SUBXANALAH: RAG MAJIRO BAL ARAG WAXA XAASKISA UU KU SAMEYAY

  Рет қаралды 8,771

Maxkamada  Calasow

Maxkamada Calasow

Күн бұрын

▪SUBSCRIBE#Subscribe #Like #Share #Comment
▪ASC Ku soo Dhawaaw Channelka Maxkamada Calasow.
Waxaan Kaaga Mahad Celinayaa Soo Booqashada Channelka Fadlan Hadii Aad nagu Cusubtahay Subscribe Saar Mahadsanid
Channelkaan Waxaad Ka Heli Kartaa:-
●tik tok Cadaalad
●tik tok Challenge
●tik tok Sadaqo
●Tik tok Qaraaxo
▪Fadlan Waxaan Kaa Codsanaynaa In aad subscribe Kareysid Si ay kuu Soo Garaan Maclumaad Dheeri ah
▪Waa Ku Mahadsanthy Mar labaad Booqoshada Channelkan MAHADSANIDIIN
▪SUBSCRIBE

Пікірлер: 77
@hamdi27889
@hamdi27889 10 сағат бұрын
Dahir walaalkey nin naagtiisa u caaynaayo xaaskiisa amiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@abdirahmaanabdulla8133
@abdirahmaanabdulla8133 9 сағат бұрын
Walahi wahabar imanleh barakalah fiik dahir calasow😢
@nasramohamed4229
@nasramohamed4229 9 сағат бұрын
Dumarkii somaliyeed waxaasoo miidhan baa luqunta ugujira xagay inkaartu kaga dhacday 😢
@LadanMohamed-z3s
@LadanMohamed-z3s 10 сағат бұрын
Inkari ha ku dhacdo ninkasto somali oo gabadh somaliyeed dhibay cuqubo idinku dhacday .
@ashasalah2835
@ashasalah2835 10 сағат бұрын
IJAARKA, SOW IN WAX LAGA SIIYO WAAYE, ARRINKAAS BAL KU DAYA REERKA.
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 9 сағат бұрын
NINKAN HADU YURUB JOGO HADUSAN ILMAHA MASRUFIN WA LA XIRA WAXANA LAGA QADA SHARCIGA WANA LA TARXIILA DACWO HA LAGU FURO
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 8 сағат бұрын
Awowe dahir alasow iyo caawiyayashisa maxkamaduba dhmntin illhey heydin baahi tiro barakoba ubadkinuna ubad baariyala oo dadka iyo diintaba anfaca illhey heydinka wadhigo❤❤
@zainabxaaji2895
@zainabxaaji2895 10 сағат бұрын
Dahir calasow wa mahaddantahay ajar AlLAH ku seyo ❤
@seynabnuur3020
@seynabnuur3020 9 сағат бұрын
Ciil badanaa nimanka imtixaan beey nagu dhigeen Allow naga qabo intii xun gabadh aan ilinta jor utirin ilmo ma korsato mcnto iska samir janaa ku heleeysaa mcnto insha allh.
@رحمه-ذ1ح
@رحمه-ذ1ح 7 сағат бұрын
Ala nimanka somalida dhib badanaa 🥺🥺🥺 maxaad hablihiina sidaas oo dhan ugu silcinaysaan 😢😢😢
@nuridinahmed5188
@nuridinahmed5188 3 сағат бұрын
😢😢😢😢😢😭😭😭 hooyoyinka somaliyeed xalad adag ayee ilmaha kukorsadaan Wlhi.
