anigaba sidoo kale gabadhiisa oo kale ayuu iila dhaqmaa allah kheyr hasiiyo isaga iyo walashayba
@nimcomuuse35832 жыл бұрын
waxa dhimatay wallshay oo aad u jeclayd wiilkan yacnii taageere number one ayay u ahayd Markasta way daawan jirtay markastoon daawado iyada ayaan soo xasuustaa Mo faami waxaad tahay xasuusta walashay Wall ilaahay hakuu naxariisto
@ArwaAhmed-ms7ow4 ай бұрын
Allaha u naxristo abayo 😢
@ugbaadqurux422 жыл бұрын
الله انت ربي لا إله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين اللهم اغفرلي ولوالدي وللمؤمنين والمؤمنات الأحياء منهم والأموات امين يارب 🤲
@karemkamil80302 жыл бұрын
Ammmin ammmin ammmin 🤲😭😭
@nacimaosman28652 жыл бұрын
اللهم لاتجعل مصيبتنا في ديننا ولاتجعل الدنيااكبرهمناولامبلغ علمناولاتسلط علينامن لايرحمنا
@muuminchannel43042 жыл бұрын
Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafo Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔🌙🤙❣❤
Mo Fami Sxp Codkaga ilah ku barakeyay wlhi guuleyso ❣️
@hodanahmed91672 жыл бұрын
Kolay sidiii walidkeed ayey ula dhaqmaysay ninka oo ay guriga bilaaa shalmad ku joogtay lkn isagaaa waraabe iiman la aan ku noqday ee dumarow yar iyo weynba aynu isilaalino nin waa ka keliya ku dhalay iyo ka kula dhashay wixiii kasoo hadha waa warabayal🙌🏽
@suhaypmohamet75592 жыл бұрын
Koly Run ayaad Sheegty nina Damac Kama Dhamaado Lkn ragii Ayaa Sii kala nin raggeedsan garashana Is dheer Waxyaabaha Qaarna Aanay ka suur Toobin Marka Iyaga Waliba Gaal nimo usii dheere iyo bilaa iiman nimo
@emmarose30272 жыл бұрын
Waa runta wadla eegatay
@malabey1972 жыл бұрын
Waaa runtaa
@sulekaablsiyeh14622 жыл бұрын
Mashallah tabarakallah wa qiso cajiib iyo naxdin leeh illahayow na xafid anaga iyo inti islamaa xasbunallah wa nicmal wakil
@najmaabdullhiali44162 жыл бұрын
Qisooyin run aya nooso gudbisaa wlhi waka helaa shekeyinkaga wll❤😘
@mohamettbulshawiofficial.2 жыл бұрын
Waa noocaas marka ay gabadh dumaashi ah damac kaa galo 🔥🔥zhp aad baad umahadsan thy mo faami👍👍
@raxmarayaan97352 жыл бұрын
Sxb elayn reer hargaysa ayaad ahayd horay u soco 😁
@mohamedosman43852 жыл бұрын
Hore ayan uu oga hore ayuuna uu sheegay zxp
@omalkhyrmahamuut85282 жыл бұрын
@@mohamedosman4385 muqalee buu Ku sheegay walal.
