No video

suufiyo iyo sheekooyinkooda lagu qoslo|||sh abdikariim hassan xoosh

  Рет қаралды 30,999

Habiib AbdilaH

Habiib AbdilaH

Күн бұрын

Пікірлер: 32
@CabdisahalXasancabdi-tu3to
@CabdisahalXasancabdi-tu3to 6 ай бұрын
Wahaabi allah kabaq
@caishoahmed9928
@caishoahmed9928 4 жыл бұрын
been badnaaa waa saaxiriin aniga ayaaba arkay suufidd kuwooda ugu cilmiga badn waa saxirin wyo wxy shekh tan in ay indha furan yihin oay wx ksto ogyihn markk awoodi alle her sy shektan ayayba marayn
@habiibabdilah384
@habiibabdilah384 4 жыл бұрын
Been maad sheegin❣️
@mohamedaliibrahim7650
@mohamedaliibrahim7650 4 жыл бұрын
Subxaanallaah
@zzzzzzzzzzzz888
@zzzzzzzzzzzz888 Жыл бұрын
War waxan been way dhaaftay 🥺
@markahorealaah8793
@markahorealaah8793 3 жыл бұрын
Waa beentiis cad
@MBA90909
@MBA90909 2 жыл бұрын
😆😆☺️☺️😁😁😄😄😃😃😃😀😅😅😂😂😂🤣🤣🤣🤣😇😇😇😊😆😆😁😁😁😄😄😄😀😀😀😀😅😅😅😊😊😂😂😂🤣🤣🤣😆😆😆😆😆🤥🤥🤥🤥 لاحوله ولا قوة الا بالله العلي العظيم حسبي الله ونعم الوكيل عليكم
@yahyehussein
@yahyehussein 5 жыл бұрын
Ok
@caishoahmed9928
@caishoahmed9928 4 жыл бұрын
dulqd badnaa acuudu billh manin bani adm ah ayaa intaa usamen karaa
@maan8746
@maan8746 2 жыл бұрын
فاستخف قومه فأطاعوه إنهم كانوا قوما فاسقين
@asccalimaxamadaadan3938
@asccalimaxamadaadan3938 4 жыл бұрын
asc
@habiibabdilah384
@habiibabdilah384 4 жыл бұрын
وعليكم السلام
@Garyaqaan78686
@Garyaqaan78686 4 жыл бұрын
Maasha allaah sheekhanaa
@Ibraahim2
@Ibraahim2 5 жыл бұрын
ماشاءالله
@dalmar8431
@dalmar8431 Жыл бұрын
DHIBAATADA KITAABKA USUULU THALAATHA فتنة كتاب اصول الثلاثة Kitaabka usuulu talaatuhu wuxuu gaalaysiinayaa muslimiinta oo dhan,xataa anbiyada wuu gaalaysiinayaa. Waxaa ka mid ah waxyaalaha ku qoran kitaabkaas. 1. Qofkii ka baqa cid aan ilaahay ahayn wuu gaaloobay. Sida aan wada ogsoonahay bini aadanku wuxuu ka baqaa wax kasta oo noloshiisa halis galinaya sida cadawga,libaaxa, maska, iwm, Waa kuma qofka aan ka baqini. Waxa ku taala quraanka inuu nabi muuse ( nabad gelyo iyo naxariisi korkiisa ha ahaatee ) yidhi markii ilaahay uu u diray Fircoon si diinta uu u gaadhsiiyo: قال رب اني قتلت منهم نفسا فاخاف ان يقتلون waa aayada" 33" ee suurada alqasas .oo ah: Waxaan ka baqayaa inay i dilaan, waayo qof baan kasoo dilay ( waa nin aanu doonayn inuu dilo oo si aan ula kac ahayn ugu dhintay ilaahayna ka cafiyay) Haddaba saw ninkaa qoray buugaasi muu gaalaysiin Nabi Muuse illayn wuxuu ka baqay fircoon oo qof bini aadan ah. Waxa diinta lagaga baxo waxaa ka mid ah in la gaalaysiiyo hal qof oo muslin ah,ama ka badan. 2. Wuxuu kale oo uu gaalaysiinayaa Nabi Muxammed (nabad gelyo iyo naxariisi dushiisa ha ahaatee) oo ilaahay ku soo dajiyay aayada. وتخشى الناس والله أحق ان تخشاه Waa aayada "37" ee suurada "Axzaab". Macnaheeduna waa:dadka ayaad ka baqaysaa, ilaahay ayaana mudan inaad ka baqdo. Macnuhu ma aha ilaahay Kama baqdid ee dadka ayuunbaad ka baqdaa. Ee waxa weeye: ilaahay baa mudan inaad kaligii ka baqdo. Adiguna ilaahayna waad ka baqaysaaa,dadkana waad ka baqaysaa. Ee cabsidaada ilaahay ku koob.Sida aayad kaleba ay sheegayso, oo ah. اللذين