SULDAAN SOMALILAND RAALI GELIYAY GARAAD JAAMAC SALAMAAD

  Рет қаралды 55,341

waridaad TV

waridaad TV

Күн бұрын

Пікірлер: 485
@yasminabdi342
@yasminabdi342 Ай бұрын
Isku meel ma is taagayaan ciiro iyo mujaahid muse bixi cabdi❤❤❤❤❤❤❤❤
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan Ай бұрын
Meshuu muuse malinmaraybay haben marayaa .guul kulmiye insha allaah ❤❤❤❤🎉❤🎉❤🎉🎉❤
@MariamElmi-b3f
@MariamElmi-b3f Ай бұрын
Cadowga wadani ha jabo, heegooy jab oo jab oo nadhaaaaaaaff yaaaaaahuuuuuu 🤮🤮
@nimcohirsi2878
@nimcohirsi2878 Ай бұрын
@@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan isku talaaba maaha hurdaye iyo Mujaahidku
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan Ай бұрын
​@@nimcohirsi2878of course guul somaliland Insha allaah ❤❤❤🎉🎉❤🎉❤
@Fuadismaeil
@Fuadismaeil Ай бұрын
Guul guul soomaaliland ciidanka qaranka guul guul waridaad GEESI QARAN kulmiye guul guul soomaaliland ciidanka qaranka ❤❤❤❤❤❤
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Ай бұрын
Habar jeclo waa kulmiye
@IsmailJama-xo4gv
@IsmailJama-xo4gv Ай бұрын
KULMIYE maba jiro nin ayaa iska haysta oo ku celceshada hj ragii damac lahaana eryaday oo tuug ku sheegay
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Ай бұрын
@@IsmailJama-xo4gv HADA XAALADA DALKU KU JIRO MA AQAAN SIDAAD U FIKIRAYSSO MARKAA XAALADAA DARTEED KULMIYE CID U DHAANTAA MA JIRTO RAGAN AAD SHEEGAYSO WAA DANAYSTAYAAL AAN WARANKAN KALA JRCLAYN WAA XIRSI IYO INA XAASHI
@QueenCawo-b2q
@QueenCawo-b2q Ай бұрын
Muuse biixi CABDI xildiid geesi qaran jiro joog cadow ciile codka shacabka guul insha Allaah allaahu akbar
@fadkabari8554
@fadkabari8554 Ай бұрын
Dagaal u diyaar garooba hadii juudaan soo noqdo
@XaawaCabdi-r6v
@XaawaCabdi-r6v Ай бұрын
Geeeeeesi dalkan dufaaaaacaaa loooobaaahanyahy guuuuuuuuuul muuuse biixi cabdi xildiid rooooble insha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤
@nuralanur490
@nuralanur490 Ай бұрын
Yaa Allah protect our country from this enemy !!!!
@naasiraxmed4734
@naasiraxmed4734 Ай бұрын
hadalka suldaan daauud waa gaawa madhan ku foorari e reer sheekh isxaaq xaal marin uma hayaan ina darawal ama jaamac baadi waayo isba reer sheekh isxaaq ma raali gali xaalna kama bixin wuxuu yidhi suldaan daa'uud tiisuna waa qawda maqashii waxna ha uqaban guul iyo gobanimo qaranka soomaaliland illaahaw guusha sii qaranka soomaaliland goor iyo amin I LOVE MY COUNTRY SOOMAALILAND ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@umaramadaanchannel3871
@umaramadaanchannel3871 Ай бұрын
Waa kaaf iyo kaalaa dheerii
@shukriahussein1146
@shukriahussein1146 Ай бұрын
Allow dhowr Somaliland iyo madaxwayne Muuse Bixi Cabdi ❤❤❤❤
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan Ай бұрын
Amiin yarabbi ❤❤❤❤
@se1059
@se1059 Ай бұрын
Allow dhowr somaliland iyo madaxwaynaha mastaqbalka ee cirro
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan Ай бұрын
Xisbiga huwanta marabno muusow sonoqo markale guul kulmiye ❤❤❤🎉🎉
@a.bismail6492
@a.bismail6492 Ай бұрын
Habar Jeclo wa Kulmiye! GUUL SNM, GUUL MUSI BIXI!