@baarcadbashiir81032 жыл бұрын
Hoooqay waxan islaha wa macalimiinta ama ardayda la dhigata😅
@ZAKARIA-jh4km2 жыл бұрын
Aniba 😂😂
@missgalmudug56922 жыл бұрын
Anba wlhi 😂💔
@amiishaali87282 жыл бұрын
Ani waan fahmay markuu dhahay wallshed ayeey lanoled in ninkaa lasoowado😂😂😂
@isramoktar15252 жыл бұрын
Aniga xataa
@mohamedkhayre96642 жыл бұрын
isma lahaynin koofiyadaadii aad beecinaysay baa chanellka dadweynaha ka soo muuqaneysa sxb waanku aaminey 😱
@marianabdiaziz58732 жыл бұрын
KZbinrka kaliya aan daawado oona taageraa tahay keep going my brother🙍♂️❤
@nasriitaabdulahi24232 жыл бұрын
Waa run weliba youtuberka aan taageero mar walba waan daawadaa waan kugu Tashtaa keep going🥰
@ahmethzakihvarhan1772 жыл бұрын
Ma anigaan garan😂😂Hmm Sidaasa ku noqday Qofki Ugu Horey Tagerhaga Ku arkee😅😅Iga soo dono Custmer Waxgu wa Bilaash Libaaxe❤️Ila hada wan uqaadan layey 🥰
@crahmanmahrez18102 жыл бұрын
ma adigaa pro xagaad isku aragteen
@Anfac__anna2 жыл бұрын
Iiga faaloow ma wiil qurux baa 😂
@samiira30972 жыл бұрын
Wajigisa ma aragte 😅😅😅😅
@ahmethzakihvarhan1772 жыл бұрын
@@crahmanmahrez1810 Suuqa Shp
@ahmethzakihvarhan1772 жыл бұрын
@@Anfac__anna Hmm Aat😅🤗
@abdishakurhussein95982 жыл бұрын
Cumar brother ninka waa muxsinu zaani waa in dhagax lagu dilaa maraqaati uma baahna waa qiraal afka ayuu ku qirtey waa maxay 5 sano oo xarig ah SubxanAllah
@MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac2 жыл бұрын
Subxaanallaah Allaahu Akbar. Waad Mahadsan Tahay Mukhtaar, Callanka Toowxiidka Leh Ee Quruxda Badan Ee Dalka Jamhuuriyadda Somaliland Sidaad U Sharaftay Alle Ha Kuu Sharfo. Jamhuuriyadda Somaliland Ha Noollaato✊
@aliiza12352 жыл бұрын
2017 ilaa iyo 2022 ayaan kula socda wllhi Waxa tahay qofa dawashadiisa ka caajisin runti Waxa tahay qofka kaliya aan daawado qisooyinkiisa Markan ku dawanaayo farxad wllhi Horey usoco wllkeyga 🥰😇
@sabrinaomer4322 жыл бұрын
Big Respect 🙏 Muqtar😍😘
@ASADHAGIO-vv8qx2 жыл бұрын
Comback legend 🙌😍
@muuminchannel43042 жыл бұрын
Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafo Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔🌙🤙❣❤❤👍
Wcs walalkey maba firsadi anigo ku sarin lakta wana kugu xirnahay ee noso badi barnamijkan Mahadsanid hore u soco 💯🇸🇴❤👏💞🤴🎁🖐
@cabdinaasir54932 жыл бұрын
Dadweynaha Legend keep Going ❤❤
@whocareiamaloneinlife35772 жыл бұрын
Alaaa wiilkan iyo sheekotinkiisa waa iska jecelahay mida kle wiilkan codkiisa wuu I dili rabaa hadan dhinto la socdaa🤣🤣🤣
@apdirahman14332 жыл бұрын
Qabriga Allah kuu waasiciyo 😂😂
@izraahappy87962 жыл бұрын
Haye waankula soconynaa xppti 😂😂😂😂😂
@hamzahsiraaji2 жыл бұрын
Masha Allah deh walal thanks
@ladanladan23632 жыл бұрын
Nin ka cod kiisu ka caansanyahay. Oo. Cod kiiisa la jeclaadey. Manshaa allaah u dhaha
@anabdalmar27172 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@curveybarbie81302 жыл бұрын
Wallahi I like the way sheekada umacaneysid❤️
@mohaarab8062 жыл бұрын
600k is coming insha Allah 🥰🥰
@captanmoha93212 жыл бұрын
Sxp waan ku arkaaaa ooo waaan ku aaminay ileeeen kooofiyqda kugu gartay🤣🤣
@young_______millionaire54582 жыл бұрын
Adiga miyaa Qofka..😂😂😂
@anabdalmar27172 жыл бұрын
Adiga miyaa🤣🤣
@kaderaroppleh2 жыл бұрын
Moronbadanidaa sawdiga inanka xiijiyey maaha😂😂
@Ravitmarco12 жыл бұрын
Asi maahan😂😂
@awoaria76012 жыл бұрын
@@young_______millionaire5458 mid walaba wanigu kuleyahy wa beentood
@mawaahmed47302 жыл бұрын
sheekadaan 1years ka hor ayèy ku dhacdey gabdh aan aqaano oo 5 ciyaal ah u dhashey ayuu walshed oo ka tareyd oo caruurta la korineysey kufsadey ugu danbeyn gabadhiina way ka tagtey isaga iyi 5tii ciyaal ahyd gabadhi la kufsadeyna iyadoo nool ayaa dhiigedi la bixiyey (diyadeedii)😔
@PSA42 жыл бұрын
Bisinka xagey ka dhacde arintas?
