Taariikhda ay dhacayso Dowlada Federaalka Xukunka siisii iyo Dowlado Kale Maqaal Wax badan mu....

  Рет қаралды 126,664

OGAANSHO

OGAANSHO

Күн бұрын

Пікірлер: 1 000
@cabdiftaxeiis9644
@cabdiftaxeiis9644 2 жыл бұрын
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ
@IsmailKhan-jy9mp
@IsmailKhan-jy9mp 2 жыл бұрын
Like maku radine
@nimajirde6413
@nimajirde6413 2 жыл бұрын
Salallaahu calayhi wasalam
@fadumogure7963
@fadumogure7963 2 жыл бұрын
@@IsmailKhan-jy9mp haa
@fadumogure7963
@fadumogure7963 2 жыл бұрын
@Nabad doone haa wllhi sax runa bad sheegtay
@fadumogure7963
@fadumogure7963 2 жыл бұрын
@@nimajirde6413 adiga Intan ma jogtey
@Storyteller0909-k4q
@Storyteller0909-k4q 2 жыл бұрын
Waan ku farax sanahay inuu jiro qof soomali ah oo sidaa u fakarayaa inuu jiro😭😭
@bkey0022
@bkey0022 2 жыл бұрын
Wll Allah haku sharfee dar Ilaahey iigu saar subscribe ...
@talasameabdihasan4343
@talasameabdihasan4343 2 жыл бұрын
@@bkey0022 War bal joog subscribe lahayne dagaal baanu ku jirnaaye😂
@Samatar4
@Samatar4 2 жыл бұрын
@@talasameabdihasan4343 😅😅😅.
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 2 жыл бұрын
@@talasameabdihasan4343 😂😂😂✌
@qamarmukhtar8662
@qamarmukhtar8662 2 жыл бұрын
Wali qaaaar keeeen buuuu caqliga ku dambeeyaaa wiiilkaaan Allaha sharfo hana dhowro
@wadaniboy9183
@wadaniboy9183 2 жыл бұрын
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhamed scw scw❤❤💖🕋
@aamiinzaad8767
@aamiinzaad8767 2 жыл бұрын
Scw 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@mahamedmustafi9394
@mahamedmustafi9394 2 жыл бұрын
Wah adi xagaana Malagaa helaa
@umaamina1885
@umaamina1885 2 жыл бұрын
Ilaahey dhalinyarada somaliyeed cumar inshaar sidu u fakarayo in ay u fakaran ha qadaro aamiin
@ABC-or6fg
@ABC-or6fg 2 жыл бұрын
Aad iyo aad Somali hadii laka helilahaa dhowr siyaasiyiin ah oo u fakara ama wax u qiiymeeya sida sida wiilkaan ookale wxaan isleeyahay wxbdn isbadli lahaay 😒🪬🔋
@umaamina1885
@umaamina1885 2 жыл бұрын
@@ABC-or6fg aad iyo aad
@kimuhumad6594
@kimuhumad6594 2 жыл бұрын
Cajiib Dhalinyaroow Mustaqbalka wadankeena wuxuu ku xiranyahay Hab fikirkeena Maanta oo aan saxno, inagoo si dhab ah u amiino in wadankaan Uu ubahanyahay Waxkaqabasho dhab ah, Taaso inaga dhalinyaro ahaan inoo taala, Wadankan inaga leh ee aynu u istaagno howl aad iyo aad u adagna way inasugaysa Lkn howshaas hadaynu qabano Laba mid ayay noqon ama sharaf ayaynu ku nolaan ama sharaf iyo cizo ayaynu ku dhiman wadan calamka qiimo ku lehna wanka tagayna. Allah haina hanuuniyo Dhamaanteen.
@salahsphrapper3311
@salahsphrapper3311 2 жыл бұрын
war nio dhalinyarada 99% wa kugu fikir lkn wax u bilaabo o dhaha wadanka anaga iska leh baa la la yahay qof walba cabsi ba heysa ama kaliga noqota bu isleeyahy wadanka an ukacno
@ilhanisha2813
@ilhanisha2813 2 жыл бұрын
Dhalin yaro aruurta doneyna! Waan jeclahay balse suaaha side kusameyn karna?
@abdallabikolo5084
@abdallabikolo5084 2 жыл бұрын
@@ilhanisha2813 Waa been waa munaafiqiin somalida inta badan wax yar ayaa jira oo wadani ah kuligood qabiil ayeey hoos ka jecel yihiin qaran nimada
@ilhanisha2813
@ilhanisha2813 2 жыл бұрын
@@abdallabikolo5084 qabiil wey jeclanayan wxa jelay waa waxa kaliya oo maanta la hadal haayo, qabiil maanta wxu naqday xaraf hadal heyn, tana wxe sababtay in ee dadku kahadlaan oo hadal heeyn noqdan kuna dhaqman qabiil iyo qurun. Marka wxa ubahan nahnay wax cusub ee dadku kudhaqman, Side dhalin yaro hormar kashekenayan, ganacsi....marka dadku ayuka qabiil iskoda iskaga danayan. Qof qabiil iyo qurun kashekenayo wa qof nolal leheen!