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan Ай бұрын
Yes becouse. Dadki burata fulayba .etolkod laayaybaa manta heesahooda .isasaar saraya makasa hodhow hadan kursi saro wax itaraya 🎉🎉🎉❤❤❤
@cabdiquduusbinuaxmed8003
@cabdiquduusbinuaxmed8003 Ай бұрын
Waa isku raacnay kulmiye from HJ
@DeeqSuldanApshir
@DeeqSuldanApshir Ай бұрын
SNM Waa walhi iyadaan uugu jeclaa laakin waxan ogaady iny Khaayin wadan yihiin
@bashe3051
@bashe3051 Ай бұрын
Both the apologies and the Sool song are clearly showing that wadani is part of huwan! Sumxanala... imagine how voters will become suspicious of wadani party
@abdi7932
@abdi7932 Ай бұрын
Wlhi lakala tag anigu wan u qiray muuse biixi, wan u codaynayaa muuse biixi cabdi 🎉 sanadkan 😮
@hyusuf2207
@hyusuf2207 Ай бұрын
Waa sax maata may ahayn meel dhulbante lagu amaano dhulbahante wuu tegay qalbiga Allah ha uga reebo cidii weli hadalhaysa .
@Seynaab24Synaab24
@Seynaab24Synaab24 Ай бұрын
Aqaalkaa u seexdoo ciiro aya ayalodhiisay muuse waa giide oresident maarkaale nuusow ❤❤❤❤❤manshallah kaabaxoiw nafta waa suuldan niicle dhaagaax u ku shiitamo8d u dhiiba haa shiitame suuldan faraargaalo baadane
@suhadheman6644
@suhadheman6644 Ай бұрын
Suldaanka guudmaha waa suldaanka garxajis waana oday xanuunsanaya 😂😂😂
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan Ай бұрын
War hortay xisbiga ma waxaa iskugu dhay wixii xanuunsanayoo dhan 😂😂😂😂😂😂😂😂
@nimcohirsi2878
@nimcohirsi2878 Ай бұрын
Somaliland guul guuul iyo gobanimo ❤
@AyaanWaano
@AyaanWaano Ай бұрын
Guuuuuuuul somaliland viiva somaliland
@MukhtarWarsame
@MukhtarWarsame Ай бұрын
Waa sandaladi gobta ahayd e garxajis e soo jireenka ahayd sudaan ayuub suldaan maxamed suldaan cabdiqaadir
@SafaKhdar
@SafaKhdar Ай бұрын
Guul iyo gobonimo kulmiye 🟩🟩🟩🟩🟨🟨🟨🟨
@SARAHSGAMIIEZZ
@SARAHSGAMIIEZZ Ай бұрын
SULDAANKA GUUD ANAGA SULDAAN NOOMA AHA WAANA CABTOOY DIBJIRA FROM NUUX ISMAACIIL
@omarishirwa
@omarishirwa Ай бұрын
Xisbiga waddani waa cadaystay huwanta balse suldaanka guud wa ku ceebobay arintaa ku hadlay o aad loola yaabay WRONG PERSON WITH A WRONG PLACE WITH A WRONG TIME
@BASHIIRIBRAAHIN-rc2fj
@BASHIIRIBRAAHIN-rc2fj Ай бұрын
Sudan mahe waa huwan
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan Ай бұрын
Guuul kulmiye and somaliland Insha allaah 🎉🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉🎉❤❤🎉🎉❤❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉
@nagaadjama3312
@nagaadjama3312 Ай бұрын
Marwo Hooyo Cadar ba ku jawabi xilka Madaxweyne Muuse Cabdi Allah SWT ba u doortay adigu uma haysid awood aadan lahayn ha sheegan Daagaamo badan xisbiga kulmiye cod wngsn ka helaya Huwan gargaar rer Somaliland cod uma hayaan
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Ай бұрын
HADALKII MUUSE IYI KAN CIRRO ISKU MID MAAHA
@bakarelmi6112
@bakarelmi6112 Ай бұрын
Musse coming back no doubt 💯
@XaawaCabdi-r6v
@XaawaCabdi-r6v Ай бұрын
😂 waleeeeee rer wadani waaaa dad laga rawaxay wadani down 👇 insha allah
@nagaadjama3312
@nagaadjama3312 Ай бұрын
Wadani wu fashilmay kuwa hagar damaynaya Qaranka Somaliland ayu hiil u yahay waxbana uma qarsoona Rer Somaliland caqliga yaan laga caayin
@Degmociise123
@Degmociise123 Ай бұрын
Waar nimankan Abtiyaday maxaa Huwanta daba dhigay ma iyagaa i codaynaya mise Somaliland oo dhan Hadhowna way soo caayayaan oo ku odhanayaan Yusra HARTI 🤥🧐🧐🧐🤨
@TheLedon1
@TheLedon1 Ай бұрын
Masha ALLAH !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!! For both Thank you Sultan Dawud !!!!!!
