SUBXANALAH: NIN CURYAAN AH OO NAAGTISA SOO QARXIYAY IYO MAXKAMADA OO YAABAN

  Рет қаралды 86,068

Maxkamada  Calasow

Maxkamada Calasow

Күн бұрын

Пікірлер: 331
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 2 ай бұрын
Is qaawi war miyaa sideey u ogolaatay xitaa hadeey gaajeysan tahay waa dambi weyn qof weyn oo is qaawiyey oo la duubanaayo SubxaanaAlaah Alaha ka cafiyo AAMIIN dumarkaan in lais xisaabinaayo oo malaaik garabaheena saaran yihiin mala iloobay ilaahoow na bad baadi aduun iyo Aakhiro AAMIIN
@chalichali9452
@chalichali9452 2 ай бұрын
Always women right king dahir calasow keep it up good work 💯🥰❤️💪
@ahmdadn9165
@ahmdadn9165 2 ай бұрын
naagahan iyo kuwa soo qarxinaya dhib baan ku qabnaa ,foolxumada cawaradu leedahay waxay qiimo dhac ku samaysay gabadhihii dahabka ka qaali Sanaa
@laadarlaadar6814
@laadarlaadar6814 2 ай бұрын
Naag best friend is sheedan…always are them naked videos n pics….shame on you maryooley chicks
@xamdi8711
@xamdi8711 2 ай бұрын
🎉
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 2 ай бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw
@Seynap-o5v
@Seynap-o5v 2 ай бұрын
Bismillaahi Raxmaani Raxiim jiiska jano ma galo ku lahaa Subxaanallah ilaahay ka baqa oo dadka naafada ah qalbiyadooda ilaaliya Jano uma haysaane idinku ha denbaabina.Allaahu Akbar 😢
@guushaadanaha
@guushaadanaha Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@SahroMaow-oi6bh
@SahroMaow-oi6bh 2 ай бұрын
Adi lugta xaga geey marka lagu dhahaayo oo adna aad sameyneeyso adaaba sharmuuta ah yaahuu😢😢
@MohamedNoormohamed-lc4rg
@MohamedNoormohamed-lc4rg 2 ай бұрын
😮😮😮😮😮alla wan fuure qosol iguma harin
@shukrishacni7796
@shukrishacni7796 Ай бұрын
😂😂
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 Ай бұрын
🤣🤣😂😂😂😅😅😅😅
@balqeysa7209
@balqeysa7209 Ай бұрын
In uu sir aayo lagayabaa
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 ай бұрын
Anaguna aqalkaba waanu madoobaynaa oo jidhkayaguba cadaan iyo madaw wuxu yahayba mayaqaan naagana nin kamaqanbay qaawanaan isaga duubayaan nacallaa shaydaan kuyaal😮😮😮😮😮😢😢😢
@GaniMaxamed-u2h
@GaniMaxamed-u2h 2 ай бұрын
Walaahi waa runta abaayo allaah ha xafiido dumarkana 😢😢😢😢😢😢
@iidiid9529
@iidiid9529 2 ай бұрын
@@FaadumoMaxmuud-qu9kh ninkaaga inuusan aqoon inaad madowdahay iyo inaad caday oo aad aqlaka kumadowbeyso Waa khiyaano walaalo hadaadan aaminsaneyn ninkaaga isaga tag waayo aqal madoobeynaayo nonol maaha
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 2 ай бұрын
Nin beenlow ah buu iila egyahy waayo crur agoon ah oo kuwiisa la dhashy muu naceen hduu kheyr leeyahy... Qaawanidana boqolka biilka ah buu ku gumeysanayaa ee iyaduba aqalky madoobeyn laheyd sidaadoo kale😂😂😂
@FarxiyaHasan-h2w
@FarxiyaHasan-h2w 2 ай бұрын
Mac sonkor mxa ku qawiyeyw adigo qof weyn ah eedo
@wdwscommittee1915
@wdwscommittee1915 2 ай бұрын
​@@FarxiyaHasan-h2wmac maceysee maroorka ka soo dhac 😅😅😅😅
@ubaxxubi9368
@ubaxxubi9368 2 ай бұрын
Bismilah abyo waxas ma fcno ha sameyn hoyo aya tahey ilmo hesto wilkan miskinka ha ajafeysan sis subxanalah alle ka cabso
@Boqoradakgs
@Boqoradakgs 22 күн бұрын
Naagta dulmiley u ektahay Subhanallah
@Sahaaam
@Sahaaam Ай бұрын
Ilahow na astur yaa rabi umada muslimka astur yaa rabi raxmaaan
@nima3696
@nima3696 2 ай бұрын
Nin somali khair male wa 1% oo qof fican sida daahir wa daahir magaca khasaaro maaha walidka Allah janatul farsous ha geeyo iyo walidkay amiiin dhaha shicibow from djibouti 🇩🇯 nolow daahir .
