Taajka Boqortooyada ingiriiska Waa La soo xaday .

  Рет қаралды 91,869

OGAANSHO

OGAANSHO

Күн бұрын

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 179
@somaliGigsdriver
@somaliGigsdriver Жыл бұрын
The Golden voice 👏🏻👏🏻
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 Жыл бұрын
Beenaale nahab ah 😂😂 Ogaal cusub ayaa golden voice ka somalida ah 😂😂
@somaliGigsdriver
@somaliGigsdriver Жыл бұрын
@@ahmedjr7902 maxaad ii af lagaadayn qofkii adiga ku ah uun raadso.
@MohamedTahaliil
@MohamedTahaliil Жыл бұрын
@@somaliGigsdriver real man saas lagaa rabaa ninka ku aflaageedeeyo inaad wax usheegtoh asna intaas ayaa caqligiisu la egyahay
@bakarahmed8955
@bakarahmed8955 Жыл бұрын
Waa runta wlhi wllky illahey haku xifdiyo ☝
@laaskat6103
@laaskat6103 Жыл бұрын
golden voice
@samiirosagal5637
@samiirosagal5637 Жыл бұрын
Qadka galabkii inan soogalo goaan aan kaqaatay inta indhihu ixanuuneen isticmaalka moobeelka aan iska yareeyhaa hadane cumar inshaar aan daawanooyaa dadka haduu shaaxu qabto anine ustaad cumar inshaar Vedo yaashiisa iqabta😂😂😂
@Ahmedzayit29
@Ahmedzayit29 Жыл бұрын
Mnzhallh 😊❤
@mubaarakmogadishawi
@mubaarakmogadishawi Жыл бұрын
Maxbuuka dhalalinta somalia 🇸🇴 ustaad cumar inshaar
@husseinaden7560
@husseinaden7560 Жыл бұрын
Ingiriis waa tuug waynaaday,oo soo gurtay dahabkii,dheemankii afrika,
@ruuhiahmad
@ruuhiahmad Жыл бұрын
Masha Alah keep going 🤩😍💯💓
@abdullahihassan1263
@abdullahihassan1263 Жыл бұрын
ASC cumar schoolada waa meesha lagufaafiyo xifaaltanka wiilasha iyo gabdhaha . Badalkii dadka diinta baran lahaayeen school maadi aan wax laga faa iidaayo jirin ee baranayaaan wacyigalin halkaas ubaahay رحمة الله عليك
@Aries22391
@Aries22391 Жыл бұрын
Wa runta sxb inta badan wilal iyo gabdhaba secondary ila jamacad ayey ka baxen lkn cunug class 8 ah ma cawin karan xita ay usi dherthy aqon xumadas in gabdhuhu ay aad iskula weynaden iyado ismoda gabar wx laso baray qab(ego) aya ku jira iyado meher qaali ah dalbanysa hadhowna xita an ilmaheda homework ka cawin karin wiilashana ma shaqestan iyago iskala weyn inta badan shaqoyinka dalka ka jira wxna ma yaqanan
@abdullahihassan1263
@abdullahihassan1263 Жыл бұрын
@@Aries22391 fidnadan waa school oo faafinayo Dhaqan bidix Ah lkn dadku mafahmikaran ilaa qofbaaray oojiyee
@Aries22391
@Aries22391 Жыл бұрын
@@abdullahihassan1263 ha sxb isku filnansho iyo inay raga la simanyihin malin kasta lo shega ragii ayaba wayey mel ay isku filnansho ka garan schoolku sxb waxa u dhisaya jiil khiyali ah iyo qoys burbur iyo diin
@abdullahihassan1263
@abdullahihassan1263 Жыл бұрын
@@Aries22391 12 sano oo maskaxdeeda ladhaqayay
@mohagurey2214
@mohagurey2214 Жыл бұрын
Omar inshar may Allah protect you all the time and reward you for your continuous effort to uplift the community. Samaxni biluuqa😂😂
@sahalabdinur902
@sahalabdinur902 Жыл бұрын
Xaqiiqdi ciwaanka ayaa lamaqsuuday xaqiiqatan mahadsanid wllo cumar
@Neyma884
@Neyma884 Жыл бұрын
Waxan la yabay sidan kuu sugo 😂you make my day❤
@Dr-Hashimi
@Dr-Hashimi Жыл бұрын
Kula mid ayaan ahay, ilaahay ha barakeeyo.
