No video

SULDAAN SEERAAR - JACAYL QUWAD LIHII MALIICO OFFICIAL VIDEO 2021

  Рет қаралды 5,334,075

Waqal WStudío

Waqal WStudío

Күн бұрын

Suldaan Seeraar, Xariir Axmed, Mursal Muuse, Hodan Abdirahman, Kiin Jamac, Waqal Studio
Artist: Suldaan Seeraar
Song: Jacyl Quwad Lihii Maliico
Lyrics & Melody: Sakariye Kobciye
Music: Furinle
Director: Tisfaye
Co-director: Khalid Abdi
Cam & Editng: Khadar Waqal
Afro Waqal Furinle Production

Пікірлер: 3 700
@abdalajamaal
@abdalajamaal 3 жыл бұрын
Congratulations waqal Studio 1M 🙌
@zerkasomali5116
@zerkasomali5116 3 жыл бұрын
Idinkana idin ma hyne😂
@Xariif_1
@Xariif_1 3 жыл бұрын
Legend waa ku wadana 😂
@shugriqali5248
@shugriqali5248 3 жыл бұрын
🥰🥰🥰
@adamDooll
@adamDooll 3 жыл бұрын
abdla jamaal adna wad gaari another legend baa tahy👍
@mohammedengabdikarinmohamm5943
@mohammedengabdikarinmohamm5943 3 жыл бұрын
Adiga ayaa ku xiga sxb abdala 😍 wadadeedi ayad haysa
@ArimaHeena
@ArimaHeena 3 жыл бұрын
Diyaar ahay :)
@abdiasiishuseen5965
@abdiasiishuseen5965 3 жыл бұрын
Arimaheena reaction ka soo bixi codsi pro
@cadnaancaduur8056
@cadnaancaduur8056 3 жыл бұрын
Wn ku suganaa arimahena wqal wxuu gadhy 1m u hanplye
@nabiilyare6139
@nabiilyare6139 3 жыл бұрын
WE READY TEAM ARIMAHENA.....❤
@dmohamed
@dmohamed 3 жыл бұрын
Reactionkaaga sugeenaa wll ArimaHeena😊
@khalilharir8935
@khalilharir8935 3 жыл бұрын
Reactionkaaga sugaynaa
@hosowpro
@hosowpro 3 жыл бұрын
Hambalyo 1M Subscribers Waqal Studio. Suldaan Seeraar heesta dabaaldegga
@engazaad8760
@engazaad8760 3 жыл бұрын
Is fashili lcg darteed ahaa ninkan😄
@gamuuteshow_
@gamuuteshow_ 3 жыл бұрын
Legend hosow✌
@WaqalStudio
@WaqalStudio 3 жыл бұрын
Jazakallaah brotherkayga aad bad u mahadsanatahay.
@ezmailali8187
@ezmailali8187 3 жыл бұрын
@@WaqalStudio waar khadarow xaflad maad samaynayn
@wahanofficial3386
@wahanofficial3386 3 жыл бұрын
@Arimaheena
@mahdiahmed3769
@mahdiahmed3769 3 жыл бұрын
Heesuhu marwalba waxay ka hadlaan tilmaamaha dhibkaga lkn quraanku wuxu ka hadla xalka dhibkaga hadad jeceshay quraanka LIKE II Saaar............)
@maxamedindhacade8601
@maxamedindhacade8601 3 жыл бұрын
Gabxazta
@maxamedindhacade8601
@maxamedindhacade8601 3 жыл бұрын
💞💞🧡🧡🤩🤩😍
@mahdiahmed3769
@mahdiahmed3769 3 жыл бұрын
@@maxamedindhacade8601 ilkacase
@laylacaynab7896
@laylacaynab7896 3 жыл бұрын
Quranka iyo kalada hesaha ad isgarab digeyso umada dulmi ha uhorsedin
@farxaangeedi424
@farxaangeedi424 3 жыл бұрын
Heestaanu sugaybay
@kaafiyaabdirizak
@kaafiyaabdirizak 3 жыл бұрын
Hees kasta oo macaan waxaa kasii macaan qur'aanka allah 😢 ilaahow heesaha naga soo madoobee
@nasrimohamed5563
@nasrimohamed5563 3 жыл бұрын
Wlh wa run
@superfunn6317
@superfunn6317 3 жыл бұрын
Aamin
@bukharimohamed3828
@bukharimohamed3828 3 жыл бұрын
Hadaaba sidaas u ogahay maxaa kukeenay meshaan?
