SWEDEN--MOHAMED OMER: Part 2

  Рет қаралды 156,479

Mohamed Omer

Mohamed Omer

Күн бұрын

HADAFKEENNA XIGA 100K Subscribers - Let’s do it #INNAMARI
Halkaan Ka iibso Course-kayga: :courses.mohame...
WhatsApp: +252 62 4455194
Booqo Website-keyga : www.mohamedome...
Follow me on FACEBOOK :: / mooinspires
Follow me on INSTAGRAM : / mooinspires

Пікірлер: 150
@DeeqMaalMedia10
@DeeqMaalMedia10 2 жыл бұрын
the best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad
@Iftiin501
@Iftiin501 2 жыл бұрын
Scw Scw
@zamriyemohamed9596
@zamriyemohamed9596 2 жыл бұрын
Scw❤
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 Жыл бұрын
Sallalaahu caleyhi wasalam
@Wadani924
@Wadani924 2 жыл бұрын
Ilaahay cunngan hadal waa baray, xigmadna waa ku manneystay, aqoonna waa siiyey. Masha allah.
@abdifatahgiire2408
@abdifatahgiire2408 2 жыл бұрын
Qofkii ugu wanagsanaa ugu dulqaadka badnaa ugu quruxda badnaa ugu aqoonta badnaa ugu samirka badnaa ee Alle abuuray waa nebi muxamed SCW
@mohamudabdullahi263
@mohamudabdullahi263 2 жыл бұрын
What you say to yourself becomes your self-fulfilling prophecy. Iimaanku wuxuu ku siyaadaa ku celcelinta shay. Qiso cajiib ah oo igu dhacday. 2021 ban tabliiq raacay intaan waxba iska fahmi waayey Xagga imaanka Marka waxn ku cecelin jiray isqifaarta iyo tasbiixda intii aan la socday Waxan soo noqday anoo xumihii xume iigu muuqdo wanaagiina wanaag oo iimaankaygu meel sare marayo. Eeg sirta tabliiqa waa qofku inuu acmaasha firaaqo u helo xataa hadduu cilmi leeyahay wuu u baahan yahay. Mahadsanid Bare Sare Mohamed Omar🙏
@xasanharago8944
@xasanharago8944 2 жыл бұрын
Absolutely 🥺
@nuurayaxye8641
@nuurayaxye8641 2 жыл бұрын
Mnsha allah
@honeydahab4376
@honeydahab4376 2 жыл бұрын
Maxamed Omer walaal Allah haku xifdiyo, illahay haldoor ayuu kaa dhigay diinta Ku dadaal, timaha sifiican u xiiro, waayo taasi waxay kuu kordhinaysaa masuuliyada qofnimo, ee bulshada kaa aaminsantahay
@cabdiraxmanmaxamed3093
@cabdiraxmanmaxamed3093 2 жыл бұрын
😀😀mansha alllaha wallal talo fiican
@ahmedhilowle7161
@ahmedhilowle7161 2 жыл бұрын
We need more people like you . Guleyso
@cabdiqaniaadan7184
@cabdiqaniaadan7184 2 жыл бұрын
What's stopping you from being the second one?
@Ahmed_somali_6
@Ahmed_somali_6 2 жыл бұрын
1: Hantida ku agtaal : guryaha , baabuurta , lacagta . 2: Hantida kaa taala : waa hantida ka maqan ee aadan heysan ee dadka kale heystaan . 3: Hantida kugu taala : aqoonta , xirfadaha iyo hibooyinka waa hantida aan laga qaadan karin ee la dhimaneyso ....... M OMAR.......
