TAARIIKHDA SOOMAALIYA DR. SAADIQ EENOW 2/6

  Рет қаралды 68,036

AnnuurMediaCenter

AnnuurMediaCenter

Күн бұрын

Пікірлер: 42
@TimaDheere
@TimaDheere 12 жыл бұрын
Waxaan aad ugu faraxsanahay iney culumadii garatay in cilmigu uusan ku koobneyn barashada DIINTA oo keliya. Waadna ku mahadsan tihiin.
@xamrboy25
@xamrboy25 12 жыл бұрын
Masha allah waa sax waa runtisa tariqda waa muhim in dadka aay bartaan oo ku dhaqman
@nuorbache9132
@nuorbache9132 2 жыл бұрын
Tariikhdu waa wax qorma
@ahmed_beldaaje
@ahmed_beldaaje 9 жыл бұрын
asc dhamanti aaad ayaan ugu farax sanahy tarikhda Somaliya lkn waxn jeclan lahaa in ay qorayashu noo dhafan bugag aanu jilka naga danbeya uga sharaxno asc wlalayal
@abdurahmanjeego7068
@abdurahmanjeego7068 5 жыл бұрын
Waan kugu raacsanahay nabadoone.
@abdirahmanhussein9488
@abdirahmanhussein9488 6 жыл бұрын
Through Jubaland to the Lorian swamp; an adventurous journey of exploration & sport in the unknown African forests & deserts of Jubaland to the unexplored Lorian swamp Sheekha Kismaayo kacdoon ma aheyn ee Jubbaland taariikh adag oo dagaal bay la galeen qabaailka Ogaden ka iyo ENGRIISKA waxaa lagu laayey ciidan badan oo Engriis ahaa oo ay ku jireen Captanno iyo Saraakiil, meelaha aadka loogu baab'ay waxaa ka mid ahaa Serenley, FAAJI, SEBENSE, KUKUBEEN, Afmadow, GOLJAA, LIBOI iyo Kismaayo Boodkeeda. Waxay xoolo lahaayeen reerkani waa la cayrteeyey waxaa la geeyey xoolo kumaakum ahaa Botswana iyo South Africa wayna qoran tahay, waxaan isweydiiyaaa why dowladihii hore iyo aqoonyahanka Somaliyeed u qariyeen taariikhdani. Waan kugu raacsanahay waxyaalo badan oo aad sheegtay laakiin sida Taariikhda Biyomaaal. Laakiin Boqor Osman waxaa uu ahaa ninkii Talyaaniga la shaqeysanaye Darawiishatana lagu jabshay markii dambana lagu biyo keenay oo lagu yiri soo wareeji hubka oo la wareeraray lasoo qabtay si xunna ugu dhintay xabsiga Muqdisho ee Talyanigu haystay. HALKA Cali Keenadiidna ku dhintay Xabsiga Madagascar. Waxaa sidoo kale dagaallo xoog badan ka dhaceen webiga Tana River illaa ay isku dayayeen qabaailka Ogadenka in ay ka tallaabaan webiga oo ay u gudbaan dhanka Nairobi waxaa ka hadlay 2002 Professor Jalwa ahaa Magazineka la yiraahdo (Taifa Ya Leo)
@xamiidaxamiidacabdi2692
@xamiidaxamiidacabdi2692 5 жыл бұрын
Abdirahman Hussein 6
@abdirahmanhussein9488
@abdirahmanhussein9488 6 жыл бұрын
Why the war between Somalia and UK was costly By Amos Kareithi | Sunday, Aug Kana waa maqaal kale xilligii qabaailka Ogaden la cayrteeyey waxaan hayaa qoraallo badan oo Engriis iyo Talyaani ah kana sheekeynaya qabaailka Biyomaal iyo Ogaden dagaalladii ay la galeen Engriiska iyo Talyaaniga kuwaasaan kaga kalsoonahay Somalida waanan ogahay in qabaaiillo badan oo Somaliyeed halgamada qaar ka qeyb qaaten inkastoo kuwa badanna khaladaad sameeyeen oo ay la socdeen gumeysiga
@mosm7327
@mosm7327 5 жыл бұрын
Noo soo dir taariikhda aad haysid
@maryamadirie6983
@maryamadirie6983 4 жыл бұрын
Mashaa Allah tabaaraka Allah adeer
@garyaqaanjaceel4844
@garyaqaanjaceel4844 8 жыл бұрын
Masha allah wa tariikh cajiib ah
@whome4851
@whome4851 6 жыл бұрын
Masha Allah ilahay khayr hakusiiyo
@zakijimcaale2955
@zakijimcaale2955 2 жыл бұрын
R.wazare m.a
@shamhadahmed8124
@shamhadahmed8124 9 жыл бұрын
mashaallah shiikh
@ayanletravel4252
@ayanletravel4252 4 жыл бұрын
Maashaa allah
@johnnur53
@johnnur53 11 жыл бұрын
masha allah wadad-ka wa uu dadaaley