@aminaabdi9613
@aminaabdi9613 3 жыл бұрын
Amiiiiin🤲🤲🤲
@mame77calicabdi5
@mame77calicabdi5 3 жыл бұрын
Waa runtaaa wll qli Aamiin yarabi 🤲🤲
@Geenyada
@Geenyada 3 жыл бұрын
Congratulations waqal studio, first somali music channel hit one million 🙌🏽
@hamzeismanhamze1869
@hamzeismanhamze1869 3 жыл бұрын
Duumachi keep going from française
@hanaadiapdiqani4287
@hanaadiapdiqani4287 3 жыл бұрын
Hees iyo bar suldanka geeska
@abdikadirmohamedjama7508
@abdikadirmohamedjama7508 3 жыл бұрын
xaasnimada waxay ka bilaabeen dislike bal maxay dhib ah ooy ku haystaa like haday siyaan fanaanka
@shukriahmed8331
@shukriahmed8331 3 жыл бұрын
No
@abdicumar1503
@abdicumar1503 3 жыл бұрын
waa hees shidan nacabku darbiyada ha jiidho QARDHAAS ka xidho nabiibka
@jamaaljacelow1530
@jamaaljacelow1530 3 жыл бұрын
qof xumi intuu dunida joogo qilaaf Lagama waay naayo taas been eheen ciil tiraha Fanka waqal 1m subscribe Ah hambalyo ✊
@Xariif_1
@Xariif_1 3 жыл бұрын
Niyow waalagu waaye 🤣
@modellerking2198
@modellerking2198 3 жыл бұрын
Jeclow legend
@Aarka80
@Aarka80 3 жыл бұрын
Welcome back nio
@midnimofc2675
@midnimofc2675 3 жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰
@midnimofc2675
@midnimofc2675 3 жыл бұрын
👍👍👍👍👍
@KornelAbdi
@KornelAbdi 3 жыл бұрын
Hambalyo Waqal Studio 1M Subscribe Suldaan Seeraar wax kale
@WaqalStudio
@WaqalStudio 3 жыл бұрын
Kornel abdi thks bro
@ss-nu5wc
@ss-nu5wc 3 жыл бұрын
@@WaqalStudio hambalyo waqal studio ka badana waad uqalantaa💞
@hanimuhumed8160
@hanimuhumed8160 3 жыл бұрын
@@WaqalStudio hamabalyo inaadeer
@muhiyadiinibrahim9147
@muhiyadiinibrahim9147 3 жыл бұрын
@@WaqalStudio hanpalyo hanpalyo waqal studio 1m subscribe
@jonisonhijanhi9657
@jonisonhijanhi9657 3 жыл бұрын
Hambalyo waqal studio inkabdn ayn kurajaynya wll
@SomaliNewEntertainment
@SomaliNewEntertainment 3 жыл бұрын
Waa la yaabay khadar waqal iyo Suldan seeraar
@ifrahsaid9502
@ifrahsaid9502 3 жыл бұрын
Wnejeej
@cabdulahi1235
@cabdulahi1235 2 жыл бұрын
Hj
@somaliyameni202
@somaliyameni202 3 жыл бұрын
Qof kasto qoralkyga Arka waxan u rajenaya cafimat io cibado suban🤲
@ss-nu5wc
@ss-nu5wc 3 жыл бұрын
wa ku xiisney aomali yamaniyoow🥰
@secretstar8830
@secretstar8830 3 жыл бұрын
Aaamiin
@somaliyameni202
@somaliyameni202 3 жыл бұрын
@@ss-nu5wc me too😍
@nimcokayse8950
@nimcokayse8950 3 жыл бұрын
Aamiiin adna sidokale🤴🥰
@abdirahmanyare8503
@abdirahmanyare8503 3 жыл бұрын
Heetaan markey gaarto one million anigana 3 million like igaarsiiyaa walaahey soomaaliyeedow😂🙏
@kamalabdihakinomar5501
@kamalabdihakinomar5501 3 жыл бұрын
Waqal 1M subscribe Another level 💪❤
@hakiimigemer4756
@hakiimigemer4756 3 жыл бұрын
Somali maxamed soo boqo chanalkayga adaa yaabi doona
@Xariif_1
@Xariif_1 3 жыл бұрын
Kkkk insha Allah
@inaboqortoyo2090
@inaboqortoyo2090 3 жыл бұрын
@@Kalid__ mada dageystay
@najipapdi9840
@najipapdi9840 3 жыл бұрын
Maadaa dhagaytaba
@MOHAMEDBILE1998
@MOHAMEDBILE1998 3 жыл бұрын
Heestan aniga la iiqaday ayaad muuda walhi qisadeeda oo dhamaystiran aniga Lee la iga helaya waayo qof aan ka filayn ayaa gabdhaan jeclaaday maalin waliba isku keen diri jiray alx hdda waan haystaa gabdhaan jeclaaa waan ogaaday qofkaaas xumaantiisa... like 1m ha la ii gaarsiiyo
@qamaryussuf486
@qamaryussuf486 3 жыл бұрын
Yaa kuu qaaday
@northernfrontierdistrictas5442
@northernfrontierdistrictas5442 3 жыл бұрын
This song the best and I support
@NasroXamud-lu6mf
@NasroXamud-lu6mf Ай бұрын
Www m.a iski waara ❤❤❤
@SWAHILINATION
@SWAHILINATION 3 жыл бұрын
Salute to the legend Suldaan Seeraar + congratulations Waqal Studio for 1M Hope y’all will enjoy our reaction 🤟🏿✌🏿
@Xariif_1
@Xariif_1 3 жыл бұрын
Legend 🙏🤣
@patrickknan774
@patrickknan774 3 жыл бұрын
Big
@asadhagio2724
@asadhagio2724 3 жыл бұрын
Waxkle aaqal
@jamaldakane9364
@jamaldakane9364 3 жыл бұрын
I'm waiting your reaction 🥰
@forexislife143
@forexislife143 3 жыл бұрын
Waiting for your #REACTION #swahili_Nation
@khaalidkaamilofficial7166
@khaalidkaamilofficial7166 3 жыл бұрын
Congratulations congratulations waqal studi 1M SPECIAL KHADAR WAQAL
@fazulhooyo318
