heestan 2012 aya dhageysan jiray anigo Nairobi joga. 2020 aya so xasuustan❤💖
@TheMrShibane12 жыл бұрын
waaaw waaw waaw waaw waxaasaa kaahees nooloow ibro eagle somaali idilked suuban laga mawaayinee jaceylbaa ikaasuray nice song
@hodanisaac42052 жыл бұрын
Xasustu ma aha mid guurto. Mudo ku dhaw 9 sano Ban degnen seybiano, soobe agteeda. Walow an walalkey ku wayay seybiano hadana wa xafad an so xasusto😪😪😪 allow ku naxariso wllo gacan ka xaqdaran ba ku dishay🤲
@filsanable12 жыл бұрын
Agah da beat, da lyrics n da Voice caadi mahan Mashallah luvvv it
mmmmmmmmmmmmm... dmn... what a nice beat... looooooooooved it
@deeqMaadey11 жыл бұрын
oo adigaaba gambad kuu saaran tahay sida dumarkiiye. Magac abwaana waad wadataa, Fanaaniinta waa la amaana ee lama caayo.
@maymayasu55564 жыл бұрын
Heesaha ma dhagaysto ani lkn cudur jacayl la fhaho ba ihaya runtii isaga ayuu la magac yhy ana magaciisa meel kasta hadan ku qoray google iyo youtube yada ka raadsha wax la magac ah ax yaa jacyl
@faysalyare65611 жыл бұрын
heestaan cadi mahan waaad ka baxsatay bro cabdi rashiid
@abwansuldanmuuseali11 жыл бұрын
kolka aan dayaxaysney daruuraa aan yar dhaafoo dadka waaban kudaadshaa anoo dooni durbaanka dadka looba tumaayoo waaban dee dayexeeyee ma danbaan galay weyn mise waan idinku daadshuun dadyow waan idin su,aalee ?