Asi wax ka romntic san maba arkin saxaaf soo laweeeyo
@anisoabdikadir3184 жыл бұрын
Waligii wuu ahaa
@nawiiloturkiofficial58184 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 ax ax ax farxada qaar ayaaba kaa ilmeysiisa wllhi alle ha isku kiin barakeeyo
@barwaqoilyas66824 жыл бұрын
Machallah machallah
@nashwaaakaindho12704 жыл бұрын
Ilahow isku kiin daa oo idin xifdi 🤲♥️ ilahow nin saan ii jecel isii aniga iyo intii gabar ah rabto nolol farxad leh🤲🤲♥️
@hodanmohamed82724 жыл бұрын
Amiin amiin🤲🤲🤲🤲🤲
@falismohamed64744 жыл бұрын
Amin ya raabi
@xamdabille53674 жыл бұрын
Amin amiin yaarabi kuligeen
@mohamedjubba34514 жыл бұрын
Ameen
@hammahofficial3254 жыл бұрын
Aamiin ya rahman
@qaalimohamedali75744 жыл бұрын
Masha Allah aad ayaad udoq fcnthy waxana tahy qofka uqalmo fadumiina waliga ilasho xaskada qurxda badan cimri Dheer &cafimaad waligiin farxad Ku dhamesta nolosha happy both day abayo
@mohamedbulhan26134 жыл бұрын
Atariisho Badiyo Ama Fadumina Waa Maskiin Weena Qalbi Fiicantahay. Walal Waxaan idin Rajeenaya Farxad Aan Dhamaanin. Waxaa idinka Soo Salaamaya All The Way From Austria
Qurux weyan waliga xaaskaga sida u ilaasho uguna farxi nolosha farxad bad kudhameysan doontan manshallah😍❤️ From Hargeisa 💚❤️
@sucaadmaxamuud55894 жыл бұрын
Family Quruxbadan jacayl kawada dhaxeeyo Masha allah ❤❤kudayasho mudantihiin
@Rabiyownabadbaadi4 жыл бұрын
Run ahaantii atiriishadu siday u qurux badan tahay ayuu qalbigeeduna u qurux badan yahay farxada waxa ugu saraysa ta kaa oohisa...she is beautiful in and out mansho allah ❤❤❤ thanks Nuuradiin KL
@aminafeisal15954 жыл бұрын
Walhi wan qiiroday jacaylku waa waxa ugu quruxda badanee la haysto mansha Allah midhiihisa hela jecelka lkn barefad ubadiya noloshina
@ac74954 жыл бұрын
Muurdiin masha allah alle haku xafido bro alle cafimad dhameestitan haku siiyo, shaatigii xasuusta, wllhi arkeyba wan soo xasuustey. Wllhi lamaane an jeclahay alle ha idin xafido.
@landuu70644 жыл бұрын
M.a wlhi nuradiin xaskisa aad iyo aad ijecelyhy illahey ha isku kiin barakeyo jcylkina iyo farxadiina illahey ha idin ziyadsho
You make me cry Happy Birthday to you mashallah keep going my sister I love you so much and my brother I'm also love you so much keep going enjoy your day
@ifrahluul18634 жыл бұрын
Midakala asxbtaa MashaAllah daxaa my best couples .....hadhalkaa badhanaa iskadafaa ...... Nurdin iyo Atarisho badiyo rerkenaa lee wayaa eee
Masha Allah lamaane qurux baden, horuumar wacan dear aterisho
@xananxamse37514 жыл бұрын
M.a alla ha idin xifdiyo adina saan uga qosli xasakaga qurixdabadan alla hadaayo ubad khayrqaba alla ha idinsiiyo amiin dheha azxpta jecel qoysakan farxada badan ♡☆😘😘😘😘😍😍😍😘
@sahrohasansahro22114 жыл бұрын
Xanan Xamse aaamin
@naciimamustafemaxamed17784 жыл бұрын
😢😢😢😢 ilintu mar mar waa farxad ale ha ku dayo xbti xajigaga walhi wan idin ku fana 😘 farxad ku wara Dhalasho wcn dhalasho wcn mcnto 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Maashaa allaah hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo dhalasho macaan isku waara ubad qeyrle kala hela insha allaah salan sharaf mudan my brothers s
Atarisho made my day .... Somali hadaaa nahay dhaqan maulihin dhalasho
@hidaayofour_four82394 жыл бұрын
Sida loo sharxa guryaha marki dhalasha misa sogotin kudhigan rabta guriga sidee loo hAbeye oo aad uqurux like sidan cml☝️ aad ujede vidio waxyala lagu qurxiye hadii an sogada xita qaab lodhajiyaa qash iga noqata marwalba dadkna qurux unoqataa yaab😭❤️😭
@sucaadcismaanliibaan80904 жыл бұрын
Maasha allaah alle ha isku daayo awlaad aad ku faraxdaana ha idinku arsaaqo waxaan idiin jecelahay alle dartii waayo waxaad tihiin dad qalbi fiican ilaahay farxadiinaa daaim ha idiin ka dhigo
@maryanmaxamed54624 жыл бұрын
Saidin sugayy le wanb idin xisay wlhi waligin wadajira lamanaheygi😘🤩😍❤💯