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 9 сағат бұрын
MASHA ALLAH WIILASHA GABDHAHA SADAQADA DHIIBTEY ILLAHOOW UGU BEDEL CAFIMAAD CIMRI DHEER AYAGA IYO FAMILKOODA❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴
@abdullaosmanabbi9707
@abdullaosmanabbi9707 10 сағат бұрын
Daahil calasow iyo teamkiisu shaqo adag ayey u hayaan dadka somaliyeed ee duruufaha iyo xaaladaha adadagi lasoo darsaan Ruuntii xasan gurguurte isagaa ayaa uga wacan dhinac walba
@amaalxaashi3913
@amaalxaashi3913 10 сағат бұрын
Xasbiyalaaa mina dulum😮😢😢😢😢
@aniwaaye484
@aniwaaye484 5 сағат бұрын
Thank you dahir
@Ikismn123
@Ikismn123 10 сағат бұрын
MARKAAD GUURSATO WAX AAN QUIMAHAAGA GARANAYN WAA DHIBAATO
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 10 сағат бұрын
DUMAROOW WAX LA YAQANO GURSADA NIMANKA DURKA KA YIMID O LA MIDA XAYAWANKA NAJASADA KA FOGADA
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 9 сағат бұрын
MAGALADA U KA JOGO YURUB HA LAGA GUDBIYO DACWO INU ILMIHIISA MASRUFIN WA LA XIRA
@samowsamale3490
@samowsamale3490 9 сағат бұрын
Sawirkiisa soo dhiga si loo fadeexeeyo
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 10 сағат бұрын
BISMILLAHIRAXMANI RAXIIM KA DUMARKA CEYNAYO MA SOMALI BA MISE WA HORGAL ITOPIAN NOGA DEGEY
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 9 сағат бұрын
MADAXWEYNE SIYAAD BARE MARKU KA TEGEY WADANKI WAXA LAGU TUNTEY XAQUQDA DUMARKA CARURTA
@aminaali5825
@aminaali5825 10 сағат бұрын
Dahirow qer alaha hakusiyo wad mahasantasntahay
@hawafarah2410
@hawafarah2410 7 сағат бұрын
Alow sahal amuuraha walee waa aakhiro samaan
@seynabnuur3020
@seynabnuur3020 9 сағат бұрын
Baariyaal Alle hakaaga dhigo ciil tirayaal Alle halaaga dhigo .cnto hoostiina ayuu soo fadhiisanaa insha allh haduu yimaado hadana Aabo waaye waa in aan lagu dayan.
@haboon6195
@haboon6195 6 сағат бұрын
Subxanllah subxanllah 😢 rag ma jiro
@Ahmedbashi4
@Ahmedbashi4 4 сағат бұрын
Daahir calasow wuuba ducey san yahay yaa uduceyay wllh ninkan mar walbo qalbiga uga duceya sidad ummada u caawiso allh kuu cawiyo wllh bilahi talahi qalbiga kaga duceya daahirow 😢
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 9 сағат бұрын
WAGI OW JOGEY MADAXWEYNE SIYAAD BARE WUXU DIFACI JIREY DUMARKA CARURTA NIMANKA AN MASRUFIN ILMAHOODA XABSI AYU DHIGI JIREY HANTI HADEY LEYIHIIN WUXU SIIN JIREY XAASKA IYO ILMAHA
@Zusan15
@Zusan15 5 сағат бұрын
Ilahay dawlad siida uu adag dumarka iyo ilamah difacda nasii oon qabil iyo qudhun ku dhisnayan 😢
@safahussen8381
@safahussen8381 3 сағат бұрын
Ilaahow hooyoyinka ugargar 😭😭😭😭😭
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 9 сағат бұрын
INTU U DACWOON LAHA ILMAHA IYO XASKIISA OW YURUB KENI LAHA AYU CEYNA YAAB
@Ahmedbashi4
@Ahmedbashi4 4 сағат бұрын
Daahir naxariis badane duco somaliyed aya kula jirto
@Abdiaziizfarah-u6b
@Abdiaziizfarah-u6b 10 сағат бұрын
Maseerow waaye😮😮😮
@khaalidcusmaan2778
@khaalidcusmaan2778 10 сағат бұрын
Ninkaas waa duli Inshallah walnaa. I leeyihiin raajicuuuun
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 9 сағат бұрын
HA LAGA DACWEYO WADANKA U JOOGO WAXA LAGA QADA MASRUFKA ILMAHA AMA WA LA XIRA
@marimhaschi5478
@marimhaschi5478 7 сағат бұрын
daahir calasow ilaaheey garabkada Allaha galo saacid dadka masakinta walaahi waan la ooyay
@user-uc5el9ed4h
@user-uc5el9ed4h 4 сағат бұрын
Gebertaan hadalkeeda waa run wijigeeda aa laga akhrisaa 😢😢😢
@1000ZXCVBN
@1000ZXCVBN 6 сағат бұрын
Kalm🎉ada, Mahadsanid waa la iloobey miyaa.😂😂 Isha Allah waa Ilaahey idinkiisa. Mahadsanid dhaha😂