@TimaDheere
@TimaDheere 12 жыл бұрын
CODSI: Waxaan jeclaan lahaa iney culimadu ku dadaalaan iney xusaan hadba masdarka (ama buugga) ay ka xiganayaan taariikhdaas. Ma anfaceyso in la yiraahdo oo keliya "taariikhda ayaa xuseysa". Thanks
@naajaxahmed1934
@naajaxahmed1934 7 жыл бұрын
mansha alaah ilahow uma cilmi sii
@mohamedosman3218
@mohamedosman3218 8 жыл бұрын
maasha allah sheik
@hornafrica7796
@hornafrica7796 2 жыл бұрын
ADEERO WAXBADAN BAKAMAGAN GREGTA WAXAA AHAYEEN ARDEYDA MASAR TEE HORE
@husseencagta6034
@husseencagta6034 5 жыл бұрын
Mid walba o somaaliya marku.ka sheekeynayo.sooyaalka ama trikhda somaaliyee wuxu ku so hal qabsanaa buugu gaalku qoray ama carabku qoray sidaa ayu yiri... Anagu man qorono sooyaalkeena.
@mktarcali1212
@mktarcali1212 3 жыл бұрын
Af soomaali Ku hadal
@mktarcali1212
@mktarcali1212 3 жыл бұрын
Ducafadaa la has waa maxay soomaali Ku sheef
@qisaasknolasha7798
@qisaasknolasha7798 6 жыл бұрын
Mashallh
@mktarcali1212
@mktarcali1212 4 жыл бұрын
Af Somali Ku hadal carabi iyo ingriisi ayaad Ku hadlee,somaali ayaa la hadlayasa.
@abdirisakmohamed1416
@abdirisakmohamed1416 9 жыл бұрын
sh wu mahadsanyahay taariikhda Somalia inlabaaro way fcntahay lknse waxa loobaahanyahay waxlayiraahdo xigasho ama reference si loo ogaado iney waxani yihiin cilmi
@husseinhilal3520
@husseinhilal3520 7 жыл бұрын
soomaalidoo dhan asalkoodu waa kushitic..
@somalisomali5161
@somalisomali5161 6 жыл бұрын
Ciyaalkan ka dhex ooyaya meesha ... ayaan daranaa
@madsiidi4709
@madsiidi4709 11 жыл бұрын
drka saldhanada begidi uu soo celcelinaya, sax ma ahan, waa saldhanada galedi
@ijoadan2061
@ijoadan2061 5 жыл бұрын
Buur quufle layidhaahdo ayaa ku taal meel u dhow xeebta karin ee berbera bari kaga toosan
@husseencagta6034
@husseencagta6034 4 жыл бұрын
Reerkiisa ayu magac u radinaa Qaarkood soomaaliba ma ahan wa zinsibariyin tansaniyaan
@ahmedqumbe3644
@ahmedqumbe3644 4 жыл бұрын
Qabyaalada iskadaa reer lagama hadlin ee qowmiyada soomaaliyeed oo taariikhda dheer baa laga hadlayaa.
@somalisomali5161
@somalisomali5161 6 жыл бұрын
Sheekhan waxyaabo badan ayuu beerka isu galiyay0
@LegendMedjay
@LegendMedjay 7 жыл бұрын
ninkaan waxa taariikh fiiican kama sheekeenayo ,, hadal nuxur leh xataa kuma hadlaayo oo cagli gal ah,, yaab
@hassanleepanhosh9564
@hassanleepanhosh9564 5 жыл бұрын
Masaaridu waa yaqaanaan ninkan waa beenaale....
TAARIIKHDA SOOMAALIYA DR. SAADIQ EENOW 3/6
1:55:53
AnnuurMediaCenter
Рет қаралды 50 М.
Qisadii Nabi Suleyman & Quraanjada Dr. Sadiq Eenow
1:08:43
Ahmed Abanur
Рет қаралды 54 М.
КОГДА К БАТЕ ПРИШЕЛ ДРУГ😂#shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 7 МЛН
Players vs Pitch 🤯
00:26
LE FOOT EN VIDÉO
Рет қаралды 85 МЛН
TAARIIKHDA SOOMAALIYA DR. SAADIQ EENOW  5/6
1:35:39
AnnuurMediaCenter
Рет қаралды 44 М.
DEG DE: 10-ISRAELIYIIN AH OO SI-XUN LOOGU GARAACAY AMSTERDAM
11:40
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 10 М.
Raadraaca Isirka Soomaalida - Prof. Maxamed Cabdi Gaandi.
1:15:42
Xarunta Ifiye
Рет қаралды 87 М.
Q8-Dhacdooyinkii Noolashii Cumar Binu Khadhab || Sh Xassaan
1:46:25
Qalaafe Media
Рет қаралды 32 М.
Mashaakilka haysta Dhainta iyo Xalkooda || Sh Maxamed Rashaad
1:46:28
TAARIIKHDA SOOMAALIYA - DR. SAADIQ EENOW - QEYBTII 6/6
1:16:33
Abdirizak Abdullah
Рет қаралды 13 М.
Q6-Dhacdooyinkii Noolashii Cumar Binu Khadhab || Sh Xassaan
1:20:55
Qalaafe Media
Рет қаралды 25 М.