TAARIIKH NOLOLEEDKA IYO SOOYAALKA FAARAX MACALIN. "WAXAAN U TARTAMI DOONAA MADAXWEYNENIMO"

  Рет қаралды 12,835

Abdijaliil Show

Abdijaliil Show

Күн бұрын

TAARIIKH NOLOLEEDKA IYO SOOYAALKA FAARAX MACALIN. "WAXAAN U TARTAMI DOONAA MADAXWEYNENIMO"
©copyrighted material Used.
©copyright strike may apply to both Facebook TikTok and KZbin
Kusoo dhawoow Abdijaliil Show.
wadaagga fikir xor ah, waa barbilowga adduun-arag huffan.
~A freelance Somali Journalist| Wariye Madax-Bannaan|
Salaam Salaam: Welcome to My channel, your gateway to the diverse and dynamic world of news, documentary investigations, entertainment, and interviews primarily focused on Africa and the global stage.
Who I am:
~Former Producer at BBC News
~STN TV Head of Programs.
~Horn Cable TV cameraman
BACKGROUND:
~Mult-Skilled Journalist
~Video Editor
~Photographer+Videographer
~Storyteller
~Camera Operator
WHAT I DO:
🌍 Event video and photography
📰 News and Documentaries:
🎬 Entertainment:
🎙️ Interviews:
📺 Subscribe and Join the Community:
By subscribing to My channel, you become part of a vibrant community of curious minds, eager to learn, discuss, and explore the world together.
🌟 Join Me on Social Media As @Abdijaliil Osman: Facebook-Instagram-Tiktok.
Stay connected beyond KZbin!
~abdijalilosman@gmail.com
+447368981541
#subscribe
#share
#like
#comments