@harishm6003
@harishm6003 2 жыл бұрын
Ruuux walboo hadii saan ufikiraaa lahaaa wadangaa isbadaal ayajiriii lahaaa wlhii
@nimcoqasim1639
@nimcoqasim1639 Жыл бұрын
Ilahow. Madax wene noga dhig cumar inshar wllhi sad. Ufakareso inaba cadi maha ilahow wabil ramaden madax wene. Naga fakara nasi🤲🥺
@haw_6060
@haw_6060 2 жыл бұрын
اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك
@muhammadabdiwahab3113
@muhammadabdiwahab3113 2 жыл бұрын
Waxaan ahay 16 jir inshallah markaan waxbarashada boggo ayaan somalia wax qabad weyn ku soo kordhin doonaa inta ka horeesa waxaan alle uga baryaa inuu ilaahi indhaha uu kalfuro dowlada federaalka amiin inshallah
@shakowaaw1791
@shakowaaw1791 2 жыл бұрын
🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑
@talasameabdihasan4343
@talasameabdihasan4343 2 жыл бұрын
Insha allh Libaax
@marwankhan6969
@marwankhan6969 2 жыл бұрын
😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣 hada waa riyo uune la soco waar adiga hoyadaa oon dhalan ayaa laguu fikiray si laguu baabiyo markasad imika hadlaysaa ilaahy inayno barinob mooyaane wax kale inooma hadhin
@talasameabdihasan4343
@talasameabdihasan4343 2 жыл бұрын
@@marwankhan6969 kan kaliya ee I cidhib tiri kara waa allah illahay mooye cid kale nama istaajin karto Hadaad Adigu saas aamin San tahay annagu ma aamin sanin 💬 ka yar niyad jabka Kala tag
@omaari155
@omaari155 2 жыл бұрын
Wll ka hor naftaada wax ween kuso kordhi
@OmarMohamed-ir5hc
@OmarMohamed-ir5hc 2 жыл бұрын
Omar Inshaar Wuxuu Aad iyo aad ugu Ta’Athuray Afkaarta Jamaacada Ikhwanul Muslimiin
@farhiashireabdiahmed7640
@farhiashireabdiahmed7640 2 жыл бұрын
Cumar inshaar madaxweynaha mustaqblka ayaan kaaga dhex jedaa أستودعتك الله
@abo.ase.1071
@abo.ase.1071 2 жыл бұрын
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱
@yaasiinibraahim3619
@yaasiinibraahim3619 2 жыл бұрын
Caqli fayaw oo meel Dheer waxka arkaya Alle hakuu siyaadiyo Walaal dadkeenana Xaqa alle hatuso Aamiin 🤲🤲🤲 💚💚
@raxiimocabdiwali8151
@raxiimocabdiwali8151 2 жыл бұрын
Mashalllah horay usoco mufakir ♥️
@abdiganidagane3567
@abdiganidagane3567 2 жыл бұрын
Maashaa Allah thanks Cumar Inshaaar. Runtiii waaa murugo weeeyn in ummadda soomaaliyeed caddowgeeda maaamulaaan amnigeeda Iyo ciidamadeeeda dhamaaan
@aminsamaan9692
@aminsamaan9692 2 жыл бұрын
Mas'uul Omar inshaar wadanka adiga oo kale ayuu ubahantahy fadlan doorashada xigta isasoo taag🇸🇴
@abdirahmaanidirismaxmed7757
@abdirahmaanidirismaxmed7757 2 жыл бұрын
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وأصحابه وسلم
@amaarakorhaan9922
@amaarakorhaan9922 2 жыл бұрын
Cumar abowe hadey macquul thy maalinkasto cumar inshaar video noo soo gali 🤴✋
@xamdimaxamed5150
@xamdimaxamed5150 2 жыл бұрын
caqligaaga iyo kartidaada allha kuu barakeeyo dalkeena allaha noo hgaajiyo
@axmed12195
@axmed12195 2 жыл бұрын
Aamiin
@zakariyeosman2969
@zakariyeosman2969 2 жыл бұрын
Hhhh afka kali lama rabee ficil.ayaa loo baahan yahay.
@mowliid746
@mowliid746 2 жыл бұрын
Ku saliya nabiga scw waa shaqsiga ugu qiimaha badan insaanka
@bakarahmed8955
@bakarahmed8955 2 жыл бұрын
Waa runta wllky illahey jidka tosan hanagu hanoniyo dhaman umada musliminta yaa rabi 🤲😢
@bishaaroiyodigniin8962
@bishaaroiyodigniin8962 2 жыл бұрын
Waxa dowlado dunida ka jira u malayn maayo inay jiraan wax ka dullisan oo ka dabadhilifsan kuwa dhulalka islaamka ka taliya. Sababtuna waa inay sharaftoodii, dadnimadoodii iyo diintoodii ku iibsadeen dano yaroo aad u qiimo jaban. Waa bilaa mabda' oo wax ay difaacayaan & wax ay doonayaan ayaan jirin, waa indhow garad oo nin mustaqbal ka fikiraa waa uu ku yaryahay.