@fazulhooyo318 3 жыл бұрын
Kamiil best fanan the underrated one keep going brother ✅💙
@aminadhemansulub5661
@aminadhemansulub5661 3 жыл бұрын
Khaalid kaamil keep going
@abdifitahsablaale2649
@abdifitahsablaale2649 3 жыл бұрын
Khaalid waxaan ahay abwaan cusub Xageen ka helaa sxb tell kaaga
@abdalleguuul4135
@abdalleguuul4135 3 жыл бұрын
Your Are not xasid 🤣
@abdizamed34official41
@abdizamed34official41 3 жыл бұрын
No no team waqal prada
@bishaaragahmedia
@bishaaragahmedia 3 жыл бұрын
Shab Shab ! Suldaanka Geeeska IS BACK🔥🔥🔥
@nimcagelle6416
@nimcagelle6416 2 жыл бұрын
jjdjdj
@SHUTTERCOMEDIAN
@SHUTTERCOMEDIAN 3 жыл бұрын
Wlh Quraan iska saara sharkooda haddii kale qalaas qisadiini 😭
@cabdallasayga7410
@cabdallasayga7410 3 жыл бұрын
Mcn waye
@Madar_mohamed
@Madar_mohamed 3 жыл бұрын
*Hampalyo Waqal Studio 1M subscribers*
@techblack414
@techblack414 3 жыл бұрын
Madar maal mahan halkaad ka dhacday walaaky
@WararkaSamakaabTV
@WararkaSamakaabTV 3 жыл бұрын
Hambalyo Waqal Sxbnaa 1m Subscribe waxaad dhiiro galin u tahay dhalinta hamigoodu sareeyo kuwaas oo iyaga oo aan qofka isku xirin iskood u noqdo tiir taagan saameyna ku yeesha bulshada dhexdeeda Congratulation pro
@hamseshaacirent4400
@hamseshaacirent4400 3 жыл бұрын
Suldaanka Geeska Legend Way kaa dhantahay ERAYO LAXAN MUSIC 👉Inay is helaan Qorshaystay Dadbaa U Quuri waaya ✅1M HANBLYO WAQAL
@aftahkaramah5368
@aftahkaramah5368 3 жыл бұрын
350 oo comment hadad iga dhex aragto ku sali nebi Maxamed Scw😭😭🙋‍♂️
@murzalmoha1018
@murzalmoha1018 3 жыл бұрын
Scw
@musharafkodah
@musharafkodah 3 жыл бұрын
Horta adigu meel walba comment maka bixinee Comment ku dhiigle😂😂
@haajiluizofficial4730
@haajiluizofficial4730 3 жыл бұрын
Scw scw scw
@haajiluizofficial4730
@haajiluizofficial4730 3 жыл бұрын
Scw scw scw
@samsamcaday7ug165
@samsamcaday7ug165 3 жыл бұрын
Scw zcw scw zcw 😘
@axmedxadaari
@axmedxadaari 3 жыл бұрын
FadLan jooji like ta aad Saliga Nebiga ku Raadinayso scw ❌
@senoritahamda1417
@senoritahamda1417 3 жыл бұрын
Waa washan dadkan Qur'an iyo rasulkii ee ku qarabanayan bisinka meesha heesta maxaad ka soo doontay
@dheremoha1286
@dheremoha1286 3 жыл бұрын
Scw
@abdirashidabdilahi3262
@abdirashidabdilahi3262 3 жыл бұрын
Suldaan seeraar is the only legend i can't wait
@zakiabdiibrahim4420
@zakiabdiibrahim4420 3 жыл бұрын
Legend Suldaan Serar Guhaad From Jijiga Guulayso Libax 💚💙❤️👏🏾
@princealsomali3601
@princealsomali3601 3 жыл бұрын
ninka iskaleh wa reer jigjiga 😂
@mrfuga6041
@mrfuga6041 3 жыл бұрын
@@princealsomali3601 ma KZbinkan??
@maxaakaagalay5450
@maxaakaagalay5450 3 жыл бұрын
Yaaa salaam!!! Omg what a hit!! This guy is on his own league!! What a song! What a voice!! Hestaan markee 10million remember this comment! Suldaan Halooga haro heeeso! No one compares!! No one!! 👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿
@hilaahilaac9359
@hilaahilaac9359 3 жыл бұрын
Waxan layaaby abwaan wa somaalidii hore
@nimomohamed8941
@nimomohamed8941 3 жыл бұрын
Dadki fanka laha heesta laxanka ereyadaba leh iyo suldan codmacan mzha allh
@hal-abuurcawilbile2863
@hal-abuurcawilbile2863 3 жыл бұрын
Layaab LAYAAB 😱😱 Codka suldaan seeraar Erayada $ laxanka sakariye kobciye Music ustaad furunleh Camera TEAM waqal Habalyo waqal 1m SUBSCRIBers wax KALEH ha SOCOTO Hawshu 👏🙏🙏
@WaqalStudio
@WaqalStudio 3 жыл бұрын
jazakallaah khayr walalkay aad bad u mahadsanatahay
@asalibashir5886
@asalibashir5886 3 жыл бұрын
@@WaqalStudio keep going 💪
@saciid90
@saciid90 3 жыл бұрын
Hambalyo Million Congrts Team Waqal Finally We Made it 🔥
@mohamedmowlid7239
@mohamedmowlid7239 3 жыл бұрын
Hamplyo hamplyo waqal studio 1million Keep going guys good job guys
@maalinproduction2979
@maalinproduction2979 3 жыл бұрын
Hambalyo Hambalyo Hambalyo Team waqal studio
@abokarhassan876
@abokarhassan876 3 жыл бұрын
Waqal million congrts👍👍
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 3 жыл бұрын
Erayada & Laxanka Abwaan da'yar Sakariye Kobciye gacan ban u taagay 🙏❤ . Codka halaasiga ah Suldaan Seeraar 😍. Muusiga mcn Furinle 💜. Duubista Waqal Studio 1M Subs Hambalyo 🏆 .