@faatmaabdallah4637
@faatmaabdallah4637 Жыл бұрын
Sidoo kale❤
@mohmuod4967
@mohmuod4967 Жыл бұрын
رب اغفر لي ولوالدي وارحمها كما ربياني صغيرا
@husseinaden7560
@husseinaden7560 Жыл бұрын
Mnsha allah bro warbixintaada aad baan ula socdaa, ilaahay haku xifdiyo
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 Жыл бұрын
😂😂😂 xatooyo UK laga so gaarey dunida barey
@nabilhoussein5083
@nabilhoussein5083 Жыл бұрын
Egland wa wada ruug xata dahabka ay ku fanaan borqortoyàdu way soo xaden tuug wax xaday miiya soo celinayan 😅😅😅😅😅😂😂😂😂😂
@fcsme
@fcsme Жыл бұрын
Ciwaanka qosol igu dilay😂😂
@maryamburhan317
@maryamburhan317 Жыл бұрын
😂😂 anoo yaaban baan so galay😂😂 war yaa laxaday😢😂😂
@fcsme
@fcsme Жыл бұрын
@@maryamburhan317 😂😂😂
@ruunabdullahi8745
@ruunabdullahi8745 Жыл бұрын
Inta macdan aan ka aqoon saday Rubby Sapphire Emmorall Aquamarine Diamond Pearly
@Diidii22665
@Diidii22665 Жыл бұрын
Tuugo xara gooneysa kaalay iska arag
@AaminaHassanmohamed
@AaminaHassanmohamed 9 ай бұрын
Soomaaliyaalagadhacay😥😭💪😥😥
@mohagurey2214
@mohagurey2214 Жыл бұрын
Masocelineyna waxbana manaqadi kartan😂😂😂
@hassanjelle6525
@hassanjelle6525 Жыл бұрын
Waa jaxiima xolac tuurayso🤣🤣
@wejdanaabdurahman5973
@wejdanaabdurahman5973 Жыл бұрын
😂 waxaan la yaabay masaakiinta dhahayo ha noola soo celiyo war wax xoog lagu qaatay xoog lee lagu soo celiyaa
@nimoadam5252
@nimoadam5252 Жыл бұрын
Wuxu waba tugo is arursatay
@sulakhafaraxaadan8552
@sulakhafaraxaadan8552 Жыл бұрын
Kawaran hadii laga soo xaday Somaliland markii uu ingiriisku gumaysanayay😊😊😂😂😂😂😂😂😂
@halbeegtrading7632
@halbeegtrading7632 Жыл бұрын
Aduunka Hadaad dhab ugu fiirsatid umad walba markey dharagtee Nabad Rabtaa . Somaliya hda fiiri Qabiiladii Qaska bilaabay Dagaal Ma rabaan waayo dhaqalaha intiisa badan iyagoo gacanta ugu jiree waan ogahay waanse is moggeysiiya😅😅😅
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 Жыл бұрын
Walaahi been kumaadan sheegin 😂😂
@hidan268
@hidan268 Жыл бұрын
😂😂😂waxa walayo dhaqalaha waaye yaah
@sadikabdi9599
@sadikabdi9599 Жыл бұрын
Waxa baa laa dahay afrikaa maxa lo kaa Kari la yahay yurub Sbbto ah xolohoki Aya da baa yacayaan😂
@asadyaxye
@asadyaxye Жыл бұрын
Tuugo waaye ingriiska😂😂😂😂
@maryamburhan317
@maryamburhan317 Жыл бұрын
😂
@mrpirate3020
@mrpirate3020 Жыл бұрын
Soomaali idil keed baryaay dadka ugu wacnaayeene markay diriiri waayen sida dahabka loo boobye miyaay AFRiKa xoroobi doonta Mise waa nalo adeegsan kollaba doqon lagama quustiyo Waxan daacna garanaayne.
