SURPRISKII IGU QOSOLKA BADNAA AYAA MACALIMO USAMEYAY FUNNY 😄

  Рет қаралды 121,136

Sundus Ayaanle

Sundus Ayaanle

Күн бұрын

Пікірлер: 272
@ShamsoShiiqcali
@ShamsoShiiqcali 7 ай бұрын
Kusaliye nabegeena muxamed scw nawadkaliye naxriis korkiisa korkiisa sahahateee
@kOKOBULLE-tis5
@kOKOBULLE-tis5 7 ай бұрын
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ🫶🏻❤️😢
@HibaaqSiciid-fm7jr
@HibaaqSiciid-fm7jr 6 ай бұрын
Scw scw scw scw
@KaltuunZuldan
@KaltuunZuldan 7 ай бұрын
Sundus saalaxna u hambalyeeyy wiiLka Asna😢❤
@asiyogaani3425
@asiyogaani3425 7 ай бұрын
Nyaa salax wiilka maskinka ah maada uhanbalyeen mocalimow asaga ka horgaray ceyda iyo amiira iyo mocalimow way uhanbalyeyeen adna dhaqso lama filan uga dhig suu ufarxo ani isii buu xita kuyiri😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@Tushleey
@Tushleey 7 ай бұрын
ONLY TEAM WALBA ONE LIKE 😂😅❤❤
@Abdiabdullahihassan
@Abdiabdullahihassan 7 ай бұрын
Wkohaayhae❤❤❤
@Fatumina2
@Fatumina2 7 ай бұрын
Ilaa goormee ka cararee saliga nabiga scw ❤
@SundusCady
@SundusCady 7 ай бұрын
Scw❤
@SuurerCabdiqaadir
@SuurerCabdiqaadir 7 ай бұрын
Scw Scw Scw Scw
@AyanSoumeya
@AyanSoumeya 7 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤
@Israfaysal-t5m
@Israfaysal-t5m 7 ай бұрын
Zundus saan dabaalnimoH weeye Salaax Gift ukeen😏💋
@xamdic.rashiid7982
@xamdic.rashiid7982 7 ай бұрын
Sundus abaayo dharkan waa ku qurux badan tahay
@Sacdiya-s7q
@Sacdiya-s7q 7 ай бұрын
Haa wlhi masha llaah❤
@luleey381
@luleey381 7 ай бұрын
Mashallaah Tabarakallaah sundusay markii waxaa lagu sheego qaado wllhi waa ku quruxsan tahay Mashallaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤sundusay away Hani??
@RaaxoRaaxoruun
@RaaxoRaaxoruun 7 ай бұрын
Sundus qofka qalbi wanagsan kuma jiro teamka saan aaminsanahy ani
@sadaamcali834
@sadaamcali834 7 ай бұрын
Inta og inay cawa moofo so.cuneen cayda anba amiira so.dhigu doonto ismujiya xalay baoan qadeen team waoba ❤
@MaryamDahir-vh2xd
@MaryamDahir-vh2xd 7 ай бұрын
Masha allah sundus Qurux Caawa Waa Qurux badan thy hadana Dharka muca limo iyo sundus waa isku Og yihin😂😂❤
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 7 ай бұрын
أَعُوذُ بِاللَّهِ مِنَ الشَّيْطَانِ الرَّجِيمِ. (بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ )اللَّهُ لاَ إِلَهَ إِلاَّ هُوَ الْحَيُّ الْقَيُّومُ لاَ تَأْخُذُهُ سِنَةٌ وَلاَ نَوْمٌ لَّهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الأَرْضِ مَن ذَا الَّذِي يَشْفَعُ عِنْدَهُ إِلاَّ بِإِذْنِهِ يَعْلَمُ مَا بَيْنَ أَيْدِيهِمْ وَمَا خَلْفَهُمْ وَلاَ يُحِيطُونَ بِشَىْءٍ مِّنْ عِلْمِهِ إِلاَّ بِمَا شَاءَ وَسِعَ كُرْسِيُّهُ السَّمَاوَاتِ وَالأَرْضَ وَلاَ يَؤُودُهُ حِفْظُهُمَا وَهُوَ🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤❤❤❤❤🤲
