No video

SULDAAN SEERAAR | QUMAN | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023

  Рет қаралды 2,970,504

Liibaan Jama

Liibaan Jama

Күн бұрын

Copy Right Protected By Liibaan Jama 2023
ERAYADII: ABDIBASID AHMED
LAXANKII: CISMAN BILE CEYMOOY
CODKII: SULDAAN SEERAAR
MUSIC BY: HENOK ATLABACHEW
VOCAL RECORDING BY: HENOK ATLABACHEW
CAMERA BY: LIIBAAN JAMA
EDITED BY: LIIBAAN JAMA
SOOSAARIDII: LIIBAAN JAMA
SOCIALS MEDIA
Instagram: @bahja.official
TikTok: @missworldsomalia
follow her FANPAGE on
/ studio-liibaan-2863249...

Пікірлер: 562
@mukhtaarbulhan8323
@mukhtaarbulhan8323 Жыл бұрын
Hadaa u jeedo magaca Nabigeena Muhammad❤️Ku sali ﷺ❤️❤️like sara🤲
@indiaeregschannel5298
@indiaeregschannel5298 Жыл бұрын
With all do respect, don’t comment about the prophet in a music video. Acudu’billah!!!
@umalkhayrmaxamed6689
@umalkhayrmaxamed6689 Жыл бұрын
Salalaahu calayhi wasalam Salalaahu calayhi wasalam
@dhuuxyarechannel1486
@dhuuxyarechannel1486 Жыл бұрын
Mucjiso kugu dhacdah waxaagan liketa ku doonaya magaca nabigeena suuba. NNKH
@libanbest8935
@libanbest8935 Жыл бұрын
Cuqubo kugu dhacdaye magac nabiga katir mesha jahilaw
@asyayusuf4852
@asyayusuf4852 Жыл бұрын
SCW ❤❤
@mowliidhayir6507
@mowliidhayir6507 Жыл бұрын
Qottonkaagiyo Waa laguu qiray Qaab dhismeedkoo Gabar qayrkaa Quruxdaada leh Indho mey qaban Markaad qososhoo Qaali bishimaha Kala qaadaa Cishqi qaraweyn I dhex qaadaa Haddii qumaneey Qayb jirkayga ah Dhakhtar kuu qoro Qudhiyo naftaba Waan u quuree Ha lay qalo baan Qunyar odhanlaa Hees laiskugu tagay ❤️🎧
@guhaadalley3312
@guhaadalley3312 Жыл бұрын
Hees ka mida heesaha SULDAAN kuwooda ugu xiisaha badan ee aadka u macan
@thepredators254
@thepredators254 Жыл бұрын
hours ago Aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan ilaahay qabrigeena beer beeraha jannadda kamid ah ha nooga dhigo, Aamiin dheh Subscriber isoo dheh RESPECT💙🙏🙌❤❤❤
@anisaabdullahi4759
@anisaabdullahi4759 Жыл бұрын
Ameeen
@aminaabdirahman8042
@aminaabdirahman8042 Жыл бұрын
Aamiin
@clqadirileeyeclixaji1393
@clqadirileeyeclixaji1393 Жыл бұрын
Aamiin yaa allh
@abdikanimohamed4766
@abdikanimohamed4766 11 ай бұрын
Aamiin
@ubahhussein6368
@ubahhussein6368 9 ай бұрын
Amiin
@dhuuxyarechannel1486
@dhuuxyarechannel1486 Жыл бұрын
Kuwa nabiheena muxamed scw likets ku doona allh mucjiso haku rido
@keeyowcadeofficial7456
@keeyowcadeofficial7456 Жыл бұрын
Welcome back legend suldaan seeraar geeska Africa 🌍 Lyrics 💯 ✍ 💯 Melody 💯 Duubista fantastic liibaan jama laayab waxbo lagaama qabo karo Iyo editing 🎞🎥🔥🔥💯 good well ✔ done Musician henok 🎹🎻🎸💯💯🔥🔥🥰
@hamzeabdijaliil3242
@hamzeabdijaliil3242 Жыл бұрын
Suldaan serar fanaan buuxa dhaan leere
@cabdikhaalaq3382
@cabdikhaalaq3382 Жыл бұрын
The best person ever knowledge and most shine all created prophet Muhammad scw
@harbimohammed1443
@harbimohammed1443 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤scw scw scw scw scw
@Cismaan112
@Cismaan112 Жыл бұрын
Scw scw scw scw❤❤❤
@nuuradiincabdiraxmaan8699
@nuuradiincabdiraxmaan8699 Жыл бұрын
​@@harbimohammed1443 ❤
@amalafnaan3928
@amalafnaan3928 Жыл бұрын
Peace and blessing be upon him ❤ but it's haram to mention here the name of our beloved mohamed scw becouse it's channel of music
@abdulkadiralihassan
@abdulkadiralihassan Жыл бұрын
@AbdikaderAhmed
@AbdikaderAhmed 4 ай бұрын
Who is still here listening to this art in 2024 ❤
@MaxamedQaasimcismaan
@MaxamedQaasimcismaan 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@umawladha
@umawladha 3 ай бұрын
Me 😂 I just discovered this song and I am obsessed!
