Sucuudiga | Qiyaamaha culimada ina Salmaan u xidhan!

  Рет қаралды 47,902

Sahanka

Sahanka

Күн бұрын

Пікірлер: 216
@wiilkaxaafadda1819
@wiilkaxaafadda1819 Жыл бұрын
اللهم فك أسر شيخ أسد 🦁 السنه خالد الراشد 🤲
@Sharmake_ismaiel
@Sharmake_ismaiel Жыл бұрын
Gacmaha ilaahay hakuu barakeyo hadii aad janalkega boqato 😢
@Abdukhabir7
@Abdukhabir7 Жыл бұрын
Ogaada marka aad soo baarto in shuyuukhdaas in ay yihiin kuwa ku yeera in madaxda lagu baxo kuwana waa laga gardan yahay wllyaal SubhanAllah kheyr Alle ha ina waafajiyo yaa Rabbi
@fadumoxusen-oe6kw
@fadumoxusen-oe6kw Жыл бұрын
Alow inta xaqa iyo diinta uhiiliso cadawgoodi ugu hiili yarabi😢😢😢
@maherahmet4220
@maherahmet4220 Жыл бұрын
intaad Barnaamijkaan diyaarineysay شيخ خالد الراشد wax xoga ah oo ku saabsan Maad helin miyaa zxp, 15sano oo Lagu xukumay wa U dhamaatay welina Wax Xogahiisa ah maan helin, weliba Muxaadaro Uu lahaa oo ciwaanleedu ahaa, Yaa-ummada muxamed, ayaa sabab Looga dhigay xadhigiisa intaa Xoga ka helay sxp Aadan Hadii Aad wax Xoga ah oo Dhawaanahan ah ka Heleyso in Aad maalin uun Muuqaal Ka soo diyaariso Ayaan kaa codsanayaa, Mahadsanid Ustaad 🙏🏾
@suleekhafarax3686
@suleekhafarax3686 Жыл бұрын
Ilaahay Culimada hanoo barkeeyo😊😊😭🥺☪️☝️☝️
@libanmohamed857
@libanmohamed857 Жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Maasha'allaah . Sheesh si fiican Baad warbixin waafi ah nooga siisay dulnigaa lagu hayo culimadaa islaamka. Waxaadse ilowdey io Aadan liiska Lu darin. Sheekh caan ah oo Mudo dheer xidhnaa oo 20 sano ki dhaw Laguna magacaabo شبخ خالد الراشد فك الله اسرهم جميعا
@Zer-Ahmed
@Zer-Ahmed Жыл бұрын
Dr Cabdiraxmaan Al cariiFi sharfi kokiisa ha ahaate waxaan kuxasuustaa kitaabkiisii mudnaa ee نهايت العالم Ilaahay inta islaamka ugargaartay iyagana haugargaaro
@BalqiisaCabdi-zj5ld
@BalqiisaCabdi-zj5ld 4 ай бұрын
Amiin yarbi 😢
@mustafemeecaad5923
@mustafemeecaad5923 Жыл бұрын
Sheekh khaalid raashid ayaad ka tagty waa inta aan ka garanayee oo lagu xidhay khudbadiisii yaa ummata muxammed
@Mohaarab-pw8jh
@Mohaarab-pw8jh Жыл бұрын
Thanks bro aden Alaahay xabsiyada culimada haka soo daayo
@ar15hamza65
@ar15hamza65 Жыл бұрын
SHEIKH KHAALID AL RAASHID 😢 AL DUREYFI 😢
@Torno-fj8kk
@Torno-fj8kk Жыл бұрын
Mahadsanid Ina Salman.
