SUBXANALLAH NI NAAGTIISA HORE KA MASEERAY OO USO DHAARTAY | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

  Рет қаралды 15,573

Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT

Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT

Күн бұрын

Пікірлер: 47
@QadarAbukar-e7c
@QadarAbukar-e7c 4 ай бұрын
Ilaahow daahirow janatul fardows kugu abaal mari maxa hooyo ciilan ka farxisay sidada hadii ay ahaan lahayeen sidada gabar ma cishooteen❤❤❤❤❤
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 4 ай бұрын
WALLEE DAAHIR CALASOOW CIDKASTA OO AAY IS QABTAAN WAX AAY WAX UGA QAADI LA-YIHIIN WAA KAALMAANTA MASAAKIINTA HABEEN IYO MAALIN UU KAFARXINAYO ARINTAAS WAA HIBO EEBE BIXIYO. THANKS DAAHIR
@shamsohussein4180
@shamsohussein4180 4 ай бұрын
Celi Waa kuwa abgalka ugu gacan adag lacag wey urururinaya gare Waa dad xun lama gursado
@Qabyaaladdiiday
@Qabyaaladdiiday 4 ай бұрын
Qawiil dhan wax lagama sheego wll qaali ❤​@@shamsohussein4180
@IzuuniBella
@IzuuniBella 4 ай бұрын
Bes naga dheh wlly kan waa naga xumaday anigo ku aaba ku yaqyaqsona🤮​@@shamsohussein4180
@kadradahir7287
@kadradahir7287 4 ай бұрын
Ragii ceebtoodii la qarinaayay Allaha soo saaray Daahir Dawlada buu Allehe u diray kabdhihii dhibanaa ee masaakiintii
@nacnac5403
@nacnac5403 4 ай бұрын
DAAHIR QEERBADAN ALLAHA KU SIIYO ADUUN IYO AQIIRO
@abuukarHussein-pm9pn
@abuukarHussein-pm9pn 3 ай бұрын
Illah xaqa ha tuso subxanalaah
@jamalmubarak-ie3fd
@jamalmubarak-ie3fd 4 ай бұрын
Daahir ninyahoow nin wanaagsan ayaa tahay Allah hakuhanuuniyo dacaada Allah hakuu fududeeyo
@sahramohamed197
@sahramohamed197 4 ай бұрын
Wasaq ninkan oo kale ah weyku badan yihiin somalida. Ilaahey ha qabto.
@nuriaabdullah
@nuriaabdullah 4 ай бұрын
Daahir You are Mansha Allah. You and Team Daahir❤❤❤❤❤
@fardawsaalifarah4587
@fardawsaalifarah4587 4 ай бұрын
Dahir waagi hore qof qabyaaldeysta ah ayaannu heysan jiray balse markaan maxkamdaan arkay iyo inta qof uu ka caawiyaya bilaa qabiil waan ku farxay whli qofka garasho iyo naxariista waa u dhalasho
@Arwa-c8s
@Arwa-c8s 2 ай бұрын
Subxana allah
@RoyalFamily-t2n
@RoyalFamily-t2n 4 ай бұрын
dahiroow illahay haku cafido ❤
@nazifa3400
@nazifa3400 4 ай бұрын
Yaa Allaah waan ka xumahay wlhi caruurtiisa dhageysan doonto kalibkaan 😢😢😢😢
@MulkiCadaawe
@MulkiCadaawe 4 ай бұрын
والله. Naxariista waa loo dhashaa & calooljileeca dhiig & damiir الله ayaa kusiiyey Daahir darajaale
@hidaayoshaati2307
@hidaayoshaati2307 4 ай бұрын
Amuuraha allaha saqiro
@shuali2740
@shuali2740 4 ай бұрын
Somaliyey gabadhas iyo hooyaded iyo ilmaheda caawiya walahy waa ka naxay bedel khyr qaba Allah’a siiyo Amiin
@nuriaabdullah
@nuriaabdullah 4 ай бұрын
😭😭😭😭 very sad. Walahi.
@ugaasmaxamed9392
@ugaasmaxamed9392 4 ай бұрын
Bismilaaaah yaaa huuu kan ardaal waaayay
@abdisankushassan8148
@abdisankushassan8148 4 ай бұрын
😢😢😢 Ninkaan Gabadhan u dhaxdey inkasto Aaanan ogeyn wixi dhaxmarey hadana Qaabja uu u caynayo marwadiisa waa Gef aad u weyn
@Decoration1234
@Decoration1234 4 ай бұрын
Maxkamada ha noolaaato❤
@mahmoudhassan8043
@mahmoudhassan8043 4 ай бұрын
Adeer waxaan ahay oday u dhashay qabiilka uu sheegtay Aabuhu qaabka uu u hadlaayana waan dhibsanay Daahir.
@wellcomtozanzibarcoronafre4101
@wellcomtozanzibarcoronafre4101 4 ай бұрын
❤Inafolduur ❤wlc EINDHOVEN ❤
@Feysal-be4ry
@Feysal-be4ry 4 ай бұрын