@azhrafalxakiim3713
@azhrafalxakiim3713 2 жыл бұрын
Wll maxamed جزاك الله احسن الجزاء Inta badan hadal walba oo aad soo jeediso waxay ubadan yihiin xadiis ama aayad quraana 😍 Waxba kuma tari karo ilaa anoo dhaqan galiya hadal kaga moyee جزاك الله خيرا و خير كلشي 🤩
@sayfudiinqudus5767
@sayfudiinqudus5767 2 жыл бұрын
waa runtaa anigu hadalkiisa wacdi ahaan ayaaban udhagystaa waayo ilaahay ayuu ixasuusiyaa sxb mahadsanid
@idil_onlion6088
@idil_onlion6088 2 жыл бұрын
Mash alah walal Maxamed ilaheey hanoo Ka xifdiyo best role model mash alah waan ku salaamay from mogdisho🙏🙏
@halaneofficial4001
@halaneofficial4001 2 жыл бұрын
Waanu is baran donaa insha allah wadada guusha ayaan usoo Jiraa dadkeyga inan Xanuunka aan hada maraa uga faideyo ayaan Umaraya xanunka Runti waxaan hubaa oo aan arkay in isbadalku aad u xanuun badan yahay Dhan walba Sida (family,asxabta)Finance,naftada oo aan cadaadis Garaneen Insha allah Wada aan wali marin ayaan marayaa ee rabi meel wngsn ha igu sugo Dhamnteen guul ayaan wada rajeynenaa
@abdallah_abshir
@abdallah_abshir 2 жыл бұрын
Ameen wll, alle s.w.t ha kula garab galo, qorshahaa aad uqabanqaabisay naftaada & isbadalka aad Bilawdy. Runtii challenge bdan ayaa kaa hor imaanya dhabar adeeg samee idam alle 🥰✌️🙏
@hamzaqorane
@hamzaqorane 2 жыл бұрын
Great preaching on matters that are fundamental to our core being, Mohamed, thank you brother for sharing 👏
@zackidiris1862
@zackidiris1862 2 жыл бұрын
😊😊😊
@macallindaud5854
@macallindaud5854 2 жыл бұрын
من كلام حكيم إنه يتكلم عن الحقيقة لابد أن نستفيد منه الله يحفظك
@bisharokhaliif3137
@bisharokhaliif3137 2 жыл бұрын
Utaad maxamed cumar aniga waxan rabaa in aan kula soxariiro mana aqaan mel aan kla xariiro durusta aad bixiso ayaan rabaa in aan dhigto
@macallindaud5854
@macallindaud5854 2 жыл бұрын
Wll iska eeg comantiga waxaad Usoo dirtay ustaad daauud haji Iyadoo taasi jirta waxaan kaa codsanayaa inaad iiga caawiso you topkayga inaad ii saarto subscriber like ii dheh wll Alle haku xifdiyo mahadsanid Hadaad aniga ii baahneedne Halkaa iiga soo war celi
@nadiirayuusuf6887
@nadiirayuusuf6887 2 жыл бұрын
Maxamedow walalo mahadsanid Alle ha nagu anfaco oo hanagu hanuunoyo dariiqa Guusha idam Alle.
@Mohamedsamakaab
@Mohamedsamakaab 2 жыл бұрын
Legend ka keliya ee I baray, sid naftaada looga adkaado
@abdullahimohamud6892
@abdullahimohamud6892 2 жыл бұрын
Hadda adi iyo naftaada kee adag kkk
@Mohamedsamakaab
@Mohamedsamakaab 2 жыл бұрын
@@abdullahimohamud6892 kkkk madaxa yar anaa maamula hada
@abdirahman125
@abdirahman125 2 жыл бұрын
Mohamed omer waxaad tahya qof tashday, waan jeclahy hormarkayga iyo kan dadkaba guulayso ugaas
@raadsanreeb
@raadsanreeb 2 жыл бұрын
Inaad i dhiirigalisaan ku dhaaran karaa Ustaad ee Allaha noo kaa dhowro. Allahuma Aamiin 🤲
@xarago6929
@xarago6929 2 жыл бұрын
Motivation for the right ✅
@basharyare1157
@basharyare1157 2 жыл бұрын
Our Great inspiration
@user-ex8ph1kw7o
@user-ex8ph1kw7o 2 жыл бұрын
Allah ha ku barakeeyo walaal, aad baad u mahadsan tahay. Wax kale ba marka laga tago, hadalkaaga farxadda uu beerayo ayaan wax loo dhigaa jirin.
