
DAHIR DAWLADA SHISHEYA ADEG SADA KA GOGAADA WA AGENT
@HooyosacdiyoSabriye
@HooyosacdiyoSabriye 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@cosob8117
@cosob8117 4 ай бұрын
Gabar labaatan jirta miyaa yeelaysa in la baaro waa qaan gaar. Edeb yeesha bey dhihi kartaa
@AbdiwaliAli-f1v
@AbdiwaliAli-f1v 4 ай бұрын
Dhaqtarka dadkii lagu edeyay iney key keyaan Mahan waa in dad dhex dhexaad ah geeyan
@JJAbdi
@JJAbdi 4 ай бұрын
Somalida qiiro japan meesha ku hayaan
@ramloahmed8001
@ramloahmed8001 4 ай бұрын
Iida maxaa haayo nink😢Ayaa danbigalay
@haniabdirahman517
@haniabdirahman517 4 ай бұрын
22 years old 😢😢who not respect her father 😢😢
@OG_3-o5h
@OG_3-o5h 4 ай бұрын
Dahir in u Barto waye sida interview dadka loga qado ado dhawacen qofka. "Dahir" " kulaha maxa datentay gabarta marka la la seexday" wa sual absolutely khalad ah. Ethics Somali ma taqan maxa la weydin kara maxase la weydin karin
@AliAbdikadir-p3i
@AliAbdikadir-p3i 4 ай бұрын
Ninkii gabada xumeeyey iyo xaskiisa yan laguaaminin baritanka gabada ee somali kale haalodibo
@saynabjama8160
@saynabjama8160 4 ай бұрын
Dib u cesho aabobo soo jeeda baad tahay caruur taada ilahay hakuu gargaaro iska noqo lacag halaguu urururiyo kushaqayso diinta bar caruurtaada cedho
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 4 ай бұрын
Kismaanyo anaa jooga hadey wax yar ku soolaabteen dadka ciise maxamud baa ku xoogan
@dumarkaabachannel161
@dumarkaabachannel161 4 ай бұрын
Nairobi meel mahaa wlhi iskaga tag mesha dadba laisku adegsada waa lais dilaa
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk 4 ай бұрын
CARUURTA 18 JIR IYAGA ISKA MASUUL AH DAKHTERKA WAX UU KAGA SHEEGAYO MA JIRTO 😂😂😂 SIDAS AYEY 21 JIR KU ORANAYAN ANIGA GEENAYA DHAKHTERKA HELLOOOO 😅
@marianwarsame1010
@marianwarsame1010 4 ай бұрын
Bisnka gabar jarmalka jaagta oo kaligeed degen oo 21jir ah 😅😅😅😅
@MemoMemo-g7c3x
@MemoMemo-g7c3x 4 ай бұрын
Asc daahiroow dadkaad ugargaartaa aakhiraa shaqeeysan kusoco
@dekahaji
@dekahaji 4 ай бұрын
Marki ilahay nin kaa dhigay oo mas’uuliyad ku saarantahay sidee caruurtada iyo xaaskaga dad kula maamulan oo siday rabaan ugu talinayan khayru mas’uul aya tahay orod dantaada garo.
@XaliimocabdulaahifaaraxXaliimo
@XaliimocabdulaahifaaraxXaliimo 4 ай бұрын
Abayo waxaas haday dhacayn xataa sawb uu mida ula imiday ninka intuu raadiyo muu ka aargudo ama uska amuso hada rerkisa wuu ceebeyay aqqq
@maxmedsaleeban8887
@maxmedsaleeban8887 4 ай бұрын
Kiskaas waa jaban yahay
@AhmedNorway
@AhmedNorway 4 ай бұрын
haye! Sideen ula xiriiri karaa maamulaha barnaamijka?
@ayanwarsame7218
@ayanwarsame7218 4 ай бұрын
Inan yar yurub joogta oo 21 jir ah cid igu gee kulaha waa reer badiye ninkan.
@aadirie4
@aadirie4 4 ай бұрын
Ilamahayga qoorta la ii suray kulaha asaga ma dhalinoo? Korso aruurtaada single mothers ba ilamahooda wa korsadanee
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 4 ай бұрын
Sax nin Somali waa sidaas inuu iska dhaluu rabaa oo la kiriyo isagiyo crurtaba hadhowna anaa mas, uul ah uu meelahaas kafaano😂😢😮hda wuxuu u waashy waa crurtiisii oo uu korsan layahy ka warama😂
@sahrahassan4535
@sahrahassan4535 4 ай бұрын
Imaanka lagaaqad balintuu leegyahay ilmahayar wax kadayay subxaanallh
NINKI GABADHISA LAFARA XUMEYEY & NINKI SAWIRKISA LAFAFIYA SO QABTAY
46:01
Trump oo amray weerar laga fuliyey Soomaaliya | Qubanaha VOA
29:46
Kiiskii Ugu Adkaa Maxkamada Dahir Alasow Maamo Franko Oo inkirtay Wiilkeeda
51:05
maxkamada dahir alasow
Рет қаралды 1,1 М.
Wuu I Dacweeyay Si Gaalada ilamaha iiga Qaataan KIIS WEYN | MAXKAMADA DAHIR ALASOW
1:08:38
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 51 М.
WAJI-GABAX | Markale Ayaa La Horkeenay Isagoo Dambiile Ah.
8:08