Suldaanka Subeer Awal Iyo Guddi Uu Horkacayo Oo Yimi Golaha Wakiilada Somaliland

  Рет қаралды 10,790

SAAB TV

SAAB TV

Күн бұрын

#SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com

Пікірлер: 16
@nimcohirsi2878
@nimcohirsi2878 3 ай бұрын
Wabad wacantahay hadad saxiibada waxkaso dhamaynayso waba ku sharaf Xasan yaroow
@abdulraziqahmednbfreddetik1768
@abdulraziqahmednbfreddetik1768 3 ай бұрын
RER SHEKH ISXAQ WAXAY U AFDUBANYIHIN 10TOBAN NIN IYO 1QOF O DUMAR AH O 90JIRO AH HADABA SOMALIYEY HA LO DUCEYO DADKAN WALALADEN IN ALLE KA DULQADO DHIBKA.
@G.M820
@G.M820 3 ай бұрын
Foolxumadii uu 2017-kii gallay ee ahayd Inuu Cabdi Dameer oo inadeerkii ah uu qabyaallad cad oo qaawan uu ku dhiso oo ah taa maanta aynu wadda ognahay sida xalkeedu yahay ayuun buu hadanna uu fallayaa oo uu isku sii suntayaa waayo waxa ay cadayn buuxda u tahay uun inuu yahay Suldaan reerka uu cumaamad u hayo moyaane aan awood kalle oo samaynteedda leh ku lahayn dalka iyo guud ahaan bulsho waynta kalle inteedda kalle ba hadduu is ogahay inuu samayn ku leeyahay dalka guud ahaantii arrintan uma uusan dhawadeenne waxa uu dhawran lahaa sumcadiisa Suldaan nimo. Balse hadda waxa u muuqata uun inuu cumaamadda yar ilaashanaayo ilayn waa ogayn oo reerku waa ku kacsanaaye 😂😂
@guuleedabdi3329
@guuleedabdi3329 3 ай бұрын
Kk Waxaanu Ixtiraam Gaara u Hayna ISBAHAYSIGA MUCAARADKA ÈE WADANI IYO KAAH .
@FrankManAllday
@FrankManAllday 3 ай бұрын
Gabileey oo tuula ah ayaa gobol ah waa wax lagu qoslo. Waana ficil oo uu sameeyo nin dhul yari hayso.
@IsamaciilAbdilahaiIsmaciilAbdi
@IsamaciilAbdilahaiIsmaciilAbdi 3 ай бұрын
Gobolka gabilay yaakuudiray neefoow odaygu waa ika aqligaab 😂😂😂😂😂😂
@aliabdi5708
@aliabdi5708 3 ай бұрын
Suldaan waad qaldan tahay umadaa ad suldaan u tahay so raac sorry cadow suldaan o reer ku suldaan u ahaa ka so horjedaa walii lama arag aniga suldaan ayaad I tahay lakin Kuma rac sanii sorry
@bilana289
@bilana289 3 ай бұрын
Waa ayo cadawgu
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 3 ай бұрын
@@bilana289WAA KUWA SHEEGTAY YUSRA HARTI MA CIDBAY KA QARSOONTAHAY
@sulubhassan2788
@sulubhassan2788 3 ай бұрын
Maxay Maxay leeftaa maba Lulatee
@yusufjama
@yusufjama 3 ай бұрын
U ansixiya anagu saraar khaatumaanu kula biiraynaaye
@AbidiMohamed-ih7fb
@AbidiMohamed-ih7fb 3 ай бұрын
Anaa dawlad gaara samaysanaya dheh, han yaridaa . Khaatumo xeeb ma leh adigu xeeb baad leedahay uma baahnid
@guuleedabdi3329
@guuleedabdi3329 3 ай бұрын
MAANTA O AD GOBOLNIMADA GABILEY RAADINEYSO WAXAAN KU LEENAHAY ( GREAT EMPIRE OF ISAQ ). ❤❤❤ 🎉🎉🎉
@CawilshamxiyeCawilshamxiye
@CawilshamxiyeCawilshamxiye 3 ай бұрын
Suladan waa wadanii iyo mucaradka ❤❤
@abdoulkadermohamed307
@abdoulkadermohamed307 3 ай бұрын
WAR NIYAW WAAN DAGDAGNAAYE INTAAN GOBOL LA DOONIN WAA IN LA CADEEYO XUDUUDIHIISA
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 3 ай бұрын
WAA QODOB MIHIIM AH
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 17 МЛН
Офицер, я всё объясню
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 5 МЛН