@ProSHARMARKE
@ProSHARMARKE Жыл бұрын
3 kun oo dhagaX😬 waa wax lala yaabo
@abdifitaxdahir269
@abdifitaxdahir269 Жыл бұрын
Somali Ayaa Laga xaday taajka waliba Somaliland haso haliyano
@yasinshuceyb397
@yasinshuceyb397 Жыл бұрын
Ogaansho TV 🎤✔️👍 WALL CUMAR INSHAAR 🎤✍️🇸🇴👋🤳🤳
@mustafeadan6924
@mustafeadan6924 Жыл бұрын
Wllday samaroon siciid isdajiya dalka haynaga burburina waan ognahay in somaliland dulmi badani kajiro waliba reero yari u heshiiyeen dadka intiisa badan ee dalkeena wllyaal nabadu waa lama huraan iminka boorama guryaa laga dhistaa somali oo dhanbaa degen lkn hadì colaadi dhacdo hargeysa iyo boramaba way dumayaan waana lagu kala yaacayaa wixii aynu dhisaynay 32sano
@abdirahmanomer9358
@abdirahmanomer9358 Жыл бұрын
Wll cumar waan ku salaamay video yawgii erdogan mxd uga saartay
@cabdikariimcabdilaahi9638
@cabdikariimcabdilaahi9638 Жыл бұрын
Afrika ilaa maanta ayaa la xadayaa.
@aboubakeromar4939
@aboubakeromar4939 Жыл бұрын
Wllo cumar inchar waxan ahy marka kowda dhalinyarada kugu taxan marki aan isdhi ogaal fican ayad ka heshay sida muqaalada li sameyo ayn isku dayey in aan bal isku day sameyo oo hadda video editing ka aad ayn uu garanay kaliya waxan rapay video script iyo mesha xogta laga so xiganayo intas oo waxan rapa sida adiga oo kale iyo inta kale ee ummada somaliyed waxtar ka uu leh ku biro ... wlhi wlloh mar hore ayn rapay in aan farintan kuso diro lkn marki aan arkay dhowr dhalinyaro kale oo xalkayga oo kale uu socota ayn ka yara gabsaday marka mesha xogta la so xiganayo iyo video script iga cawi wlloh wax aan kugu gudoba marka aan kuso duceyo wan ku guudi ee iso jawab ustad haddii aad aragto farin fadlan....🥰🙏❤
@mohamedqadarinho3799
@mohamedqadarinho3799 Жыл бұрын
Masha allaah ❤️
@difaacqaran8181
@difaacqaran8181 Жыл бұрын
somalida maxaa aamusiyaya aawaya dhulkeenii subxaana llaah aawaya dhulkeenii subxaana llaah ma waxaan ukala baxnaya kuwo u riyaaqo oo waliba kala qeybinta dhulkeena uu kala qeybiyaya maxaan looga hadlin war somaliyeey ordoo kadoonta dhulkiinii gaaska laga helaya mise qabiil qabiilkaas baad rabtaan illaa qiyaamaha subxaana llaah
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын
Yaaawaaaye, yartaanaa tantan princsesesesesesestaan gabadha khatraaaay qarantaan caddy yareydaanfaraxsaneeyfaceeda karooneey minyaro bahyareey I bahyareey yarta iyoiyo gabadha khatraaaay haweendumaar waan uwataa.yarta lagufarho
@sahalabdi2897
@sahalabdi2897 Жыл бұрын
qoska boqortoyada England wa qoos tugo so ahaa weligot bobna u gesten wadamadi ay gumesten carada alle iyo mida malaigta iyo tan dadkaba haku dhacdo
@Noura-cy8ns
@Noura-cy8ns Жыл бұрын
Wll macluumaad waxad kaso diyaarisaa raysal wasarahii pakistan imran khan xidhitaankisa mahdsnid
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht Жыл бұрын
Xayeeysin dhul dheman lagahelay waa saxib jin hadana iskuekeysiya dadka
@yuusufsheekhabdisulub4342
@yuusufsheekhabdisulub4342 Жыл бұрын
Qiimaha dheemanta s afrika nooma aadan sheegin waad kabooday sxb
@bukhaari66