@nasramohamed4229
@nasramohamed4229 2 ай бұрын
Wallee ruux somali ah baanan aaminin siwalbuu udhaarto saa dad Alle yaqaan ba maha intooda badan waa munaafiqiin Allah iyo Rasuul kafurtay
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 2 ай бұрын
Sax kab iyo kitaab waa isugu mid bdankood... Hdey muslim dhaba yihiin mxaa dalkooda saas ka dhigey oo looga qaxey😢😢10 % ayaa Alle caabud ah inta kle waa qabiil caabud munaafiqiin ah.😢😢😢😮
@ashasalah2835
@ashasalah2835 2 ай бұрын
DUMAROOW.....SIDEED KU OGOLATAAN, NIN KU QABO, IN UU QAWNI SAWIR KAAGA QAADO, NAGA AAN ANSHAX LAHEYN OO SAQRAANSAN AYA TIHIIN.
@fadma638
@fadma638 2 ай бұрын
Wllahi aayadi Quran ayaa la ilaaway inay libaas dhar ay isku yihiin ninkii xaaskiisa fadeexeeyey asaga ehlo naar ah 😩
@mulkiabdi4514
@mulkiabdi4514 2 ай бұрын
Subxaanalaah ilaahow xaqa tus umadaada waa doqon ninka raga ah oo wanagsan waxaas kuma sameeyo xaaskiisa thanks daahir alaha ku xafido farxad iigu nooloow weligaa brother
@tressahassan8947
@tressahassan8947 2 ай бұрын
Hade😢ninka waaba ubaqday wuuba sanayaa video gana wuuqaybin soomalidu sir majirto subax wanagsan dhaman soomaliyey 🌹🌹🌹
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 ай бұрын
NAGAHAN ISKU QAWINAYO NIN AN SARIIR LA SARNEYN MA OGA MIYA IN LA DUBAYO OD NINKAN BIRI KALA TAGEYSIIN😂😂😂😂😂
@mohamedabdulla6674
@mohamedabdulla6674 2 ай бұрын
Eedo naagtan ninka lacag bay rabtaa xoog inay uga qaado iyadaa isduub tay ma maqlaysid miyaa
@Amalnuurabdullahi
@Amalnuurabdullahi 2 ай бұрын
Dahir Alsow Allaahayow ku xafid adiga iyo reerkaaga iyo walidkaba Allaahayow dahir Alsow oo kale raga somaliyeed ka dhig dacwadaan si wanaagsan ayaba u dhageystay gabadii ugu dabeeysay si wanaagsan beey ugu so hadashay qof muslina waliba dumara ilmi yar oo agoon ah heysata inu uu nin leh waa ku qabaa duruufta ugu faaideysto dulmiyo fadexeyo waa qalad weyn wa iney dadnimada iyo damirka shaqeeyo mar walbana Allaah laga baqo
@cabdinasircade5584
@cabdinasircade5584 2 ай бұрын
waa dhaarayay mana ka duubin ayuu yiri maxaa kaligis usaareysaa qaladka
@Sahrasalad2024
@Sahrasalad2024 2 ай бұрын
Sln sare. daahir wlks dhmntin Sbxnallh allow u fududee hooyada dhibn 🤲ninka so qabta
@KamalArfaye-j7c
@KamalArfaye-j7c 17 күн бұрын
From Brisbane i know him easy I’m from Queensland Brisbane last 30 years
@yasmeenahmed3991
@yasmeenahmed3991 2 ай бұрын
Bismillah
@XabiibiCali-vy7xy
@XabiibiCali-vy7xy 2 ай бұрын
Yurub haku geeyo iyo biil hakuu soo diro bey uga yeeshay iney isqaawiso
@yusramahamed3780
@yusramahamed3780 2 ай бұрын
Astaq furullaah allow na astur wlh wareer waaye
@hajiyoqadrahaajidhagajuun5159
@hajiyoqadrahaajidhagajuun5159 Ай бұрын
Istaqfullah allow na cafi nimanka qaar waaa washayn
@isramaxamed4963
@isramaxamed4963 2 ай бұрын
acudubilah subxanalah😢😢😢 alow soohadee walllah ceeb sidan
@iidiid9529
@iidiid9529 2 ай бұрын
"Maxkamad sharaftaleh hala ixtiraamo"!! Hhhh Ninkaan Waa nin qaldan. Ninkaan asaga haduu rabo kaduubay intuu qaxootiga joogay.