@Amina-ts1lj
@Amina-ts1lj Ай бұрын
Walhi ilaahay ba nacay habarawal wa goobta isaaq hadan habarjclo nahay caoska kulmeya musa senyna 💛💛💛💛💛💛💚💚💚💚
@fatoomasomali4665
@fatoomasomali4665 Ай бұрын
Sìyaasada ĝarxajisku way abatay waan ka xumàhay
@a.bismail6492
@a.bismail6492 Ай бұрын
Suldaanka guud maha waa suldaanka garxajis iyo Suldanka Huwaan, Suldanka Yusra Harti.. Anigu Habar Jeclo, ima matalo... GUUL Musi Bixi!
@Seynaab24Synaab24
@Seynaab24Synaab24 Ай бұрын
Haadaal dhataaqqale ciiro hurdaye iyo suuldan ki shiitamaaye iska haadle huuwan kaalkal coodk6 waa kulmiye ishii buugtay ku hiixaacso woof suuldaan niicle
@QueenCawo-b2q
@QueenCawo-b2q Ай бұрын
Muuse kalsoonida shacabka
@RasheedKhalif
@RasheedKhalif Ай бұрын
Walaal kani maha suldaan guud haduu suldaan guud yahay maxaa ku milay siyaasad waxuu ka mid yaha huwanta wadani ku uruurtay waa ninkii dhagaxa siteey reerkiisa buu suldan u yahay ee majirto meel isaaq isugu yimi oo aay ku doorteen
@27May1988
@27May1988 Ай бұрын
Waa ku sugtay, Isaaq kani Suldan u noqday ilaahow noo sahal
@IsxaaqmuminIbrahin
@IsxaaqmuminIbrahin Ай бұрын
Garxajis madaaroodbaa ma isaaqbaa
@nasircumar5311
@nasircumar5311 Ай бұрын
WADANI COD DOON MAAHA SOOLED XAALKA GARAADKU COD HA SIIYO
@QueenCawo-b2q
@QueenCawo-b2q Ай бұрын
Sundsanka guud we somaliland maxaa calanka yar ee wadani u dhiibay umada miyaanu dhex u ahayn illaahay sharkooda haku mooso
@JaamacAdheere-xm6xu
@JaamacAdheere-xm6xu Ай бұрын
Reer Sallaxley ayaan ahay waxaan codsanaya yarka Suldaanka guud waa caruure hadalkiisa yaan la tiigsan
@khaalid713
@khaalid713 Ай бұрын
garaadada salaadiinta iyo caaqilada s/land intooda badan waa duli caado qaate ah waana xoolo caadiya mida kale inan yar oo dhalin yaro ah oo s/land aan matali karin siyaasadna ku jira sidee suldaanka guud u noqon karaa
@faah-l2d
@faah-l2d Ай бұрын
suldaan ilko dheeree oraad ilkaha soo xidho doofaaryahuuw ninka isaaaq caayey raalii gelinayaa
@xamsesheekh5040
@xamsesheekh5040 Ай бұрын
Mudane waridaad caqliga cilmiga iyo caafimaadkaba alle ha kuu barakeeyo guuleyso sxb insha allaah somaliland wey guuleysanaysaa guulguul insha allaah❤❤❤❤❤❤
@ahashi7828
@ahashi7828 Ай бұрын
Boqor BUURMADAW waa in uu Xaal ka bixiyaa Hadalka uu ku caayey ama uu ku xantay Hooyada Garaadka Dhulbahante insha Allah Illaahay ha garansiiyo Aamiin
@Xasan-maxamuudf1ib1pt8j
@Xasan-maxamuudf1ib1pt8j Ай бұрын
Mahadsanid
@amdualeh5802
@amdualeh5802 Ай бұрын
Anaga isbiirtoolaha isbiirtooluhu dhalay naguma metelo suldaanimada beenta ah ee uu sito,habarjeclo iyo awal midna ma metelo in ciidagale ha ku ekaado.
@a.bismail6492
@a.bismail6492 Ай бұрын
Suldaanka guud maha waa suldaanka garxajis iyo Suldanka Huwaan.. Anigu Habar Jeclo, ima matalo... GUUL Musi Bixi!
