Subxaan.Allah ayaaneey qisada qiso ka ag dhow ayaa igu dhacdy 2020kii gabadh ayaan dhaly cisbitaalkii aan ku dhaly gabdhkalna gbadh ayay dhashy kadib duq sodoh deeda oo la joogtay waxay iska soo jartay gabdheena ilmahany dhashy ilmahygii ay igu damcady duqda ani cid ilama socon naagihii is bitaalka iga riday😂❤
@Hamdamukhtaar-rf9gk Жыл бұрын
Mash alle qisoo aaad uu qurux badan ❤❤❤❤
@faizonuur5898 Жыл бұрын
Wlhi waqisa cajiib ah
@WardayIsmaaciil-ib7yr Жыл бұрын
Wcs walashay ayan qali
@AyanishAbdullahi-tx6fn Жыл бұрын
Mnshallah
@fadmaahmed2315 Жыл бұрын
Ma sha Allah tabaarakallh . Allah ha ku xifdiyo Ayaan walaal amiin. Wa qiso cajiib ah . Aduun ka aad bay uga dhacda . Keep going sister ❤❤❤❤❤👍👍👍👑
@mali-dy4yj Жыл бұрын
Waa qiso cajiib ah. Mahad sanid uqtii
@KawsarLadan-nf4hk Жыл бұрын
Wll ayaaney Marka Hore waanku salaamay salaan kadib waxaan rabaa cudarka aad sheegayso waxa uu Yahay iyo sida lagu garto inaad iisheeg waayo waxaan haystaa ilmo afarsano udhamaaday aan hadlina
@ugaasocismaan733 Жыл бұрын
Wcs walaashey ayaaney adna sidookale allaha kubarakeeyo
@sadiyasadiya5503 Жыл бұрын
Maasha allah waa qiso mcn❤❤
@NajmaAbdi-uc7zb Жыл бұрын
MashaAllah ayaney
@aminamohaaa5668 Жыл бұрын
Ma sha Allah qisa aad u macan ayay ihed thanks abyo❤
@xafsocabdirisaaq6116 Жыл бұрын
Masha Allah wllshay ayaan
@FaadumoCabdi-l1i Жыл бұрын
Wa qiso dhin dhina
@ayuush2214 Жыл бұрын
Masha allaha qiso aad dhii dhiin uah ayaa noo soo deysay mahad sanid ayaan qurux naayaa muuqaalka like soo saara😂
@raxmaaadan431 Жыл бұрын
Masha Allaah ayaan waa qiso cajib ah ayaaney AF carabagi no fasir kuwi aan ka baranay ma ahan tawarud waa cur noce ah❤😂
Tawaxud maxaa laga wadaa ayaa neey caruurta ciyow hadlinaa
@qadraqadra4566 Жыл бұрын
Maash❤a😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@aliyare16929 ай бұрын
Wlhi din din eheyd
@iqromaxamed6933 Жыл бұрын
Kiin sharciyan mabannaana❤❤❤
@Amiin246 Жыл бұрын
hada ka Hor arin qosol badan igu dhacday wiil saaxibkey oo isku magac nahay walaashiis aa jidka maraysay wiilka ey lahadleysay aniga isku maleyay ineey ila hadleyso waala hadlay wiilki saaxibkey wuu igu qoslay suu u qoslaayay ilin aa ka imaaday a
@QisasChannel Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@miskiomar9481 Жыл бұрын
Tawaxud maxaa la dhahaa ayaaney somali ma nogu sheegtid
@inahooyoqaali4119 Жыл бұрын
Way outizamka malaha wll
@omaamir1444 Жыл бұрын
Haa otizamka waaye
@maidoisxaaq Жыл бұрын
Ani saka jamacad wa ugan biye😂 axadna waye roob no da ooyo sarirta kugu dawa noyaa jawaiga macan😂😂