@hayaathabiib9608
@hayaathabiib9608 4 сағат бұрын
Gabadhan arag geeda qof wanagsan u eg tahay oo qurux iyo deganaansho siiyey. Ninkan Aqlaaq ma laha
@samowsamale3490
@samowsamale3490 9 сағат бұрын
Kaasu nin ma aha waa dacaw Allah sharkiisa ha ku mootiyo
@habibaabdulla7569
@habibaabdulla7569 9 сағат бұрын
Dareen kii uu ka qaaday wax weyn ba kama soo qaadeeyso nacaskaas camal lalama hadlo waa la yasaa. Edeb daranaa ninku ilaahay haku caawiyo abaayo
@younusmahamoud9784
@younusmahamoud9784 7 сағат бұрын
Wlh Daahir Calasoow Dadka Waa Cawiyaa Garyaqanoow Maxaad Tahay😮😮😮😮
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 9 сағат бұрын
DHAXALKEEDA XAQ AYEY U LEDAHEY
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 10 сағат бұрын
KAAS ABE IN LOGU WACO WA QALAD
@hawafarah2410
@hawafarah2410 7 сағат бұрын
Arimaan docs waa inaan ilaahey kamagan galno
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 9 сағат бұрын
NINKA SAN U CEYTAMAYO O DURKA KA YIMID O AFKIISA MUSQUSHA LAGU XAARO
@TheCabdixaaji
@TheCabdixaaji Сағат бұрын
Ninkaa Hala wareesto know kadib wax ha la hubsadoo
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 9 сағат бұрын
HOOYO JIRAN AYEY HEYSA
@sacaadaat3178
@sacaadaat3178 9 сағат бұрын
DAAHIR IYO TEAMKIISA GUULEYSTA JANO FARDAWSA ALLAHA IDIN GEEYO WLAHI ILIN IGA TIMID GABADHA MARKAY OOSAY.
@nuuraibraahim6398
@nuuraibraahim6398 8 сағат бұрын
Qabiilka gare laydha hawiya miya hablaha in la caayo waa cuqubo
@1000ZXCVBN
@1000ZXCVBN 7 сағат бұрын
Wadankaan, Dool😢ad malaha miyaa. Dadkaan dhibkooda waa doolad aan, shicibka aan wax tarin.
@kiinnuur6605
@kiinnuur6605 10 сағат бұрын
ninku ma sarkhaan baa waa yaab iyo lama arag 😅😅😅😅😅😅
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 4 сағат бұрын
Waa nin xun oo aan xishoonayna afar ciyaal ayey u dhashay abaayo iska sabar afartada wiil ayaa kuu abaal guday hada waxa laga yaab ninkaas in uu hada naag kale ay nin ka dhiganso
@user-ee4kx6gz8t
@user-ee4kx6gz8t 9 сағат бұрын
Damiirmalaha
@hawafarah2410
@hawafarah2410 7 сағат бұрын
Garisidaan umahadlaan lahjacaana maleh ee kiiskaan fiiro gaara halooyeesho iskuifo waakelmad tayasni ah hare iyo tayasni ismaarag xiligii gumaysiga ninkaan caytamaayo moon furta soomaali uu kasoo jeedaakkkkk
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 9 сағат бұрын
AWOOWGEY ABAHEY MARKAAN QAN GAREY WEXEY I DHIHI JIREEN HA NO KENIN NIN AN LA AQOON WALE WEY KU SAXSANAYEEN
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 10 сағат бұрын
DUMAROOW GURSADA NIMAN JUFADIIBA KA FOGADA NIMANKA DURKA KA YIMID SIDA KANO KALE
@hamdishiigdon2044
@hamdishiigdon2044 Сағат бұрын
Wiil wax kug u tarimaa
@aminaibrahim2268
@aminaibrahim2268 5 сағат бұрын
🤲🤲🤲🤲🤲😪😪😪😪😪😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@nasrahussain4398
@nasrahussain4398 10 сағат бұрын
Maa Nin wallaan Ba Taloow
@farhiya77sharif5
@farhiya77sharif5 7 сағат бұрын
BEEN MAAHI TAAS ANIGEYBA IGU DHACDAY....gabdhaha waa la faquuqaaa ..sharcina .majiro
@marianqasin8786
@marianqasin8786 6 сағат бұрын
waa saqajaan bilaa edeb ah
@TheCabdixaaji
@TheCabdixaaji Сағат бұрын
Hal cunug ayey u dhashey Awey Ninkii kale ee caruurta dhaley
@saidomohamed3442
@saidomohamed3442 4 сағат бұрын
Waa eeg kaasu nin maahan
@Seynap-o5v
@Seynap-o5v 8 сағат бұрын
Dhaxalka gabdhaha waa laga qaadaa waa xaqiiq dulmi weeye sorry 😢😢😢
@Matildaschannel-kx8rz
@Matildaschannel-kx8rz 10 сағат бұрын
Waraxaw ahaa waaba juudaan baw ahaa nin maahan shaydaan ayaan codkiisa maqalnay.