@sahrasahra7492
@sahrasahra7492 Жыл бұрын
rabadan mubarak aadan sahan barayahan laguma arage miiyad xanusatayi wan ku xiisanayi 🥰🥰🥰🥰
@hamseofficial7116
@hamseofficial7116 Жыл бұрын
«اللهمَّ صلِّ على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما صليتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد. اللهمَّ بارِك على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما باركتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد»
@Muuse99
@Muuse99 Жыл бұрын
Walahi wax aan ka dhaho ma'aqaane ee umada muslimiinta Allah ka qabto bal inta u xeran arak😭
@mohametsuleiman013
@mohametsuleiman013 Жыл бұрын
Thanks bro aadan khadar cali
@Ladanabdii
@Ladanabdii 3 ай бұрын
Masha dadka sacudiynku aamusan xabsi kor kafedan kujiraan inalillah allah kaqabto MUSLIMINTA🤲🤲🤲🤲
@sharmaarke-Nabane
@sharmaarke-Nabane Жыл бұрын
Dr Salmaan Cawda Dr Cawad Al-qarani Dr Ibraahiim As-sakraan Sh Sifri al-xawaali Waa maktabaddo aqooneed oo ku dulman xabsiyadda taliska qoys reer Sacuud
@sharmaarke-Nabane
@sharmaarke-Nabane Жыл бұрын
@Ahmed waa runtaa wadaado ka dhanka diinka kaga aqoon badan baa jooga Sababta loo xidhi waayay waa inay faro gashan arimaha qoyska Reer Sacuud
@cilmidoon539
@cilmidoon539 Жыл бұрын
شيخ خالد الراشد xog yar fadlan ka soo diyaari DHAMAAN Culimada la dulmiyay Rabbi ha u Gar gaaro
@alikhayr4532
@alikhayr4532 5 ай бұрын
asc
@mukhtarmohamed4364
@mukhtarmohamed4364 Жыл бұрын
Allah umada haka qabto eeygaas culimada iyo diinta rabbi lacoleeytamaya
@yasirtrt5412
@yasirtrt5412 Жыл бұрын
Mahadsanid wll adan
@Cabdirabi-9
@Cabdirabi-9 Жыл бұрын
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم(بلغوا عني و لو آية❤ ) Rasuula scw wuxu dhahay( iga gaarsiiya dadka hal aayadba allah ka dhigee❤) Maanta balantii ma oofisaY oo dadka diinta ma gaarsiisaa 🤔 Wll salda waqtigeeda ku ilaali waayo camal uqabto alle wuxu ugu jecel yahaY
@dhubofarah6286
@dhubofarah6286 Жыл бұрын
Jzkallahu kheyr edo waan kugu faraxnaa soo gudbintaada akhlaaqda iyo cilmiga ku dhisan ❤
@NaasroAhmed
@NaasroAhmed Жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@ibrahimmohamed2153
@ibrahimmohamed2153 Жыл бұрын
فك الله اسرهم
@cabdulaahishaxmedmaxamuud5299
@cabdulaahishaxmedmaxamuud5299 Жыл бұрын
Aamiin aamiin aamiin yaa rabi
@sakariyejama1505
@sakariyejama1505 Жыл бұрын
Aadan sahanow coverka aad meesha saartay ka qaad nio Saalax bin fawzan cidna ma xirine. Ama kuwaa kale (لا فك الله) waa khudabaaul fitan dhalinyarada muslimiinta u diray goobaha dagaalada xaga caruurtooda jaamacda phd ah ku diyaarinayeen marekanka iyo yurub.
@ADESH.BOY1
@ADESH.BOY1 Жыл бұрын
Qof jahli ah oo aan mabdac iyo Diin toona laheyn marka hilka Umada gacanta ugalo wa sidaan yaa allah 😢
@suldaansiciid2001
@suldaansiciid2001 Жыл бұрын
Mahadsanid macalin
@Cabdirabi-9
@Cabdirabi-9 Жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم 🤍🥹❤‍🔥💗
@ahmedgelle9434
@ahmedgelle9434 Жыл бұрын