@bukhaari66 Жыл бұрын
Kaliya kuguma jeclin cidkaGa dahabka ah lkn qaar badadan oo naga mid ah ayaad ku badashay oo darta wax ku noqdat
@only546
@only546 Жыл бұрын
Asc walal omar iishaar waxaan kamid ahay dadaka sida dhoow kuula socda waxaan arkay xogta diamond ka Boqorka England waxaan kaacodsanaynaa inaad warbaxin kasoodiyaarisid madxafka England oo.kayd kooda Dahab yaalo waayo hadday mar u sha iyo taajka soo xadeen waxakalena way sooxadeen
@sharmaakemaxamed2026
@sharmaakemaxamed2026 Жыл бұрын
Taajku asal wuxuu ka imaaaday waa ibliis ibkiis markuu barayay sixirka nimruud ayuu ka soo xaday fikradaas taajka sidaas ayuu ku noqday nimruud ninkii ugu horeeyay ama boqorkii ugu horeeyay ee xirta taajka ee kaligii talis ah asal waxay ka imaaaday waa ibliis iyo shaydaamadiisa oo uu ka soo arkay nimruud asalkiisa waaa kaaas
@mohamedelimiali9738
@mohamedelimiali9738 Жыл бұрын
Waa tuqaa ingereska iyo farasiska waa tugaa afrika beleqesaday
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 Жыл бұрын
War ka soo hadal waxa imaaradku somaliya ka wadaan .iyo inankii imarad ku qashen uganda ee hungurika lagala baxay 😮 africanka taajka laga xaday ilaa maanta ayay cadaan dawarsanayan waa kuwaa u tahriibaya dee ee badaha ku dhimanaya ma taaj sheegadisa joogtaaba .
@Cabdiraxmaanibnusalaam
@Cabdiraxmaanibnusalaam Жыл бұрын
Asc wll Cumar inan kula soo xidhiidho Rapaaye fadlan ila soo xidhiidh
@hindarooble4075
@hindarooble4075 Жыл бұрын
Waxaad ka had laysaa deeman ee malaayiintii uu qoorta ka guray ku wana uu adoonsaday ayaan ka sugaynaaass waxaana i man maalintayada
@aknasstv8932
@aknasstv8932 Жыл бұрын
Macha Allah wallalah Omar inchar you are my best friends in world 🌍 thanks you
@hayaathabiib9608
@hayaathabiib9608 Жыл бұрын
Intaa loo celin lahaa ay isku dilaan halaga haystee dhaaf Africa dhulkooda waa qani mana ka faa,idaysan karaan.
@Sacduusha-cx7sl
@Sacduusha-cx7sl Жыл бұрын
Xadida ka so kooy dheeman qaaligaas ah maxa faa.iido ah oo ku jira ilaa qiyaamaha in Madaxa lagu sido oo midba mid ka dhaxlo
@abdullahicalijamac2433
@abdullahicalijamac2433 Жыл бұрын
Ingiriisku waa saxan yahau cidii waxeeda ilaashan weyda hala xoogo hadii larabo
@hassanrobleali6494
@hassanrobleali6494 Жыл бұрын
Datkeena usu juuda gaaladan wax na malaga qaban kara ilaa markle
@maxamedaadan4531
@maxamedaadan4531 Жыл бұрын
Cumar waadkumahadsantahay soogudbinta xaqaa iqda
@geeleibraahimcusmaan8041
@geeleibraahimcusmaan8041 Жыл бұрын
Ustaad amiir khaan waa laxeray run miyaa ka soohadal
@farxiyabashir1761
@farxiyabashir1761 Жыл бұрын
Cumar Inshaar macaadintaas qaaliga ah qaar gobolka Awdal ayeey ka rarteen ayaa maqley
@kireeyecompany3407
@kireeyecompany3407 Жыл бұрын
Imran khan maxaaad ugu hadli la,dahay cumaroow 😢
@findheofficial621
@findheofficial621 Жыл бұрын
Bal kawaran hantidii laga dhacay somaliya
@fadmahasan5335
@fadmahasan5335 Жыл бұрын
Dimatey ha dhihin wey bakhtisey neh wll
@xerdanshaqiiri8981
@xerdanshaqiiri8981 Жыл бұрын
Hindiya waa sax way ka dhacdy boqortooyadasi dhaymanta
@C.m.850.