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 Ай бұрын
WAALAAHI NIN SOMALIA OO DHAAN. WAA. LAAGA. BAAQAAYA. WALAAHI. SUMXANALLAH😵😵😵😵😵
@ShuqriaAli
@ShuqriaAli 2 ай бұрын
Kkkkkk dahir walahi waa cabsaday
@Ikismn123
@Ikismn123 Ай бұрын
Baahida keeni dad isqaba inay wax iska duubaan waxaan dhihi lahaa waa CIYAALO SUUQNIMO XAASKAAGU WAA NOLASHADII ACUUDU BILAAH
@zakiyamibrahim3582
@zakiyamibrahim3582 Ай бұрын
Asc hada fidiyow ayaa layga duubay ayay ju dacwaynaysay hadana hadalkalaa kabaxaayay
@tabkaduceysane8085
@tabkaduceysane8085 29 күн бұрын
Dahir aniga Maad iiradiaid Gabar maxkmada AAD iiga nikaxiso hadii weligeedu kugu warejiyo
@hawayassin7172
@hawayassin7172 Ай бұрын
Dahir calaso please dadkan aan anshaxa laheyn , nin curyan ah maxaad isu qawin
@raxmogulied4930
@raxmogulied4930 2 ай бұрын
Mashaallah dahir calasow
@KatraAbdi-j2d
@KatraAbdi-j2d 2 ай бұрын
Subxanallah illahu cibtayan astur 🙏🤲🤲🤲🤲
@asadaxmednuurgadhwayne
@asadaxmednuurgadhwayne Ай бұрын
Guul wiilka❤
@hawakiin6929
@hawakiin6929 2 ай бұрын
Daahir walalkay Allah ku xafido adiga iyo owladada maxkamadaada caadi maha waxay qabayo kama aragno maxkamad isku shayga soomaaliya ❤❤❤
@jamalmubarak-ie3fd
@jamalmubarak-ie3fd Ай бұрын
All in all ninka ayaa qaldan because dumar inuu laxifaaltamo meheen
@fadumonuur7264
@fadumonuur7264 2 ай бұрын
😂😂 jiis oo dhan dhiblow waye ayuu dhahay Walee daahir calasow jiis nimo ayey kugursatay asigabo kibrayo yaab
@ahmedsheikhamud5809
@ahmedsheikhamud5809 Ай бұрын
Wallaahi dowlad la,aantu soomaali waa ugu dartaye allow waxaan dowlad dhaqan celin u sameyse dhagaha ka wada jafta deg deg dalka nogu keen . Naagtanse hadey tiraahdo kaa yeeli maayo ma isaga ku khasbi laha.