Away tarikhdi culumadi wawaynayd ee islamka 2 hadhay khyr ilahay hakusiyee
@maxamedcabdiraxmaan6398
@maxamedcabdiraxmaan6398 Жыл бұрын
Nio qaalis rashiid aba ka tagtay nio Ninka ugu legend sanaaaa
@ismailabdisalan1618
@ismailabdisalan1618 2 ай бұрын
I.a Amarada islamka way soo laabaneysaa 🎉❤
@269barbaariye
@269barbaariye Жыл бұрын
Wllo ka reeb د. عبد الكريم الخضير
@dallemohamed4944
@dallemohamed4944 Жыл бұрын
Wxd ilowdey sheekh aad loo jecel tahy oo layidhaahdo الشيخ خالد الراشد
@maxamedmahdi9593
@maxamedmahdi9593 Жыл бұрын
Maasha Allah waad mahadsantahay walaalo baarakal fiik
@abdixayi8453
@abdixayi8453 Жыл бұрын
Maanshaa allaah mudane caqliga alle hakuu barakeeyo erayna lakala odhan og. Ilaahna lakala baryi og
@Cabdirabi-9
@Cabdirabi-9 Жыл бұрын
insha'Allah ☝️
@yoonisibraahim7447
@yoonisibraahim7447 Жыл бұрын
لااله الا الله محمد رسول الله
@kamaalhassan2123
@kamaalhassan2123 Жыл бұрын
Ma qof la ilawaa sheekh khalid arrashid خالدالراشد iyo khadbadi lagu xiray ee يا امة محمد 2005
@crisaaqmuhyadiin1268
@crisaaqmuhyadiin1268 Жыл бұрын
Allow u gargaar muslimiinta iyo culimada sacuudiga
@rashidafarah3220
@rashidafarah3220 Жыл бұрын
Swcn ban ufahmay shikh dambo xaqa ka aamusay eedeen maayo😢
@hoodocali421
@hoodocali421 Жыл бұрын
😢😢😢😢😢addynyo xaal qaado malaha kuwani waa yuhuud mahaa walahi wan ka shakiyey😢😢 alle ha uu gargaaro culimadaas
@hodanadan7255
@hodanadan7255 Жыл бұрын
Waa bil soon illaaheey waxaanka baryaayaa in maxamed bu,salman inuu culumada ka horwareejiyo mid qeer qabaana ugusoo badalo
@Naagnool124
@Naagnool124 Жыл бұрын
Ilaahay khaatumada kheyr ha inoogu khatimo qoyskan maansooniyad ayaa daaha dabadiisa ka soo maamusha cadaymo ayaana lagu arkay iyo calaamadahoodii aqalkooda. Waa gaalo raac caadiya
@umuiqlas1810
@umuiqlas1810 Жыл бұрын
Subxanallaah allaha uhiiliyo culumada islamka
@khawlahirsi238
@khawlahirsi238 Жыл бұрын
( فلا تحسبن الله غافلا عما يعمل الظالمون )
@Mahamed-ef9jt
@Mahamed-ef9jt Жыл бұрын
Zxp aaway khaalid Al rasshid😢😢😢
@tahirbulale2819
@tahirbulale2819 Жыл бұрын
Illahay aya la jira Illahow ina salman umada ka qabo
@mohameddeeq8551
@mohameddeeq8551 Жыл бұрын
Khaalid Al-Raashid miyaad ilawday Mise Ogaan Baad Uga reebtay Ustaad aadanaw ❤
@saynabiitobintawil1092
@saynabiitobintawil1092 Жыл бұрын
Intii uhoraysaye igu soo dhacday.
@hilowle3496
@hilowle3496 Жыл бұрын
SHEIKH KHAALID AL_RASHIIDI🥺😢😥
@KamalFarah-h3j
@KamalFarah-h3j Жыл бұрын
SXB WAXAD WARBIXIN NOOGA KENTAA SHEIKH SHURIAMI MADAMA LAGA WAAYAY MASJIDKA XARAMKA SANADKAAN MAHADSANID
@DeekaBilan-rf6ni
@DeekaBilan-rf6ni Жыл бұрын
عوض القرني صاحب كتاب أسعد أمرأة في العالم
@cabdishakuuraadam6816
@cabdishakuuraadam6816 Жыл бұрын
Sh khaalid al rashid baa ka tagty
@TrendToKnow
@TrendToKnow Жыл бұрын
شيخ خالد الراشد
@fardowsa4446
@fardowsa4446 Жыл бұрын
الشيخ خالد الراشد. Ka tagtay
@fatushbabe5135
@fatushbabe5135 Жыл бұрын
Txn u fr info
@Zapna-mo_lobetah7.