@AminAlpha1.
@AminAlpha1. 2 ай бұрын
I just discovered it its amazing poetic all of suldaans song
@DeROCKSTONE
@DeROCKSTONE Жыл бұрын
Master piece well done brother 🔆
@axlaamcabdi4292
@axlaamcabdi4292 Жыл бұрын
Hi wn ku tageera bro
@murutiilefani757
@murutiilefani757 Жыл бұрын
Suludan
@fahiimacabdi7263
@fahiimacabdi7263 Жыл бұрын
@@axlaamcabdi4292 the chance to get the best in to see the
@axlaamcabdi4292
@axlaamcabdi4292 Жыл бұрын
@@fahiimacabdi7263 the..............🤔
@iqroibrahim6950
@iqroibrahim6950 Жыл бұрын
🎉😅😅😅😅😊
@Y_zi176
@Y_zi176 Жыл бұрын
This my first time I listen somali song it's very good much love from 🇷🇼🇷🇼🇷🇼🇷🇼🇷🇼🇷🇼🇷🇼🇷🇼🇷🇼🇷🇼🇷🇼
@mustafakosovo5936
@mustafakosovo5936 Жыл бұрын
Rwanda❤ From Somalia🇸🇴🙏
@asyayusuf4852
@asyayusuf4852 Жыл бұрын
Ruwanda Love from Somalia 👀👑🌹
@fatmaawad1847
@fatmaawad1847 Жыл бұрын
ش
@fatmaawad1847
@fatmaawad1847 Жыл бұрын
١
@cabdiraxmaanstudio206
@cabdiraxmaanstudio206 Жыл бұрын
Hamakuru 😂😂 Am i saying right. I have many friends from Rwanda. 🙏
@indiaeregschannel5298
@indiaeregschannel5298 Жыл бұрын
First Somali artist who does things differently, well done Suldaan 👏🏽 love the song
@hamz233
@hamz233 Жыл бұрын
Flexing on rentals is something different yeah…
@skyshooter4009
@skyshooter4009 Жыл бұрын
Lots of other artist out there like him. Didi Naji is one of them.
@skyshooter4009
@skyshooter4009 Жыл бұрын
@@hamz233 Isn't that whole industry, dimwit? Also, stop liking your own comment.
@juwayriyadheeman6590
@juwayriyadheeman6590 Жыл бұрын
@@hamz233 hkoooppp
@hamz233
@hamz233 Жыл бұрын
@@juwayriyadheeman6590 ?
@abdirahmanahmed2780
@abdirahmanahmed2780 Жыл бұрын
Suldanka Geeska👑 𝙇𝙞𝙗𝙖𝙣 𝙨𝙩𝙪𝙙𝙞𝙤 wey Talaabsadeen Horuman wacan from addis abba🏙️
@zakiknight8094
@zakiknight8094 Жыл бұрын
Kusaliya xabibkena Mohamed scw.
@m.dakane4674
@m.dakane4674 Жыл бұрын
This is how you rock when you are superstar, hats off to you man.