@FarduusTasliim
@FarduusTasliim 7 ай бұрын
Sunduseyyyy waa u jeeda inaa commentiyada Aqrineyso Love U payoy❤ congratulation mocalimu
@MssFaraxsan2024
@MssFaraxsan2024 7 ай бұрын
Sundus funny iO Mocalimo dhibloo kabax yaqay waxasa asxaab Kaa ah❤❤🎉🎉
@Samiaahmedp-9
@Samiaahmedp-9 7 ай бұрын
Aduunka masoo marin ruux ka fiican nabi muxamed scw
@ZareedoAhmed
@ZareedoAhmed 7 ай бұрын
R
@CabdeQaadir
@CabdeQaadir 7 ай бұрын
Kusali nauo muxmedswcsce
@Hafsahatum
@Hafsahatum 7 ай бұрын
WallaHi sunduz wey qalpi wngsanthy❤ love you zunduz3Yy
@quenazuu6580
@quenazuu6580 7 ай бұрын
Sunduseey wan ku jeclhy you are so funny ❤😂congratulations 🎊 macalimow for 200k🎉
@Mensurahmedai
@Mensurahmedai 7 ай бұрын
Ayy azxaapey sundus aan 400k ku tuurno maxa ku heesana❤❤
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 7 ай бұрын
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Gosha-rercarale
@Gosha-rercarale 7 ай бұрын
Hambalyo macalimo kabadan uqalantaa😊sundus teyda cashaqa 400k coming soon😊😊😊
@Rayaan277
@Rayaan277 7 ай бұрын
Kusali nabigeena muhammad scw ❤❤❤🕋☝🏼
@axlaneyalmaz7240
@axlaneyalmaz7240 7 ай бұрын
Macallimow caadi iska dhig sundus thnkz ku dheh❤
@IbraBoy-rs1lr
@IbraBoy-rs1lr 7 ай бұрын
Sundus qosoley keep going wllshena Mar walbo wxan nahey garab kaaga ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@YasineApdallah
@YasineApdallah 7 ай бұрын
Style ka ceyda 🐐🔥🔥
@sucaadhassan4869
@sucaadhassan4869 7 ай бұрын
Walaalahay guuleesta❤mar walbo shaqada adag aa heesiin ❤ilaahay ha idiin la garab galo 🎉
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 7 ай бұрын
Masha"Allah ❤😂Sundus ❤😂Dadaall Badaneey❤❤❤ Allaha Kulla Jiro❤❤❤ I Love Sundus ❤❤❤
@ayaansalad1062
@ayaansalad1062 7 ай бұрын
Say ugu riday bahalka 😂😂😂
@ahmedmohamedreermagaal
@ahmedmohamedreermagaal 7 ай бұрын
team sundus ayaanle one like 👍 ❤🎉😊😊
@IntisaarMaxamed-nj4zo
@IntisaarMaxamed-nj4zo 7 ай бұрын
Team Sundus Team samiya team koko team amiro team cayda team saki soomaali team salax jj team adna team maclimo team alfa team kiki team deqoow jini team Sundus Team koko team cumer team asad team ❤❤❤❤❤❤❤400k kamisun boqorAdna
@kOKOBULLE-tis5
@kOKOBULLE-tis5 7 ай бұрын
Team sundus one like 👍
@Maryanmoha1Maryanmoha1
@Maryanmoha1Maryanmoha1 6 ай бұрын
Congratulations 🎊 macalimow❤❤❤❤❤
@HalimoBashir-u1f
@HalimoBashir-u1f 6 ай бұрын
Nayaaa wiilka saaalax ah mxd ugu hanblyeeni wayday.alla.xumidaaa uf ku nacay sundusay
@çikarlarinizi
@çikarlarinizi 6 ай бұрын
Inta uxiiste sidy hore isku ahn jiren koko 😢
@AyanSoumeya
@AyanSoumeya 7 ай бұрын
Ham baliyo ham baliyo baliyo mucalimo intan inkabadan aduqalan ta abowe ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉
@Thebeutyher
@Thebeutyher 7 ай бұрын