@C.m.850. Жыл бұрын
Flimka Arday kasoo hadal walaal cumar
@caaqilaxmadsaxne1723
@caaqilaxmadsaxne1723 5 ай бұрын
Dhuxn bay ka soo dheceen dhab badan
@Cabdiraxmaanibnusalaam
@Cabdiraxmaanibnusalaam Жыл бұрын
4 sano ayaan kula socdaa
@ubahdhool8158
@ubahdhool8158 Жыл бұрын
Ustaad cumar ishaar kasoo hadal wargayska usa ee kashifaya ciidamada somaalia kajooga maraykanka dhibata ay gaystaan iyo inuu kashifay cadowga somalia 😢
@yahyeciise9265
@yahyeciise9265 Жыл бұрын
Wcs wrxmtu laahi wbrkt
@roumanH7889
@roumanH7889 Жыл бұрын
Nin walba wxisa haysan waya walo hayna😂😂
@MajidMajid-yf2tt
@MajidMajid-yf2tt Жыл бұрын
Somaali wax laga xadeey majiraan miyaa
@crisaaqmuhyadiin1268
@crisaaqmuhyadiin1268 Жыл бұрын
3:40 show ileen waa tuug 😂
@Abdirahman_farah1
@Abdirahman_farah1 Жыл бұрын
@ogaansho arinka imran khan kaso hadal
@donbeangrypuma7268
@donbeangrypuma7268 Жыл бұрын
Ninka ugu horeyo fiirsadey waa aniga
@bashiirhaaji3381
@bashiirhaaji3381 Жыл бұрын
cimran khan kaso hadal ustaad
@caaqilaxmadsaxne1723
@caaqilaxmadsaxne1723 5 ай бұрын
Waysoo xdeen garc ydu
@HabeeyeMedia
@HabeeyeMedia Жыл бұрын
Ingiriisku waa Tuug Somaliland bay ka xadeen dheemanta usha ay ka sameeyeen
@tafatiraha5632
@tafatiraha5632 Жыл бұрын
Laaxowla😂😂😂😂
@mariamabdisalaad6005
@mariamabdisalaad6005 Жыл бұрын
Ma lawaayo wax xun ayba keydsadaan
@bintufarxiosalah
@bintufarxiosalah Жыл бұрын
Bal deynta maxey kufalayaan Dadkii laha hauceshaan hadii ay laxajeclo kakasheyna lacagtiisa hasiiyaan tuugo dheh xaramta🙄
@andirahsheikh3560
@andirahsheikh3560 Жыл бұрын
انه لا يفلح الظالمين
@ZamiirHazzan7
@ZamiirHazzan7 Жыл бұрын
Waxaan oo dhan waxaa ka ogaan gartaa fardolleyda macbadka oo kaaso isku balay Manson's waana ka dib nabo suleyman c.s
@xamthamohmeth4668
@xamthamohmeth4668 Жыл бұрын
Maka so xadaa tilow😂😂
@suberbaba
@suberbaba Жыл бұрын
Maqal ahan noogu fasir
@Ahmetmoha7
@Ahmetmoha7 Жыл бұрын
Imran Khan 😢😅
@siciidgeedi9325
@siciidgeedi9325 Жыл бұрын
Cumar inshar kor ahaw wll ❤
@amgame5160
@amgame5160 Жыл бұрын
Somalia maxaa laga xaday?