@nasrajibril1939
@nasrajibril1939 Ай бұрын
Hadalba garan mayee kan waan ku khasaarny soomalind buurmadaw oo noo noosoonoqo ku tabnay
@zeinabdualleh1441
@zeinabdualleh1441 Ай бұрын
Ma adaa hadalka bari, qabyaalad baa ku dishay
@zeinabdualleh1441
@zeinabdualleh1441 Ай бұрын
Qabyaalad baa ku dishay
@aminahassan1173
@aminahassan1173 Ай бұрын
Wuu tukubayaa ciro
@anabmohamed344
@anabmohamed344 Ай бұрын
Waa tuug wax bey uga jeedaan heestaa laakiin waxaan ogey iney cadow yihiin reerkaa ay u heesayaan oo waxba ka heleyn
@CabdicigeCabdi
@CabdicigeCabdi Ай бұрын
Anagu hadanu beel waynta Habar jeclo Nahay iyo beelahay kale e Somaliland waxa Noo cad xusbiga wadani inu cadawga Somaliland la socdo uu daba dhilif u yahay Huwanta iyo Arga gixisada marka waxan dhamanba ugu baaqaya beel waynta Habar jeclo inay 2 laba nin iska ilaliyaan xirsi gaab iyo maxamud xaashi iyo C raxman ciro intuba waxay ka socdan cadawga Somaliland iyo cadawga Habar jeclo marka wax coda haa siinina waxa ino balan Ah xusbiga ucid iyo xusbiga kulmiye tolkiyow guul iyo gobanimo Amiin Amiin Amiin insha Allaah Somaliland il love you ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sarlajoog3927
@sarlajoog3927 Ай бұрын
Ceebey tacaal ha ku sheegin suldaan guud qalad
@xaajimasaleh8837
@xaajimasaleh8837 Ай бұрын
Ilaaheyba ma simin mujaahid madaxweyne muuse biixi iyo Cirro jilicsan waad aragtaan madaxweyne muise biixi orodkiisa iyo cirro jilicsan sidii qoyaneyd uu u socdey suldaan daa'uud wuxuu suldaan u yahay ciidagale mana joryo saldanad guud oo reer sheeq isaxaaq ku heshiiyeen kuna hadli karta malaha raaligelinta daa'uudna reerkiisa oo qudha ayuu malaha ku matalaa hadaba waxaa hubaal ah in madaxweyne muuse biixi iyo xisbiga kulmiye guuleysan doonaan insha Allah Habartii halkan ka hadleysana hoostaada la hel baanu leenahay insha Allah
@roodanuur461
@roodanuur461 Ай бұрын
Waa guudcur iyo maalin kaaladoro
@Ayan-j7d
@Ayan-j7d Ай бұрын
Guul mar kasta madaxweyne Muuse bixii ❤❤
@milgomogeh2249
@milgomogeh2249 Ай бұрын
Waridadow , Dumashi, oo iladeer waad badalantay, niin qaraan baad ahayd, ee isyara adkee, , garxaajis iyo awaawal way kuu simaan yihiin❤
@saadomahad1812
@saadomahad1812 Ай бұрын
Labadahadal waa kaaf iyo kaladheeri😢😢
@mohamedsuleiman4153
@mohamedsuleiman4153 Ай бұрын
Kala Gobsan muuse viva rijaal❤❤❤
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 Ай бұрын
Wadani waa musiibada sland
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu Ай бұрын
Waridaad tv geesi qarano hadal yaqaana noolow guul somaliland ❤❤❤❤❤❤
@FaisaAbdi-d8u
@FaisaAbdi-d8u Ай бұрын
Ciro iyo muse Bixi orod codkanimo iyo wadan jacay midna isma ag taagi Lori ciro .suldanka dhalin yada ahina talo badan buu ubahan yahay Guul somaliland ❤❤❤❤❤❤
@DhooboJamac
@DhooboJamac Ай бұрын
guuul. iyo. gobonimo. Kulmiye. Kulmiye❤❤❤❤❤
@Darajo1Mussa
@Darajo1Mussa Ай бұрын
Muuse ayaa wadankan u qalma❤😈💪🧠🤴
@AbwaanC.casiis-s1i
@AbwaanC.casiis-s1i Ай бұрын
Salaxley Waa 1000000 Oo Cod Gebileyna 11000 Cod❤❤❤❤❤
@Ifraax-h5l
@Ifraax-h5l Ай бұрын
Beentacad. Jooji. Yasd. Usheegaysaa. Waxaas. Adeer. Halka. Taariikhda. Madaxwayne. Kastaa. Kasoo baxaa. Waa. Gabilay. Waa. Jay nahay. Isaaqa
@farhiyaomar1769
@farhiyaomar1769 Ай бұрын
WadanGuu lSomaalan❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤
@ahashi7828
@ahashi7828 Ай бұрын
Yes SOOL waa Somaaliland Viva SOOL Viva Dhulbahante Viva ISAAQ israacsan Viva GARXAJIS Viva Somaaliland
@umuahmadmohammed1368
@umuahmadmohammed1368 Ай бұрын
Waar Kani ma ah sultan ee waa maraan yar oo waxa ka lagaransyni 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢. Huwata weeye suldaanku.