Sundus faraxasanow mar kasto abayo horay usoco Congratulations macalimo 200k❤🎉🎉
@Effected_18
@Effected_18 7 ай бұрын
Sunduseyyyy gabdhah muqaal laso samee koko io Amiiro io samia challenge ❤🎉pls
@IqraMohamed-cu5sg
@IqraMohamed-cu5sg 7 ай бұрын
Sunduseyyy❤ first veiw
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 7 ай бұрын
Hampalyo team walba io macalimo 200k ❤🎉 intaas kabadan kurajayn
@HamdaIbrahim-g9h
@HamdaIbrahim-g9h 7 ай бұрын
Macalinoow waji malhan 😂😫
@DeeqoCadar-s1t
@DeeqoCadar-s1t 7 ай бұрын
4 min 1.1k team sundus qabasho maleh😅❤
@macmacc1
@macmacc1 7 ай бұрын
5min 2.5 k
@FarhiaAbuukar-d7t
@FarhiaAbuukar-d7t 7 ай бұрын
Sundus 400k subscribe noo gaar siiiya yaaqey what😮😅
@NajmaMahamed-h1m
@NajmaMahamed-h1m 7 ай бұрын
Biyaha badsada 😂😂
@AdnaNur
@AdnaNur 7 ай бұрын
YAa markii hore kuuhayay sheeko 😂
@zahruujadeey4083
@zahruujadeey4083 7 ай бұрын
Congratulations amiira iyo ceyda dharkoda😫❤
@yasminsaid118
@yasminsaid118 7 ай бұрын
I can't wait sundus video yadada mashallh farxley ❤🎉
@Sahara-fc2bz
@Sahara-fc2bz 7 ай бұрын
Mashaallah congratulations 🎊🎉🎉 walalkey macalimow 200k subscribers kabadan u qalantaa wll 300k coming soon 🎉❤
@falisShiikhDooncabdi
@falisShiikhDooncabdi 7 ай бұрын
Coffee ☕ iyo water 💦 labadaba waan cabnaa wayo ______😂😂
@Fidhiqo
@Fidhiqo 7 ай бұрын
Sunduseyy hda kadib dhar sidaan cml lee xiro wlhi qurux m.a sheeladana saan u xiro manta shacnigada baxaayo ❤
@FaizaYusuf-iz7kr
@FaizaYusuf-iz7kr 7 ай бұрын
Manata ana ugu horeyo 😂🎉
@NehaGwalMahatt-ob5wc
@NehaGwalMahatt-ob5wc 7 ай бұрын
Sundusey why aad salax neh usiin weyse gift 😢
@israabdiqadir5083
@israabdiqadir5083 7 ай бұрын
Allaaa kii cayda cawa yaa u soo labisay qurux 😂hamplyo macalimo
@Sarasiman123
@Sarasiman123 7 ай бұрын
Aniga cwo ayu ila labis xun yhy
@faizaHirsi
@faizaHirsi 7 ай бұрын
Congratulations macalimow 200k 🎉
@Sundusabdi-bf1cv
@Sundusabdi-bf1cv 7 ай бұрын
Sundusey san taraxada uxiran haa qurux ley tahay wllhi
@rahmaissack6536
@rahmaissack6536 7 ай бұрын
Ohh first person like ❤congratulations bowe 🎉❤❤
@SahroCabdi-tl3ze
@SahroCabdi-tl3ze 6 ай бұрын
sundusey salaxna u hambalyeey asnah supres ukeen 🥺♥️
@zeynabmaxamed3317
@zeynabmaxamed3317 7 ай бұрын
Hambalyo hambalyo 200k 🎊🎉🥳❤️
@HaniAhmed-jl1bl
@HaniAhmed-jl1bl 7 ай бұрын
Sundus 400🎉🎉 coming soon❤
@AyaanitaXariir
@AyaanitaXariir 7 ай бұрын
Sunduz kip going sister❤
@shankahaay
@shankahaay 7 ай бұрын
Hambaliyo walalkee macalimoo 200k🎉🎉🎉🎉
@AbdiladhiifIshaan
@AbdiladhiifIshaan 7 ай бұрын
Team sundus one like 👍 my brother @macalimoo congratulations 👏🎉
@habicabdicasiis1571
@habicabdicasiis1571 7 ай бұрын
Wow masha alaah hambalyo hambalyo 😊
@NajmoYuusuf-q1g
@NajmoYuusuf-q1g 7 ай бұрын
Ayyy hambalyo 🇸🇱❤️‍🩹✨❤️‍🔥🫀🤎🤎💙🥹❤️