@degan4
@degan4 9 сағат бұрын
Ceeb badanaa😢😢😢😢😮
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 10 сағат бұрын
KAN SOMALI MA AHA WA DADKA LA SOMALIYEY AMA WA HORGAL ITOPIA NOGA TAGEEN
@haboon6195
@haboon6195 4 сағат бұрын
Waa hawiye yaa ka xun raga hawiye qomiyada kale ceebtaada ha ku riixin 😂
@user-ee4kx6gz8t
@user-ee4kx6gz8t 9 сағат бұрын
Asc
@diinamuminahmed3067
@diinamuminahmed3067 7 сағат бұрын
sory abaayo
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 10 сағат бұрын
WA NIN DULIYA
@user-ee4kx6gz8t
@user-ee4kx6gz8t 9 сағат бұрын
Ilaahoow ga dhaha soomaaliyeed ugaggraar
@saidomohamed3442
@saidomohamed3442 5 сағат бұрын
Kan hada ma ninbaa mise
@nasramohamed4229
@nasramohamed4229 9 сағат бұрын
Akhas war wuxu muxuu ahaa kaasi nin maha cuqubo kugu dhacday
@khaalidcusmaan2778
@khaalidcusmaan2778 10 сағат бұрын
War gabdhoow dad la yaqaana guursda dad ugaarsata ah maxaa idiin gerynaya
@seynabnuur3020
@seynabnuur3020 9 сағат бұрын
Guurka waa calaf nimanka badankood wey xun yahiin kuwo faro ku tiris ayaa kasoo baxa xaqa xaaskooda nimanka waana dhaleen waa nala dhasheen waan dhalnay ciqaabkaa xagee nooga timid Alle ka cabsada Nimanyahoow.
@seynabnuur3020
@seynabnuur3020 8 сағат бұрын
Dhibaatada waxey nooga timaadaa xaga reeraha wiilka reerkiisa ama gabadha waa in la ogaadaa cid dhib badan hadii ay yahiin gurigaa waa burburaa.
Новый уровень твоей сосиски
00:33
Кушать Хочу
Рет қаралды 4,2 МЛН
Brawl Stars Edit😈📕
00:15
Kan Andrey
Рет қаралды 47 МЛН
Самое неинтересное видео
00:32
Miracle
Рет қаралды 2,7 МЛН
The CUTEST flower girl on YouTube (2019-2024)
00:10
Hungry FAM
Рет қаралды 52 МЛН
SHIRKAA MOQDISHO MW XASAN SHIKH IYO LAAFTAGAREEN 21 September 2024
32:51
NAXDIN IYO MUROGO: HOOYO CARUURTEDA LAGA DHACAY OO MAXKAMADA DACWAD U TIMID
20:33
Khasaraha kadhashay Hubka Puntland bad-baadsatay & Qorsha Itobiya
15:27
SUBXANALLAH ADIGO IQABA AYAN NIN KALE GURSANAYA MAXKAMADA DAHIR CALASOW
11:01
SUBXANALAH: MAXKAMADA OO FURIIN INEY SAMEYSO KU SIGATAY
29:13
Maxkamada Calasow
Рет қаралды 6 М.
SAFIYO TUSMO OO AAN WAXBA LA HARIN | WAREYSI ''GAR NAQSI''
44:36
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 121 М.
Новый уровень твоей сосиски
00:33
Кушать Хочу
Рет қаралды 4,2 МЛН