@htfalcon3979
@htfalcon3979 2 жыл бұрын
Whi waa runtaa garaad majiro xukumada
@ibnujigjiga7043
@ibnujigjiga7043 2 жыл бұрын
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم 💛
@abcaad5448
@abcaad5448 2 жыл бұрын
عن جد هذه الحقيقة المرة التي نتعمى عنها اللهم أصلح أحوال المسلمين أين ما كانو ووجدو برامجك رائعة جدا جدا .الله يجزيك الخير
@Naamir03
@Naamir03 2 жыл бұрын
Insha allah waxan kuu rajaynayaa Hormar Balaadhan wllky Omer inshar🖤🙌
@sumayoahmed1635
@sumayoahmed1635 2 жыл бұрын
Thank you Ustaad omar
@hamariosman1111
@hamariosman1111 2 жыл бұрын
walaal cumar inshar magaranayo inaa akhrindonto falcelinteyda waxaan kunoolahay hadda waqoyi bari kenya waxana akhristaa school schoolkaa dhaxdisana waxaan kalakulanaa dhibato fara badan luqada somaliga waa kamamnuuc qofkii kuhadlana waa la ciqabayaa oo kaliya intaa meshaa kujirno waxan darenaa gumesi maskaxiyan ah diin iyo dhaqan ba ... waxana rajenayaa malin un inaa midowni hadenu nahay somali.....
@abdirahmanmohamed5649
@abdirahmanmohamed5649 2 жыл бұрын
Jazaka allah qof nool ayaad tahay
@marwankhan6969
@marwankhan6969 2 жыл бұрын
Dagaal waxaan ahayn idinma banana hakuna fikirina somali kale inay idiin soo gurmataaan
@Maxamed_tarax
@Maxamed_tarax 2 жыл бұрын
Walaalayaal iska dulqaada dhibaatadaas ma filayo somali kale oo gurmad idinkugu imaan karta inay jirto sababtoo ah ayagaa dhiban oo meelna unuuxsan karin
@ilhanisha2813
@ilhanisha2813 2 жыл бұрын
🥺💔💔waa umadeyda kuwa saan logaloyo mxa kaqaban kraa 😭😭
@sadaqosman6875
@sadaqosman6875 2 жыл бұрын
If allah say 🙏 😌
@Sitti360
@Sitti360 2 жыл бұрын
Mahadsanid Cumar Waxaan Kula wadagaya walaal dad soomaaliyeed ayay Itoobiya xasuuq ku haysa muddo afar sano ah. Dhulkoodna la cayrshay la tarxeelay. Galbeed Gobolka Sitti Fadlan barnaamij ku soo qaado
@ibnumohamedsh-ibrahim6110
@ibnumohamedsh-ibrahim6110 2 жыл бұрын
Ninka kaliyah ee aan runta ka Gaban imar long life my brother 😍⭐️🖐🏻
@muxiyadinismacil5478
@muxiyadinismacil5478 2 жыл бұрын
Wali maynaan niyad jabin waxaan alle ka baryayaa in madaxda daba dhilifka ah inoogu badalo dad ufakaraya sida ustaad cumar inshaar 🤲
@maxamadcabdisalaan9967
@maxamadcabdisalaan9967 2 жыл бұрын
M.a cumar waa mahadsantahey wll Wali somalia 🇸🇴 waxaa hugaamiyo jaajuuseen shisheeye Mana tix galiyaaan rabitaanka shacabka waxayna ka shaqeeyaan rabitaanka dowladaha ay u adeegaan Waana kabixi doonaa in shaallah dhawaaan
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 2 жыл бұрын
Ahmed madowe mu ka hadlo Marka lafta gareen ka hadlaaayo
@maxamadcabdisalaan9967
@maxamadcabdisalaan9967 2 жыл бұрын
@@abdirahmanhusien6174 waa sem labaduba
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 2 жыл бұрын
@@maxamadcabdisalaan9967 wan arkaa badi wxa ka hadlaa Lafta gareen waana qaab qabyaaldeysan &xasan shiiq kliya kuwa maba so hadl qaado
@abdiwasacibraahim740
@abdiwasacibraahim740 2 жыл бұрын
Saliga nabiga badiya scw scw scw scw ❤
@محمدالصابر-ر4د
@محمدالصابر-ر4د 2 жыл бұрын
leader Omar markasta muqaalo dhinac kasta ka dhisan 📌🥰 (always)
@OmarOmar-yu4mq
@OmarOmar-yu4mq 2 жыл бұрын
Ustaad inshaar runtii xaqiiqdaa kahadashay laakiin warkaaga yaa qaadanaayo hogaakeenii hadii calooshood ushaqeystayaal ay noqdeen oo wadaniyada ay ku yar tahay
@qadrodahir7896
@qadrodahir7896 2 жыл бұрын
Ilahey cimriga caqliga iyo caafimaadka haku barakeeyo
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 2 жыл бұрын
Legend sare maskax ahaan ayaad na dhisaysa mahadsanid ❤🙏
@omerovali4725
@omerovali4725 2 жыл бұрын
waad mahadsantahay sxb cumar inshar allah haku barakeeyo.
@somalia2730
@somalia2730 2 жыл бұрын
1977 dagaalkii soomaaliya Iyo Ethiopia laga Soo bilaabo Taarikhas raggii dabodhilif uu ahaa dowladda itoobiya ilaa xilligas nin ku guuleystaya inuu soomaaliya ku mamul Ma jiro runta inaa isu sheegano ragga shisheeyay kalkaal ah Meel ayaa gaarayn Ma jirto. Allaha ummadda uu maqan
@sayidka6911
@sayidka6911 2 жыл бұрын
Siyaad barre lafftiisaa dabadhilif ethopia ahaa waana sababta uu dalka u burburiyay.