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 Ай бұрын
NAAGAHAAN MAAXEYE ISKU QAWINAYAAN OO AYE OOGA YEELAYAAN INE AYEE ISQAAWISO SEE UGA YEELAYSA BISINKA🤭🤭🤭🤭🤭🤭🤭😲😲😲😲😲😲😲😲😯😯😯😯🥵🥵🥵🥵🥵🥵🥵🥵🥵🥵
@museosman8296
@museosman8296 2 ай бұрын
Soo lama cadayn in ay iska qaaday kaamiradii maxaad runta ugu sheegi waydeeb
@omarali4265
@omarali4265 Ай бұрын
Asc 😢eebow ku soco
@leeshanchannel6653
@leeshanchannel6653 11 күн бұрын
Please Daahir Edo isooqabta Halkan iiguqor lanbarka Code ka
@FaisaAbdi-d8u
@FaisaAbdi-d8u 2 ай бұрын
Dad kani waywalan yihiin Allah na kama baqayan wax kasta lacag baa udaran xishoda somaliaye
@sundusmohamed3151
@sundusmohamed3151 21 күн бұрын
Waaba jiiis inkaaran
@CabdiCasiisi
@CabdiCasiisi Ай бұрын
Maxaa candhadaada manaanka keenay maxaad se jirkaaga banaanka usoo dhigtay
@luulhussein2396
@luulhussein2396 2 ай бұрын
Asc walal dahir gabadhan anaga caawinayno ee magaca uu ku joogo telefonka adreska iyo masege.yada ha keento ,hadey cadeyn hayso ,australiya layskuma hayo
@Zbsb-r1s
@Zbsb-r1s 2 ай бұрын
Sxb daahir yeysan ku cebeyn naagaha maxkamadaada joogo oo dhahaayo waan ladacwoonayaa markey heshay video ayay tiri waan dacweynayaa
@hawayassin7172
@hawayassin7172 Ай бұрын
Iyada run udhow , Wa ciyaal suuq dhilo ugu maahmahi Subxanallah curyan gabadha quruxda badan qaba aan dhaqaneyn .
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 ай бұрын
XALAAL KASTO OD U TAHEY NIN VIDIYOOW HA U DUBININA ADINKO QAWAN
@wdwscommittee1915
@wdwscommittee1915 2 ай бұрын
😅😅 maxaa diidayo mar hadaa xalal isku tihiin 😅
@BoqoradaRerkeenadiid
@BoqoradaRerkeenadiid Ай бұрын
Ado qaawan ha Laga duubo waa najaaso tan yeeshay Io Kan ku kalifaybi mala igtuna way nacaladeeysaa,subxaanallaah​@@wdwscommittee1915
@kifahmoha9785
@kifahmoha9785 2 ай бұрын
Waa naag doqona maxay tahay dharka bixi buu yiri anoo qaawan hadaad rabtid ii imow may dhahdo
@امناصر-ق9خ
@امناصر-ق9خ 2 ай бұрын
Daahiroow walaalaaw nin fiican baatahay ee qabiilka meesha kasoor ee darilaahay wax. Uguqabo ilashay dartis wax uguqabo.
@tabkaduceysane8085
@tabkaduceysane8085 29 күн бұрын
ASC ninkaan wuxuuw cadeeyay in magaca ashrfta ay ithopiya Ku kusoo gelijireen somaliya ashrafta iyo dadka lagu siyaarn jiray skonfurta somliya wada ithopiyan ahayeen
@mohamedfarah299
@mohamedfarah299 2 ай бұрын
Subxaana laah Muxuu ku qabaa hada way ka furantaa madexeeda ha siiyo😢😂😂😂😂😂
@kiinnuur6605
@kiinnuur6605 2 ай бұрын
oo adoo 42 jira maxaa ku qaawiyey waa yaab iyo lama arag tani😮😮
@xidiigtareersool2729
@xidiigtareersool2729 2 ай бұрын
Waa aduunyo macaankii ka dhamaday😒
@Hada23234
@Hada23234 2 ай бұрын
😅😅😅😅😅😅
@MOHAMED-zc6bg
@MOHAMED-zc6bg 2 ай бұрын
Ilaahay baan khaldamin adiga yaa og inta jeer EE dharka LAGAGA tiriyay😀
@nasramohamed4229
@nasramohamed4229 2 ай бұрын
Waa duni aakhiru Zaman
@yusufali2745
@yusufali2745 2 ай бұрын
Yes someone can take a picture of someone in public. It's not a crime lol. She says she knows the law but she doesn't loool
@Amalnuurabdullahi
@Amalnuurabdullahi 2 ай бұрын
Asc umada somaliyeed meel walbooy ee joogto waan salaamay
@abdinurmahamed3147
@abdinurmahamed3147 Ай бұрын
#Baba jeey oo kale miyaa kulaha 😂 Maya kulaha labadaba wuu ka go,an yahay kulaha
@nuridinahmed5188
@nuridinahmed5188 Ай бұрын
Marka horaba in Ay kayeesho video call isku qabi ayaba qalad eheed. Dumarow arintaan kadigtonaada please.