@Mustafe_Mohamed_Cabdi
@Mustafe_Mohamed_Cabdi Жыл бұрын
Suldaaan Seeraar Eesh Calaa Fanaan Liibaan Jama Waxba Lagama Qaban Karo Waanu KuWadanaaa From Gobolkii Raga 🙏🙏🙏 From Mustafe Mohamed Abdi To Live Burao Somaliland Village Plaza💥🕊
@saidmuuse8118
@saidmuuse8118 8 ай бұрын
😂iiraaf
@beer-lula_22
@beer-lula_22 Жыл бұрын
Qotankaagiyo waa laguu qiray Qaab dhismeedkoo Gabar qeyrkaa quruxdaada leh Indho may qaban ❤❤❤❤ Markaad qososhoo Qaali bishimaha kala qaada Cishqi qara weyn idhex qaadaa ❤❤❤❤ Hadii qumaneey qayb jirkaygaa Dhakhtar kuu qoro Qudhiyo naftaba wan u quree Halay qalo ban qunyar oran lahaa ❤❤❤❤ Qaayahagana qaabka dayaxiyo Lagu mood qorrax Dhirta oo qoyan Qandac siiso Nuuru qaybshaay ❤❤❤❤ Qaadir weynuhu siduu kuu qoray La qushuucoo Qofan adi ahyn Kuma qancee ❤❤❤❤ Hadii qamuneey qeyb jirkaygaa Dhakhtar kuu qoro Qudhiyo naftaba wan u quree Halay qalo baan qunyar oran lahaa ❤❤❤❤
@hiradabdulahi8071
@hiradabdulahi8071 Жыл бұрын
Yeh
@daadaafilms
@daadaafilms Жыл бұрын
Laba legend Suldaanka Geeska Iyo Macalinka Duubesta Farsama Libaan Jama Keep going legends ✌🔥
@ibrakadarba3768
@ibrakadarba3768 Жыл бұрын
Ugu horeen somaali mel waliba aad joogtaa waan idin salaamy nin ween oo aad ugu een qalboyadeena alle ha hudaayocod kiisa horay usoco suldaan keena ✌✌✌✌👏👏
@mohametabdulkadir1597
@mohametabdulkadir1597 Жыл бұрын
What a come back, Suldaanka Fanka. ❤🔥💯
@kaderabdi4336
@kaderabdi4336 Жыл бұрын
Suldaan seerar laandheere ogaden sidan samayn kara 🇬🇲💪🔥
@poqorsame_official
@poqorsame_official Жыл бұрын
What a song Suldanka Geeska Eesh cala Fanan 21/12/2022 ayan Dhagaysanaya👏♥️🤴🏻💯
@jabriilabdullahihassan1723
@jabriilabdullahihassan1723 Жыл бұрын
Hi
@khadirhasanabdi1203
@khadirhasanabdi1203 Жыл бұрын
Suldaan serer .king of somali songer.i hope you next season you will take best songer of somali(somali award]
@mohakhaliif5935
@mohakhaliif5935 Жыл бұрын
0
@africankidd3642
@africankidd3642 Жыл бұрын
@@mohakhaliif5935 zero
@sq9188
@sq9188 Жыл бұрын
@@mohakhaliif5935 He is already my bro
@Man_solo
@Man_solo Жыл бұрын
RIP English 🪦
@munasar_mohamed
@munasar_mohamed Жыл бұрын
Really__songer
@DjHunkyVevo
@DjHunkyVevo Жыл бұрын
mad Chune breda. Suldaan Seeraar is a legend in the making
@GaraadHassen-mj6st
@GaraadHassen-mj6st 3 ай бұрын
Heestan markan dhan walba ka firiyay waxay si toos ah iigu so baxday jacaylkayga nazrin qabkeda qosolkeda qiimaheda dhan walba wa iyadii oo hes laga sameyey love u pea❤
@damienstanislas3964
@damienstanislas3964 Жыл бұрын
suldan seraar waan fanaan fahmey quruxda fanku iyo so jiidashada dadweynaha in ay ku jirto videoclipka o xooga la saaro o la quruxbadneeyo. bravo. waa hees macaan , video clip macaan. MOF from Djibouti
@modekk3342
@modekk3342 Жыл бұрын