@sayidka6911
@sayidka6911 2 жыл бұрын
@MRDOLPHIN caruurta u sheeg, inagu goobjoog baan u aheyn wixii dhacaye, dalkii ugu dimuquraadisanaa qaaradda africa ninkii inta afganbiyay shircigii jeebka kuritay kadibna hantidii qaranka iyo dowladnimadiiba qabiilkiisii hoosgeeyay ee yiri qofkii yiraa sidan waa qaladba dila, ee umadii wax uu dilo iyo wax qaxa ka dhigay ilaa dadkii kaceen ee layiri asaageen gacmaha u laaban meyno ee hala iska dhacsho, ee inta orday ethopia u tagay ee yiri jabhadaha ha igu hubeynina waxaad doontaan baan idiin sameynayaaye ninkaa miyaad rabtaa inaad hadda inaga noo sharaxdo adeer iska seexo haddiiba aadan garan karin meesha burburku kaaga yimi.
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 2 жыл бұрын
Alla may sidaas oo kle madaxdeena u fakaraan Karaamo dushaada ha ahaato wall cumar taariikhdaa ku xusi doonta
@mascuudcade454
@mascuudcade454 2 жыл бұрын
Muuqaalka jimcaha Noo soo Dheere walal Waan jecelahay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💎💎💞💞
@yasinshuceyb397
@yasinshuceyb397 2 жыл бұрын
OGAANSHO 🎤✔️👍 OMAR INSHAAR 🎤 XAQIQA 100%100✓
@heloquraanmedianetwork6936
@heloquraanmedianetwork6936 2 жыл бұрын
Thanks bro,not only the leadership but the Somali community has to work with their leadership and stop dividing them self let them be one
@cabdallasamow6587
@cabdallasamow6587 2 жыл бұрын
Waa xaqiiq jirta waana kugu raacsanahy arinkaan. Allah hanaga qabto cadowga dalkeena dhinac waliba kajoogaan maanta iyo kuwa maqaarka Somali ka'ah qalbigooduna yahay qalbi ushaqeeya danaha cadowgaas iyo shisheeyahaba.
@omuudijr9859
@omuudijr9859 2 жыл бұрын
Treat people well and forgive those who hurt you and follow the example the Prophet Muhammad, may his mercy and peace be upon him ﷺ💜💜🕌
@nimajirde6413
@nimajirde6413 2 жыл бұрын
Salallaahu calayhi wasalam
@abuyahya2936
@abuyahya2936 2 жыл бұрын
السلام عليكم ورحمه الله وبركاته
@abuyahya2936
@abuyahya2936 2 жыл бұрын
Alkh
@abuyahya2936
@abuyahya2936 2 жыл бұрын
Cumar inshaar
@abuyahya2936
@abuyahya2936 2 жыл бұрын
Waa
@hamsenuuriye6840
@hamsenuuriye6840 2 жыл бұрын
Waan jeclahay qofka wadaniga ah waana ku dhif soomaalida mahadsanid cumar inshar
@hamsenuuriye6840
@hamsenuuriye6840 Жыл бұрын
@@sa789sa waa maxay macnaha wadani bal ii qeex sxb
@kinghindiholish1016
@kinghindiholish1016 2 жыл бұрын
Omar in shaar Run ku jecelahay horay u soco huuuno Somali galbeed ka soo jeedaa waxaan aaminsanahay Cadowga Keliya aan leenahay inuu Ethiopia 🇪🇹 yahay 👆
@MajidMajid-yf2tt
@MajidMajid-yf2tt 2 жыл бұрын
somali dad mahan ustaad haku daalin
@katar443
@katar443 2 жыл бұрын
Maalinka iigu farxadda badan nolosheyda waa markii ciidanka shisheeye dhulka soomaali ka baxaan. Maalinkaa yaan lagu waynin lacag badan ayaan hadiyad ahaan u bixin doonaa inshallaah
@xaawacuudguled7139
@xaawacuudguled7139 2 жыл бұрын
Masha alaah walalkeey allah kuxifdiyo marwalbo runta kahadashaa wadankeena iyo wadamada muslimiin allah ugargaaro
@somalia499
@somalia499 2 жыл бұрын
Allaahu akbar somalia 🇸🇴 taasi washihiid ayaka iyo wixii sooraaca cagta ayaan marineena wadan kaan anaga wax uqabanenaa waa jiilkeena aniga 1kow siyaasada iyo dagaalka aadbaan u ciyaaraa balanteeno waa 2050 insha allaah✍✍✍✍✍👈
@aishahibo8796
@aishahibo8796 2 жыл бұрын
Ilaahay idankii caalamku lacag ha waayan ay siiyan odayaashan iyo askartan dhulkeena ka buuxda somalidu iyadoo is aragta mooye ma hagaagayso xayawaaniin bilaa karaamo ah
@nimanali2107
@nimanali2107 2 жыл бұрын
أللهم صلي على النبي محمد وعلى آله وصحبه أجمعين 🤍🤍
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 2 жыл бұрын
Good job 👍 Omar Inshaar waa barnaamij xaqiiqada taabanaya from Canada 🇨🇦
@asmaraden6779
@asmaraden6779 2 жыл бұрын
Xaqiiqadad abaartay caawa Ilaahay hakaa jazaai siiyo Runta sheegisteeda si kasta oo ay uqadhaadhahay ...