@zakariyehassan7321
@zakariyehassan7321 3 жыл бұрын
Lyrics ka heesta • Qof xumi intuu dunida joogo • Qilaaf laga waayi maayo • Warqaadiyo Dira diraale • Lammaane intuu qasaayo • Is qabad laga raysan maayo • Qalbiyo isku soo dhibtooday • Inbadan samir quudanaayey • Inay is helaan qorshaystay • Nolosha qormo sii astaystay • Dadbaa jira quudhi waaya • Quluub adagaa namiimku • Qalbina maleh xaasidiintu • Qaarkood dhagaxaa ka roone • Qur'an❤ iska saar sharkooda • Qardhaasna ka xidho xijaaba • Qarniganay soobateene • Qoom kasta waa laga helaayey • Qirbeeniyo naar afuufe • Qaswade diintaan ammaanin • Xaasidka Lagu sheeg quraanka❤ • Farxadda laba qaadanaaya • Dareen dhaba qaybsanaaya • Dadbaa jira quud darreeya • Cudurka naxligay qabaane • Jacayl quwad lihi ma liico • • Quluub adagaa namiimku • Qalbina maleh xaasidiintu • Qaarkood dhagaxaa ka roone • Qur'an❤ iska saar sharkooda • Qardhaasna ka xidho xijaaba Wixii qaldana iga saxa wllayaal ❤🙏 Xaasidku darbiyada ha jiidho
@daahircaalami497
@daahircaalami497 3 жыл бұрын
legend
@positiveandfunny4332
@positiveandfunny4332 3 жыл бұрын
Ereyada Sakariye Kobciye Always 😍
@Saluu_moha1
@Saluu_moha1 3 жыл бұрын
Qardhaas maxa laga wadaa wllo
@Xariif_1
@Xariif_1 3 жыл бұрын
wax qaldana malaha legend 🤣
@zakariyehassan7321
@zakariyehassan7321 3 жыл бұрын
@@Saluu_moha1 wll waa shay qofka marka ay ishu ku dhacdo loo xidho iyo xoolahaba
@dugziyahinnedesign121
@dugziyahinnedesign121 3 жыл бұрын
💞💘💝💖inta xildhibaankodii soo baxay farta taaga😁☝️
@apdizalan8132
@apdizalan8132 3 жыл бұрын
Wu so baxay
@iam.legendar
@iam.legendar 3 жыл бұрын
Ani wuu khazaaray codkaygii 😭🤣
@wdphotogarphy8012
@wdphotogarphy8012 3 жыл бұрын
Batuun💟
@kalthumaahmedmohamed4315
@kalthumaahmedmohamed4315 3 жыл бұрын
Mr .Mooge❤
@Shakur810
@Shakur810 3 жыл бұрын
InTuu dhacay Baan KalinTa Kowad uGu JirnaaH😂😂😂
@hanadabdi598
@hanadabdi598 3 жыл бұрын
The only somali youtuber entertainment only Waqal Studio 🎙 ❤❤🔥🔥🇸🇱🇭🇺🇸🇴💯
@zakariyeibra9199
@zakariyeibra9199 3 жыл бұрын
Heesto waaa wax kale Adoo aamusan hadad dhagaysanyso like saar🏃‍♂️😂
@najuuquruxwanaga3815
@najuuquruxwanaga3815 3 жыл бұрын
Hhh aniga kulamida huuno 🤔😄😄
@maxamedindhacade8601
@maxamedindhacade8601 3 жыл бұрын
@@najuuquruxwanaga3815 😃😃😃😃😃😃😃
@saabir3667
@saabir3667 3 жыл бұрын
Waar heesta xagee lagu duubay
@zakariyeibra9199
@zakariyeibra9199 3 жыл бұрын
@@saabir3667 waxaa lagu duubay filaa Ethiopia
@zakariyeibra9199
@zakariyeibra9199 3 жыл бұрын
@@najuuquruxwanaga3815 haa huno waad ka heshay saw maaha😂
@sallomohaofficial411
@sallomohaofficial411 3 жыл бұрын
Heestan iney wax jira kahadleyso inta ilafahansan like ta iskumuujiya
@joeljunior5643
@joeljunior5643 3 жыл бұрын
Much love from 🇪🇹💚💛❤️ Well done suldan I am huge fan I have seen u when u perform in JIGJIGA university after that I hear ur song..my Somali class mates in z campus influence me in positive way to hear ur song i can say ur superstar on this time keep it up and tnx to make ur video on ma city Addis Abeba good job we expect more from u 👏👏✌️✌️
@N_F_MUZIC_OFFICIAL
@N_F_MUZIC_OFFICIAL 3 жыл бұрын
I cant wait Suldaan seerar ❤❤❤🖤🖤🖤💚💚💚💛💛💛
@forexislife143
@forexislife143 3 жыл бұрын
❤❤❤
@muhzinboqori2954
@muhzinboqori2954 3 жыл бұрын
Mar 5m gaarto heestaan dadbaa like iisaara dhihi doono anoo kasoo horeeyana qof iisaarysa malahan somalida xaasidnimi kala yaabay war waxa noosaara
@abdallaabdikariin6509
@abdallaabdikariin6509 3 жыл бұрын
marnaba no hoos
@nafizakamaalbashiir5510
@nafizakamaalbashiir5510 Жыл бұрын