@bilehaaji7171
@bilehaaji7171 2 жыл бұрын
Wlhi boqol qof aan lashekeysto 30 daqiiqo waxa igaga qiima badan hal saac oo ustaadka muqaalkiisa aan dawado ilaah haku sharfo ustaad
@abdirahmanhassan9875
@abdirahmanhassan9875 2 жыл бұрын
“You should be in it to win it” ✅❤️
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 2 жыл бұрын
Thanks Maxamad walal wan kaga mahad celinayaa inad arday meelo kala duwan jooga inaad advisor uga ahayd shashada.Mashalah ❤❤❤
@amranmoha9230
@amranmoha9230 2 жыл бұрын
My motivation 🤴🖤 i wish ina Ku la kulmo one day😍🖤
@cabdiraxmanmaxamed3093
@cabdiraxmanmaxamed3093 2 жыл бұрын
Qof kale in lays barbar dhigo laba dhinac baa laga eegaya shay aduunyo ku saababsan iyo shay aakhiro ku saabasan Aduunyada shayga ku saabsan sida layna amray inaynu qofka inaga hooseya eegna ayaa loo baahnyhay oo aand qofka kaa sareeya eegin wayo hadii aad qof kaa sareeya uun eegtid nimcadi allr ku siiyay ayaad ilaawaysa tusaale qof kaa qurux badan ama kaa hanti badan hadaad hadh iyo habeen sii eegtid uun tii alle ku siiyay waad ilaawi Tan aakhiro lkn waxaad eegaysa cida ka saraysa cida kaa cibaadad badan cida kaa cilmiga badan cida alle kaaga dhow markastana waxa loo baahnayay naftaada inaad xaqirtid oo aanay kula waynaan mida ha la ogaado alle wuxu jecelyhay adooonka qarsoon ee cabsida badan sida nabigu sheegay scw Isku day intaad qarsoonan karid inaad qarsoonaatid inaad caanimo raadisaana waa shay madmuum ah hadii ay meesheda kuugu timaado waa alx sida ugu fican kaga faaidayso Ninbaa gabyo wuxu yidhi من اراد ان يشتهر فبل في بئر زمزم 😀 Qofkii raba inu caan baxo ceelka samsamka ha ku kaajo
@abdallaameey1537
@abdallaameey1537 2 жыл бұрын
Maalma bdn sugeynay vedio Wad mahadsan Mohamed Omar
@nuuraciise2294
@nuuraciise2294 2 жыл бұрын
My favorite dear teacher mohamed omar keep going
@abdirisakkhabir1905
@abdirisakkhabir1905 2 жыл бұрын
Barnaamij iyo Badh weeye Kani Ustaad Mahadsanid 💯
@Naamir03
@Naamir03 2 жыл бұрын
Inbadan wan kaa sugaynay ustaad, aadbad u mahadsantahay🖤✊
@yasinguray2856
@yasinguray2856 2 жыл бұрын
mnsha Allah maxamed omar qodobo muhiima mahadsanid
@Ahmed_somali_6
@Ahmed_somali_6 2 жыл бұрын
Qofka wax bixiyaa si fiican buu u seexdaa Qofka wax qaatana si fiican buu dhargaa M Omar
@abdifatahmohamed4364
@abdifatahmohamed4364 2 жыл бұрын
Macalinkii qaaliga ahaaa maxamed cumar cismaan father of life coaching
@Amshayy1234
@Amshayy1234 2 жыл бұрын
I love him dhigaygu kiciya thanks bro
@GAANI.
@GAANI. 2 жыл бұрын
Ustaad ilaahay Haku sharfo
@ahzabdaadaxjama2070
@ahzabdaadaxjama2070 2 жыл бұрын
dhiiri galiyaha somalidu ledahay waa ninkan alka aynu dawano kuwo kale oo aan ahayn somali hore u soco bro
@abdisalan_abib
@abdisalan_abib 2 жыл бұрын
Mashallah mohamed omar guulayso Eebbe idamkii wll
@Arafat23864
@Arafat23864 2 жыл бұрын
Nice idea 💡 thnks teacher Best teacher in the world 👋🖇
@ahmedapdella9459
@ahmedapdella9459 2 жыл бұрын
Jazakalah bro Alle ha nagardsiyo Xikmada no shegsid 💙
@maryanmahomett2176
@maryanmahomett2176 2 жыл бұрын
Barakallahu fiika ustaad
@hafadhemanqurux6359
@hafadhemanqurux6359 2 жыл бұрын
Mansh Allah Allah aqliga iyo aqoonta hakuu barakeyo ❤🌹👏🏻
@Sirhikma1
@Sirhikma1 2 жыл бұрын
Ustaad adigu mahad santahay waayo waxaan kugu mahad celinayaa booska aad ugu jirto somalida dhibta dadka haysaa waa hanyaran caqligisa ayaa sii ayn muhiimada uu leeyahay
@Aloneboy-ex2vi
@Aloneboy-ex2vi 3 ай бұрын
Guulayso ustaad.
@sayfudiinqudus5767
@sayfudiinqudus5767 2 жыл бұрын
waanu sugaynay mudane ilaahay ha kaa abaal mariyo
@armanbille
@armanbille 2 жыл бұрын
Macalin ❤
@saadsamatar3002
@saadsamatar3002 2 жыл бұрын
Great motivational presentation!