@falkiye0079
@falkiye0079 2 жыл бұрын
Aad baan ku Salaamey ustaad Cumar inshaar Noso badi Barnaamijyadan oo kale
@mariaclaraofficial8118
@mariaclaraofficial8118 2 жыл бұрын
Ustaad waxaan maanta noqoday qofkii ugu horeeya oo daawada iyo qofkii igu horeeyay oo like saara
@awalehdouksieh8940
@awalehdouksieh8940 2 жыл бұрын
That is true. Waa xaqida jiirto. Thank you Omar brother 🇩🇯🇸🇴
@Badarmedia24
@Badarmedia24 2 жыл бұрын
Cumar inshaar muuqaal kaan isku day inaad gaarsiiso dhamaan umada soomaaliyeed waakubaryaa wuxuu ka hadlaa xaqiiqo
@AhmedHassan-xt8dq
@AhmedHassan-xt8dq 2 жыл бұрын
Waxkasto allh Aya kawen Rabiyow dalka iyo diintena iyo dadkena ugargaar Rabiyow adiga waxid ah Wall igula Sali xabibkena scw scw Salalahu wacalyhi wasalim
@Muhammad-mu6bz
@Muhammad-mu6bz 2 жыл бұрын
Mahadsanid wllkeen cumar inshaar.
@geenyodila9095
@geenyodila9095 2 жыл бұрын
Allaahu Akbar ilaahey ha ku xafido cumarow madaxda soomaalidana ayaga isku maqane allaha xaqa tuso koley wadanki waa sii socdaa ilaahey unba tala hayo. Kaa tirahdid waxan wey qaldanyihiin wuxu leyahay ma lacag aya lagu siiyey Haa qabiilkaga ma ahan iyo wax la mid ah slaan qabnaa 🤲🤲🤲
@abdallahmufakir3289
@abdallahmufakir3289 2 жыл бұрын
Waa mahadsantahay cumar inshaar . Waxaan ahay wiil jooga magaalada muqdisho, hadana waxaa jiro xiro layiraahdo xalane oo ku taalo garoonka diyaaradaha ee xamar waxaa degan ATMIS . Haddaba masaxbaa in ciidan la leeyahay waa ladagaalanka argagixiso ay degaan caasimada. Waxaan filaa inaad iigajawaabtid. Mahadsanid.
@kheyreaxmedcosoble8073
@kheyreaxmedcosoble8073 2 жыл бұрын
Wll cumar wlhi hadalkaga wa la dhacay sas waye insha allah wax badan aya laga qaban dona tas
@saadiahassan7633
@saadiahassan7633 2 жыл бұрын
Shabaabka markey leeynaayaan walaalahooda may wax kaqabtaan
@xxiis
@xxiis 2 жыл бұрын
Wll hadan kaga jawabo argagixisada ka jirto somaliya waxa laga abaabulaa xalane marka siday bay ula dagalamayan ATMIS waa maqarsaar waa magac u yaal umada lagu marin habaabinyo
@abshircalinorcali3070
@abshircalinorcali3070 2 жыл бұрын
Masha Allah Mahadsanid ustaad Cumar
@captainhaashim3113
@captainhaashim3113 2 жыл бұрын
Ogaansho waxaa thy xog ogogaal Allah ku sharfo walaal🥰
@salatabdirahman4880
@salatabdirahman4880 2 жыл бұрын
MashaAllah, Omar mahadsanid warkaada waa muhiim kuwee fahmo Allah hanaga dhigo
@yb1576
@yb1576 2 жыл бұрын
اللهم صلي على محمد وآل محمد 🤍
@Ama.channel
@Ama.channel 2 жыл бұрын
Aad iyo aad ugu xeranahay ogaansho eebe kasokow aad ayad ugu mahadsantahay soo gudbinta xaqaaiqda ka qarsoon dadkeena @OGAANSHO
@khldkhld1028
@khldkhld1028 2 жыл бұрын
قال ميمون بن مهران رحمه الله: «إِنَّ أَعْمَالَكُمْ قَلِيلَةٌ فَأَخْلِصُوا هَذَا الْقَلِيلَ»
@faizaahmed7894
@faizaahmed7894 2 жыл бұрын
Cumaroow khyr alaha kusiiyo wxatalo iga ah ereybixin taada soomaliga xooga kusaar badalka carabiga mahdsanid
@cabdiqaadirmaxamed9399
@cabdiqaadirmaxamed9399 2 жыл бұрын
Ilaahay soomaali oo dhan sidaada oo kale ha ka yeelo wadani Nadiif ah wax badana og...Jaahiliin Afmiishaariin ah oo afku kilomitir ka horeeyo ayaa na halaagay waxaanad moodaa in aay hada sii dabar goayaan inshallah...
