Jaahilnim9 badan ba hadalkiisa ka muuqata odayga iyo xariifnimo keep going bro.
@naagadoon20118 күн бұрын
Ninkaan ilaahay Amarkiis waan Jeclahay in uu na hogaamiyo laakiin baarlamaanka baa noo diiday. In shaa Allah markii qof iyo Cod la gaaro buu soo baxayaa in shaa Allah From Garoowe
@faiskhan57657 күн бұрын
Ninkan diintu dura hormar wuxu lagarila’yahay diin durida waaye ninka oo kahadlaya wa nin caqlaani aaminsan
@MaxamedFaraxtalan-j1c8 күн бұрын
Siyaasiga weyn c c shakur
@zahraabdalla73767 күн бұрын
Abdirahman waa codkar waxuu istahila in loodoorto Madeweyne Insha Allah he will be president of Somalia❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤
@ahmadseaman34878 күн бұрын
future president of somali
@abdihafiidahmed89508 күн бұрын
😂😂p
@shukriabdi47668 күн бұрын
Nolaaw walkeey ABDI RAXAMANOOW from bulay
@HassanMohamud-w3h8 күн бұрын
CC Warsame, markii gaaladu ku tiri Habargidir ayaa leh maxaakiimta ee qof keensada, siduu ugu riyaaqay ayuu innoo sheegay, balse cid ay shariifka kula tartamaan ayaa la waayay, markaasuu ku leeyahay in isbaheysiga la kala jebiyo ayaa la doonayay. Waa Qabyaaliiste No:1 aan ogoleyn in dalkan cid kale madax ka noqoto!!!