@shukrileno9466
@shukrileno9466 28 күн бұрын
Subxanallah
@joqombe
@joqombe Ай бұрын
Daahir calasoow habrahaan maxkamaddaasa jury's kuu ah ma laqabo miyaa maxkamadda darteed maa loo soo furay
@muwaarakgroup655
@muwaarakgroup655 2 ай бұрын
Waxaan nin miyaa naaktiisa qaawan soo dir la leeyahay subxanalah naaktana maskaxda ayaa looga jiraa
@khadijac9841
@khadijac9841 Ай бұрын
Akhas naa halaydinka duubo xooloyaw telefoon ayaa laguyidhi isqaawi aadtidhi haye uff naagahan maxaa kaqaldan ala yaagaraaca
@asadaxmednuurgadhwayne
@asadaxmednuurgadhwayne Ай бұрын
Dahirow xali arinta
@ahmedmire9143
@ahmedmire9143 2 ай бұрын
Asc.Wariye sarre Dahireeto. Waad iga qoalisay Jiis oo dhan waa dhibloow kkkkk😊
@Abdiaziizfarah-u6b
@Abdiaziizfarah-u6b 2 ай бұрын
Walaàhi xir😊😅😅
@MadinoaweysCumar
@MadinoaweysCumar Ай бұрын
m.a
@Abdiaziizfarah-u6b
@Abdiaziizfarah-u6b 2 ай бұрын
Gabadha buraa dhuunta iiga taal ayuu tiri hala caawiyo😊😊😊😅😅😅😅😅
@ugaasmaxamed9392
@ugaasmaxamed9392 2 ай бұрын
Waa run kuma xirmato
@ناصرمحمد-ي6خ
@ناصرمحمد-ي6خ 2 ай бұрын
war waxan nin raga mahan haduu yuurub yimid ayuu isbadalay
@zakiyamibrahim3582
@zakiyamibrahim3582 Ай бұрын
War naagahaan halasoo qarxiyo isqaawi af miyaa
@SAHRAALI-x1o
@SAHRAALI-x1o 2 ай бұрын
Dabgo Osaka djaaf wada husband waa muqayilda
@SMATransport
@SMATransport 2 ай бұрын
Kamiro in laga duubo sey u ongolatay taas😂ayaa qalad😂ah nin ku dhahay adoo qawan kamiro soo gal see uga yeshay
@mamaduaa477
@mamaduaa477 2 ай бұрын
Ascwb hala xiro ninkaas sharafta iyo diinteena meel ugu dhacay xaaskiisa ugu duubay waxaas Oo kale hala xiro
@aminajafar1987
@aminajafar1987 2 ай бұрын
Baaba jey camal miyaa"" Daahir Calasoow Caadi maaha😅😅
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 2 ай бұрын
REERKAN MAXAY IYAGOO QAAWAN GUDAHOODA IYO JIDHKODA U DUUBAN!? CAJIIB😱!!!! REERAHA KALE ARINTAN KUMA DHAQMAAN!! DUMARKANI MA QAJILAAN MIYAA??(SUB HAN ALLAH)!!
@sahrash.7544
@sahrash.7544 2 ай бұрын
Reerkan yaa ka wadaa Naagaha Soomaaliyeed oo aan aqiliga lahayn oo dhan ayaa dhaqankaan lagu arkaye sowtey farxiyo kabayare ka hadlaysay .