Heeztaan xaqiiq ayay kahadleyzaah dad waxa jirah nolol ku quureyn aniga ayay gurigaygah iga dumiyeen qofkan isjeclaynah nakala direen dhib io nabadeen murug io oohin😢😢 Ilhow sharta xasidkah naga qabob
@guletmoh8034
@guletmoh8034 3 жыл бұрын
Waqal studio duriyadii reer somaliland Hambalyo libaax💚⚪❤ Duriyadii alhamdulilah doorashadii si wacan ayay inoogu soo dhamaatey 💚⚪🔴 Halmid ayaynu nahee inaga daya qabyaalad si aan africa u hogaamino💚⚪❤
@cumarcismaancali2839
@cumarcismaancali2839 3 жыл бұрын
Halkaa kagag hay suldaanka
@ameennikke
@ameennikke 3 жыл бұрын
WAQAL STUDIO 🎙️🎙️🎙️ FROM BELARUS....7.3K....5 MINUTES
@ameennikke
@ameennikke 3 жыл бұрын
MY STUDIO 🎙️🎙️🎙️
@empireshow1
@empireshow1 3 жыл бұрын
Zhp ila soo xidhiidh beluras waan u baahnay
@sihlekotu5497
@sihlekotu5497 3 жыл бұрын
I don’t even what this guy is saying but I love the song ❤️love from South Africa 🇿🇦
@naima6045
@naima6045 3 жыл бұрын
The songs name is " a powerful love dont fail" he talks about those who try anemies of true love....great song
@quenchmanai
@quenchmanai 3 жыл бұрын
Intan oo qof hada iga dhax aragtay like ta calyada haisku dhajin wll😂
@quenchmanai
@quenchmanai 3 жыл бұрын
@Hafsa Hussein wlshy❤
@thecoze3
@thecoze3 3 жыл бұрын
Heesta In Ay Leedahay Laxanki Zakariye Kobciye ( Waxba Kugu Jira I Jiita ) Ma Ila Aragtay 🤷‍♂️🙋‍♂️🙏
@haldoordumar6770
@haldoordumar6770 3 жыл бұрын
Isaga leh ereyada iyo laxankaba marka qofka laxamadisu waa isuyara ekanayan
@shankaroon4847
@shankaroon4847 3 жыл бұрын
Waqal somaligi ugu horeyay ee gadhay 1m hambalyo huuno quraan iska saar sharkoda qardhasna ka xidho suldan 👏
@xamdacali9702
@xamdacali9702 3 жыл бұрын
HwestaN kaLiya MarkaY ZobaXdaY AadbaN uNafizaY whY xaasiDkii Cuba iga HadhaY marksman meelWalpa Zo dhiGaY
@kingmuhanad6746
@kingmuhanad6746 3 жыл бұрын
Big lagenad walalaky iga wayeen suldaan seraar keeb going walalky rer somalilaand jamhoriyada madx isran tahiin💚💭❤🙏💚💬❤
@siciidcismaan7994
@siciidcismaan7994 3 жыл бұрын
Sokle wll qli
@asadyousuf8406
@asadyousuf8406 3 жыл бұрын
Suldaan Come Back Inta tagerta Suldanka Like ta ❤️
@mowliidcabdi5746
@mowliidcabdi5746 3 жыл бұрын
3.4k hadaa iga dhex aragto sulka ha ila dhaafin legend ahee😄
@haniilkacas8323
@haniilkacas8323 3 жыл бұрын
Markii hore wan kaqeyliyey nacapkee lkn wan heley talo wacn wu isiiyey Suldaan seeraar Alleh haku sharvo😊👑💖😨✌
@hamdalaki1787
@hamdalaki1787 3 жыл бұрын
Suldaan ka ya takeera✌✌💯 waqal studio hambalyo 1M 🙏
@Fagaarahashow
@Fagaarahashow 3 жыл бұрын
Congratulations To Waqal Studio 1M Subscribers Suldaanka Geeska Hees Aan Waxba Laga Qaban Karin 👏💯✅
@kingashraf955
@kingashraf955 3 жыл бұрын
Ereyada iyo laxanka sakariye kobciye wow another level wlhi
@mustaphewalidahir9490
@mustaphewalidahir9490 3 жыл бұрын
My eyes: Reading the comments My ear: listening the song My hand: Scrolling the comments I am a very busy person. Congratulations to Waqal Studio. You have become the first Somali to reach a million subscribers💥💫 Layaab layaab 1M
@TheSayax22
@TheSayax22 3 жыл бұрын
Kulamid ayaan ahay
@Waxkasta
@Waxkasta 3 жыл бұрын
@@TheSayax22 252633564732
@mohamedabdiwali7979
@mohamedabdiwali7979 3 жыл бұрын
Maaha chp somaligi ugu horeyy qaarba ka horeya somalida
@kinmohamed9064
@kinmohamed9064 3 жыл бұрын
Same here😂😂😂😂😂
@samawade282
@samawade282 3 жыл бұрын
Marka Hibooyinka la mideeyo waxa ka soo baxa wax aad u qurux badan qiima ahaana aad u sareeya. Wax yar ila fiiri Zakariye Kobciye Suldaan Seeraar Ahmed Weli Furinle iyo Waqal oo isu tegey Heesta iyo Muuqaalka ay ino so gudbiyeen.
