Sucuudiga oo Ku Dhawaaqay Arin Aduunka Ka Yaabisay & Xogta Layaabka Ah ee Ay Soo Bandhigeen

  Рет қаралды 38,955

Dhacdooyinka Caalamka

Dhacdooyinka Caalamka

Күн бұрын

Wararka Caalamka | Dhacdooyinka | Arimaha Sirdoonka | Dhaqaalaha | Tiknoolijiyada
Subscribe Please | Share | Comments | Like
Please follow us :
Facebook : horufadhimedia

Пікірлер: 26
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 8 күн бұрын
Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤
@seed3966
@seed3966 8 күн бұрын
Asc salaan sare
@hodanabdiramanfarah1458
@hodanabdiramanfarah1458 8 күн бұрын
Subxaanallah arintaas wax kama jiraan aniga waxaan deganahay 29sano iyo badh giriinlaand dadkeedu waa dad caba khamriga shaqo looma diro caydh waa la siiyaa basaboorka deenishka bilaash Bay ku helaan anaga qofkii fariida wa barto shaqo wuu helaan jaamacada skoolka dhakhtarku waa firii qof kastana waa in uu helo wuxuu cuno iyo meel seexdo dadku waa isku xaquuq sida dhakhtarka waxbarashada koley engiriis iyo maraykannba ka fiican oo tegay xaga nolosha amaanka siiba
@Suleimanhashi
@Suleimanhashi 8 күн бұрын
Hodan dadnka In meel fadhiiso lagu dhaho oo ganacsi ha gelin, waxba ha qabsan, caydh ayaa lagu siinayaa ayaaba ah cunsuriyad iyo inaan loo ogoleyn inay fekeraanba.
@hodanabdiramanfarah1458
@hodanabdiramanfarah1458 8 күн бұрын
@Suleimanhashi wl dadkaan ka yimaada goroonland waa meel qabow khamrigay aad U cabaan intooda badan markaa waxba ma qabsan karaan ee cid uma diidin in wax bartaan lama ogola danmark iska fadhi xitaa dadka caydh qaata waxbaa loo diraa danmark adigoo jaamacadu kuu tahay bilaash ayaa lacag lagugu siin
@MaxamedCismaan-mc6jd
@MaxamedCismaan-mc6jd 8 күн бұрын
Allaahu akbar
@فاطمةعيسى-ع8د
@فاطمةعيسى-ع8د 8 күн бұрын
Waa warwNaagsan madiina iyo maka hadey ogolaafaan
@abdimusefidow615
@abdimusefidow615 8 күн бұрын
Guul sacuudi
@maxamudyaasin9209
@maxamudyaasin9209 8 күн бұрын
WAR XAASHI HORTA ALLAY KAABADAY OO WERIYE KAA AFROON OO SOMALIYA MAHAYO MARKAA WAAN KUQASBANAY INAAN QABYAALADADA IYO XAQIRAADADABA INAAN DHEGASTO MAADAAMA CID KAA AFSOMAALI ROON AANAN HAYNIN LKN MARAYKANKA MIYAAD JECESHAHAY MISE RADIYAHA AYAAD ISLEEDAHAY WAY KAAXIDHI?
@AnabSaed-us1wo
@AnabSaed-us1wo 8 күн бұрын
Peace is good for every body and we don't need war❤❤❤❤
@crisaaq3877
@crisaaq3877 8 күн бұрын
Asc kudarsoo xaashiyoow ajaaniibtu ma kuwa diinta islaamka haystaa mise kuwa kalena way ku jiraan haday ku jiraan xalay 27 1 2025 anigoo suuqa borama maraya ayaan ka maqlay masjidka geed goble ee farasmagaalaha magaalooyinka makka iyo madiina diinta islaamku kuma waajibin gaalada xajka inay soo xajaan waayo xajku wuxuu ku waajibaa kaliya qofka islaamka ah isagoo waliba qaangaadhay xiskiisuna wacan yahay gaalkana waa ka mabnuuc labada magaalo ee barakaysan
@isiri.2835
@isiri.2835 8 күн бұрын
Sacuudi kaliya REERGALBEED bay rabaan Dalja islaamkaa Iskasm uma rabaan
@MohamedHassan-c1f
@MohamedHassan-c1f 8 күн бұрын
Trump yahudu ha uraro Jarmanka iyagaa ad uyaqaana sida nijaasta la isaga daahiriyo
@hafsaali4297
@hafsaali4297 6 күн бұрын
Allaah yacizak taas run Allaha kadhigo
@gorodaxmed7762
@gorodaxmed7762 8 күн бұрын
Csw csw csw❤❤❤
@hassanabdourazak2375
@hassanabdourazak2375 8 күн бұрын
" ugu weyna" dhawr jeer aya ku ceelcelisay wll, mako iyo madina, Why? Mako iyo madina saw muslim kama dhaxeeyo. warshado aya lagu hormara ee ma guryo la dhiiso aya hormar ah. Bro dee wan ku dhageysaana ee yarkaan lacagta ku ilaashanayo kursiga waa ka badbadisay
@UmuRaxmaInabashiir
@UmuRaxmaInabashiir 8 күн бұрын
Lacgta ribda aha dhe
@NoorDakane-d4r
@NoorDakane-d4r 8 күн бұрын
Nio codkada mala Famahyo😂
@calishaakir1
@calishaakir1 8 күн бұрын
SUCUUDIGU WUXUU LACAGTA KU BIXINAYAA DHISMAHA CELIFORNIA OO UU KU CAAWINAYO DALKAAS
@fatumaadem2634
@fatumaadem2634 8 күн бұрын
speak slowly please 😂
@calishaakir1
@calishaakir1 8 күн бұрын
SUCUUDIGU MA IYAGA AYAA LEH MAKA IYO MUKARAMA? WAA DHUL MUSLIMKA KA DHEXEEYEE...????
@ShukriCilmi-i9b
@ShukriCilmi-i9b 8 күн бұрын
Maka iyo madiina markaa ma gaaladaa loo ogolaaday
@Fays2010
@Fays2010 8 күн бұрын
Lkn Gaalada hadday dhistaan arrinkaas soow kama horimaanayo mabaadii'ida magaalooyinka barakaysan
@hafsaali4297
@hafsaali4297 6 күн бұрын
Mbs Cashirkaas waa kasaaqiday waa Mujrim.
Jabuuti oo Dagaalkii uu Xumaa Qaaday & Meesha Ay Ku Qaaday Xogta Weyn
9:14
Dhacdooyinka Caalamka
Рет қаралды 21 М.
JASIIRAD AY GEELU KU NOOL YIHIIN - ABU MILIX || AN ISLAND FULL OF CAMELS
11:46
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 143 М.
When you have a very capricious child 😂😘👍
00:16
Like Asiya
Рет қаралды 18 МЛН
Правильный подход к детям
00:18
Beatrise
Рет қаралды 11 МЛН
Kaftanka Siyaasada 573 oo aad u xiisa badan
41:39
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 10 М.
Qorshaha halista ah ee Trump uu doonayo inuu Qasa ku wareejiyo Mareykanka
8:37
Dhacdooyinka Caalamka
Рет қаралды 12 М.