Пікірлер: 45
@saidali6960
@saidali6960 3 ай бұрын
Mp farah moalin sharci yaqaan khabiira, oo geeska africa point muuqda ka ah. Run ahaantii wuxuu ka midyahay siyasiyinta fara kutiriska ah ee bulshada somaliyeed ay ku faanikarto. Guul iyo gobanaa u rajaynayaa iyo cimri dheer oo caafimaad wata. from ssc-boy.
@sahromohamed4375
@sahromohamed4375 3 ай бұрын
Gesi Gesi daley keep up the good work ilahay haku xafido
@axmednuurmaxamed5407
@axmednuurmaxamed5407 3 ай бұрын
Wllhi waan ilmeeyaa😢😢 markaan faarax macalin wayoo asagookale kama haayo somalia Allah hanoodaayo
@MohamadHadi-vs6ww
@MohamadHadi-vs6ww 3 ай бұрын
Everything Farah is saying is true. I was there in dhadhab refugee camps in Kenya in 1992 when he was elected. He is a real hero to the Somali people. We should respect him and honor him. Thank you Mr Farah Macalin. History will tell who you were.
@maleshad1
@maleshad1 3 ай бұрын
Jazakallah kheir. You did more for the community. You will see your reward insha Allah
@Soomaaliweyn1
@Soomaaliweyn1 3 ай бұрын
Faarax macalin waa halyey somaliyeed🦁
@qarnicusub5339
@qarnicusub5339 3 ай бұрын
Geesi geesi dhalay nooloow waligaa taariikhda umada soomaliyeed waxad kaga jirtaa baal dahab ah faarax macali
@Abdullahi-oo6dr
@Abdullahi-oo6dr 3 ай бұрын
H farah Macalin real hero
@JohnDoe19012
@JohnDoe19012 3 ай бұрын
Geesi
@sallowadam5982
@sallowadam5982 3 ай бұрын
Farah moalim waa Geesi somali ah runtii waa nin somalinimada u dagaalama
@TripleA0825
@TripleA0825 3 ай бұрын
Farax Moalim for the president of Kenya 🇰🇪
@NURSE-Hassan
@NURSE-Hassan 3 ай бұрын
F.macalin xaga taclinta wuu kudadaalay lkn xaga amniga iyo wadoyinka waku lita😢 garissa to dadaab Road wa kagabsaday😂
@issarashid9676
@issarashid9676 3 ай бұрын
gesiga NFD madaxaada allaha rajiyo baba
@mcnncm1318
@mcnncm1318 Ай бұрын
Faarax jaajuus
@mohamudbashiir3438
@mohamudbashiir3438 3 ай бұрын
PUNTLAND AAAD BAY KUTAAGRTA
@yusufahmed5759
@yusufahmed5759 3 ай бұрын
Odayga wuxuuu awoodi waayay inuu dhaho sanadkaas ayaan dhashay cimriga Illah siiyay miyaa dhibay
@Eng_moy
@Eng_moy 3 ай бұрын
Nin daad qaaday xonbo xuskay 😅
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 3 ай бұрын
😂😂😂
@MohamedAli-nq2zz
@MohamedAli-nq2zz 3 ай бұрын
Faarax macalin Taariikh aad u xun buu leeyahay waa af ku dukaale markaad ku shubato unbuu kuu shubaayaa
@Dulqusley
@Dulqusley 3 ай бұрын
Landheere
@XuseenMaxamed-sb4op
@XuseenMaxamed-sb4op 3 ай бұрын
Waa.adoon.gumaysi.weligii.kuhoos.noolaa.dadkisii.laxasuqay.awagiI.iyo.dadkiisa.kahadlikarin.sharaf.lahayn.kahadLA.dad.sharafle.
@mascuudabdi9401
@mascuudabdi9401 3 ай бұрын
sxp ma Isaaq Baad thy 😂
@abdirahmandahirabtidon7702
@abdirahmandahirabtidon7702 3 ай бұрын
Somalida Kenya dhib badan baa loo geystay waqtiyadii hore, gumeysigii Ingriiska ayaa Kenya si khasab ah ugu wareejiyey. Laakin xoog bay u dadaaleen, way is xoreeyeen waxay ka mid yihiin qoomiyadaha aad uga muuqda Kenya dhan walba. Haddana dadkani ma cawdaan way hanjabaan, halka dad ka mid ah Somalida oo ku noolaa si xor ah ay maalin kasta xabaalo faqanayaan illaa 1991 kii.
@baaqshacab1440
@baaqshacab1440 3 ай бұрын
Geesi weeye farah
@baaqshacab1440
@baaqshacab1440 3 ай бұрын
Geesi weeye farah
@ontimemedia2228
@ontimemedia2228 3 ай бұрын
Haddii uu isga addoon guumaysi ku jira ahaa... adiga xornimadii aad haysatay maxaad ku keentay... Soddon sano ayaad tiih iyo jah wareer ku jirtaaye..... Af soomaaliga xataa sida loo qoro ma taqaanid.... Soomaalida Kenya waxaa mahad iska leh ilaahaygii Kenya wax oogu daray... Hadiii kale soddon sano oo bur bur bay ku jiri lahaayeen
@omarcoonka2578
@omarcoonka2578 3 ай бұрын
Too much talk this guy a narcissist
@mohamedabdifataha9355
@mohamedabdifataha9355 3 ай бұрын
Somethings might be exaggerated, but let's just accord the man who not is only a leader but an elder a little bit of courtesy.
@mascuudabdi9401
@mascuudabdi9401 3 ай бұрын
hhh Ma Facts kaa Narcissistic nimo aha. Haduu yidhaahdo Saa io Saa sey ahyd ama Sameeyey Oo xaqiiqo ah Macna heedu Maaha Qof delusion ku jira😮
@ontimemedia2228
@ontimemedia2228 3 ай бұрын
Maxaa galay hadalkiisa... Ninkaan Soomali buu u taaganyay waryaa
@sallowadam5982
@sallowadam5982 3 ай бұрын
He is Hero Farah Moalim Daware🎉 Guulayso xildhiban wax cadowga iska celiyaba isagaa jira somali ❤
@Czar-np8wp
@Czar-np8wp 3 ай бұрын
Narcissist? Do you even know what that means xayawaanyahow😂😂😂😂
@saleebaanbashiir2756
@saleebaanbashiir2756 3 ай бұрын
Dhaxal-reeb buu sameeyey dhabtii.
@abdiazizyussufkhalif8576
@abdiazizyussufkhalif8576 3 ай бұрын
He is truly a living legend wlhi m.a
@HaniHassan-j5c
@HaniHassan-j5c 3 ай бұрын
Halyay cadowgaa hajabo
@baaqshacab1440
@baaqshacab1440 3 ай бұрын
Mansha sllah geesi
@DaahirCilmi-t1z
@DaahirCilmi-t1z 3 ай бұрын
Xaar xaar dhalay baad tahay ciilqabe ah sixunbaad udhimanasaa illaahay idamkii waligii nin Soomaalilaand dabagalay taariikh xumo ayaa cidhibtiisu kudhamaataa
@mascuudabdi9401
@mascuudabdi9401 3 ай бұрын
wll Maan Lakala Fikir duwanaan Karin? Adiga Somaliland aaminsan intan Aad ku tidhi eegga isaga Haddaan kugu dhaho kawrn? Aqbal Qofka Aragtidiisa Yeyna Ku Gubinna e Ku Xurmee
@ontimemedia2228
@ontimemedia2228 3 ай бұрын
Beenloow ciil qabe baa tahay.... Farax Macallin miyaad gartaa waryaa
@ismailadam3425
@ismailadam3425 3 ай бұрын
Waa gumaysi kalkaak u shaqeeya gumaysiga keeniya
WORLD BEST MAGIC SECRETS
00:50
MasomkaMagic
Рет қаралды 52 МЛН
小丑妹妹插队被妈妈教训!#小丑#路飞#家庭#搞笑
00:12
家庭搞笑日记
Рет қаралды 37 МЛН
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Russo
Рет қаралды 96 МЛН
QEYBTI 2/2: TAARIIKHDA NSS / NISA DR MAXAMED H INGIRIIS
1:04:09
HANOOLAATO
Рет қаралды 285 М.
Maxaa fashiliyey Inqilaabkii Lixle isku dayey ee Gobollada Waqooyi?
35:30
WORLD BEST MAGIC SECRETS
00:50
MasomkaMagic
Рет қаралды 52 МЛН