@ZuHaYP_t0mLY
@ZuHaYP_t0mLY 3 жыл бұрын
Congrats team waqal 🥳 the one and only team waql from Canada 🥳🤩✔
@samatarupdyrahman8025
@samatarupdyrahman8025 3 жыл бұрын
Waqal one milyan aaway dee dabaal dagii Like azxpta
@zihaambarwaaqo8660
@zihaambarwaaqo8660 3 жыл бұрын
Inkaston soo raagay Hambalyo dhaladkii dalkayga Khadar Waqal 1m iyo fanankii qarrniga suldanka geeska like iska saar free mahino🤣
@sharmaarkemedia3195
@sharmaarkemedia3195 3 жыл бұрын
Wow Tan hees waa dhaaftay Suldaan seeraar waxkale Wall studio hampalyo (((( 1M )))) 🥰🥰
@somalitwins9681
@somalitwins9681 3 жыл бұрын
Heestan waxay gaadhaysa 200m views 1m subscribe aduunka arkaya o loo furaya💚🗯❤waqal studio
@cabdiqanianshax4077
@cabdiqanianshax4077 3 жыл бұрын
Waqal is the best channel in somalia
@mjhilaaciye_official2
@mjhilaaciye_official2 3 жыл бұрын
Hmblyo waqal studio 1million Legend suldaan seraar
@zerqeyz4185
@zerqeyz4185 3 жыл бұрын
Waxan aa HLkan Ka Salamaya Sxbkey Suldan Iyo Bahda Waqal studio Oo Gadhey 1m Hanpalyoh BROTHER 👏🇸🇴❤
@imaanfahma4502
@imaanfahma4502 3 жыл бұрын
Wale heestan wax jiro aye kahadloysa saxiix👌 Sudaan seraar is back🔥♥️ legend ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@aqanimaxamedofficial1308
@aqanimaxamedofficial1308 3 жыл бұрын
WAQAL HANPALYO HANPALYO HANPALYO 1M XIDHAY INTA IO INKAPADANPA IDINLA JECEL NHY 🥳🥳🥳🥳
@dj.rockets
@dj.rockets 3 жыл бұрын
Another level video One million Subscribe Layaaab layaaab waqal Studio ✔❤🙏
@Rosemary256-3
@Rosemary256-3 2 жыл бұрын
Waxan dhagaysanayaa habeen Axad soo galayso 27August 2022 jacaylkayga waxan ku waayey dad xaasida dartood ilahay wuu ujedaa dadkaas ma cafin doono😭😭💔💔🥺🥺😥😥
@Xmuudi68
@Xmuudi68 3 жыл бұрын
The one ☝️ n only legend waqal studio fadlan channelkeyga soo booqda team waqal beats ayaad ka helaysaan i caawiya somaliyey 🇸🇴 hanoolaato 🇸🇴 ❤️
@Somali_Lyrics1
@Somali_Lyrics1 3 жыл бұрын
Qof Xumi Intuu Dunida Joogo Khilaaf Laga Waayi Maayo Warqaade Iyo Dire Diraale Lamaane Intuu Qasaayo Isqabad Laga Reysan Maayo Qalbiyo Iskusoo Dhibtooda In Badan Samir Quudanayay Iney Is Helaan Qorsheystay Noloshu Qormo Sii Asteystay Dad Baa Jira Quudhi Waaya Quluub Adagaa Namiim Ku Qalbina Male Xaasidiinta Qaarkood Dhagaxa Ka Roone Quraan Iska Saar Sharkooda Qardhaasna Ka Xidho Xijaaba Qarniganeey Soo Bateene Qoom Kasta Waa Laga Helaayay Qayr Beeliyo Naar Afuufe Qaswade Diintaana Amaanin Xaasidka Lagu Sheeg Namiimka Farxada Laba Qaadanaaya Dareen Dhaba Qaybsanaaya Dad Baa Jira Quud Dareeya Cudurka Naxligeey Qabaane Jacayl Quwad Lihi Ma Liico The Only one Legend Wll Suldaan Seeraar Iyo Khadar Waqal Waxkale Boqortooyo
@wiiloxasan6480
@wiiloxasan6480 3 жыл бұрын
oh my god wa hees i tabaneyso
@queenofqueens3961
@queenofqueens3961 2 жыл бұрын
Walaahi hees macno badan wadato keep going seerar ku taageersanahay 💪❤🔐
@FarxaanFuture
@FarxaanFuture 3 жыл бұрын
Qof Xuni intuu dunida joogo Khilaaf laga waayi maayo. Muxuu run sheegay 💯 War bal ado aamusan hadad comentiga aqriyayso, hees tana dhagay sanayso Liketa mxd iila dhaafi Dee gcle 😋😍
@aamiinnuuradiin2622
@aamiinnuuradiin2622 3 жыл бұрын
Erayda top❤💯✌sakariya kobciya Laxnka isla kobciye. Music lagned furline❤💯🎤🔊🔊🎵 Codka suldanka geeska🎤🔊🎤❤✌
@ubixishbae2087
@ubixishbae2087 3 жыл бұрын
Sax weyan
@maqsudahmed-yh5pd