@ahmedisse9030
@ahmedisse9030 2 жыл бұрын
Thanks 🙏 ustaad
@mahreezmahzed8868
@mahreezmahzed8868 2 жыл бұрын
Maash Allah Allah haku xafido Ustaad 💗👏🥰
@BesciousOfAllah
@BesciousOfAllah Жыл бұрын
Waxna masoo kordhinkartid. YAA brother Waxad tirahda full summition to Allah, imagine 12inch brain maxay keenikartaa mise Alqawiyu, Alcaliim who knows us ayaan taladiisaa rajacna success majiro aan ahayn jidka Ilaahey
@motivatingandrelaxingchann4044
@motivatingandrelaxingchann4044 2 жыл бұрын
Wisdom, fantastic 😍
@ciizediinabdi443
@ciizediinabdi443 2 жыл бұрын
Waxad sahamisay meel ay dad badan aminsanayen inay bad lahayn Lakinse sahamin dabadeed ay nolol jirto 🙏❣️
@nimcoxuseen1043
@nimcoxuseen1043 2 жыл бұрын
Mnsha allh ustaad alle haku barakeeyo
@ahmedalaahi4732
@ahmedalaahi4732 2 жыл бұрын
Ustaad salaan sare
@im8112
@im8112 2 жыл бұрын
Mohamed omer. Somali legend
@hindaabdullaahi6503
@hindaabdullaahi6503 2 жыл бұрын
شكرا استاذ رب يحفظك
@mohamedaddow1804
@mohamedaddow1804 2 жыл бұрын
M.a dhiiragaliye dhab ah❤💯
@oumouraireyousouf6802
@oumouraireyousouf6802 2 жыл бұрын
brother thank you ,keep on
@abdifatahahmed7403
@abdifatahahmed7403 2 жыл бұрын
Maryooley waxa qayrkood ka reebay waa aqoon laaanta iyo islawaynida.
@bellaguul840
@bellaguul840 2 жыл бұрын
InshAllah I will come over the Sweden to a good Somalia husband. 😂❤ from New York
@ibrahimjibrile9606
@ibrahimjibrile9606 Жыл бұрын
Mashallah geessi
@Hasenmatan
@Hasenmatan 2 жыл бұрын
My mohamed Omer I love you
@xamsexadaari7116
@xamsexadaari7116 2 жыл бұрын
Mohamed omar si adag ayaan kugu xidhanahay shp #inamari
@naazircazka
@naazircazka 2 жыл бұрын
🥰Allah Qorshahaga waa ku rumeyay ustaadi
@umalprincess
@umalprincess 2 жыл бұрын
Keep going my brother
@ibraahinnuur8925
@ibraahinnuur8925 2 жыл бұрын
Allah haku sharfo wllo Qaali
@shucayb-samir5878
@shucayb-samir5878 2 жыл бұрын
Qodkaa Mohamed, sheegay Soomaalidu waxay ku maah-maahdaa "bartii yaqaan Bari umma korodho”.
@ismaaciil5202
@ismaaciil5202 2 жыл бұрын
Masha allah Shugran wll
@IsackAto
@IsackAto 2 жыл бұрын
Mahad ballaaran Ustaad Mohamed Omer waxaad tahay dhiirigaliye nololeeda. Guuleyso labada daaroodba.
@abdallesuleiman3072
@abdallesuleiman3072 2 жыл бұрын
Mo inspire.
@amuuncraxmaan472
@amuuncraxmaan472 2 жыл бұрын
Noolow maxamed
@amuuncraxmaan472
@amuuncraxmaan472 2 жыл бұрын
Waankujecelahay
@Omar_Abdi1
@Omar_Abdi1 2 жыл бұрын
Aad iyo aad baad u mahadsan tahay walaal Maxammed. Mahadnaq waxaan kaaga dhigayaa inaan fuliyo taladaada fiican, dadkana gaarsiiyo iyadoo magacaaguna ku laran yahay.
