Alx maanta oo laga joogo mudo 4 sano ah wxan Ahaa Qof jacayl dartiisa Nolosha ka dhacsan LKn waxa mahad iska Leh allle ka sokow AyUb Axmmed, Wll i aamin Video walba aad soo dhigtay wax ban ka faaiday, waxan badashey hab fikirka an jacaylka ka aminsanaaa, waxana Noqday mid ka dhisan xaga aqoon ahan iyo xirfad ahan iyo emotional ahanba, waxaan kugu awal gudi karo ma jirto, Alaha garabkaaga galo akhiro iyo adumba, Thank pro For Your Content📝 ❤❤❤🙏🙏🙏
@MustafAxmedibraahin4 күн бұрын
Ku sali xabiib keena maxamed scw ❤
@HassanHDm4 күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw ❤🎉
@Abdala-adam4 күн бұрын
SCW❤
@ayuubaxmedmedia4 күн бұрын
SCW❤️
@IdirisPepe-s4kКүн бұрын
@@ayuubaxmedmediascw scw scw🫶❤️
@sabooomar71203 күн бұрын
Waa qofka kaliya aan dhagesto everyday cashro badan oo nolosha ka fa iiday
@UpdikadirZaaha4 күн бұрын
Ustaadkeena allaha ku barakeeyo qarada america wan kgu so booqan dona insha allah
@XabsoAbuukar-z7u2 күн бұрын
Ayub axmed allah haku barakeyo wax badan ayan ka faaidi sida aan ku jeclahay allah haku jeclaado ustaas ayuub dhirigeliyaha ❤
@XamdaAbdilahi-u5c4 күн бұрын
500k 🎉 👏👏👏 hore u soco teacher ❤🎉
@DAACIBADRUDIIN4 күн бұрын
😅😅 great motivational ayuub Ahmed
@hudaabdullah34474 күн бұрын
Jazakallahu kheyran yaa ustaad Ayuub
@MaxamedSaabiyo4 күн бұрын
Jazaaka Allah ustaad Ayuub ❤
@faraxsulub26344 күн бұрын
500k🎉happlyo
@CabdulahiMaxamud-z6j4 күн бұрын
Ustaat ayub
@maymuunomer38294 күн бұрын
Subxanalah waan arkay qpftaa waana is dhaafiyay runtii anaaba xanaaqay allow na haday jazaakalahu khyrul jazaa ustaad ayuub allh haku xafido hana ku barkeeyo 🤲 waqtigaga nasiisay allh haku barakeyo 🤲
@IdirisPepe-s4kКүн бұрын
500K🎉🎊👏👏👏my Teacher Hamplyo Hamplyo
@CaaqilYare-l8t3 күн бұрын
Mahad sanid my teacher
@LaylaMohamed-ws3bw4 күн бұрын
Wlhi dar Alle ayaan kuu jecelahay first comment
@HassanHDm4 күн бұрын
Aniguna dar alle kuu jeclahay ❤🎉
@LaylaMohamed-ws3bw4 күн бұрын
@@HassanHDmAlle haku jeclaado wlo
@ayuubaxmedmedia4 күн бұрын
Allaha ku jeclaado wllo mahadsanid
@HibodekHassan4 күн бұрын
Abwe thank you so much may Allah bless you abwe🎉❤
@iqrodheeman1447Күн бұрын
@Ayub Ahmed Ustaad Aad ayaan Kaga mahad celinaaa sidoo kale Waxaad tahay qofka kaliya aan dhagesto oo an wax bdn ka faaiday ❤❤
Arinta ah in wixii aan mel dhigto la iga taaban isku mid ka nahay ❤ Noloshu nidaam bay u baahan tahay
@SalmaanAbdullah-ef3jy2 күн бұрын
Mahadsanid wll igu qaali ah ayuub axmed❤
@SakariyeAhmed-e8i3 күн бұрын
Coming soon 500k❤
@drsaabuuni3573 күн бұрын
M.a ustaad thanks 😊 🙏
@SalmaanDayibxaashi4 күн бұрын
Muuqalada Si Joogto Ah Uso Geli Wll❤
@user-Azmaa4 күн бұрын
Thanks wall guuleyso ❤
@hamudhasan104 күн бұрын