@djibouti8484-y8g
@djibouti8484-y8g 7 ай бұрын
Sunduseey the American guy indhaha ka ridii rabtrey mucalimooo hambalyo
@Fatimaosman56
@Fatimaosman56 6 ай бұрын
Salah xita wa inad u keenta isba wuu galee 200k😊
@sahracali8342
@sahracali8342 7 ай бұрын
Congratulations 🎊 👏 💐 macalimoo❤
@Kartibadan-w4b
@Kartibadan-w4b 6 ай бұрын
Congratulations macalimooow kabadan uqalanta kip gowin
@FartuunAhmed-x8d
@FartuunAhmed-x8d 7 ай бұрын
Nyaa sundus ilahdda k9kooo queen umatagin 😢😢😢❤
@SucdiCumar-wc1bi
@SucdiCumar-wc1bi 6 ай бұрын
Subxanalh gabdha kaligeed waayeh gabar kaliyah subxanalh nimanka iney isdhaxgalaan meel gaarah laldiidey iyadaneh waatan
@SakariyeCiise-dv9vn
@SakariyeCiise-dv9vn 7 ай бұрын
Sandus iyo macalimow one like❤
@nastexociisemohammed
@nastexociisemohammed 7 ай бұрын
hambalyo hambalyo macalimoo hambalyo 200k hambalyo 🎉🎉🎉🎉
@MALIKAAMIRAQURUX
@MALIKAAMIRAQURUX 7 ай бұрын
Naya sundus amiro iyo koko waad kle gese walahi tht is not good abayo before daad isku fcn aye ahayeen
@rahaafhusein705
@rahaafhusein705 7 ай бұрын
Ceeb xishoo wll dadku wa asxaab is jecel Cid is neceb mjirto
@munamaanka8020
@munamaanka8020 7 ай бұрын
​@@SafaAli-dc6bz koko iyo Asad waa family oo waa dumaadhidiis soo amiiro inee Hal family dhex fadhiso ayadaba umafiicno😢
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 6 ай бұрын
​@@SafaAli-dc6bzo Amira ma idinkaa la yaaban cidkale o layaabtay ma jirtee Amira teamkeda ayay la duubta koko na team keeda maxay ku kala duwan yihiin bal Asad iyo Amira ne xumaan haka filan dad wllo ah o sxb ah waaye
@NuuriyocaliXuseen
@NuuriyocaliXuseen 7 ай бұрын
Sundusten cawa challenge waliya no keen oo gabdha iyo wilal team Sundusten dhaqsada 400k wax yar kadhimane😂let's go
@iiqlaas5803
@iiqlaas5803 7 ай бұрын
Hnblyo hnbyo hnbyo hnblyo hnblyo ❤❤❤❤ labdiinba dhiblooow ❤❤❤hnblyo hnblyo
@QalanjadaReercabdi
@QalanjadaReercabdi 7 ай бұрын
Wa lik wa sher wa comment ❤❤sundus my queen ❤❤❤🎉🎉🎉
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 7 ай бұрын
Kuwan kuwagii mahan biyaha badsada kulaha kuwan caffe caban 😂😂
@Cabdishakuursiidcali27
@Cabdishakuursiidcali27 7 ай бұрын
One love ❤️ team sundus ayaanle 😮😅❤
@HibaaqSiciid-fm7jr
@HibaaqSiciid-fm7jr 6 ай бұрын
Sundus blz cayda iyo salaax baranki ku samee blz 😅😅😅
@sundusqurux-n2i
@sundusqurux-n2i 7 ай бұрын
M.a hanbaliyo ❤🎉macalimoow m.a ii nooloow
@zaytuunyusufhassan
@zaytuunyusufhassan 7 ай бұрын
Yes manta qofki labad banahy❤
@ZuuzaanOmar
@ZuuzaanOmar 6 ай бұрын
Salax jj ka yaabso oo surprise u sameey🎉❤
@Hamdihusseinjama
@Hamdihusseinjama 7 ай бұрын
asxbta qaaliga ah sundus 400k noogu tuura bls cawa bas wad samayn kartan in aad 400k gaarsiisan
@BushroBilan-ro4xb
@BushroBilan-ro4xb 6 ай бұрын
Waxaan sugnaaba waa cadnaan io 100k ❤🎉