يبلغون رسالات الله ويخشونه ولايخشون احدا الا الله وكفى بالله حسيبا waa aayada '"37" suurada Axzaab. Macnaheedu waa: dadka ilaahay farriimihiisa ( diintiisa) gaadhsiinaya dadka kale, Ilaahay bay kaga baqayaan, waxa ay samaynayaan iyo waxa ay ka tagayaanba.Dadka canaantoodana dan kama laha. iyagoon ilaahay mooyee cid kale ka baqayn, ilaahay ayaanaa kaga filan wax kasta oo ay ka baqayaan. Waa qisadii Zaynab bintu Jaxshi oo intaanu Nabigu ( nabad galyo iyo naxariisi dushiisa ha ahaatee ) iyada guursan , waxa qabi jiray Zayd binu Xaaritha. Nabigana (nabad gelyo iyo Naxariisi dushiisa ha ahaatee ) waxa ilaahay u sheegay inuu guursan doono Zaynab marka uu furo Zayd oo ahaa adoon uu Nabigu (Nabad gelyo iyo naxariisi dushiisa ha ahaatee ) uu soo koriyay adoonnimadiina uu ka xoreeyey. Guurkaana waxa lagu baabi"inayay dhaqankii hore u jiray oo ahaa in ninku inanka uu soo korsaday xaaskiisa hadduu furo aanu guursan karin,waayo waxay u yaqaaneen inankiisii isagaana lagu magacaabi jiray oo uu ku abtirsan jiray. Markuu Zayd ka soo dacwooday xaaskiisii Zaynab oo waliba uu doonay inuu furo ayuu Nabigu ( nabad gelyo iyo naxariisi dushiisa ha ahaatee) ku yidhi:xaaskaaga hayso ilaahayna ka baq. Waxa lagu canaantay Nabiga ( nabad galyo iyo naxariisi dushiisa ha ahaatee ) maxaad u tidhi xaaskaaga hayso ,waaba laguu sheegay inaad Zaynab guursan doonto e. Waxaanu ka baqay inay munaafiqiintu warkii suuqa galiyaan, ayadoon guurba la gaadhin,walina Zayd qabo,oo ay yidhaahdaan inankiisi xaaskiisa ayuu rabaa oo hadal hayaa. illayn marmarsiiye ayay u raadinyeene Aayada kuma taalo qofkii cid aan ilaahay ahayn ka baqaa waa gaal, isaguna wuxuu usoo daliishaday:inuu gaal yahay qofkii cid kale ka baqaa. Ninkaasi saw ma cada inuu gaalaysiiyay muslin kasta xataa Nabi muxammed, illayn dad ayuu ka baqay.dadkuna ilaahay ma aha. Wuxuu qorayaa buugaasi 14 waxyaalood oo labadani ay ka mid yihiin, oo uu dadka ku gaalaysiinayo. waana wax dadka ka dhaca had iyo goor.Waxay ku gaalaysiinayaan dadka muslinka ah,ra'yigooda. Aayadaha uu ku qoray buugaa yar,macnaha ay sheegayaan iyo waxa uu u soo qaatay isma laha. Gaalaysiintaasi waa jeebkiisa, ee aayaduhu ma sheegayaan sidaa.Ninka buuga qoray oo ah Muxammed bini Cabdi Wahaab iyo dadkii raacay mooyee wax arrimahaa cid ku gaalaysiiyaa ma jiro.Qof la gaalaysiiyayna wax loo reebtay ma jirto. Naftiisii iyo xoolihiisii toona lama badbaadin. Waana albaabka fitnadu inooga soo gashay 40 kii sano ee u danbeeyey. Waa kuwan 14 kii وأنواع العبادة التي امرالله بها الاسلام والإيمان والإحسان ومنه الدعاء والخوف والرجاء والتوكل والرغبة والرهبة والخشوع والخشية والانابة والاستعانة والاستعاذة والاستغاثة والذبح والنذر وغير ذلك من أنواع العبادة التي أمر الله بها كلهالله تعالى والدليل قوله تعالى ( وان المساجد لله فلا تدعوا مع الله احدا ) فمن صرف منها شيا لغير الله فهو مشرك كافر Klalimadaha kasoo bilawda الدعاء kuna dhamaada والنذر cid aan ilaahay ahayn qofkii xagiisa uleexiya (la aada ) sidaan soo tilmaanay,wuxuu leeyahay waa gaal, waana arrimo diinta islaamku aanay cid ku gaalaysiin. Ee ruux walawba diintaada ilaasho , waxa socota fitnadii aakhiru zamaanka ee la inooga digayay. SI AAD UGA BADBAADISO DAD HALISTAA KU DHICI LAHAA UDIR DADKA KALE.