Suldaan Seerar Golden Voice👌❤️💗🎹🎼🎶🎤🎧
@naasirmustaphe6344
@naasirmustaphe6344 Жыл бұрын
Heestan waa heesta kaliya ee aad moodo inay anika igu qaloocsan tahay hhh waayO waxay qalpigyga ku yeelaty
@BurhanChannel777
@BurhanChannel777 Жыл бұрын
ERAYADII: ABDIBASID AHMED LAXANKII: CISMAN BILE CEYMOOY CODKII: SULDAAN SEERAAR MUSIC BY: HENOK ATLABACHEW VOCAL RECORDING BY: HENOK ATLABACHEW CAMERA BY: LIIBAAN JAMA EDITED BY: LIIBAAN JAMA SOOSAARIDII: LIIBAAN JAMA Wax kale waaye walaahi meelaha ugu quruxda badan MN ayaa lagu duubay
@yaxyexasanyaxyexasan7919
@yaxyexasanyaxyexasan7919 Жыл бұрын
legend from my
@BurhanChannel777
@BurhanChannel777 Жыл бұрын
@@yaxyexasanyaxyexasan7919 FROM HEE LOL 😂
@zuhaipck
@zuhaipck Жыл бұрын
Suldaan seeraar guhaad 🔥🔥🔥 This song 🎵 👌 is double hit💫💫💫💫💫
@amiiraahmed5452
@amiiraahmed5452 Жыл бұрын
Mhuigdsnlmnl8trwqasf
@muna3862
@muna3862 Жыл бұрын
Interessant,einer meiner lieblings SÄNGER seit 2019 und heute erkenne ich ihn nicht wieder. Als Künstler weiter entwickelt, aber mir persönlich gefiel mir sein "Wir" ,mann hat dich bei Ihm zu Hause gefühlt.
@Muna-Ali1986
@Muna-Ali1986 Жыл бұрын
I started to get into his music since last year what a talented singer and a beautiful man ❤
@kadirhasen4009
@kadirhasen4009 11 ай бұрын
@noxzy496
@noxzy496 Жыл бұрын
Song of the Year🔥🔥 can't stop listening 🥰🥰
@modernxaliimo4731
@modernxaliimo4731 Жыл бұрын
Suldaankeega, next video gabar madoow soo geli please and please! waan madoow nahay inagu! nooloow! ❤
@bukhaaricali6498
@bukhaaricali6498 Жыл бұрын
I like gabr madow mzallh wllshy sida ugu fancy fanaysid midabkga
@qalbitoqalbihwd1405
@qalbitoqalbihwd1405 Жыл бұрын
Qalanjo nolow
@nolosha2436
@nolosha2436 Жыл бұрын
Quruxey inad madawdahay ba wlhi inaad quruxbadantahy koobsaty we ❤ you chocolate madam
@kingkorNel77
@kingkorNel77 Жыл бұрын
Wow muuqaalka caadi maaha wakhti baa kubaxay runtii Liiban jama kaliyaa samynkara💯
@Yas0ficial
@Yas0ficial Жыл бұрын
هالادمي وصل مكان لحاله بين المغنين الصوماليين 👏🏽❤
@idirisahmed5
@idirisahmed5 Жыл бұрын
Greatest Of All Time🐐SULDAAN SEERAAR🐐 Dhanka Heesaha Somalida🎸🥁🎺🎤🎼🎧
@bukhaaricali6498
@bukhaaricali6498 Жыл бұрын
Heestan way jirtaa cawa mirqanka iyadaaba isaxday zuldan legend fannan qarn
@nastiish7653
@nastiish7653 Жыл бұрын
😭😭😭😭waligey hees coment kaman qorin blse hestan qaas wye🥺
@mohamedabdi4116
@mohamedabdi4116 Жыл бұрын
Codki suldan seerar wax laga amusi karo ma ahan cod mcn Allah hebad u siiyay🔥💯✍️
@muxudiiinfaysal4219
@muxudiiinfaysal4219 Жыл бұрын
The best fantastic suldaan 😮😮😮 legend 😊😊😊❤
@fadumadalsan4089
@fadumadalsan4089 Жыл бұрын
Manshallah beautiful song legend keep up suldan serar North America Waad garirisay 2022 ❤️❤️
@mustafehirsi592
@mustafehirsi592 Жыл бұрын
inaba caadi maaha
