Sureer Axmed & Bashiir Ibrahim Ahun | Heestii Dhimbilo Qudhac

  Рет қаралды 161,008

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

Күн бұрын

Пікірлер: 37
@HalyeeyDarwiish
@HalyeeyDarwiish 5 ай бұрын
My fav song rabi inta dhimaty hawnaxaristo inta noolna badhadhe haku wariyo ❤🙌
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 ай бұрын
Aamin
@omarbashiraweys4342
@omarbashiraweys4342 4 ай бұрын
2011 anoo aroos baadiyaha joogaa ayaa mid noo daaray wagaas taleefanadu ma badnayn memory ayaa la isticmaali jiray
@culusowpoi4399
@culusowpoi4399 3 жыл бұрын
Bashir ibrahin cabdi ilahow ku naxariso wa fanan qaliya ee fan wa fanki hore
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@caddeeye
@caddeeye 7 ай бұрын
1995 inay ahayd baan ,ayaan anoo aw barre jooga heestan maqlay , xasuus dheer bay igu leedahay AHN abwaan shareeco iyo bashiirba ,, ma hubo sureer inay nooshay iyo in kale
@mahadjimcaale1087
@mahadjimcaale1087 7 ай бұрын
1da luulyo 2024 ayaan dhegeysanaaa ,allow amuuraha sahal 💯🇸🇴
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 7 ай бұрын
Aamin
@abdalleyuusufmataan3516
@abdalleyuusufmataan3516 Жыл бұрын
Anoo dhiig kujoogsaday dhibtaan maray Gudoodiga Dhudhumadu ijeexmeen asaa garan dhibaabtada amin ma soo dhicin Gudoodiga😢
@Abdirahimofficialy
@Abdirahimofficialy 11 ай бұрын
Heestan waxa maqal keeda iigu horeeyay 2024/02/26dii saacadu ay ahayd Qiyaastii 9:40 anigoo dhagaysanaya heesihii hirgalay oo meel kuwada duuban ayay ugu danbeysay deedna waan raadiyay in badan kolba eray ayaan ku qorayay waxaan helay maalintii ku xigtey been idiin sheegi maayo
@aliibraahim4538
@aliibraahim4538 8 ай бұрын
Zxp aniga hadan heley 8 sano ka hor ayaan maqli jirey
@huseenali1218
@huseenali1218 4 жыл бұрын
Mashaa alaah waxaan xasuustay RIWAYADII WAD JACEEL IYO WAR LA, AANTA HABLAHA KOOXDIU HORSEED IYO DR ABWAAN JANARAL MAXED NUUR SHAREECO ALLAHA U NAXARIISTO INTA DHIMATAY KOOXDAAS
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamiin
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 Жыл бұрын
Sxb waxaa tahay raga loo baahanyahay heesihii riwaayadaas maxaa ka xusuusataa Mahadsanid
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 11 ай бұрын
Waa tan heesaha riwayada Heesihi Riwayadii Wed Jacayl & War La'anta Habalaha | Curinti Abwaan Max'ed Nuur Shareeco Ahun 1981 kzbin.info/www/bejne/rHnIi3-GgL2Kfbs
@abdishakourshakti7364
@abdishakourshakti7364 3 жыл бұрын
Anigoo Habeen Jaadkii iga Dhamaaday Oo Raba Inan Iska Kaco Ayay Heestani Kaso gashay Makhaayadii Telefishan yaaalay Waxan Xasuustaa Inan Hor Istaagay Telefishankii Oo Ay Ragii Meheradu igu dhaheen Shaktiyow Maxaa kaa qaldan Ma Jaadkaa Ku Jiidhey Naga Hor dhaqaaq 😂 Cod Macanaaa Naagtu ❤
@ahmedomer4953
@ahmedomer4953 Жыл бұрын
HEESTAN memory ayaan ku dhagaysan jiray 12 sano ka hor, alla maxaa raadiyay lkn nasiib wanaag imigaan helay 😂😂
@Abwaanjimcaale