@asmamohamedxasan4030
@asmamohamedxasan4030 Ай бұрын
War yaa naga daa beenta adeer anaga dhignahy caqiido fiican oo ilaahy iyo rasuulka lagu baranaayo ku taale anga waxaasoo beena ha nooga sheekin suufiyow
@ahzalfural4850
@ahzalfural4850 3 жыл бұрын
Hadaba kuwa isqarxiya. Ayaa waxkusheega waa wadaad hadaba wadaadkaan mawaxa aw kawadaa wadaadada yaa waxlagayeelin mise qisada ayu layaabanyahay gabar iyo aduun matalan Gandhi Hadi lawaayay so karamo Mahan Waxa laga lagahadlayo
@Tilawa5
@Tilawa5 2 жыл бұрын
Wax walba oo khaariqul caada ah karaamo maaha.
@mawjama831
@mawjama831 2 жыл бұрын
Suufiyo Saaxiriin ah iyo murji'o maraykan iyo yuhuud u shaqaysa kee daran?! Gaalku gaalkii ma dhaamee, aaway kaygii galbeed?!!
@habiibabdullah3009
@habiibabdullah3009 5 жыл бұрын
بارك الله شيخنا
@mohamedali-oz7gp
@mohamedali-oz7gp 2 жыл бұрын
Miskin cilmi badinka iyo cimi dahir so baro.in yar laso caraari uun
@abdulhayi4118
@abdulhayi4118 2 жыл бұрын
cilmi badhin????
@yooniscabdiyooniscabdi7644
@yooniscabdiyooniscabdi7644 4 жыл бұрын
Suufiyo ayagaa caama ah Ma caamo kale ayaa jirto Suufiyo Allaah ha hanuuniyo
@habiibabdilah384
@habiibabdilah384 4 жыл бұрын
Alle ha hanuuniyo
@mohamedosman4677
@mohamedosman4677 3 жыл бұрын
Aan u duceyno in alle so hadeeyo anagane alle na fidneyn
@markahorealaah8793
@markahorealaah8793 3 жыл бұрын
Adiga alaah haku hanuuniyo
@suufigajecelxabiibkiisacsw9360
@suufigajecelxabiibkiisacsw9360 2 жыл бұрын
Danigu waa danbi.wll ilaahay unoqo
@suufigajecelxabiibkiisacsw9360
@suufigajecelxabiibkiisacsw9360 2 жыл бұрын
waxaadan. ogayn laguma hadlee
DHOOF PART 28
20:40
Family Sagal Channel
Рет қаралды 3,6 М.
Jawaab Kulul || Sh Xassaan Oo Cadeeyey Inu Ashaaciro Ku Been Abuuranin
30:32
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 41 М.
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 1 Серия
40:47
Inter Production
Рет қаралды 1,1 МЛН
大家都拉出了什么#小丑 #shorts
00:35
好人小丑
Рет қаралды 78 МЛН
Angry Sigma Dog 🤣🤣 Aayush #momson #memes #funny #comedy
00:16
ASquare Crew
Рет қаралды 46 МЛН
Siyaartii 30AAD ee A Sayyid Al Xaaji Sheekh MUXAMED FAARAX CULUSOW OO lagu Qabtay HOTEL HILAAC UK.
23:14
Xerta Sheekh Aadan Dheere Saaxibul wallaayah
Рет қаралды 2,5 М.
Qiso Ka Dhacdey  Masjidka Bilal Nin Caan Ka Ah Baraha Bulshada Oo Sh Xassaan Ka Yaabsade
16:05
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 36 М.
taariikh/tahriibkii 1988,sabibihii keenay.    q.1aad
34:20
AL_TAUHID CHANNEL
Рет қаралды 9 М.
Dhaqanlaawe Faisal Rooble oo Markaan Beentiisii Ku Qabanay Caytamay!
10:26
Qiso Karaamaadka awliyada ziyaaradii sh cabdulaahi casir
18:32
NUURA DIIN TV
Рет қаралды 3,9 М.
لقاء مع عدد من علماء الصومال في مقديشو
1:24
قناة مدني الإخبارية
Рет қаралды 3,3 М.
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 1 Серия
40:47
Inter Production
Рет қаралды 1,1 МЛН