@ayaanismacil9531
@ayaanismacil9531 Жыл бұрын
Fananinta somaliyed ma wexey Amin san yihin iney mudo si nolanayn kadib ay iska dhafyan fanka sidaa narta kaga badbadn?mid ku fikirayo mlhn mia iney bri xta nolol an laso kicin 🤔 Horuu rasulkena maxamed Salalahu calayhi wasalm 💕wxad naftda la jeceshahy wlalka na la jecla🌸
@Alexa-tn2vu
@Alexa-tn2vu Жыл бұрын
From Romania here💚💚
@idriisabdikarimmaxamed6421
@idriisabdikarimmaxamed6421 Жыл бұрын
Tia beski
@idriisabdikarimmaxamed6421
@idriisabdikarimmaxamed6421 Жыл бұрын
Suj bulq
@cabdikaafidaahir929
@cabdikaafidaahir929 Жыл бұрын
Hees wax kale ah suldaanka fanka soomaaliyeen 🎙🎶🔥❤🥰💯
@stress1474
@stress1474 Жыл бұрын
Fanaanka kaliya fanka heer sare ka gaarey❤
@Updi7079
@Updi7079 Жыл бұрын
Millions lovers suldaanka Geeska ❤️
@abdinejibmohamed8142
@abdinejibmohamed8142 Жыл бұрын
Waa another level suldaanka Geeska like dhac kusii haday heestu ku cajabi say.
@princekhadar2313
@princekhadar2313 Жыл бұрын
Love somali people and somali music❤🇸🇴🙏
@rodhahassan1388
@rodhahassan1388 Жыл бұрын
Jah Gabdaha somaliyed daman aya mudan amaaantan 😢❤
@mohammedalichannel7293
@mohammedalichannel7293 Жыл бұрын
Esha calaa hees waa iskajeclahay hesstaan cajiib 2023 ayaan maraya.
@iztaahilabshir3459
@iztaahilabshir3459 Жыл бұрын
Jah wlhi heeskan anah layga hadlaya thnks 😂❤❤
@suhaybabdilahi3503
@suhaybabdilahi3503 Жыл бұрын
Dadkan dambe scoial media qaladbay ka fahmen wll heesba baxaysa saliga Nabiga halaga daayo pls😔
@idirisahmed5
@idirisahmed5 Жыл бұрын
Team SULDAAN SEERAAR is Muujiya🦾🎧🎤
@amiinadan2204
@amiinadan2204 Жыл бұрын
Sidii waqal studio uu heesaha uga duubi jiray buu uga duubay Liiban jama
@mustafemuuse4574
@mustafemuuse4574 Жыл бұрын
Suldaan seeraar waxa uu Qayb uu uhelay cadmacaan iyo mushraxiyad gooniyaH keep goin legend Suldaan seeraar 😍
@biibshe__boy2840
@biibshe__boy2840 Жыл бұрын
hees degan video shidan cajiib ✔ music nabadeed ayaa saran💯💯 sikasto waa ku hysta suldaan seeraar 🎤🤘
@hassankafi
@hassankafi Жыл бұрын
Subax sabti 22.10.22 sacada 07:30 🕢 ay tahay ayan dawaday isoo xasuusi mar walbo ay million gaarto 🙏🏾
@hanimahamed1391
@hanimahamed1391 Жыл бұрын
Waaw isku mid ba nahay❣️
@Amiinadam10
@Amiinadam10 Жыл бұрын
Best video lipan jama go forward
@cabdirasaaqsalaxlaawi6665
@cabdirasaaqsalaxlaawi6665 Жыл бұрын
Codka 100% Music 100% Ereyada 100% Laxanka 100% Suldaanka Geeska Waayadan Waa La Tabay🤗
@mohamedxintir7875
@mohamedxintir7875 Жыл бұрын
Suldaan Seraar Best Singer best voice
@hamdiabdulkadir6046
@hamdiabdulkadir6046 7 ай бұрын
Quman 🎶 this song for all celebrities out there 🎉💌🛬🇸🇴✈️🫂🎤🗽🚦🗽
@jaipopstone3123
@jaipopstone3123 Жыл бұрын
This isn't another guy ths is Suldanka Geska 😇👑
@AishaAli-we2vn
@AishaAli-we2vn Жыл бұрын
The legend is back ❤️👑