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 Ай бұрын
inder heestan caaynaba leh geesigu xagu ka dhasha aan caynaba ahayn bal so ogow inta geesi hj sool ku dhashay xata qaar badan taleex ugu shishaysa ku dhasheen inaga leh sool heestana inag aleh
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 Ай бұрын
Yaa u Doortay Suldaanka Guud ee Isaaq??? Maaha Suldaanka Isaaq. Isaaq ha doorto Suldaan Guud. Wadani waa Cadow.
@nimoadam3508
@nimoadam3508 Ай бұрын
Yes thank you so much 🦁🦁❤️❤️❤️🤍🤍🤍💚💚💚💪💪💪🫶🫶🫶🫶🫶🫶👏👏👏
@Yusufliban-ty2tl
@Yusufliban-ty2tl Ай бұрын
Inankan yar suldaan guud ma istaahilo in suldaan guud lagu sheegaa waa xaaraam maqdac ah
@advyser
@advyser Ай бұрын
Anigoo nin Cidagale, waliba reer guuleed ah, ceeb bay ku tahay suldaanka guud inuu u dhaqmo Sidii xubin xisbi Dadka inuu dhexdhecxad u ahaado bay ahayd, oo sharafta saldanada ka dhawro dhex boodka siyaasada
@TheLedon1
@TheLedon1 Ай бұрын
Wadani is showing all what they really are so we thank them Welahi I am happy for the sultan Dawud to say that !!!!!!!!!!!!!!!
@zainabdirir8818
@zainabdirir8818 Ай бұрын
😂😂 innaalillaahu waa innaa illeyhi raajucuuun waxbaadhacay Suldaanku wuu Fashilmay waana la adeegaaday innaalillaahu waa innaa illeyhi raajucuuun 🤔🤔
@nasircumar5311
@nasircumar5311 Ай бұрын
ALLENA LA KALA BARYI OG HADALKANA LA KALA ODHAN OG
@neimaabdi3206
@neimaabdi3206 Ай бұрын
Muuse biixi cabdi geesi qaran is not easy somaliland guuuuuuuuuuuul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Sirad47
@Sirad47 Ай бұрын
Kan waa lagu suldaan layahay....
@CAWO-KULUL
@CAWO-KULUL Ай бұрын
Mar kale mar kale mar kale Aabow mar kale
@zahrasuleimanahmed8553
@zahrasuleimanahmed8553 Ай бұрын
Guuuuul Guuuuul Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdiahmed5719
@abdiahmed5719 Ай бұрын
Rabi noomakiin diro
@amdualeh5802
@amdualeh5802 Ай бұрын
Dadka ugu badan ee qaran dumiskanah ama shisheeye kalkaalka ahi waxay u badan yihiin salaxley sida:Boqor raabi,daa'uud,jaamac shabeel,Baabu_shaydaan,iyo qaar kaloo badan tolow sidan isudhaama.
@SaleebanCabdiraxman
@SaleebanCabdiraxman Ай бұрын
Su.ashasi manta kumay habonayn
@qorilugudonline99
@qorilugudonline99 Ай бұрын
Wadani waa somalia iyo wixii raacsan sida ictisaam oo qaybtooda somaliyana loo yaqaano alshabaab
@AbdirisakMohamud-s4d
@AbdirisakMohamud-s4d Ай бұрын
Yaah dee hadaa slandba majirto hadii wadani iyo taageerayaashiisuba ay somalia yihiin maxaaba soohadhay ileen adigaa sidaas yidhi
@YahyeIbrahim-hl8he
@YahyeIbrahim-hl8he Ай бұрын
War idad ❤❤somalilan ❤❤❤somalilan ❤❤guuul layso❤❤
@munajax822
@munajax822 Ай бұрын
Asc wllo dadka ayuubey isnacsiiyeen waa faqash wadani
@CaliIbraahim-d8n
@CaliIbraahim-d8n Ай бұрын
Waala kala tagay Muuse Biixi Waa Hogaamiye Dhaba Hal adaygle oo Nin karmeed ah Hadalkana waala kala odhan ogyahay Nin Ragaa Awka Hogaamiya Dumarka guri lagu hoynayo loodhisaa Alla saatiri gabiley lama simin cakuye saxariyo dhul siigole
@jamaahiirwase
@jamaahiirwase Ай бұрын
Cumamada noo dhig! Waar cimaamad dambe walahi ma aaminayno!