@mawaahmed47302 жыл бұрын
@@PSA4 DDS gaar ahan daganka aan anigu daganahay🙄😔
@onexx12 жыл бұрын
@@PSA4 😂😂
@mumtaas39052 жыл бұрын
Dhiigeeda ama diyadeeda maxa ka wada walalo?
@mawaahmed47302 жыл бұрын
@@mumtaas3905 qofkà matkii la dilo dadkiisa miyeynà lcg ama xolo ka qaadan qofii diley ĺcgtaas ama xoolahaas qofka la doley ŕeerkiisa la siiyo ayaa diyo ama dhiig bixin la dhaha
Legend pro waxan tahayba waa laogaandona inshallah 🥺🥺
@khadar69682 жыл бұрын
Waan ku aaminey koofiyadii waadigaa xidhay lkn maalin danbe ii kaalay
@izraahappy87962 жыл бұрын
Ma adigaa wiilkii sheegayey
@khadar69682 жыл бұрын
@@izraahappy8796 haa wll waa aniga
@zhaxaripoi33272 жыл бұрын
Dadweynaha Mukhtar maaLin dhaweyd ayn kugu arkey khayriyada waxan is idhi facemaskiga makala jaxsata Hadana wn iskadayey 😅😅
@apkohvolgs59622 жыл бұрын
zhp adoo intaa youtube ku jira inan 1m ku gadhsin weyno ceeb nagu tahy zhp war dadoow inankan garpkena rapaaa 100/100 keep giong for word
@IqlaasIbraahim-mw8wv2 жыл бұрын
Legend 😩👑🤴waa ku jeclahay wllhi 😂🤷♀️
@mohamedibrahim45232 жыл бұрын
Gabadh bu only me u yahay
@IqlaasIbraahim-mw8wv2 жыл бұрын
@@mohamedibrahim4523 sheeko 😳🧐😭
@sagalsaleebaan72232 жыл бұрын
@@mohamedibrahim4523 wa runTaa dumashi🙄 usheeg Nagahana so Leh wa ku jeclhy🙄
@abdiqanikafi97612 жыл бұрын
Hadan kufahmay inatahay mofahmi legend biri ii imaw🙏
@salmamohamed61132 жыл бұрын
Wllhi qisoyinkada zaid baan ujeclahy markaad video cusub sodhigto wan ku farxaa wn ogah wax sodibidanka iney fududeen Adina waxa ku dher qisada radini sodiyarin warka yan kugu dhereen video yada nosobadi mana aqaan in aad qoraalkeeyga arki donto mahdsanid
@fardowsaabdi3342 жыл бұрын
Qisooyinkaas oo kale wadankeena hooyo aad bay ugu badan tahay hablaha soomaaliyeed cidkasta oo guryaha kula nool baa faraxumeysa.