@najiibhassan
@najiibhassan Жыл бұрын
Wow hes shidan legend suldan❤🎉
@ahmedmohamoudaadam1517
@ahmedmohamoudaadam1517 Жыл бұрын
Qumaneey ❤
@farxiyoxiiray5729
@farxiyoxiiray5729 Жыл бұрын
Axsan hees nafta waan uquure haley qalo baan qunyar oran la,hay jah😍
@adanwali2030
@adanwali2030 Жыл бұрын
Best song of the month Suldanka geeska laxanka Ustaad Cusman bile dhanansade ❤❤️🎤100/100
@shakirhussein2540
@shakirhussein2540 Жыл бұрын
Laxankii cismaan bile caymo iyo mirii abwaan abdibasid
@fikramalldheere2519
@fikramalldheere2519 Жыл бұрын
King suldaan Serar iyo king liban jama salamayaaaaaa🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@habzaabdirahmn113
@habzaabdirahmn113 Жыл бұрын
Mi boy sending me 🥰❤️ Love ya dear Nageeye ❤️
@hassanali215
@hassanali215 Жыл бұрын
Master piece highest level ❤🎉
@cumargedi2308
@cumargedi2308 Жыл бұрын
Wow amazing wallahi ninkaan ninkii arkay arkay lkn wallahi waa quf aan isla wayni aqoonin oo niyad saafi leh bro hormar wacan sxb qali ❤️❤️❤️
@Moha-Galayr
@Moha-Galayr Жыл бұрын
Suldaan Seeraar , Goat 🐐
@abdiqadirmahamoudgalaal9564
@abdiqadirmahamoudgalaal9564 Жыл бұрын
Woww liiban jama 1m comingsoon
@cali2119
@cali2119 Жыл бұрын
Al fanan suldaan serar guhaad Logi life forever ❤❤❤
@Awale53
@Awale53 Жыл бұрын
Suldanka wa Legend inti iguracsan like Dac
@ilyasabdilahisharmarke7334
@ilyasabdilahisharmarke7334 Жыл бұрын
Ilhay janada Ha inaga waraabiyo DhamaanTeen Ba
@achmedwilders-baudet7006
@achmedwilders-baudet7006 Жыл бұрын
& baabuurta dheereeya iyo dumarka dabacsan
@KaskiiHadle
@KaskiiHadle Жыл бұрын
No one knows the secret Liibaan jaamac best somali video maker
@ahmedqordheere8820
@ahmedqordheere8820 Жыл бұрын
🔥🔥🔥🔥fire another level 10%10
@abdisamedmire2955
@abdisamedmire2955 Жыл бұрын
Deserve respect great singer
@shucaybabdulaahi9145
@shucaybabdulaahi9145 Жыл бұрын
WAXAN ADILEE SAMEEN KARO😜⛓🎅😘🤦🎹🧩🥰🔥😍
@axmedbalyaraxmed3147
@axmedbalyaraxmed3147 Жыл бұрын
Another level suldan geesi Afrcia 😍
@muniir.official7
@muniir.official7 Жыл бұрын
suldanka geeska an athar leval🔥🎸💯
@zepro7526
@zepro7526 Жыл бұрын
AMG-G63 BMW i8. Another level 💯
@sayidkhan1573
@sayidkhan1573 Жыл бұрын
My favorite suldaan halkaas ka salamayaa keep going Allaha ku hanuuniyo fanka kaareebo inshallah
@gulledkenyo1147
@gulledkenyo1147 Жыл бұрын
Suldaan waad nawalysaa music video 2023 👌
@Kamaara__poi
@Kamaara__poi Жыл бұрын
The bust video suldan serar guhad the legend ❤
@sacdamuhammad3549
@sacdamuhammad3549 Жыл бұрын
Waaaw another level..,, master peace❤🎉
@XAQSOORMEDIA
@XAQSOORMEDIA 8 ай бұрын
Ilaahay ha isku barakeeyo dadka iska is jecel Marwadaydana Ilaahay janada haku casuumo abaalkeeda marna ma gudikaro
@abdiraymanabdilahi298
@abdiraymanabdilahi298 Жыл бұрын
Nataka hiyo....