@hawayassin7172
@hawayassin7172 Ай бұрын
Ani waan ku wareperay maxkapmapda sawirada Anshax xumida .
@cibaadocumar9770
@cibaadocumar9770 2 ай бұрын
Acuudubilaah
@MuxumudMuxumud
@MuxumudMuxumud 2 ай бұрын
❤😊
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 ай бұрын
RAXAN WEYNTA IYO ASHARAFTA WA DAD ISKU TEGEY O LA SOMALIYEY WAXA KU JIRA DAD AMXAARA KUWO YAMEN LAGA SO ERYEY QAAR YAHUUSA QAAR INGRIISKA CABIID UGA KENEY WADAMO AFRIKANA
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 2 ай бұрын
Wll Somali inta xun Aya muuqata mar kasta inta wanagsan waxa Ka badata xumaanta lkn dadkena ma dareemi Karan inta wanagsan aad Aya U dhibsadat kalmada marka wale qof somali ah aya aminin wxa ka muuqato ummada kale in aaminsan tahay
@abdisalangabeyre6066
@abdisalangabeyre6066 Ай бұрын
WALAAHI RUN BAAD SHEEGTEY WAA DAD LA SOOMAALIYEEYAY BISINKA WAR ETHIOPIA HALOO CELIYO ILEEYN DHALAD SOOMAALI MAAHA
@legendruuzi
@legendruuzi 2 ай бұрын
Kkkk daahir alasow wad iga qoslisiisay salhi jiif oo dhan was dhiblalow
@SadioWarsame-rq6ql
@SadioWarsame-rq6ql 2 ай бұрын
War haweenkoow maogtihiin in Alle uu risaaqada bixiyo adoon isduleeyna aad dhergi kartid Soomaaliyeey kajooga istuubida rag iyo dumarba dadka wax tuubayaa ayagaa waalan
@Ggg598
@Ggg598 2 ай бұрын
ninkaan asagaa qaladka leh naagkale u shawnee cuntada u kari muxuu u dhahaa inuu gabadha gumeysi u geliyo uu rabay asaga iyo sxbteed as u heshiiyeen as aaminsanahay
@mohamedabdulla6674
@mohamedabdulla6674 2 ай бұрын
Walaahi gabadhaa tiri is ku mar ayaa niri baabajeyna waa u egyhy kk
@hawayassin7172
@hawayassin7172 Ай бұрын
Nimankan curyaminta ah wa dhib badan yihiin dumarka indho sarcaad ku ridan markaas u hanjaban, hablo kale oo badan ban arkay ,ciryamiinta wa khater howlahooda lama galo kkkk
@naimaomar3375
@naimaomar3375 Ай бұрын
War naagoow ninka tuban hada udhashan xita wlhi ha aaminina dofarka vidiow balayo 😂😂
@OmarAHMED-gk1un
@OmarAHMED-gk1un 2 ай бұрын
Daahir Awoowgaa Aalalin jiray
@hoobalkiicaankaahaa8636
@hoobalkiicaankaahaa8636 2 ай бұрын
Warya dulli bahalkaas ceeb maleh waa dowlad waana xaaskaaga 2 caruura kuu haysa
@Boqoradakgs
@Boqoradakgs 22 күн бұрын
Nagaha sanadkan xoog igu qab ayeey dad ku heestan war nimanyahow waxaad guursanesin ka fiirsada
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 Ай бұрын
Subxaanallaah
@AbshirgggAbshir
@AbshirgggAbshir 2 ай бұрын
Maxamed cade waa taajiriinta waceysle 😢😢
@lll-nj4zy
@lll-nj4zy 2 ай бұрын
War naag isduubaysa iyadoo qaawan ama naag kale ka duubayso subxaanallaah waxay ka xishoonayso majirto. Ninkaan waa jiis waa runoo naaga kalaa ku diraya oo dhahaya saas dheh.laa kiin ilaah baa kabad baadiyey oo ustareeliya udiray