@abdillahiabdi7211
@abdillahiabdi7211 Ай бұрын
Awrka waxaan muse bixi ugu dhiib nay inuu na HOGAMIYO
@aishabarakalaafikummahadss1670
@aishabarakalaafikummahadss1670 Ай бұрын
Innaa lillaah habaryar sidaan u hadashay, illaahaw adaan kaa magan galay,habaryar I erida
@abdiahmed5719
@abdiahmed5719 Ай бұрын
Rabi nagmakiin oga
@Ahmed5166
@Ahmed5166 Ай бұрын
Suldaanka Guud xaal ha bixiyo hadalkii Jamac shabeel ee beesha Samaroon maya Garaadka walan
@ismailabdi6248
@ismailabdi6248 Ай бұрын
Muxu ordi calolbasaran bugka wuxu usitaa waad kufi😂😂😂😂😂 muse cidna ma afdubo halka ciro salaxlay uafdubayo harjeclo waa kulmiye muse guul❤❤❤❤❤❤
@theps4pro49
@theps4pro49 Ай бұрын
Hore u soco geesi caafimaad qaba, waa runtaa waa in mentality ga kor loo qaado
@salymanjamal
@salymanjamal Ай бұрын
❤❤masha Allah guul iyo gobanimo somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤
@faah-l2d
@faah-l2d Ай бұрын
war hana ceebayn sakhraankan isaaaaq suldaan uma ahaa waa suldaanka garxejiis ama ciidagale
@JamalAli-pz6kn
@JamalAli-pz6kn Ай бұрын
REEL WADDANI WAA. HUMANTA GUDAHE YUSRA HARTI. DAROOD KAIKAAL
@AbwaanC.casiis-s1i
@AbwaanC.casiis-s1i Ай бұрын
Muusa Biixi Waa Miskiin Waashay Waa Cararayaa Markii Xasan Shiikh Dhulka Ku Jiidey
@MahamedAbdillahi-f6f
@MahamedAbdillahi-f6f Ай бұрын
Muujaahid muuse waa niin soo jeeda niinka ciiro wuu huurda marka muuse biixi cabdi guul guul insha Allah ❤❤❤❤😂
@haydar378
@haydar378 Ай бұрын
Suldaanka hala dabro tababar haloo furo mudo laba sanadood ah
GARXAJIS CIIDAN QORULUGOD IYO CABDI MADOOBE DHINTAY
11:10
waridaad TV
Рет қаралды 31 М.
Random Emoji Beatbox Challenge #beatbox #tiktok
00:47
BeatboxJCOP
Рет қаралды 45 МЛН
这是自救的好办法 #路飞#海贼王
00:43
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 90 МЛН
Mom had to stand up for the whole family!❤️😍😁
00:39
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 18 МЛН
Talooyin Ku Socda Dadka Doorashooyinka Galaya  Sheekh Dirir
32:05
Baraarug Media
Рет қаралды 92 М.
Garxajiskii Kulmiye Oo Goordhawayd War soo saaray
20:38
Dhamays Media Production
Рет қаралды 36 М.
Madaxwyne Mustaf oo M. Biixi Jawaab uu kanaxay Hawada u mariyay
18:05
dhulbahante  marku kaligii yahay  runta ayuu isku sheega  😂😂😂
14:29
DEG DEG SUUFIYADA OO FIRCOON KU TILMAAMAY SH UMAL & XUSKA NABIGA LIISKU HEESTO
22:59
CIRO DALKA MADAXWEYNE KAMA NOQONAYO WAATAN CADAYNTII HA DAALINA
23:37
Random Emoji Beatbox Challenge #beatbox #tiktok
00:47
BeatboxJCOP
Рет қаралды 45 МЛН