Allaha u naxariisto Cabdullahi Ciise . Taariikhdii SYL iyo halgankeedii yaan la duudsin shakhsi keliya ha ku soo koobina bahasha naga baandheeya . Iga daa qabiil waa i dulaystay ee iga daa .
@Jiimka12 жыл бұрын
Waa Geesi Soomaaliyeed oo markaan magaciisa maqla aan dareemo wadaninimo iyo qab isla weyni soomaaliyeed. Allow soomaali u gargaar oo madxweynaha hadda jagada haaya ka dhig mid sida marxuum hugaamiye C/laahi Ciise gaarsiiya horumar iyo barraare,aamiin aamiin.
@abdinaafac82115 ай бұрын
Aabihii xoriyada c/llahi ciise alla yarxam 😢
@abdiyare58636 жыл бұрын
Cabdulaahi ciise maxamuud Allah unaxariisto Geesi Soomaliyeed buu ahaaa waxuu aha Raysulwasarihii ugu horeeye Dowlada Aadan Cade Rabbaw u danbi dhaaf
comments hoos ku qorani waa kuwii somali laysugu dirayay 1978 kii ilaa wixii ka dambeyay lkn hada aynu fahmayno Somali waa mid waligeedna waa mid diinteedu waa mid dhaqan keedu waa mid sharaf keedi waa mid am 26 year old from somaland lkn we are all one and will be one insha Allah
@kashicali901912 жыл бұрын
,,,,,,,, geesiga halgamaaga somaliyeed ilahay waxaan uga baryaynaa janadii inuu ka waraabiyo,,,,, KEYDMEDIA AAD AYAAD U MAHADSANTIHIIN
@somaliwaye13 жыл бұрын
Waxaan marka hore aan aad ugu mahad celinayaa qorayaasha keydmedia oo runtii aan is dhihi karo waa muwaadiniin loona baahnaa in mar hore ay isa soo bandhigaan Webkan keydmedia waan u mahad celinaya runtii. Waa Webka kaliya ee runahaan fuliya Adeeg Bulsho.Hawsha aad haysaan Illahay ha idinka Amaal mariyo.
@sasadada200713 жыл бұрын
@MyKismaayo War Dameryahow xagee Muqaalkaan Caydiid iyo C/ciise uga jeedaa?? illahey ka baq oo isku dirka aad wadid jooji, Cabdullahi ciise nin dhiig leh ayuu ahaa masha allaah
@aisha6655 жыл бұрын
ALLAHA U NAXARIISTO HADA WAXAAN U DABAALDEGEYNAA XORNIMADA U KOOFUR IYO WAQOOYIBA U KEENAY E 26 JUUN TO 1 LUULYO 2019,ILAAHOW CIMRIYO BADAN ON TAARIIQDA SI FIICAN UGA BARANO NA GAARSII,IYO HALYEEYO KALE O DALKA BAD BAADSHO.WALI SOMAALIYA MA SAL DHIGAN WEY QASAN TAHAY.
@SAMATVMN13 жыл бұрын
Waa nin Geesi Somaliyeed Abdullaahi Ciise ahna Halyeey weyn Allaha unaxariistee..
@aweyselmi12104 жыл бұрын
Halyey somaliyeyd rabi jannadisa hakawarabiyo
@MohamedAhmed-xc8dv3 жыл бұрын
Allah ha unaxriisto
@fahdiabdullahi90226 жыл бұрын
Alle ha unaxriisro
@farxaancawil38693 жыл бұрын
waa wakhtigii shacabka somaliland la xasuuqay 1988kii waana maalin madow dalkayga jamuhuriyada somaliland ee xoriyada qaatay June 26 1960
@alibahari64403 жыл бұрын
Caac iyo calaacal
@mussashire98897 жыл бұрын
wale bile somalia oo sidi xolahu xerya lagu odayo ayow u sara kacay ninkani waxana igaga shekeyay awowgey illah ha u naxariste asagu iyo halgamagaba
@AsadAli-le2ms5 жыл бұрын
2nd like siyid maxamed cabdule xasan and biger that what he was period.
@liibaanhirsi10045 жыл бұрын
Asad Ali sxb sayidka aad sheegaysid soo ma ahayn gacan ku dhiiglihii dadka somaliyed xasuuqi jiray war waxaas iyo probagandadii lagu buunbuuninaayay ee ay wadeen ina siyaad bare oo daaroodnimo iyo Abtina uu u ahaa markaa sxb filimkaas eeyaa cunay taaladaan xun ee uu farmaajo qabyaalada usoo celiyayna balan waxaa ah in la tirtiro
@aliabdalla441712 жыл бұрын
Allow adaa deeqda bixiyee geesi islamnimiyo dadnimo somalinimo ku jirto noogu badal mooryaantan hadad ummadi layneysaa walle dad waa dadki hore
@raaseeye12 жыл бұрын
hooska aan harsanayno kulahaa, kkk hooskeen harsanaa, USA ayaan orad ku imanay oo hoos somaliyeed maba anaan ku caqliyaysanin kkk maa dhahdid hoos ma jiro lakin mar buu jirijiray inshalah marbuuna jiridoonaa lol
@Hamsa43756 жыл бұрын
M. Harun runta
@liibaanhirsi10045 жыл бұрын
M. Harun sxb duubistaan waa waqtigee inta aanad hadlin hubso waa 1988 inkastoo markaas xitaa uusan jirin maamul loo wada dhamaa ay ahayd dictator dalka haystay
@qumanhorusocod61774 жыл бұрын
Adigu hadaad dawarsi tagtay dee adeer wadankii Dadbaa kunool oo USA lamasoo wada aadin