@naimaomar3375
@naimaomar3375 Ай бұрын
Nagahan garacyasha ma ninke kucidyihiin dofaro war umajeediin miya nagta laso cebeyey
@Abdiaziizfarah-u6b
@Abdiaziizfarah-u6b 2 ай бұрын
Naag garooba masuuliyada maqaadi kartid😊😊😅😅
@kaafiyaabdihakim5335
@kaafiyaabdihakim5335 2 ай бұрын
😊
@MaxamedsalaadXalane
@MaxamedsalaadXalane 2 ай бұрын
Le ilaaha illalaahu war wa itoobiyaan Ninkan aalku liiste ah afsomaliga kaabadiyo hoyadisna water jabuti canfar kakuma ayukujiray qaxootiga daris ban ahay
@SAHRAALI-x1o
@SAHRAALI-x1o 2 ай бұрын
Waa ruuntos weeye xirtay
@AyaanMohaned
@AyaanMohaned 2 ай бұрын
Magaala Cajiib
@OmarAHMED-gk1un
@OmarAHMED-gk1un 2 ай бұрын
Gabadhaha qaar maxkamada waxeey kustwegen ninka qaarka sare bes uukanoolyahay
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 ай бұрын
NAGAHA QAAR WA CAWAAN LAGUMA SO KORIN INEY JIRKOODA ILASHADAN INEY AMININ NIN EY BIRI KALA TEGAYAAN
@qatroadawe3762
@qatroadawe3762 2 ай бұрын
Waa sameeyaan raga
@Zbsb-r1s
@Zbsb-r1s 2 ай бұрын
Maxkamada daahir waa wada rufiyaan waayo qofkii lasheego magaciisa waxey kukala ordaayaan feesbook iyo tiktok marka mafiicantahay
@DeeqoTaqal33
@DeeqoTaqal33 2 ай бұрын
Subxanaalaahi
NIN NAAGTIISA HORE KA MASEERAY SI MAREYKAN AYSAN U AADIN - PART 1 | MAXKAMADA DAHIR ALASOW
1:03:49
Maxkamada Calasow - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 42 М.
KIIS ADAG: HOOYO FARANKO OO INKIRTAY WIILKEDA IYO CADEYMO CUSUB DNA
30:13
Maxkamada Calasow
Рет қаралды 4,9 М.
How it feels when u walk through first class
00:52
Adam W
Рет қаралды 26 МЛН
버블티로 부자 구별하는법4
00:11
진영민yeongmin
Рет қаралды 27 МЛН
HELP!!!
00:46
Natan por Aí
Рет қаралды 8 МЛН
I tricked MrBeast into giving me his channel
00:58
Jesser
Рет қаралды 23 МЛН
2 KIIS ADAG NIN SYRIAN AH OO CIRAAQ JOOGA IYO HOOYO SOOMAALIYEED OO LA DHACAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
27:59
WIJIGEDA AYA LACAG BADAN LOOGA QAATAY
29:31
XAMAR MEDIA
Рет қаралды 55 М.
Qisada Gabadh Hargeysa oo in ka badan 6 nin Hargeysa ku guursatay
20:47
ELSAR MEDIA PRODUCTION
Рет қаралды 17 М.
KIIS LALA WADA OOYAY CAAWA 😢 Dulmiga Lagula Kacay Gabadhaan MAXKAMADA DAHIR ALASOW
1:11:07
Maxkamada Calasow - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 17 М.
AISHA OO KEENTAY CADAYNTA WIILKEEDII GALAADU KA KUFSATAY EE MAJEERTEEN
48:06
Lacag iyo Dahab Ayuu iga Xaday Kadib Block Ayuu Meel Walba Iga Saaray | MAXKAMADA DAAHIR ALASOW
1:01:03
Maxkamada Calasow - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 144 М.
SUBXANALAH: NINKI MASEEYRKA BADNA OO JACEYL DARTI ISKU TOORIYEYAY
2:04:24
Maxkamada Calasow
Рет қаралды 25 М.
How it feels when u walk through first class
00:52
Adam W
Рет қаралды 26 МЛН