@maryanmoukhtar9988
@maryanmoukhtar9988 Жыл бұрын
Boqoradda ma dhimaninee ee wey baqtiday ileen muslim ma aheyn wll omar inshar waan ku salaamay wll horey usoco
@haala552
@haala552 Жыл бұрын
Somalida tiraa mahane dhimasho waa dhimasho
@baastoowali5038
@baastoowali5038 Жыл бұрын
Wcs wll cumar inshaar waan ku taageraa Bilaa sawab
@hawaabdikadir9761
@hawaabdikadir9761 Жыл бұрын
Omar masoo baartay in somalia wax laga xaday aan ku sheeganee😂😂
@salwaamohamutt9277
@salwaamohamutt9277 Жыл бұрын
Ciwaanku waaba qosol miiran Ustaad shukrn
@maryamburhan317
@maryamburhan317 Жыл бұрын
😂😂
@maryamburhan317
@maryamburhan317 Жыл бұрын
Anaa hada dhihii rabay 😂
@luqmaanyare1610
@luqmaanyare1610 Жыл бұрын
wcs
@cabdishakuuraxmed6191
@cabdishakuuraxmed6191 Жыл бұрын
Insha allah 800.000 mardhaw ✌
@NordinMohamed-m7y
@NordinMohamed-m7y Жыл бұрын
Egland waa tuugo
@sulaimanabshir2932
@sulaimanabshir2932 Жыл бұрын
marka ay baqtiday
@sagalabdirahmaan4815
@sagalabdirahmaan4815 Жыл бұрын
Omar inshaar wiilka kaliye an wax kaogaado Allah haku daayo wll❤
@bkrg5643
@bkrg5643 Жыл бұрын
Wiil aa😂😂😂😂
@sagalabdirahmaan4815
@sagalabdirahmaan4815 Жыл бұрын
@@bkrg5643 hhh de soow wiil maaha ama reer halahaado ama yuusan lahaanin ama hawaynado ama hayaraadoe lakin wan ogahay inay kawanagsanyd nin inan dhaho balse masha Allah kalmad kasto wacan bu uqalmaa 🥰
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 Жыл бұрын
Makuwaaaasssssss tuuuugggtaaaaaaaa eee xatoooyada koooòfiyadahoodu kasamaysanyihiinnn ayaaa hadanna xaquuuuuuqqqqqq inagu wareeeeriyaaaaannnnnnnnn budhcadd
@Mahad.cali1
@Mahad.cali1 Жыл бұрын
Yeees
@baroenglishwithsuhayb8877
@baroenglishwithsuhayb8877 Жыл бұрын
Hadii ad rabto in ad English Ka 🗣️ barato nagu do bir hada
@sakariyehahmet2400
@sakariyehahmet2400 Жыл бұрын
Cumar wan ku salamay zhp🎉
@fcy-jo7pn
@fcy-jo7pn Жыл бұрын
Tuug wax xade maso celinayo uma maleeyo 😂😂😂😂😂
@bintufarxiosalah
@bintufarxiosalah Жыл бұрын
Bal deynta maxey kufalayaan ayagaba lacagta sameyee
@xasancabdixasan4048
@xasancabdixasan4048 Жыл бұрын
Lipah ogaansho
@shuaeybmuhammed-dj5hj
@shuaeybmuhammed-dj5hj Жыл бұрын
Macalin noo sheeg wadamada shaqada loo tagi garo oona ugu fiican
Jeebkaada Muxuu u Maranyahay ? | Buugaan Ayaa Xalka Kuu Hayo .
15:01
Пришёл к другу на ночёвку 😂
01:00
Cadrol&Fatich
Рет қаралды 11 МЛН
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 114 МЛН
Win This Dodgeball Game or DIE…
00:36
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 37 МЛН
The Joker wanted to stand at the front, but unexpectedly was beaten up by Officer Rabbit
00:12
Maxaan u seexanaa ? | Huradad Sida Aad Umalaynayso Ma ahan
13:07
Ma Rumayn Kartid waa Kuma Awoowagii Hore ee Boqoradii ingiriiska
10:49
Qoyska Aala Sacuud | Yuhuud Mise Carab? | Asalkooda!
13:27
Sahanka
Рет қаралды 132 М.
Eedo Elizabeth  ?! |  u ooyida Boqorada Geeriyootay .
13:19
OGAANSHO
Рет қаралды 127 М.
Maraykanka Wuxuu Jizyo Siin Jiray Dowladii Cuthmaaniyiinta |
15:44
Taariikh  | 10 ka imbiraadooriyad ee ugu waa weynaa taariikhda |
14:14
Wuxuu Ahaa Nin Madow | Qisada Luqmaan Al Xakiim .
17:12
OGAANSHO
Рет қаралды 228 М.
Sirtu Waa Rootiinka | Hadii Aadan Rootiin Lahayn Ma Noolid .
11:28
Пришёл к другу на ночёвку 😂
01:00
Cadrol&Fatich
Рет қаралды 11 МЛН