@Abdulducaysane
@Abdulducaysane 2 жыл бұрын
Mustaqbal ayaa nooo muuqdo madaxdenan way is badalu donaan i.a Guuul somalia..🇸🇴💜🥀
@mogadisho24tv50
@mogadisho24tv50 2 жыл бұрын
😭😭😭Waxaan layaabanahay ciidan kasto oo lasoo tawabaraayo maxaa dibadda loogu qaadaa ama dalka gudihiisa ciidan shisheeye ugu tawabaraan meey cidankii soomaalida horay loosoo tawabaray ciidanka kale ku tawabaraan dalkoida gudihiisa keliye dowlada usoo iibiso hubka loobahanyahay sida dowlaha kale...waxaa muuqato in eysan wax Dowlad ah jirin aytahay mashquulin shacabka Somaliyed waxaan dowlad rasmi ah rajeynayaa markeey shucuubta Somaliyed si xur ah usoo dortaan Dowlad aan wax qarash ah lagu iibsanin si xalaal ah oo muuqato insha'Allaaaah🤔🤔🤔
@Ravitmarco1
@Ravitmarco1 2 жыл бұрын
waadmahadsantahay cumar xaqiiqda aad ka hadashey wllhi✊🇸🇴
@yarimysahra8061
@yarimysahra8061 2 жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ماشاءالله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء الله يحفظك
@midnimo.jaceyl23
@midnimo.jaceyl23 2 жыл бұрын
Cumarow koofur galbeed waa looga horeyay sheesheeya kaalkaalnimo
@aliahmedalhaadii7048
@aliahmedalhaadii7048 2 жыл бұрын
MashaAllaah wallaahi aad baan ugu faraxsanahay inaan kugu xiranahay MashaAllaah waxaan rajjeyn inay kugu xirmi doonaan dadbadan waayo meeshan ayaaba Ah meel faa'ido ka socoto wallahi gambalelka waa u I furan yahay kaliya waxaan sugnaaba waa barnaamijyo Waxaan aad u raboon laheen. Inaat bal wax inoogu faa'iideysto Sucuudiga iyo dhaqannadiisa Dibada iyo dilka lasheegay OO ah qashuuqji lagu dilay qunsulyada turkiga
@barrygolden6873
@barrygolden6873 2 жыл бұрын
Man shaa allah Ogaansho walaahi waa dhab balse isku tashi ayaa nagala rabaa in aan Dalkeena u istaagno.
@theancientsancients1769
@theancientsancients1769 2 жыл бұрын
Ethiopia as an enemy has always United Somalis anywhere! The problem is not the corrupt politicians, it's the Somali public! They never protest and rebel
@noocwalba3098
@noocwalba3098 2 жыл бұрын
Yaad usoo qori qormadan English ka ah yaysa ku socotaa janalka aad qormadan kusoo gudbinaso waa ogaansho haddaa rabto inay dadku ku fahmaan kuhadal soomali from ogaansho waa runtaa waxaad ka hadashay
@abdiasisali
@abdiasisali 2 жыл бұрын
@@noocwalba3098 Asalama alaykum walal: Haduu doono waa Itoohiyan mr Ancient Ancients Qofgan wax ku qoraaya af Ingriiska. Hadalkiisu xataa waa negativ mida kale wax luqado kale wax ku qoraaya lama aamini karo qaar waxaa jira xataa dulimimadooda ka faana inay afsomaali wax ku qoraan. waxay jecelyihin kuwa hore u soo gumaystay inay luqadahooga wax ku qoraan aqlooda sidaa u shaqeeya Afsomaaliga waxay u arkaan waxan loo baahneyn. Laba mid weeyi amaa Somaliga ayuuna qori karin amaa wuu ka faanaya. Mida kale kuma raacsani qofgani markuu leeyahay in shacabka Somaligu ayna waxba ka odhan dhibaatada Somalia kana yihin dhibka qayb. Kulaha may ku duulaan dawlada waaba qof raba inay ummadu is gumaado Subxan Allah. Koley qof somalia ilama aha qofgani? Shacabku waa dad jecel diintooda iyo dalkooda lakin dawladuna waa inay dhegeysato shacabka cadowguna ma doonayo inay shacabkaas Muslimiinte Somalia inay midoobaan. waa taas aragtideyda. Allah ummada Muslimke somaliyed ha mideeyo cadowgeedana ha jabiyo Amiin 🤲 Asalama alaykum.
@abdiasisali
@abdiasisali 2 жыл бұрын
@Eng British Asalama alaykum walal: Waa sidaas walaal waa wax lala yaabo ayuu la hadlaya qofgu markuu Ingriis iyo waxaan la garaneyn soo qoraayo waliba iyadoo laga hadlaayo arimo la xidhiidha dalkeena. Waa wax an la fahmi karin runtii. Waliba eeg walaal badankood kuwaa luqada kale wax ku soo qoraaya wax fiican ma sheegan. Waxay u badantahay inayna somali shaqo ku laheyn waa sidaan u arko anigu. Wax duliyoo afgooda inay wax ku qoraan ka faanana way jiraan oo is mooda wax kale. Asalama alaykum Jazakullahi khayr.