@abdifatahebrahim3973
@abdifatahebrahim3973 2 жыл бұрын
M.allh brother hore u soco 🖤
@yahyaahmee2183
@yahyaahmee2183 2 жыл бұрын
Dhalaanki. Walidki dhalmada baray
@مختارعمر-ذ6ت
@مختارعمر-ذ6ت 2 жыл бұрын
جزاك الله خير
@amuuncraxmaan472
@amuuncraxmaan472 2 жыл бұрын
Mashalah
@maxamediska5904
@maxamediska5904 2 жыл бұрын
Masha allah
@Tusmeeye555
@Tusmeeye555 2 жыл бұрын
Walahi muqal aan fiirsado muqaladada lamida waligay maan arag waxay taabteen quluubteyda
@abdirrahmaanqeelshe8702
@abdirrahmaanqeelshe8702 2 жыл бұрын
i liked your speak,
@Idk5056
@Idk5056 Жыл бұрын
Mahamedaw waalidkaa ale habarakeeyo e walaal xagee kusokortay
@aminaaliyassin3530
@aminaaliyassin3530 2 жыл бұрын
talent man💞
@gg-ging295
@gg-ging295 2 жыл бұрын
Part 3awi macalin
@Ahmedmustafa329
@Ahmedmustafa329 2 жыл бұрын
maasha allah
@mohamedaddow1804
@mohamedaddow1804 2 жыл бұрын
Hanti kulataal Hanti kaataal Hanti kugu taal(xirfad, aqoon iyo maanhag)
@libanmxmd5395
@libanmxmd5395 2 жыл бұрын
Keep going bro
@cabdinaasiraxmad8022
@cabdinaasiraxmad8022 2 жыл бұрын
Lamberkaagaan rabaa wll
@Iammoha1
@Iammoha1 2 жыл бұрын
Wll aad ayaad umahadsanthy xqiiqdii waxbadan ayaan kaa faaiiday
@kramaame4837
@kramaame4837 2 жыл бұрын
I love u pro
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 2 жыл бұрын
Mashallah
@sidilyas2683
@sidilyas2683 2 жыл бұрын
Kkkkkk nin walaan bey wax weedyan ... motivational speaker ku laha ..
@ismacilfantastic9718
@ismacilfantastic9718 2 жыл бұрын
Motivication mohamed omar
@amizha8922
@amizha8922 2 жыл бұрын
Thnks
@coachshakuur
@coachshakuur 2 жыл бұрын
First comment pin @zuldaanka geeska Meeshaas follow dhaha wllhi ka shalayn maysaan🙏🙏🙏
@yaasiinibraahim3619
@yaasiinibraahim3619 2 жыл бұрын
Maansha alaah
@mohaali1520
@mohaali1520 2 жыл бұрын
Legend🔥
@sakariyeebrahim7623
@sakariyeebrahim7623 2 жыл бұрын
Legend 🙌
@mohalegend7254
@mohalegend7254 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@abdifatahalfa
@abdifatahalfa 2 жыл бұрын
Waa kaga mahadcelinayaa manta ano gaarigayga wato ayaan dhagestay wax badan ayaa ka faiday waa inaan u shaqestaa sidii aan u noqon lahaa qof isku filan . Sax miyaa go"ankaas.
@abdisalantahir8749
@abdisalantahir8749 2 жыл бұрын
Legendery
@ruuabdi4585
@ruuabdi4585 2 жыл бұрын
صحيح ✅
@abdibotan4740
@abdibotan4740 Жыл бұрын
Moryantas foshoxun dilla kujihada moryantas tukgas hadhibkas kujihada daqonkas hadhibkas foshoxun dilla xasen xollo
@jamadarwiish6048
@jamadarwiish6048 Жыл бұрын
9752 5:48
@sidroali2609
@sidroali2609 2 жыл бұрын
Asalamualaykum meine lieblings Lehrer gormaa imane Germany wir will ein mal zu uns kommen bitte 🇩🇪🇸🇴🥰🥰💌💌
@saxanecabdi745
@saxanecabdi745 2 жыл бұрын
Horay usoco
SWEDEN--MOHAMED OMER: Part 1
31:13
Mohamed Omer
Рет қаралды 202 М.
黑天使被操控了#short #angel #clown
00:40
Super Beauty team
Рет қаралды 61 МЛН
MOHAMED OMER-- Ha ku sirmin xumbada. Borama Book Fair 2022.
26:04
Mohamed Omer
Рет қаралды 88 М.
Sheekada @mooinspires | The Story Of Mohamed Omer
8:48
Hosow Pro
Рет қаралды 220 М.
Aragti & Hadaf ka Lahaw Nolosha. PART 1
14:19
Mohamed Omer
Рет қаралды 30 М.
5 Sano Ayaan Macalin Ahaa. @mooinspires
2:19:27
Warsame Bade
Рет қаралды 72 М.
Kalsoonidu Waa AWOOD | Mohamed Omer
17:13
Mohamed Omer
Рет қаралды 81 М.
MOHAMED OMER-ETHIOPIA
48:26
Mohamed Omer
Рет қаралды 68 М.
The girl who challenged Mohamed Omer - Somali Inspirations
7:13
Nuun Inspires
Рет қаралды 252 М.
Qaaciidada isbeddelka ee ABCD
9:58
Mohamed Omer
Рет қаралды 105 М.
黑天使被操控了#short #angel #clown
00:40
Super Beauty team
Рет қаралды 61 МЛН