Asc wllnimo igu radiya wll waxan ahay wiil dhalin yara ah oo dhibateysan waxan raba inad garab inoqotan waxa igu dhacay shil gari waxan kajabay rabarka waxa ixiran cafayad kadida waxa igakeno katetar tubo walalayal Abahay manolo ugeryoday walal imajogo icawiya dahir calasow iradiya
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 4 ай бұрын
Kuwan dahir u duceynayo o amanaya marku qabiilkisa hg u difacdo wa caynayan o inkarayan kkkkkkkkk dahir somali asxan maleh kaso labo yahidan. bahan viva HG
@Mohamed-pi6se
@Mohamed-pi6se 4 ай бұрын
So sad walaashey ilaahay garabkaaga ha galo
@JAPHETKIVUYO
@JAPHETKIVUYO 4 ай бұрын
Dahir qabil usan aqonin maleh
@CabdiCasiisi
@CabdiCasiisi 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂 cabdulaahi dolar
@IzuuniBella
@IzuuniBella 4 ай бұрын
Nin rag ixumeyo waxbo uma arko wyo wllhy ayaba hablaha ka oysinayo 😢 naga rali noqo eedo
@iftinmudde1073
@iftinmudde1073 4 ай бұрын
😢
@Qabyaaladdiiday
@Qabyaaladdiiday 4 ай бұрын
Naarsiistig waaye Abaayo allaaha baab kuu kufuro
@faysalOgleabdi
@faysalOgleabdi 4 ай бұрын
Legend
@Qabyaaladdiiday
@Qabyaaladdiiday 4 ай бұрын
Waa baastar duliga 😢
@IskutashiGuud
@IskutashiGuud 4 ай бұрын
dhaxalka sidisaba waxaa wangsan dadka intey noolyihin kala qaatan gabadhan maanta ayado ubahan hadey ka dhimato aaqiro waa lo qabsanaa kuwi udiiday dhaxalkeda inay qadato maanta ay ka qadeyso
@salma.abdule
@salma.abdule 4 ай бұрын
Allow ugar gaar hoyadaaan
@faysalOgleabdi
@faysalOgleabdi 4 ай бұрын
Sorry
@WarsanOsmaan
@WarsanOsmaan 4 ай бұрын
Ninkii ilmaha ka dhalay miyaa saas u caaytamaya Inaa lilaah wa inaa ileeyhi raajicuun
@AsmaLadan-i5b
@AsmaLadan-i5b 4 ай бұрын
Gudaafadyhy urysa bax dhe naa waxn ada is bary qudhunka ah waaxy suduu u caytamaya
@hawaadan4740
@hawaadan4740 4 ай бұрын
Butano iskifo gare ma dhaho ee dib halo noqdo caydas wa talyani dadka xamar asal ah aa yaqano
@Somali_Geologist
@Somali_Geologist 4 ай бұрын
Dhalasho Talyani ah ayuu haystaa
@fatumamaow5018
@fatumamaow5018 4 ай бұрын
Gare raadi
Every team from the Bracket Buster! Who ya got? 😏
0:53
FailArmy Shorts
Рет қаралды 13 МЛН
I Sent a Subscriber to Disneyland
0:27
MrBeast
Рет қаралды 104 МЛН
FADEEXO AYAA KA DHACDAY MAXKAMADA CAAWA 10 NIN AYAA LAGU DILI RABAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
31:57
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 17 М.
Garyaqaan Oo Caayy Saleeban Daawo Adaa Yaabi Doonee || Py Dahir Alasow
25:35
maxkamada dahir alasow
Рет қаралды 7 М.
Kiiskii Lawada Sugaayay Oo Meel Adag Gaaray iyo Calool Xumo Dhacday Caawa | MAXKAMADA DAHIR ALASOW
31:11
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 60 М.
GABAR JINNI LAGA DHACAY 58 XABO O JINN AH HEYSATAY 🤭😳
17:08
INDHAYARE MEDIA PRO
Рет қаралды 4,3 М.
FADEEXO: ODAYGII CANADIAN-KA AHAA NAGTI DHIBATAYSAY OO GARNAQSATAY SHEEGTAYNA ….
45:05
Wuu I Dacweeyay Si Gaalada ilamaha iiga Qaataan KIIS WEYN | MAXKAMADA DAHIR ALASOW
1:08:38
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 51 М.
FARXAD: MAXKANADA OO MARKI OOGU HOREYSAY LAISKU DHAX AROOSAY
1:37:40
Live ka maxkamada
Рет қаралды 17 М.
Maxkamada Dahir alasow : MAXAA SABABAY IN AABE UBADKIISI NOLOSHA KU DEYRIYO ? ? YAAB
29:28
Maxkamada Dahir CALASOW (Somali civil court)
Рет қаралды 8 М.
Every team from the Bracket Buster! Who ya got? 😏
0:53
FailArmy Shorts
Рет қаралды 13 МЛН