@naciimoabshir1611
@naciimoabshir1611 2 жыл бұрын
​@Nabad doone mid wakula racsanahy wa english lkn marnaba carbi hos uma dhikayo wayo luqata ulu fadliya badan way wana jeclahay 1 carbii 2 soml
@alfaboi751
@alfaboi751 2 жыл бұрын
@@naciimoabshir1611 adiga waxad amin santahay waaye
@maftuuxcali353
@maftuuxcali353 2 жыл бұрын
Somaliya ilaahay ha siiyo Hogan ka run sheega wxy aaminsan yihin wxy donaya
@Moha-AkVlogs-j1j
@Moha-AkVlogs-j1j 2 жыл бұрын
Aad iyo Aad ayaad ugumahadsanthay Xaqiiqoyin Muhiim ah ayaad nala wadaagtay sida inoowada muuqatana Waxa Ayaan Daro ah dowlad cadawgada Ah in aad dhahdid waxey iitababareysaaa Askari iyado Ninka tababaraaa uu ogyahay In uu loolan lagali doono ilama aha in uu Sida ugufiican utababari doono Ee ahdaaftiisa ayuu kadhaadhicin
@abdifatah4651
@abdifatah4651 2 жыл бұрын
Allaha ku xifdiyo walal cumar
@ismahaancijaal5898
@ismahaancijaal5898 2 жыл бұрын
وتلك الا يام نداولها بين الناس Ninba maalinbuu guushaleeyahay dhicitaan quwadaha reer Galbeedka waa guusha Muslimiinta Inshaa Allah guul waa dhawdee fadhiga kakaca dhalinta Soomaaliyedow
@taajirshow
@taajirshow 2 жыл бұрын
Oo xagee taga ayad leedahy markaa hadd kacdo madaxa laga toogan wlhi fadhi meshaada wad dawakhdee
@sulumsulum
@sulumsulum 2 жыл бұрын
Omar Xaqiiqda Somalia 🇸🇴 sifiican u baar
@HOREUSOCO
@HOREUSOCO 2 жыл бұрын
Ustaad Omar inshaar Cadawga iyo Daba Dhilifka Ethiopia iyo Kenya Allaha Ka Haayo Waxaan Ka Baqaya Sida Ay Sameen jireen Dawladaha Qaar In Ay Ku Shirqoolan Kana DhigTaan Qof iyaga Cadaw Ku Ah Kana So Horjeedo Allaha Ka hayo Ustaad🙏
@awalemohamed2842
@awalemohamed2842 2 жыл бұрын
Wlahi wllka hadalkaagaasi waa wax dhicikara ilaahay ha inoo xafido maclinkena ustaad omar inshar
@HOREUSOCO
@HOREUSOCO 2 жыл бұрын
@@awalemohamed2842 aaamiin sxb Kenya iyo Ethiopia wa cadawgeena waxay cadaw ku yihin qof walba oo waxtar uleh dalkena
@awalemohamed2842
@awalemohamed2842 2 жыл бұрын
Haa walaahi zxp kaagasii daranee waxay lee yihiin jaajuusyo somali ah oo aan dad iyo daltoona rajo kalahayn kaliya waxay ka fekeraan shillings ka yaree lasiiyo dadkooda somalidaa eebormagaydadaana ku shirqoolaan Allah naguma keenee
@HOREUSOCO
@HOREUSOCO 2 жыл бұрын
@@awalemohamed2842 ha bro wa sax wa sababta dad badan xabsiyada ay ugu jiran coldoona u kow kayahay marka allaha naga hayo in shiling an dadkeyga iyo dalkeyga ku doorto dhimasha ka xiga Kenya iyo Ethiopia wa cadawgega kowad an caruurteyda uga shekenayo
@dingoabdulahi9276
@dingoabdulahi9276 2 жыл бұрын
1DAY INSHAALLAH SOMALI AYAGA DAHDODHA ISFAHMAYAN🇸🇴 AAAH IYO SOMALI ISFAMMAYAN ADUNKA❤️
@soomaalidageeska186
@soomaalidageeska186 2 жыл бұрын
Iskadaa koonfur galbeed'e Kwrn in Federaalka kuwa haystaa ay yihiin kuwo iyaguba ku XIDHAN dawlado shisheeye !
@Servant10
@Servant10 2 жыл бұрын
Wad mahadsan tahy sxp sare CUMAR INSHAR
@idirisahmed5
@idirisahmed5 2 жыл бұрын
Somalia 🇸🇴 Wax Raja Ah Ay Ledahey Ma Jirto Hadii Ay Sidaan Kusi Socoto Waxana Arki Dona ethiopia 🇪🇹 iyo kenya 🇰🇪 meelaha ay naga haystaan iney kuso durki donan oo ay qabsan donan dhul kale oo ay somali ledahey! taas waxa sii Dheer anaga dhexdeena ayaa is haysana oo qabiil ayaa isku haysana Qabiilkana waa midka halkaas naga dhigey anaga🥹Somalia 2030Side Ayey Noqon Donta?!
@Kkayyy_7oo2
@Kkayyy_7oo2 2 жыл бұрын
Marka Kowad adaw ga iska bixi no markas fic nan ❤️❤️✊🏽
@Mohamedirshad114
@Mohamedirshad114 2 жыл бұрын
Asc ha Rajo beelin! Rajo weyn ayaa jirta iyo iftin weyn sida la filayo mudo dhow, sidani ku jiri maayaan Muslimiinta waa laga bixi ciladuna maaha Gaalo is baheysatay ee waa NAFTEENA marka waa In ISBEDAL aynu la nimaadaa ALLAHNE TALO SAARANAA.