@maqsudahmed-yh5pd Жыл бұрын
En tooto 😊barki adiis ABaba only reer adiis. Mesh duurka aha weye dalxiisa yashu adaan 😮
@sumayo4532
@sumayo4532 3 жыл бұрын
Congratulations waqal ✨🎆1M🎉🎊🥀✨
@sakariyesayid
@sakariyesayid 3 жыл бұрын
Reaction dirisle abdi meeeYe💯❤️🕊️tan hees la odhan kari maaYe codka 100% laxanka%100 musica100% EreYada100% waala Yaabay qardhaasna ka xidho xijaaba💯❤️🕊️
@somalirealitychannel5797
@somalirealitychannel5797 3 жыл бұрын
The one and only studio waqal 1m congratulation pro🥳🥳
@mounibmed4471
@mounibmed4471 3 жыл бұрын
Waaw parfait Belle musique Somalie ❤❤ 100%
@dahaboabdilahi8851
@dahaboabdilahi8851 3 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤💋💋💋💯💯
@kinggacan9902
@kinggacan9902 2 жыл бұрын
Heyward I would
@jamaalisco248
@jamaalisco248 3 жыл бұрын
Congratulations waqal studio 1m 🙏🙏🙏✅✅✅🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯❤
@mirarmy8189
@mirarmy8189 3 жыл бұрын
أفخممم أغنيه صوماليه.😭🥺❤️❤️❤️❤️
@iidocabdiaragsan8802
@iidocabdiaragsan8802 3 жыл бұрын
Qasayo
@SICIIDGAALERI
@SICIIDGAALERI 3 жыл бұрын
Heesti ugu horasay after one molion waqal stodio ❤✔
@jrfunny9120
@jrfunny9120 3 жыл бұрын
Suldan serar is back 1m markey Garto like ha ila dhafin 🇸🇴🇸🇴
@burco8060
@burco8060 3 жыл бұрын
Fanan sereer waa fanaan sanadkan waxa u dhaama qar badan oo hada isku sheega fanaanin
@princeabdirahmanartan
@princeabdirahmanartan 3 жыл бұрын
Congratulations to WaqalWStudío , "The First Somali KZbin Channel to reach One Million Subscribers…" This Is Amazing!!!
@diegocosta6634
@diegocosta6634 3 жыл бұрын
Heestaan markay 1m gaarto liketa ha ila dhaafina ilma adeeryaal❤❤🤙👀
@abtidonomar5516
@abtidonomar5516 3 жыл бұрын
Congratulations waqal at one million above going waxn ni caleemasaray boqorka STUDIO YADA👑👑👑👑👑👑HABALYO again horay usocoda from dire dawa ETHIOPIA
@fcdauphinduterrain6098
@fcdauphinduterrain6098 3 жыл бұрын
1M subscribe congratulations waqal
@akjacelow8674
@akjacelow8674 3 жыл бұрын
Congrats Waqal Studío 1M😱😱
@daarali
@daarali 3 жыл бұрын
Suldaanka geeska and waqal iyo zakariye kobciye/ furunle heesta waa la iskugu tagy best melody ♥💙❤💖💕😍♥💙❤💖
@salahhonda1843
@salahhonda1843 3 жыл бұрын
Heestan 1Million Hadey Garto 1K Like idinka rabaa Somali maxamed🙏🙏
@mohahareri4508
@mohahareri4508 3 жыл бұрын
Dadkiinan inta heesta dhagaysta hdana soo qoraya "Heesuhu waa xaaram" dhibka naga dhaafa nh walalayaal
@najmanuura5473
@najmanuura5473 3 жыл бұрын
Haday xaraan yihiin adi halkan maxaa ku keenay🤣🤣🤣 waxaad qorayso iyo indhahaagu ha wada socdaan🤣🤣🤣
@4431330
@4431330 3 жыл бұрын
Walaal waligaa iska ilaali qof wanaag idiin sheega inad dhahdid maxad iigu sheegaysa. Mideeda kale Heesta marka lakala saaro ereayada dambi maahan hadaysan kujiro ereyo xun ama shirki keenaya sida " Qardhaas kaxiro sharka kaa xijaabta" oo ah shirk iyo dambe wayn Alle ayaa wax xijaba lkn dulmiga Suufiyada iyo bidcooyinkoda aya keenay qardhaasaha sixirka iyo quraanka lagu ciyaarayo kudhexjiro, lkn Erayo caadi ah oo xalaal ah hadii Music soo galo waxay noqonayaa xaaraan wana tan culimado dhan isku raaceen. Alle hanaso wada Hanuunsho walalayaal bini adam ayaa layahy wala wada dambaabaya ee Tawbada iyo dikriga Alle yanan la ilaawin qofki idin xasusiyana Si khaldan hau fasiranina.