@isteelkaxamar4039
@isteelkaxamar4039 Жыл бұрын
Naag nool waataa🥺 naag lacag leh waataa🥺
@mouparekahmett9079
@mouparekahmett9079 Жыл бұрын
Goat of voice suldaan seerar 🙏
@kinghindiholish1016
@kinghindiholish1016 Жыл бұрын
Suldaanka Geeska welcome 🙏 back huuuno ✅✅✅✅✅✅
@suhaibcabdiismaaciilism248
@suhaibcabdiismaaciilism248 Жыл бұрын
Suldaanka geeska is back✊💪🥰
@ismailtimo1031
@ismailtimo1031 Жыл бұрын
King of soomali suldan seraar 💕👍
@mahadiadawe
@mahadiadawe Жыл бұрын
Legendry Caadi Maahan Duubista Liibaan Jaamac Waan Kuqancay
@shamshaddiinkamaalahmad
@shamshaddiinkamaalahmad Жыл бұрын
Quman for parental advisory
@abshirmurtisoor2877
@abshirmurtisoor2877 Жыл бұрын
Abwaan cabdibaasid waad kanaxsatay laaandheeere horusoco. Best song suldaanka geeska.
@MohamedAhmed-mc9ph
@MohamedAhmed-mc9ph Жыл бұрын
The one and only singer the Somali people they Have Suldan serar guhaad ❤🎶
@abdiazizali3509
@abdiazizali3509 Жыл бұрын
Suldaan seraar waa fanan fantastic midho amaba ereyo xaqiiq oo macquula khafiyada iyo misamankab iyo laaxan top
@Studio-vc3jj
@Studio-vc3jj Жыл бұрын
visuals are something else 🔥
@M-o-d-y967
@M-o-d-y967 8 ай бұрын
Best song ❤❤❤
@cabdicasiisbilaal2532
@cabdicasiisbilaal2532 Жыл бұрын
Abwaan cabdibasid Waa abwaan da'yar OO aad kubxasuusanayso abwaanadii hore ee hadraawi iyo ereyadiisa waa kuwa da' weyn iyo seeraar oo codkiisa Aan wax la siistaa jirin
@qeysjaamachassan7890
@qeysjaamachassan7890 Жыл бұрын
Waaaw legend suldaan seeraar beautiful music keep going my bro
managed to catch #tiktok
00:16
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 48 МЛН
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 57 МЛН
Can This Bubble Save My Life? 😱
00:55
Topper Guild
Рет қаралды 87 МЛН
SULDAAN SEERAAR - JANO - OFFICIAL VIDEO 2024
3:58
Suldaan Seeraar
Рет қаралды 4,4 МЛН
SULDAAN SEERAAR - SOMALI WEEYE OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022
5:03
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,1 МЛН
XARIIR AXMED KAALAY MAANKA 2021 MUSIC VIDEO
3:52
XARIIR AHMED
Рет қаралды 10 МЛН
SULDAAN SEERAAR - NOLOL QABOOW - OFFICIAL VIDEO 2024
4:18
Suldaan Seeraar
Рет қаралды 370 М.
Sharma Boy Ft. Ilkacase Qays - Caga Dhigo (Official Music Video)
3:43
SULDAAN SEERAAR | XUBNAHA HADALKAAGA QUUTA | HEES CUSUB 2021
5:12
Himilo Films
Рет қаралды 2,6 МЛН
Suldaan Seeraar Hayla daadagin Official Music Video 2020
5:45
Waqal WStudío
Рет қаралды 8 МЛН
Ismail Dannan ft Ayanna - Kaalay Official music video
4:56
Ismail Dannan
Рет қаралды 10 МЛН
SULDAAN SEERAAR - ISMA OGI OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:08
Suldaan Seeraar
Рет қаралды 5 МЛН
managed to catch #tiktok
00:16
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 48 МЛН