@ZahroCabdi-v6e
@ZahroCabdi-v6e 7 ай бұрын
M.aAdyo❤❤😊😊
@DeQuuShApdirahman
@DeQuuShApdirahman 7 ай бұрын
Susndus adiga sawtaa amiira la socotay uuba ku arkayee mxa surprise 😂 other ways hamplyo 🎉
@xanaancadeey2212
@xanaancadeey2212 6 ай бұрын
Sunduseeey challenge inoo keen plz
@NajmaAli719
@NajmaAli719 7 ай бұрын
Congratulations maclimow ❤😊
@Sagalsiman-t3x
@Sagalsiman-t3x 6 ай бұрын
Mxa wax usoo dhigi wydy 3 bari❤
@Najaxmohamed512
@Najaxmohamed512 6 ай бұрын
Wlhi salxa waa dhibakii oo qof😂😂
@CiilowAwees
@CiilowAwees 7 ай бұрын
Hambalyo hambalyo hambalyo macalimoo ❤❤❤❤
@Nawaalnalka-f8m
@Nawaalnalka-f8m 7 ай бұрын
Hamblyo 200k wallkey ❤❤
@alonegirl8
@alonegirl8 7 ай бұрын
Sundusey war na sii 😂amiiro iyo Asad mey is dagaalen
@Bilan859
@Bilan859 7 ай бұрын
Sundus maxa dhacay indhaha kaga dhuftaya bahashan🎉 bisinka😂😂🎉
@NaciimaAxmed-r7v
@NaciimaAxmed-r7v 6 ай бұрын
Saalaxna usamee sundus waa ku sidee
@MaaidoCusmaan
@MaaidoCusmaan 7 ай бұрын
Macalimoow big boy legend 🎊
@SiyadMuxumed
@SiyadMuxumed 7 ай бұрын
Congratulations macalimow
@arawelosheikh2593
@arawelosheikh2593 7 ай бұрын
Ree comments sundus maxaan ugu dhaganahay gbr yar oo maashaalaah qalbi furan karti bdn waaye
@NuuriyocaliXuseen
@NuuriyocaliXuseen 7 ай бұрын
Ha hal babiyo sundusten wa qalbi wanga❤qof ahaa
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 7 ай бұрын
❤❤❤MASHA"ALLAH ❤❤❤ MASKIINTA ❤❤❤WEEY DADAAASHAY❤❤🤲
@ayamanitta
@ayamanitta 7 ай бұрын
Félicitations bro hambalo 🎉🎉🎉
@alma5512
@alma5512 7 ай бұрын
Sundus abayoh maad dee huuno gacaloooo ukentid salax gift 🎁 please la dhaqso anigana iken ayyu kudhahay😢😢🥺🥺🥺🥺💋👸🏼 please ugeey wa wil maskin ah 🥺🥺
@AxmedDooli
@AxmedDooli 7 ай бұрын
Sundus salaax gift ukeen🎉 asxabaay 400k aan garsiino❤
@Ayaaneyyyy
@Ayaaneyyyy 7 ай бұрын
ManTa ana uhoreyey 😂❤ hambalyo King íñTá Iyo inkabadan uqalantaa hambalyo Bowe 🫶🏾🤴🏿😩💋
PRANK NAXDIN JABRA OO MAGALADA OO GA DHUMANEY XANAQA ADUNKA😢
15:44
Sundus Ayaanle
Рет қаралды 97 М.
It’s all not real
00:15
V.A. show / Магика
Рет қаралды 20 МЛН
Sigma Kid Mistake #funny #sigma
00:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 30 МЛН
黑天使被操控了#short #angel #clown
00:40
Super Beauty team
Рет қаралды 61 МЛН
ANIGA IYO MACALIMO OO DHIG ISKA KEENAYE CIYARTII UGU ADKEYD🥰
12:34
Sundus Ayaanle
Рет қаралды 85 М.
JADWALKEYGA HABEENKI WAXAA QABTO/ MY NIGHT ROUTINE
11:39
Amira Qurux
Рет қаралды 180 М.
DAGAAL KA ADUUNKA (WE LISTEN WE DON’T JUDGE)😁😂
17:21
KiKi AFCAD
Рет қаралды 145 М.
PRANK CUMER IYO HANI WEY IGA OHISIYEN 😭 NAXDINTA ADUNKA
17:29
Sundus Ayaanle
Рет қаралды 273 М.
KU CELIS GAMEKII BUUQA DHALIYAY YAA RAAYAY HEE HADANA CUMEER vs KOKO
18:46
It’s all not real
00:15
V.A. show / Магика
Рет қаралды 20 МЛН