@tawalyusuf1851
@tawalyusuf1851 3 жыл бұрын
Haa Heesuhu waa xaaraan
@najmamahdi4937
@najmamahdi4937 3 жыл бұрын
Wlahiii yaa igu ridden noo
@aminaali9998
@aminaali9998 3 жыл бұрын
Waxan ku leeyahay noolow suldaan seraar waan ku taageeraa jirow noloq cad macanida alle ha kuu dayo erayada jacaylka 1N
@khadarcabdi4544
@khadarcabdi4544 3 жыл бұрын
Congratulations waqal studio 1M👏
@zakariyeg2521
@zakariyeg2521 3 жыл бұрын
Im from China I love Somali songs ✊❤️
@mumtaaz6488
@mumtaaz6488 3 жыл бұрын
kkkk
@Saidmohamed57
@Saidmohamed57 3 жыл бұрын
Marka hori waqaal 1M subscribe hapliyo hapliyo mar sedxaad hapliyo suldanka geeska ku soco
@cksaedabdiomar2123
@cksaedabdiomar2123 3 жыл бұрын
Heestii 1m congralatuations the one and only 🔥🔥🔥
@Hanuunmedia37
@Hanuunmedia37 3 жыл бұрын
Heesta heesaha Qaswade diintaan amaanin ❤💪
@user-jl4iz8uc6f
@user-jl4iz8uc6f 3 жыл бұрын
Hormuudka somalida waqal studio 📷💯 congratulations 1M bro 👑 keep walking.
@khadiir____officail6564
@khadiir____officail6564 3 жыл бұрын
Hadii aad iga dhex aragto iisaar like 💚💬❤
@mohamedboulhan6565
@mohamedboulhan6565 3 жыл бұрын
Congratulations waqal studio for 1 M 👏❤👑
@ifortuny9581
@ifortuny9581 3 жыл бұрын
Jecel Oo daab aaah waliga halmar ayan damaray wilkana wankala tagney 4 years kahoor ila hada wan jeclahay 😭😭😭
@maskiinalle539
@maskiinalle539 3 жыл бұрын
Intaasoo comment ah hadaa iga dhax aragto allaha ku barakeeyo ....,🤗
@abdihakiimgermany9335
@abdihakiimgermany9335 3 жыл бұрын
1M WAQAL STUDIO LAYAAB LAYAAB WLE WAYNU DHAQAAQNAY ANUU ISAGOO MARAYA 200 AYAN KU XIDHMAY ILA UU MILLION UUKA TABTY KEEP GOING BROTHER KADAR GAR WAN KU WATA GARDARO KUGUMA WATO THE LEGEND OF legend 🥰🥰🥰❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚🤍💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚❤❤❤❤❤❤💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟❣❣❣❣❣💔💔💔💫💥💢💯💟❤❤❤❤❤❤
@WaqalStudio
@WaqalStudio 3 жыл бұрын
Jazakallaah khayr sxb abdihakim mahadsaniid
@SuperLuisnani17
@SuperLuisnani17 3 жыл бұрын
Mar hadduu Kobciye ereyada leeyahay heestan Sharma iyo Xaasidka Dameer Calasow baa laga sameeyey! Bal u fiirso.
@abdiwaasacqorshe7195
@abdiwaasacqorshe7195 3 жыл бұрын
Entota park #Addis Ababa. Legend come back with wonderful song.🤩❤💥💯
@salmanhussein5141
@salmanhussein5141 3 жыл бұрын
Addis Ababa waan WADA joogna suldan ka waa ninka igu badan ee aan arko
@abdiwaasacqorshe7195
@abdiwaasacqorshe7195 3 жыл бұрын
Hhh Malaha aragtidiisa ayaa kugu badatay😂😂
SULDAAN SEERAAR | AGGA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
4:41
Waqal WStudío
Рет қаралды 6 МЛН
SULDAAN SEERAAR _ AX MATIRI _ REACTON
6:15
mohaan lakiiza
Рет қаралды 1,7 М.
Kids' Guide to Fire Safety: Essential Lessons #shorts
00:34
Fabiosa Animated
Рет қаралды 17 МЛН
КАКУЮ ДВЕРЬ ВЫБРАТЬ? 😂 #Shorts
00:45
НУБАСТЕР
Рет қаралды 3,5 МЛН
AHMED RASTA  IYO  SAGAL CODKA HEES CUSUB 2018
5:26
SHIINO STUDIO
Рет қаралды 10 МЛН
SULDAAN SEERAAR | XUBNAHA HADALKAAGA QUUTA | HEES CUSUB 2021
5:12
Himilo Films
Рет қаралды 2,6 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 13 МЛН
Suldaan seeraar hees cusub najmaay haybadaadito
5:09
zultan profisitional tube
Рет қаралды 28 М.
SULDAAN SEERAAR - Xaggee Caawa Kuushidan - OFFICIAL MUSIC VIDEO
6:05
ArimaHeena
Рет қаралды 4,6 МЛН
Sharma Boy Ft. Ilkacase Qays - Caga Dhigo (Official Music Video)
3:43
SULDAAN SEERAAR - LAABTU WAA KALIGA - OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
4:50
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,4 МЛН
*Suldaan Seeraar | Xamda | Hees Cusub | 2017
6:29
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 1,9 МЛН
Kids' Guide to Fire Safety: Essential Lessons #shorts
00:34
Fabiosa Animated
Рет қаралды 17 МЛН