@Abwaanjimcaale 8 ай бұрын
Anigana gaari xamuul ah ayaan ku safri jiray markaas ayaan kadaara jiray 10 sano kahor lkn hada ayaan dib uhelay 😂
@ahmedseehanwaa1443
@ahmedseehanwaa1443 3 жыл бұрын
heestan xasuus dheer iyo magaalada sanca ee dalka yaman ereyada qof dhuuxayba yaab
@WITAHOODIE-j
@WITAHOODIE-j 3 ай бұрын
Aun bashiir ibraahim❤
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 ай бұрын
Aamin
@hajiowmayu5348
@hajiowmayu5348 2 жыл бұрын
Fav song 🎵 also de best👌
@IbrahimMaxamed-kq3wu
@IbrahimMaxamed-kq3wu 2 ай бұрын
hees xasuus igu leh❤
@Hon.Nuurmaxamuud
@Hon.Nuurmaxamuud 4 ай бұрын
Yaa Lyrics soo gilin karaaaaaa
@xidig3833
@xidig3833 5 ай бұрын
Hees igu qaali ah
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 Жыл бұрын
Ereyada abwaan janeral shareeco
@bbenacnac
@bbenacnac 8 ай бұрын
Laxan ka Yaa leh
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 8 ай бұрын
@@bbenacnac erayada iyo laxanka shareeco baa leh
@abdibishar231
@abdibishar231 2 жыл бұрын
Yaa salaam
@MohamedCali-q5g
@MohamedCali-q5g 5 ай бұрын
Maanshaa allah❤❤😂😂😂😂😂
@macadzopoi5888
@macadzopoi5888 Жыл бұрын
Hestan xusteda way igu wayntahay lakin allah agodaleh ayaa walwalka ihayey malinta iga qaday
@majorsalah7647
@majorsalah7647 2 жыл бұрын
G/Dhexe Bashiir Ibrahim Abdi, AHN, waxaan ka wada tirsanayn Kooxdii Horseed ee Ciidanka Xoogga Dalka Somaliyeed, Anigu waxaan ka tirsanaa Qaybta Musikada heeso badan uu qaaday ayaan wax ka tumay,Waxa uu ahaa AHN shaksi ilaahay ku manaystay Dabeecad iyo Naxariis badan, Cod UNIQUE ah ayuu lahaa oo aad u macaan, Somalida kamuu helin Xuquuqdii uu ku lahaa Ilaahay janatul fardawsa ha ka waraabiyo isaga iyo intii kale ee geeryootay Aaamiin🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin, soo dhawoow walaal waxaad tahay raggii hore, sidayda oo kale. Cimri dheer inshaAllah
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 Жыл бұрын
Somali miyaad abaal ka sugeysaa sxb abwaan shareeco heestaan sameeyey wuu so xaday ayagoo ku sheekaynayaa arkay
@HindaHayaan-qs1md
@HindaHayaan-qs1md 8 ай бұрын
Song❤
@dalmarmahad1737
@dalmarmahad1737 Жыл бұрын
Heestaa marki igu horaysay oo an dhagaysto waxay ahyd anoo lajoga geel malintaa sa u dhagaysanayay geli ba iga dibooday jacayk nah waa uu ihayay oo waxan ahaa gel jire jacayl galay 9 /6/2023
@youtubealfa9317
@youtubealfa9317 4 жыл бұрын
As
Amina Cabdilaahi & Axmed Cali Cigaal | Ambabaxay
11:07
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 269 М.
ВЛОГ ДИАНА В ТУРЦИИ
1:31:22
Lady Diana VLOG
Рет қаралды 1,2 МЛН
Ful Video ☝🏻☝🏻☝🏻
1:01
Arkeolog
Рет қаралды 14 МЛН
Faadumo Duur & Ibrahim Baadil Ahun | Dhunkashaduba Waa Sad l Kaban
13:12
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 342 М.
Maxamed Axmed Kuluc 🔥Iyo Heesta "JEEDAAL"
9:44
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 1,1 МЛН
Mininkiinii
11:30
Khaliif Magool - Topic
Рет қаралды 25 М.