Walala Ayub Ale ma taqan Podcast noo soo dheg xeera aha wlhi wan u bahanahay
@ayuubaxmedmedia4 күн бұрын
Kkk ha wll wakhtiga iska yara yar laakiin insha Allah ducada igu kaalmeeya
@ASMReatingfood124 күн бұрын
سبحان الله
@SurprisedMastiff-xp5li4 күн бұрын
Coming soon 500K 🎉❤❤
@IbrahimAbdirashid-p6g4 күн бұрын
Mahadsanid ayuubow
@Maxamedcaamir89Xaaji4 күн бұрын
Suheyb saajid😊
@SuwaydoMohmud4 күн бұрын
Asc wlky sethy alle dartii banku jeclahay wallaahi waxan rabay inaa arimo kala hadlo Marka xagee kalasoo xiraa alle haku xifdiye ❤
@MaxamedSaabiyo4 күн бұрын
Instagram kala xariir walaal
@ayuubaxmedmedia4 күн бұрын
Allaha ku jeclaado wllo mahadsanid
@yousofosmanalikalay66074 күн бұрын
Walaal ayuub janada allah hanagu wada kilmiyo
@ayuubaxmedmedia4 күн бұрын
Allahumma aamiin wll dhamaanteen
@IfraaxIfka-mq7sj4 күн бұрын
Dhiiri galayaha nololsheyda ayuup axmed❤
@Murtimaal12344 күн бұрын
Ayuubaow waanku salaamay
@ayuubaxmedmedia4 күн бұрын
Waan kaa qaaday wll
@Mohamed-wp8ib4 күн бұрын
مشاءالله تبارك الله
@SafaAbdiaziiz-h9r3 күн бұрын
Wlkey ayub ❤🎉🎉500k hanbalyo
@MaryamaMuuse-u1s4 күн бұрын
Wllkeyy gesiyow Soon insha alah 500k🎉💋🫶🫶🫶
@ayuubaxmedmedia4 күн бұрын
Mahadsanid wllo Allaha ku cizzeeyo
@kaafisocarab73134 күн бұрын
Asc walalkey ayuub waxbadan ayaan kaa faa iiday waxaan karabay qisadeyda in aan kulawadaago ilama taliso
@DeeqowmohanedHassanКүн бұрын
Love ❤❤you ayub axmed
@mohameddugow92734 күн бұрын
Alxmdulilah wa sanadkii igu horey nafteeda ka adkadi 😢
@boroodo23 күн бұрын
keep going
@AsmaApdisamad-h4i4 күн бұрын
Thanks❤❤
@KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qtКүн бұрын
Asc ustaad ayyuub❤❤❤❤❤
@ridwaanaxmedmuxumed71004 күн бұрын
Nonso badi Zxp
@mabdulahiabdi10394 күн бұрын
wllhi wax farbadan baan ka faiday
@Nayza.6784 күн бұрын
Talooyinkaga waanku maaley wlhi adeero 🫶🏽❤️❤️
@Suleeqa634 күн бұрын
Mahdsnid Ayuub Ahmed
@zahrahussein63864 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@CamirAbdi-l1bКүн бұрын
Maclin please ina kulla zo xariiro baan donayaa
@AbdirachidFarah4 күн бұрын
Ayubo wlhi waxad shegayso waa runta
@Mahaddubad-h5y4 күн бұрын
Wll ka soo hadal xurfadaha onlinka
@Amal_x9e4 күн бұрын
Asc wll ayuub mel lagala soo xidhidha majirta tala ubahny
@ayuubaxmedmedia4 күн бұрын
Ws wllo snapchat ka ayubaxmed1
@Team27fans_offcial4 күн бұрын
❤
@nawaalmohamed90493 күн бұрын
Mashllah waxbadn ba nabartay ayuub axmed❤
@AminaMahmed-w9p3 күн бұрын
M.a
@JamiilaFarxaanxuseen3 сағат бұрын
500 subscribe ❤ Coming soon
@11naa444 күн бұрын
Somalida aroos hadi la aado xaran bey u yaqanaan 😂😂😂😂😂😂😂
@ayuubaxmedmedia4 күн бұрын
Aroosku xaaran ma aha laakiin qaawanida, is dhex boodka raga iyo dumarka, iyo heesahaa dambi ah.