@Zapna-mo_lobetah7. Жыл бұрын
Rabbi qoyskan xaqqa ha tuso umadana rabbi haka qabto😢
@farhaanhamud2948
@farhaanhamud2948 Жыл бұрын
Ustaad Aadan sahan kor ahow
@asmaahmed6359
@asmaahmed6359 Жыл бұрын
Khalid arashid😢
@ShaaficiAbokor-hi7qm
@ShaaficiAbokor-hi7qm Жыл бұрын
Alle haynoo gargaaro wax badan oo la yaabana ayaan sahan I fahan siiyay waa umad daba dhilif iyo gaala la joog madax looga dhigay
@mustafesiciidismaaciil357
@mustafesiciidismaaciil357 Жыл бұрын
Next laascaanood ❤
@canaabdahir-ze6dt
@canaabdahir-ze6dt Жыл бұрын
🍎🍇🍇🍎🍇🍇🍎🍎🍎🍎
@newassong7535
@newassong7535 Жыл бұрын
ilahey haka qabto ninkaas wa layay umada yaa rabii
@MURADMAXAMED-x4b
@MURADMAXAMED-x4b Жыл бұрын
Allaha kaso daayo daaalimka sucuuudiga haysta
@ibroojalalaa305
@ibroojalalaa305 Жыл бұрын
Msh llh
@mascuudabdi9401
@mascuudabdi9401 Жыл бұрын
War nio Aadbaan ugu farxey barnaamijkan iyo waliba sida aad ula socoto booka Safar xawaali ee المسلمون و الحضارة الغربيّة Waa muhim inuu Qofkaata oo Fahmi kara Luuqadda carabiga akhriyo Rabana inuu Waaqica iyo Waxyaalo badan oo Taaggan fahmo Alx muddaan Hayaa Buuggaa
@maxamadcade2234
@maxamadcade2234 Жыл бұрын
Alle ha soo daayo
@awliyosporttrainer3615
@awliyosporttrainer3615 Жыл бұрын
Allah ha u gargaaro
@hassanabdimohamedabdi9735
@hassanabdimohamedabdi9735 Жыл бұрын
Culumada sacudiga Intaxan ba haysta, waxadna moda inay nasib daranyihin wayo maxa marwalba xilka ugu dhiiba munafaq xaqdiid ah.
@GobaadAadan-oh5ki
@GobaadAadan-oh5ki Жыл бұрын
Usugayey runtii waana module wax tar leh 10 sec ayuu yaalaa has ahaate mana dawaan lkn waan ogahay inuu wax tar leeyahay😁
@maryanMaxamed-re7de
@maryanMaxamed-re7de Жыл бұрын
ان من اجلال لله إجلال دي الشيبةالمسلم.اوكماقال عليه صلاةوالسلاة. ان علامات الساعة رفع العلم وهي غبض العلماء.
@abdifatahabdisalam2779
@abdifatahabdisalam2779 Жыл бұрын
Inay diidanyihin culimada dhabta ah layaab malahan marka hore qoys yahuudi ah dalka sacudiga si qarsodi ah kusoo galy ahyen carabnimadan ku gabanaya
@calicabditokiyo9692
@calicabditokiyo9692 Жыл бұрын
allaah haka qabto ina salmaan
@axmedgaraad7296
@axmedgaraad7296 Жыл бұрын
Allahu akbar
@sadiiqmuqtaar8569
@sadiiqmuqtaar8569 Жыл бұрын
Salalahu caleyhi wasalam
@cabdiraxmaanidirismaxamed684
@cabdiraxmaanidirismaxamed684 Жыл бұрын
أين إمام وخطيب المسجد الحرام ؟ الشيخ سعود الشريم 😢
@ADESH.BOY1
@ADESH.BOY1 Жыл бұрын
Yaa allah 😢
@NordinMohamed-m7y
@NordinMohamed-m7y Жыл бұрын
فك الله أسرهم جميعا
@fahadmuhudiin6790
@fahadmuhudiin6790 Жыл бұрын
Thanks
@dalmarmohamed5100
@dalmarmohamed5100 Жыл бұрын
Dawladda Sacuudiga Qofkii La kulma Hogaamiye Khaalid mashcal waa u xabsi ileen waa qofka hor yimid xiriirkooda Israel eh alle Culumada ha u gargaaro
@mohazat5009
@mohazat5009 29 күн бұрын
Ina salman muslim maha
@omarhasan5668
@omarhasan5668 Жыл бұрын
Rer sacuudi ina bin salmaan ineydilaan maahee xalkale ma uhaayo😢
@barresagal8891
@barresagal8891 Жыл бұрын
Umada Allah ha qabto
@Zaamimohamed
@Zaamimohamed Жыл бұрын
اخي اين خالد الراشد ما بك😢😢
@garyaqaanxasanaxmed9562
@garyaqaanxasanaxmed9562 Жыл бұрын
Bad aan laheyn lama galo Saudi iuo afaarhiisa somali Maaha. Waa wadan soonaya in uu ka xorooba Culimada xagjiriinta ah. Nabad gelyadiisana ilaashanaya. Adeecida diintu waxay ku xidgan Tahay odhaahda boqortooyada Meel is dhex yaac maaha. Adiguna ku ekow danahaaga aduunyada Wadaad sicuudi bay khaati ka joogtaa.
