Subhanallah somali dhaqan iyo diintoda dhaqso ey uga dhaqaqan intey iska dhigayaan ilbaxnimo ey waligood gareyn xasbiyallah😢
@RdEs-w5k5 күн бұрын
الحمد لله الله علي نعمه السلام يارب
@fartun95034 күн бұрын
Subxaaaana Allah 😢😢
@falhadhagi29915 күн бұрын
Waxuu aqoon uu laheen uu ka hadlayaan nabiga ku hoos dhashay geedka maba yaqaano diinta xitaa ma yaqano maxuu ka hadlaa nabiga geed ku hoos dhashay waa nabi ciise
@ashaelmi35755 күн бұрын
Iyaa subxanallah war diin iyo aqlaq daa idinka yar waxa message ka soo qoraya wiilkan haduu shegey geedka waa Christmas tree waa dabaldaga galada ciise war wax soo barta intaa wiilka ku atageysaan waxaan badiyo ka soo yacey aa soomali meelxun ku ridey xasbiyallah😢
@Akim_17945 күн бұрын
Niyahow Bahluul Maa Tahay Adiga Talanti Kale La Imow Sidaan U Dhaqmeyso Raga Lagu Yaqaano
@zahrasaney78433 күн бұрын
Waan arkey uma worin geed gaalka sanadka gaalka
@fartun95034 күн бұрын
Sax wa Qalad ween
@AishaAli-p5v5 күн бұрын
But maleysia is muslim country
@AhmedIsmail-x7g5 күн бұрын
NINKII KU DAYDA GAALADA ISAGA LEE WAAYEE 😂
@ashaomar67195 күн бұрын
Nacas yahow aamus team 27 ayaa Allah kuugu diray. Asad guriga malaha ciyaal suuqdhaan warkooda anaga ha noola imaanin. 😂😂😂 bacaaaaac
@kenedidhadi87015 күн бұрын
Imika maxad noo sheegtay. Guriga iyaga miya lee ? Qofki laha guriga soo dhigtay maho. War soomaaliyeey doqonimada igala taga
@fayselhusen22164 күн бұрын
Diin
@ifkamedia83344 күн бұрын
Dadki guriga laha aya digtay ayaga maaha
@mohamoudabdi67785 күн бұрын
Nin weyna tahay ee umalenaya dadka hala hor imanin
@ashaelmi35755 күн бұрын
Waraa wax soo baro galore kalkalyahow adigaa aqoon la heyne nin weyn oo malayacni aa tehee wiilka yarka aa ka roon oo diintisa ku dhaqmayo waxii qaladana shegayo