@ayuubaxmedmedia4 күн бұрын
Hadalkaan iri kani ma aha Soomaali Dhalad ah ayaanna ahay.
@11naa444 күн бұрын
@@ayuubaxmedmedia hhhh ok
@SaadamQureyshi4 күн бұрын
Nolol nolol ,nolol ayad ka hadlysan maxy thy nolashan ad shegtan buufis ayad ku rideen dhalinti wtv
@cabdiwahaabnadaara79454 күн бұрын
😂😂😂😂😂
@ayuubaxmedmedia4 күн бұрын
Aaway ninkii hooyadaa dhashay? Ileen nin facaaya oo hooyo dhashay oo kula mida sawirkiisaa meesha kuu saarane aawayse magacii aabe iyo hooyo u wan qaleen? Qasaaro? Noloshaa sheegayo waa in naftaada ay kaala qiima badnaato siday doonto xaaladaadu ha ahaatee sharaftaada kor u qaad waad ka qiima badan tahay inaad nin laga yaabo inuusanba Alle aqoon aad isku qortid.
@nazihat74 күн бұрын
My appeal to every Muslim, my brother or sister, the owner of the channel, I know that it is not my right to comment on your channel, but God is my witness that our circumstances are harsh and forced me to do this. Please forgive me. My brother, there is still a brotherhood of faith. I asked you for a bag of flour. My brother, we women cannot go out among men. There is still a woman with you. My brother, God has honored you. You are men. We are women. We cannot go out or work like you. My brother, where is the brotherhood of faith in your hearts? We are women. There is no brotherhood, no mercy, no compassion, no humanity. And give good tidings to the patient. It is the greatest hope while waiting for what we want. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' How many times I called and talked and tried hard, but no one responded. Oh man, we are with you. My mother ordered us food from the restaurant. More and today. My mother left. Crying. She said, Why are you crying, my mother? She said, My daughter, I ask. God, that I may be honored by death. She said, Why, my mother. She cursed us. She said, "My daughter, today the restaurant owner insulted me. I said, 'Why?' I said, 'How can I be better than people?' I ask God, my daughter. May God gather me. With death alone, a gathering that is better than this humiliation and this humiliation. It is true. I am saying this. It diminishes my value and respect. But, man. I swear to God that I did not say this. I kiss your boots. I am so hungry that my conscience no longer allows me to let you go and ask us for food. I kiss your boots, man, and I ask you by God Almighty and in the Book of God, man, I kiss your boots, man. He has caused us harm, my brother, so that we can buy a kilo of flour and pay the rent. My brother, have mercy on us. He who is in the show will have mercy on you, He who is in the sky. My brother, this is my WhatsApp number: 00967734829253 Whoever can help us, message me on WhatsApp. We will send him the full name. He will transfer us as much as he can. May Allah reward you. Allah knows that my family and I, our house rent is 20 thousand Yemeni riyals per month, and now we owe 60 thousand for 3 months. The owner of the house is one of those people who do not have mercy. By Allah, my brother, he comes every day and humiliates us and talks about us and wants to throw us out of the house and into the street because we were unable to pay him the rent. We will have until the end of the week, and if we pay him, he will swear by Allah that he will throw us out into the street without mercy. See my situation for yourselves. I ask you by Allah, the Living, the Eternal, to help me. By Allah, the Almighty, even at night we cannot sleep from fear. We do not have mattresses or blankets to warm ourselves from the cold. Everything is flooded from the rain, and we have no one but Allah and then you. My brothers, I kiss your boots, don’t turn me away empty-handed. Help us with whatever you can. Is it acceptable to you that we live in this place? We are girls and we have no one. Our father died in a car accident. Consider us your daughters and your honor, and help me with whatever you can. May God reward you with good =>[[}>] ^][/*&;;&;&&;•̥·-`.`.`.`.`.•.,¸-•.,¸°꒰·̮ •̥·°`.`.`.`.`.,.•¯,.•¯}:;:;:;;::;;::;;::;;-,'-|........😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢❤jsj🎉🎉😢😢😢s😢😢
@AMEAG_V_X4 күн бұрын
There is no other way to make money, why so poor people are looking for money in their name 😢
@HanadAdan-x4l4 күн бұрын
Stop lying and begging in the name of our Muslim brothers. I believe that you are among the online scammers., after doing researching. Please have a shame.