@walaalahajanaal1105
@walaalahajanaal1105 Жыл бұрын
Walaahi waa wax laga naxo sidaay wax usocdaan aloow 100kii sano muslimiin lagumeeysanayay weey dhamaatay 100 kafiican nasii
@mohhametmuuze560
@mohhametmuuze560 Жыл бұрын
Khaalid al raashid meeh
@HAKIKfacts
@HAKIKfacts Жыл бұрын
Ilahay hakaso daayo culimada sucuudiga xabsiyada ku jajuubtay. Waxan magiciisa maqal nin somalida saaid u dhagaysato khaalid ar-rashid akhi qayr alaha kusiye muqal noga so samee calimkaas ay xabsiga ku ilowday sacuudiga
@adamsaciid4919
@adamsaciid4919 Жыл бұрын
War ha isaga jiraan
@HAKIKfacts
@HAKIKfacts Жыл бұрын
@@adamsaciid4919 war maxa ka qaldan waba indhaha umada muslimka ahe haday joogi lahayeen dad badan bay diinta bari lahaayene
@DeekaBilan-rf6ni
@DeekaBilan-rf6ni Жыл бұрын
فك الله أسرهم
@newassong7535
@newassong7535 Жыл бұрын
yaa rabii kasoo daa culumadaas
@mokhattab.0
@mokhattab.0 Жыл бұрын
mohamed al arify waye ma ahan abdirahman
@akramgamadidahmed5961
@akramgamadidahmed5961 Жыл бұрын
Iyo خالد الرشيد
@mustaphxirsi5628
@mustaphxirsi5628 Жыл бұрын
Waxa kaloo jira isna ku jira Sheikhi waynaa Khalid Al-Rashid, Allah diinta isaga ilaashanaya.
@Casar_balo
@Casar_balo Жыл бұрын
شيخ خالد الراشد ayaad hilmaamtay wllkey
@samaalemedai324
@samaalemedai324 Жыл бұрын
Waa sebenka aynu joogno iyo cidhiidhiga diimeed ee jira balse waynu ka gudbi
@ifiye6198
@ifiye6198 Жыл бұрын
Cabdiraxmaan hureyfi maahee waa maxamed alcureyfi
@mohamedadenabdi4333
@mohamedadenabdi4333 Жыл бұрын
خالد الراشد 😢miyaad ilawday
@dinulislaam
@dinulislaam Жыл бұрын
Asc wll aadan mahadsnid sida aad ugu hadashey❤❤❤❤❤❤❤
@justinpoi8392
@justinpoi8392 Жыл бұрын
aadanow wll manala wadaagi karta sababta buugtiina ay loogu iibin magaalada muqdisho
@adonallah
@adonallah Жыл бұрын
Ina Salman sida dumarka ayuu u hadla ilaahey waxaan kabaryaa in eeyaha uu waTo ilaahey kusalido
@tj-mi2ix
@tj-mi2ix Жыл бұрын
Ina bin salmaan iyo xukuumadiisa aad baan ugu mahdinaynaa xiritaanka ay xireen kuwaan dhalinyarada soomaaliyeed ee aan aqoon hagar daameynta culumo ku sheegaan waa alshabaab kii sucuudiga ee dhalinyaroot ka feejig naada dadka aad dhageysataan iyo culumo ku sheega alshabaab ka ah ee aduunka daafahiisa jooga wiilkaana waa aqwaan muslimiin ee la socda
@emem3711
@emem3711 Жыл бұрын
Alow inta dulman dulmiga ka qaad😢
Yuhuud | ummadda adduunka loogu neceb yahay!
8:15
Sahanka
Рет қаралды 41 М.
Noodles Eating Challenge, So Magical! So Much Fun#Funnyfamily #Partygames #Funny
00:33
Don't underestimate anyone
00:47
奇軒Tricking
Рет қаралды 24 МЛН
Кто круче, как думаешь?
00:44
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 6 МЛН
Urur argagax leh | xaqiiqadooda lama yaqaan | Opus Dei!
8:27
Sucuudiga Xagee ka yimid magaca boqrtooyaddan? Sideese loo yagleelay?
10:29
Qoyska Aala Sacuud | Yuhuud Mise Carab? | Asalkooda!
13:27
Sahanka
Рет қаралды 134 М.
Tabliiq Maya | Muxuu Sucuudiga U Mamnuucay Tabliiqa ?!
15:12
OGAANSHO
Рет қаралды 177 М.
Noodles Eating Challenge, So Magical! So Much Fun#Funnyfamily #Partygames #Funny
00:33