@ayaanaxmed71512 жыл бұрын
Alee ayaan kugu dhariye ma hargeesa joogtaa run isheeg 🙏isojawaab
@captainaser80852 жыл бұрын
Wu iska kaf tamaya ee ma jogo hargeso
@najaxnayruoz43352 жыл бұрын
qofkinii waa istuus meherdyduu galab walba caffe ku caba iyo wax mcmca la cuna wax kluba is mokdye 👊👊👊👊
@omarofficial242 жыл бұрын
@@captainaser8085 hargeysa ayuu joogaa👊
@deeqaxmedxuseen3532 жыл бұрын
Saan usuga yay inad wax soo dhig to iyo markaan arkay inad wax soo dhig tay farxadan qaaday is malaha walhi in badan ku sogaa ayay inad wax soo dhig to .👏💫
@shukrimohamud55962 жыл бұрын
Masha allaah aniga ba codkaga waan aqinsanlahay wll illaah ha ku xafido allaahumaa aaamiin
@shadiyaxuseen6638 Жыл бұрын
الله❤❤❤❤❤❤😊
@deeqocaddey41632 жыл бұрын
Welcome back keep going por 🥰🥰🥰😭😭
@mushtaqsaid60762 жыл бұрын
Wanku salamay marka hore,walal waxan ka codsanena Ina naso galiso sheko yoyinka Malin dhaaf ,ado mahad sanid🤗👋
@apdirahman14332 жыл бұрын
U have amazing voice wlh my boy m Allah 🥰
@maxamedzhulle32962 жыл бұрын
CaLanki zomaLIland ban arka 😂🥰
@Degan-n7v2 жыл бұрын
Wan kugu dhagilaha anigu hadan maqlo codkaga😂😂
@zaahaayare58942 жыл бұрын
Sxp halkee naga aaday waa lagu waayi sthy family kwrn 🥰
@naciimogoobe55242 жыл бұрын
Inaa lilaahi inaa lilaahi raajicuun
@GoatxKamal2 жыл бұрын
Greatest of all time DADWEYNAHA 🖤👑.
@SamiiroFarxaan-b1m Жыл бұрын
Golden voice❤❤❤❤❤ma
@fathimamohammedxusen58392 жыл бұрын
Subxanaallah shekada marka bilawdey fahansana in ehalkeda sida ugaley gabadha yar ehalka dhafsanen carabta gabdhahoda bananka lomaba ogala nin bananka mara gurigisa ma tagi karto qorta laga jaraa ninka si kasta ujecel xiriir bananka ma sameyan nin shukaansi loma ogala wa lo guuriya ninka iyada so sheekesanin
Waa ku mahad santahay sidaa marwalbo noo mada daaliso oo qisooyinka noogu soo tabiso
@daim0ninnayousuf122 жыл бұрын
Wa channel ka kaliyeen you tube an ka dawado keep goin pro mukhtar 👍💯
@UpdifataahAhmed6 ай бұрын
Hargeisa miyad jogta ❤❤❤
@rugrugmaclin21292 жыл бұрын
Codkaaga saan ujeclahay lee lagama sheeken karo wllhi m.a waaba ku seexdaa🥺😍
@samarahassan10272 жыл бұрын
Naa ninka iidaa🙄🥵😁
@naciimoismaciilaxmed44112 жыл бұрын
@@samarahassan1027 yaree isdaji anaa lehèe
@ubahAli-l4b Жыл бұрын
Yahh😅
@deeqacali_23 Жыл бұрын
Subxanallah walhi waa layaab 😢😢😢ceebey tacaal
@jeybaryofficial26852 жыл бұрын
Wow walal Soo Badhi Muqaladan dacdhoyiinka plzzzz Mo fami
@hudaibrahin37652 жыл бұрын
اللهم استر عوراتناوعورات المسلمين🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@13p_62 жыл бұрын
KEEP GOING PRO 💪
@princeilyaden90682 жыл бұрын
Je l'aime trop tes histoires , aller en avance 🥰 .
@mohacade36762 жыл бұрын
Tu parle somali
@princeilyaden90682 жыл бұрын
@@mohacade3676 y'a t-il un problème si je parle en français pourquoi vous déguisées les français . Puff 🤔😠
@mohacade36762 жыл бұрын
@@princeilyaden9068 no moi je suis même pas dit que il y a un problème mes je te demande est que tu parle français c'est tout
@princeilyaden90682 жыл бұрын
@@mohacade3676 je parle français seulement mais je suis Djiboutien🇩🇯 en vocal je peux parler en Somalie parce que je suis un somalien mais je peux pas écrire brother merci pour votre compréhension 🥰
@aasiya22362 жыл бұрын
@@mohacade3676 ooh sidee ku barateen luqada faransiiska how?
@ridwaanabdirisaq16052 жыл бұрын
Saxb waan kutaageer fidhiyogaagan aad baan ug helaya soobadi sxb markastan waan kuusaar lajan baatahy dadaweenaha mufaamila hore usoco sxb