@ilhanisha2813
@ilhanisha2813 2 жыл бұрын
Googla map aad plz waxaad arki in ee degano somaliyeed leh oo google mapku Ethiopia ugu daray xariqinta fiiri?? Marka dhulka ine qataan wey socuta ilaa hada oo aan joogno 20022-23 anikaneh na aaway??💔
@awad559
@awad559 2 жыл бұрын
Waa fahaney ula jeedkaaga iyo taageeradaada xasan sheekh
@gutalehashi8860
@gutalehashi8860 2 жыл бұрын
Madaxda Soomaaliyeed majiraan ama waa wax aad uyar inta daacad ay katahay inay qaran ushaqeeyaan. Qabiil ayey ku awrkacsadaan badankood calooshooda iyo qoyskooda ayey na ushaqeeyaan.Haddii uuna isbedel dhanka shacabka ka iman, Qiyaamaha ayaa sidan inoogu dhici Soomaali haddaan nahay.
@muselibax8561
@muselibax8561 2 жыл бұрын
Wa dhaab wasidaad u shegtaay baal se kuwa ay khuseyso ilaahay hagarasiiyo
@caliaadan8953
@caliaadan8953 2 жыл бұрын
NIN WAX BADAN FAHMAYA AYAAD TAHAY ALLAH HAKU BARAKEEYO KUWA KUWA KABA QAADKA U AH EAJNABIGA GAAR AHAAN DOWLADAHA DARISKA WAA IN AAN ISKA ILAALINO WAA CADOW.
@maxamedcabdikariin3610
@maxamedcabdikariin3610 2 жыл бұрын
Aqli ahaan hadee lafaariyo arntan waa xaqiiqada dhabtah ee jirta
@naimaosman
@naimaosman 2 жыл бұрын
INA abti waad nagala soo daahday muqaalka jimcaha waan ku qadeyn jiray 😂 please mar dambe saas ha noogalin qadadi baa marax nagu noqotaye 😂
@kar98kchannel28
@kar98kchannel28 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂Sas waye
@faadumomaxamed4159
@faadumomaxamed4159 Жыл бұрын
Canaanta haduu nagala daaho muuqalada
@bintuzahraa
@bintuzahraa 2 жыл бұрын
Ustaadii cumar madaxweyne sidaada ookle u fikiraayo allaha na siiyo oo caadil ah walhi waan daalny qof walbo markuu tukado wadankeena aan u duceeyno😢
@muxammadcabdiwali
@muxammadcabdiwali 2 жыл бұрын
Waa garan waayey waxaa dhaho Ciidan shisheeye madaxa naga haysto Iyo madax kursigooda ilaashanaya
@iimaanabdinorarab6266
@iimaanabdinorarab6266 2 жыл бұрын
Waxa ay samenenayan madaxdenu waa ceeb iyo taariiq xumo nasiib daro waxba kama qaban karno hada nahay shacabka soomaliyed 🇸🇴
@hafsahabiib9555
@hafsahabiib9555 2 жыл бұрын
Dulli wuxuu kudambeen dullinimo yacni ruuxi isduleeyo Allahna wu duleeya caloshod ushaqesatayal si.foolxun udhinta adunkan idinkugunecbahay 😡😡😡 wadan io dadba waxay doni inay aasan😡 ciidankoda ha gubtan
@xasannuuribraahim7053
@xasannuuribraahim7053 2 жыл бұрын
ustaad cumar inshaar wadani wadani dhalay ogaansho ♥♥♥
@filsanmohamed1763
@filsanmohamed1763 2 жыл бұрын
Markaas ku dhahayaan farmaajo qab somali soo celiyay intee 5sanno haystay xitaa hoolkas ayay ilaalin waayeen wlhi caloosha ixanuuntay maalintii doorashada 🥺🥺
@abumuscaab
@abumuscaab 2 жыл бұрын
Farmajo waa tuug sida kuwa kale oo tuugada somalida siyaasiyiinta ah
@baazimali7951
@baazimali7951 2 жыл бұрын
@@abumuscaab ugu yaraan wuu dhamaa madaxda kle
@muzcapapdirashiid7390
@muzcapapdirashiid7390 2 жыл бұрын
Soomliyeey nabad alle ha inooga dhigo🥺😭🇸🇴❤
@xikmaawi2326
@xikmaawi2326 2 жыл бұрын
Ragaan waxay ubaahanyihiin in muraayad lahorgeeyo, waxay arki lahaayeen miisaankooda dhabta ah
Увеличили моцареллу для @Lorenzo.bagnati
00:48
Кушать Хочу
Рет қаралды 9 МЛН
Don't underestimate anyone
00:47
奇軒Tricking
Рет қаралды 26 МЛН
Yay😃 Let's make a Cute Handbag for me 👜 #diycrafts #shorts
00:33
LearnToon - Learn & Play
Рет қаралды 117 МЛН
Markii Ugu Horaysay Gudaha Imaaraatka .
23:52
OGAANSHO
Рет қаралды 79 М.
Tabliiq Maya | Muxuu Sucuudiga U Mamnuucay Tabliiqa ?!
15:12
OGAANSHO
Рет қаралды 177 М.
Yurub Mar kale |! Waxaa tihiin Daanyeer 🤐
13:09
OGAANSHO
Рет қаралды 144 М.
Galka Baarista: Sidee aqoonsi loogu sameyn karaa Soomaalida?
19:26
DİL LAYAAB LEH AYEY SAMEEYEEN OO LA FAHMİ WAAYE
16:24
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 44 М.
Увеличили моцареллу для @Lorenzo.bagnati
00:48
Кушать Хочу
Рет қаралды 9 МЛН